Shay mire dacar Bosaso heestan wuxuu ku qaadayaa studiyaha tv ga ETN xaruntiisa magaalada bosaso isagoo ku amaanaya magaalada bosaso waxaana lagu waraysanayaa barnaamijka fanka iyo suugaanta Ee ETN Bosaso
boosaaso waa magaalo qurux badan runtii aniga waxa iigu horeysey iiguna danbeysey 2015/12/22__illaa__ 2016/1/2 waxa aan magaalada galey habeen 3:00 habeenimo waxa aan seexday isbaarada ama istabta magaalada laga soo galo waxa aan Ku degay hotel LA dhaho qaahira hotel Masha allaah wallhy waa magaalo qurux badan oo dad badan dadkuna kaluunka ayey aad u cunaan meelwalba kaluunka ayaa ka soo uraya oo lagu cunaya ama lagu sameynayaa runtii maqiyaasi karayo maalin ayaan keligay aadey badda gaar ahaan degeda dhanka waqooyi oo xoogaa wasaarado ay ka dhisanyihiin iyo maqaaxiyo oromo joogto runtii maqiyaasi Karo markii aan badda boosaaso istaagey udgoonka iyo nacwda ka dhaceysa runtii waan is illaawey maqrib markii LA adumi doono ayuu Odey yar iiyimi oo igu yidhi adeer waa habeen e maxaa halkan Ku taagey waan baraarugey waan u sheegay in aan hargeysa ka imi oo bad lahayn tii Barbara iyana soo dhaafey oo tani qurux gaar ah ii leedahay markaa waa dad soo dhoweyn fiican uu ii sheekeeyay uu iiga waramey qoysaska qaar in ay u xagaa baxaan hargeysa markaa dadka rer boosaaso waa bulsho ilbax ah qabow so dhoweyn fiican in heeso badan iyo suugaan badan loo saneeyo waa Ku fiican tahay
@abdulljama45917 жыл бұрын
dhallaankii SNM waa mahadsan tahay sxb
@yaasiinxfaarax35567 жыл бұрын
dhallaankii SNM walalkay mahadsanid si qurux badan baa baa u sifaysay reer bosaso hadaa nahayna runtii waa ku faraxnay qoraalkaagaan thank u baan ku leenahay bosaso waa meel runtii dadkoo dhan u simanyihiin banii aadamka oo dhan adna walalkeen baa tahay somali naha ah isir wadaag iyo waxyaalo badan nahay marwalba waa kusoo dhawaynaynaa ilaahah dartii baana kuu jecelnahay
@inaguluyux11 жыл бұрын
ILAAHOW soomaali hagaaji aan dalka yaga ku raaxaysanee ..... Viva puntland muqdisha somaliland khatumo juballand bay iyo bakool hiiraan guud ahaan Somalia
@maahirsomalilander99807 жыл бұрын
puntlander lkn ka reeb somaliland wxd tirinaysaa waa somalia uun puntland iyo juba land dhmn waa somalia lkn somaliland shaxdaa kuma jirto ee gadaal ugu noqo
@anascabdirisaaq12176 жыл бұрын
I love puntland wlhi lkn ma ogi inay ii jecelyihiin sidaan ujecelahay
@salmacadey8246 жыл бұрын
Anas cabdi Risaaq waan kujclnhy wll imow wan kuso dhawaynaynaaa
@nashaadfilmvologs47715 жыл бұрын
Wn ku jeclanahy wlhi umada soomaliyeed ilaahay qlbigod saafi ha iskaga dhigo
@ruqiyaali38564 жыл бұрын
Anisa❤❤❤❤❤we love you
@anascabdirazaaq2484 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin walaalayaal wana Idin soo booqan insha Allah
yaa salaaam Shay Mire waa axsan fanaan, Bosaasona waa axsan city. nabad iyo caano my second ciyt.. ...Libaan from Berbera
@craxmaanmukhtar29107 ай бұрын
Waa xasuus waayo ree boosaso shy Allah ha u naxariisto Good boosaso from Hargaysa Somaliland
@werdiking14 жыл бұрын
waa hees aad u fican una qalanta bosaaso oo ah magaalo dhanac kasta kafican, waxanan u hanbalyey nayaa reer bosaaso iyo dhaman reer puntland nabada iyo kala dan beynta ay dhul kooda kasameyeen. i am from s/l lakiin wa ku farax sanahay waxa ay qabsadeen reer p/l. salaam
@maguled14 жыл бұрын
Caleyk yaa Cabdillaahi , caadi maahan heestaan, yaa salaam. I'm proud of you ind. Waaa inaadeerkaa M. C. Guuleed
@muhsinhassanfarah46557 жыл бұрын
7 years ayay noqtay intan kaso maqnahy magaladaydi bosaso
@Somalilandpress15 жыл бұрын
Excellent song for a great city Bosaaso, much love from SomalilandPress.
