Reactionka guri barwqo waa naar naar wlhi keep going legend 😂
@AmCiidle-z8d2 ай бұрын
Ninka kaliyee dagaalkan kabariseyay guray in the building 🫡🤣🖐️
@ahmedissamohamoud53872 ай бұрын
😂😂
@mahametfigoh.2 ай бұрын
Haku so qaban vaarta baryahan wuu qadeeyay guri😂😂😂
@Shavirajucun2 ай бұрын
Guri barwaaqo Waa reaction aan ugu jeclahay. Lkn erayga hore ma uu fahmin anaa ku geliyey O Waa isku weer ayaa kaa haya meel O ah ayaa ku geliyey ee waxba ku geliyey dhinici kale ma aha
@salmanphilipine50682 ай бұрын
Haa O ciyal xamara garanayan gurey mufahmin O aa lagaliyay dhabow ayu ufahmay 😂
@Yaskaariya2 ай бұрын
@@salmanphilipine5068waar sidaas baanu u fahansanayn ee filimaanta ku daawanaa nolashaado dhan baa O gelinayaa 😂
@AhmedCabdi-r1p2 ай бұрын
Guri barwaaqow qofkii u horeeyaan ahaye ee really iku sharaf taliye ❤
@AminAbdurashid2 ай бұрын
congratulations dheh guri barwaaqo Légendes 😅
@Amallllll-j8q2 ай бұрын
😂😂
@Amirabdirahman322 ай бұрын
Reactionkaga ayaba funny ah😂😂😂
@Sccot902 ай бұрын
Congratulation dheh 😂😂😂
@farhiyaabdullahi99042 ай бұрын
Team sharma ka sharma ❤️💪😊
@qalbidejiye78652 ай бұрын
hadad ku xirantahy reactionka guray barwaaqo isoo raac
Afqalooc reactionka ad ka bixiso 2 days xita 50K ma gaaro lkn Sharma Boy markad reaction ka bixisid 1 day 60K ba daawata gurow wad ila fahanta u malayna wxn ka hadlaayo😂
@khadarhassan97862 ай бұрын
Gunta Gabal keedu dhacay ayaad ku jirtaa niicda meesha kla tag yaan lagu Dubayne 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@anisa-adanshariif67162 ай бұрын
😅😅
@AmarAsensio2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 king Sharma kasharma isn't easy real goat 🐐🔥🫶 team Sharma Marna majabaan
Fariintii Xuseen OG baa malaha kusoo gaartay, waa adigan xaga Ilka Case u janneera. Adeer iska toosi bahasha. Sharma waa Boqorka Raabka Soomaaliyeed.
@GOALHOK2 ай бұрын
Guri LEGEND duqsi baa ku weerariyay nio 0.27
@cabdikariin26172 ай бұрын
haye maraxewo ana kugaliyay O bu kawadaah gureeyow
@Mustafa_ayaanso2 ай бұрын
Heesta guri barwaaqo intuu ku daray bilowga ka dhiman😊😅
@GaandiXasan2 ай бұрын
Tiim kaasow cabsi cabsi walhi 💪💪💪💪💪💪
@MkXiddo2 ай бұрын
Gurow xaabo sii raadso waa dhammaaadee😅
@welltrustedprotein1212 ай бұрын
Sharma wax ayuu heerinaya sida u big moha u karbashey iyo xataa safarki hore Markey ilka case isdagalayeen isku mid ma aha tanka kale 0 ayaa ku geliyey caymaha wa square ayaa ku geliyey waye guri barwayo adiga ma iska difacdid farhiyo oramo
@saimurmohamed24662 ай бұрын
Ooow waaxa laga wada aniga kuxeraay waayooo
@MaxamedNuurmaxed2 ай бұрын
Caruuraha iyo dumarka bey cayen waa ilkasase iyo xuseen og weye
@ifrahabdi34132 ай бұрын
Sharma boy 🔥💯🐐🇸🇴👀💪🏽
@apdicadani2 ай бұрын
Ana ku galiyo ((OWU))saaas waye😂😂😂😂😂
@Zackyanimations01312 ай бұрын
Guroow wlhiy raabka wad ku fiicantahy😂
@AyoubaliHiiz-o4t2 ай бұрын
Guri barwaaqo is my reactboy🙏
@Clwazac2 ай бұрын
Zharma BO! 🎉❤
@mahamudmudey6572 ай бұрын
Ilkacase heestu dili maysee reaction kan baa dilaya 😂😅
@Ahmednuur-k7s2 ай бұрын
Legendki guraybarwaqo Reaction Buuqiiza waTa 😂😂😂😂
@mascuudazaari83682 ай бұрын
Waxan karbash wa dhaafay goat sharma❤
@mohamedkaamilofficial53482 ай бұрын