@abdixaji6002 жыл бұрын
voodocom benimar al haji vodka
@fuaadqaxwe6646 Жыл бұрын
😮😮
@ahmethashi11586 жыл бұрын
Bosaaso 2haben ayan jogay wanan u bogoy axsan magaalo
@abdulljama45919 жыл бұрын
bosaso bales baryo lagu nastoo lagu baahi beela shay mire dacar nolow gabadha waraysanaysa wxn filaya inay tahay bishaaro
@roodaahmed88327 жыл бұрын
Wiil bari s
@osmanabdi82745 жыл бұрын
Abdull bulbul Berigaas Bishaaro ayeynu u niqiin hadase waxay la baxday Laki Xaaji waceys.
@flap5615 жыл бұрын
Mashaa Allah il fanaan il Qadiir Al Mudrib il Soomaali Fanaan Cabdullaahi Mire Dacar ,,,,Saaxiib aad iyo aad baan heestan oga helay waxaba iiga sii daran gacanta macan aad laxanka ku saartay ,,,,,,Maasha allaah
@dacwadaiyodiintachannel63767 жыл бұрын
Shay mire dacar alla yarxam waanu shakaysanay maalo dhan waxuu iga waramay waayaha jacaylka iyo hoboladi wabari nin rgeed shyga alla yarxam
@apthiphatahadenmohamuth28737 жыл бұрын
Ax
@dacwadaiyodiintachannel63767 жыл бұрын
ridwaan hanan thnks
@maxamuudcismaan99798 жыл бұрын
shey mire dacar waa abwaan qaaliya nolow
@joblessarts12 жыл бұрын
i'm nt from puntlands but wa ku jchay dhulka somalida weyna u qalanta in la amaano
@yaahoyaab515011 жыл бұрын
habeenkaas live baan u dawanyy xasuus Boosaaso caddey viva
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
ETN Bossaso xusuus ayuu ii ahaa TVgii ugu horreeyey ee Soomaali ah aan daawado
@mohammedabdi71452 ай бұрын
Allaha janatu firduuso haku warsho abaha fnka somaliyed cod halasiya
@xabiib1113 жыл бұрын
waaaaaaaaaw cadi ma ahan walhi habeenkas live baan u dawanayey bisharo mohamed wacays wariye sare ayeey ahayd aadna u qurux badan viva bosaaso hanoolaaaaaaaaatooooooooooooooooooooooo
@ahmethashi96298 жыл бұрын
illahay hakuu naxaristo marxuum shay mire dacar
@radwankayaeleyeh562210 жыл бұрын
J'aime et je remercie le chanteur Bossaso grand nid jamais Land O paix vive bosaso wan jclnhy putland ha nolatoo dr radwaaaaaan from djiboutiiiiiiiiiiiiii
@oskaaden3048 жыл бұрын
Thanx hno
@Mopurhaan6 жыл бұрын
Benschu ridka rer geneva
@inaahmedmaliza64565 жыл бұрын
Merci huno c'est gentil
@sayidcabdalla36803 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Cabdilahi Mire Dacar
@CabdiraxmaanSalaadcali Жыл бұрын
Beegso baydkii Baalasha loogu Biiibaayey ee fardowsa Baaqi ku ahaw Barwaaqada boqorku ugu Baaqay adoomayashiisa Beer Jano qabrigaagana Balaayadana boqorku Baal ka mari Aaaamin aamin allaw aamin aamin
Mansha alah wwaa axsaan fanaan alle cimrigaa hakudheyoo
@abdullahi198815 жыл бұрын
yaasalaam waa hees aad u macaan waxaanan dhagaysan jjiray xiligay soo baxday waa 1992
@keydyare76107 жыл бұрын
abdullahi1988 Sax maheestan ayaa soo baxaday 1992
@caaqilka37123 жыл бұрын
Bosaso magaaladan ku dhashay I love it 6 sano iigu dambaysay
@qeysyare91597 жыл бұрын
maasha alh raximahu lah shey mire axsan hees ilaahow Somali ugargaar bosaaso I miss u
@wadanidhabah27818 жыл бұрын
boosaaso waa balad baryo lagu nastaayo lagu baahi Bella
@dhuux7official1814 жыл бұрын
Laki xaji ileen wariye ayey ahayd hhhhhhhhhh
@MrLooyaan2 жыл бұрын
روعه واروع من رايع ،،،،،،، لك الرحمة والمغفرة شي مري دعر
@abdillahii15 жыл бұрын
Diiriye99, Walaahi waa runta ee waxa ka baqayaa in ay Budhcad-badeedi Bugland afduubto...Shay Mire Dacar muxuu ka doon lacgtooduna waa bug.