Ana kugaliyay o ayuu dhaay sa umaleysay ma ahan guriyow
@LeoSadaam2 ай бұрын
anaa ku galiyey O fahan sxb.. meel aad u fakatid maleh cml.. ciidanka soo wareyso
@MuxsinDheere2 ай бұрын
Sharma is not easy😂😂😂😂😊
@Barwaaqo20052 ай бұрын
Sharma ka sharma💪💪💪👍👍
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh2 ай бұрын
Somalida waxey maheysaa xiligii 2pac iyo B I G Sharma boqorka rapperka xaqiiq
@frpfilemanager1232 ай бұрын
Sharma ka sharma ❤
@Amina_118022 ай бұрын
Guri barwaaqo wuxu yiri aniga O ku geliyey macnaha xero ayaan ku geliyey ee sidaa u fahantey maaha
@Abiihagio2 ай бұрын
Iga qora hdu ilkacase soon jawabo sharma waa hubaal karbash karbash dhafay bu so saaraya wliba wxi uu so karbashayay taas aa ka darnaneyso 😂😂😂
@agesole48202 ай бұрын
Sharma boy is onother level
@amiinismail-n2j2 ай бұрын
guray barwaaqo wuu ka naxay marku shrmo dhahay waan jiijiyay
@amiirhanad84402 ай бұрын
Tib iyo mooye 😂😂😂😂😂
@saiddhamuke4992 ай бұрын
Waa run Galkcyo mid ayuu ku cuney oo wllhi ah
@nashaadmaxamedcali9172 ай бұрын
Ninkan Xamar buu intas ku lekaday Galkacyo gormu aaday😂
@@nashaadmaxamedcali917 waa reer galkacyo walalkiis ba qardho lagu dilay reerkii dilay nin ah buu xabad u waday yar ilma adeer ay yihiin bay ku dhacday oo aan aqaan allah unaxriiste xabsi galkacyo buu galay magtii marka laga bixiyay ba la sii dayay markaas buu xamar galay lakiin xamar waku dhashay oo raxanwayn baa abtiyaal u ah
@maxamedabdirahmaan6742 ай бұрын
Sharmo boy wuu shakiyay
@FartunYusuf-ll8tg2 ай бұрын
Shamar boy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍
@MaxamedCali-do8gq2 ай бұрын
Anaa ku galiya o makamado anaa ku cuna Reactionka naga hubi 😅😅😅
@Cabdaleadan2 ай бұрын
Waa Sharma boy baashakiye 😂😂😂
@somali14802 ай бұрын
Sharma qaqayiraya
@رحمه-ذ1ح2 ай бұрын
Team Sharma ❣️🫶💪💪💪💪💪💪
@saimurmohamed24662 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh
@ridwaanaxmedmuxumed71002 ай бұрын
Maxa guri bar waaqo ma gadhkaad madobayso mar sataay😂😂😂😂😂😂
@saeedahmedchannel84652 ай бұрын
Sharma waxaa ku maqan zxbkay, ilaahay ha unaxariisto
@RuqiyoXuseena2 ай бұрын
Sharma ka sharma the real Goat❤
@SuhaybSiciid-v4b2 ай бұрын
Sharma Weeye QoFka ShaKisaN waayoH LaBa HeesooD ee uGu daNbeeYaY isKu NooC maY AhayN GuroW Abti 2019 AYaa Reation BiXinaYee HaDDa ADi AyaaN ku DaawaDaaH ❤
@Peleedit.122 ай бұрын
Maalmahaan guri barwaaqo ilkacase ayuu wataa😂
@fuadahmed80552 ай бұрын
Walaaahi wa lafa jabis sharma
@dhayllohassan17232 ай бұрын
Wacadala sharmay aartu kaga dhacaysaa aniga midhkaaa iga qor😂😂😂😂
@MohamedMohavic2 ай бұрын
ina ku galiyey O waa weyeh ana ku cuno maaha guri barwaqo legen😂😂😂
@MohamedAhmedRashid2 ай бұрын
🎉😂big man
@wiilkaReerCigalle2 ай бұрын
Joaquín Guzmán - El chapo nin kaftama maahayn 😂😂
@JABCADBILAADABOOLA2 ай бұрын
goatka raapka ilkacase qaysa tha goat
@abdifatahyousef53442 ай бұрын
Talo iga qaado gurow, sxb heestaad reaction ka kasamaynayso ereyadeeda meel kuqoro, anaga hortayada daawaha hakaga qaadine kkk
@fazkafamily89662 ай бұрын
Anaa ku galiye O macnaheeda waa o baan kugaliye
@maxamedsacadaale2 ай бұрын
Wallahi inaadeer qudhac baad tahay ee waxaad samaysaa nin waynoo anaga aabaad rahaye dee is maaciil is hagaaji