@qaradd42656 жыл бұрын
codka live iyo kabanka waah waah allah yarxamuh
@xasanibraahim5174 Жыл бұрын
2017 iigu dambeysey bosaaso deeqa waa meeshii aan ku soo qaangaarey
@ahlaam-bc3ol8 жыл бұрын
malin khamisa 8/7/1999 baa igu dambeeysay anooyar waan u xisay ❤ my home
@ahlaam-bc3ol8 жыл бұрын
😢
@abdulljama45918 жыл бұрын
+ahlaam 2000 soo noqo adoo nabad ah
@MohamedMohamed-cw3ud7 жыл бұрын
Caruur baa tahay mashalah
@abdirahmanabdirashid25777 жыл бұрын
ahlaam 2000 hada intee joogta wllo
@ayaanahmed86076 жыл бұрын
ahlaam 2000
@engabdirrabiaadan8596 жыл бұрын
Allah Yaraxma Shey Mire Dacar
@fowzaanxaaji10605 жыл бұрын
Somalida ku wooda Aan Ugu jeclahay Ayuu ku jiraa Allahayow U Naxariiso
@abdiqaniadanmohamed23876 жыл бұрын
boosaaso waa beled adigooon bukaan qabin beryo lagu nastaayoo lagu baahi beelaa..... axsan fanaàn alle hakuu naxariisto
@axmedsahal72685 жыл бұрын
Bishaaro maxamed wacays ayaa wareysanaysa hada waxay la baxday laki kkk waana waalatay
@abdikadirdirie59509 жыл бұрын
shay miro axsan fanaan waxaan kale waa ay iska qalaadayaan sidii orgi oo kale
@osmanahmed84884 жыл бұрын
Magaaladaydii 6sano ayan kaso maqnaa 😪😪
@maxamedcismaan209612 жыл бұрын
boosaaso waa beled barya lagu nastaayoo lagu baahi beelaa
@sahalcali41966 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto Shay Mire Dacar
@inacarabxassan15 жыл бұрын
waaw sxb kani caadi maaha waa laga qayliyay yeah bosaaso is funy
@salaasjimcaale71138 жыл бұрын
allah haku naxaristo17...07..2016
@mrjamac12 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww nice kaban shire mire dacar fanan qaali ah nolow
@Awlio113 жыл бұрын
@vloret1 maxaa shariif kaa galay ma adaa wax u dhiibtay mise waxaa rabtaa inaan faaleyno odayaasha aad hoosta ku haysato sxb oday la caayo oday la caayuu leeyahay ee is jir ...
@khadarismaaciil34008 жыл бұрын
shay mira dacar ala yarxma
@salmaanmoomin7 жыл бұрын
khadar ismaaciil qofka ag fadhida Waa Laki xaaji waceys kkk
@ahmedosman30188 жыл бұрын
Waxaan sugi kari la'ahay intaan soomaaliya kunoqon , boosaaso tagin umada soomaaliyeedna tarabtarab ugu soo dhaweyn ..
@safia30able14 жыл бұрын
sxb waan ku salaamay waa salaan hooyadeed
@cajabwali88306 жыл бұрын
3years ba igu dmeysay I never forget bosaso deeqa
@YoonismaxamevAbuukar Жыл бұрын
Allah ya raxma
@moorsaante111 жыл бұрын
I Mišs bosaso wallahay :(
@abdihakinabdullahimuse77233 жыл бұрын
Bosaso Laki hajji wacys iyo nayrobi Bisharo ahmad sahal❤
@fowzaanxaaji10605 жыл бұрын
Hada Boosaaso Boosasadii maahan
@faysalqambalo9264 жыл бұрын
Waalagu ciyaaray ganacsigii waala baa bi iyey
@indhosaarabdi30045 жыл бұрын
ya ila dhagesanayo qarami 08.4.2019 Allah ya raxma
@axyawadani15 жыл бұрын
wooow I love it.
@malikibrahim46778 жыл бұрын
shy mire dacae (anx)
@Mopurhaan6 жыл бұрын
Boooozazo 😓👌2018
@saalaxcali45169 жыл бұрын
boos aa so W beled
@ibrahim11hanad14 жыл бұрын
yaaaaa salaaaaam shay mire saxiib codkaa idilay, inba caadi ma aha ,,Reer Australian murqaankay ku haystaan ,,yaa salaam waxaas ayaa hees ah,,
@mogadishomovementsmedia47813 жыл бұрын
Allaha unaxtiisto 2021
@fatimadagan85415 жыл бұрын
hadaan daawan anoo bosaso jooga😭
@inaahmedmaliza64565 жыл бұрын
Wad iga Nazib bdnthy 😍
@adbukavu13 жыл бұрын
hi my brothers.where can isee this style of music played live in Nairobi? thanks
@adannoorhassan78882 жыл бұрын
Go to eastleigh
@Ahmed22Kaka15 жыл бұрын
maansha allaah. vivo my boosaaso
@cabdiwalibeeroof24832 жыл бұрын
Ahn legendry
@GediGandi8 жыл бұрын
alla ha u naxariisto
@MohamedMohamed-cw3ud7 жыл бұрын
AUN SHAY MIRE DACAR
@nazirrazta54155 жыл бұрын
june 5 2019👍
@hassanaqyaar51707 жыл бұрын
allh u naxristo
@jonnydeep80582 жыл бұрын
2022 I missed mi home bosaso.
@updirazhidbashirmohamed61945 жыл бұрын
BoSaso😘😘
@ibrahimtakar11316 жыл бұрын
masha allah
@hashkaaxmey1410 Жыл бұрын
ax ax ax fanan weyn wa wlh
@barotech40156 жыл бұрын
Gabadhaz Aad arkaysan IMIKA WA FANANAD SIIBA KUWA Ugu Dhaqanka Xun Dhanka Fanka Bal Markaz Mxaa Wariye Isaga ahan Wayday Laki Xaaji Wacays
@bashirali79219 жыл бұрын
Cadi mahan
@inaahmedmaliza64565 жыл бұрын
Boosaza Deqa wn u xisy 😢💔
@abdillahii15 жыл бұрын
Taariikhda aad sheegtay waa bug, magaca aad la baxdeenna waa bug, kharidadan aydun samayseena waa bug, horumarka aad sheegatayna waa budhcad-badeednimo iyo ka shaqaysiga tahriibta iyo gabdhaha diinta ka baxay sida ayaan xirsi oo kale iyo imaan iyo waris etc. SHAME ON YOU....
@isxaaqmaryacade186 жыл бұрын
Nacas
@isxaaqmaryacade186 жыл бұрын
Laangaqb
@fowzaanxaaji10605 жыл бұрын
Waan jeclahay Bari Allaha Bakakeeyo
@Bamoja13 жыл бұрын
boosaana ma meelbaa!! inta dhul alla badshay qandho sonkoroow iyo dhiig kar badan oo kuleel badan maleeygana weey maalaan, balaayo kuleel badan
@Iliassoma115 жыл бұрын
bossaso aa mel wanaagsan aaaaaaaaaaaaaa uf waa dhul abaar kulul viva somaliland ha noolaato