shay mire dacar faras | shay mire dacar sida faras | shay mire dacar lyrics | sida faras bulaalo

  Рет қаралды 12,402

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA: Xoodaamo/ Sida faras bulaaloo
ERAYADA: Abwaan Ismaaciil Cagaf
LUUQDA: AUN Shay mire dacar
XASUUSTII: AUN Cabdi Tahliil Warsame
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA ( LYRICS )
Sida faras bulaaloo
Aan xaaluf aragoo
Nugaal xays ka daaqoo
Baruur dhabarku xoodmoo
Ama xalin fadhiyayoo
La xanaanin jirayoo
Xudunta iyo feedhaha
Farawguu xardhoo
Oo xuub dhacsadayoo
Sayntu dhulka xaabtoo
Oo aan xajiiniyo
Wali mudan xasiiqoo
Oo xariirta shaalkiyo
Xakamihii la sudhayoo
Koore loo xambaaroo
Xog'ogaale fuuloo
Oo xuufta boodada
Xawaarada la yaaboo
Oon orodka xiiqayn
Qaarbaa baa xarraamee
Marka aan xaggaagiyo
Xubnahaaga eegaba
Xiisoodayee
Xadantoodayayeey
Xoodaantayayee
Sida xiita geeloo
Xiligii gu'gii
Inta ay xergeeyeen
Odaya ay ka foofsheen
Ama wiilal xoog'lihi
Inta ay xambaareen
Xirarkii hagoogane
Xeryo uga oodeen
Ama ay xayaabiyo
Banaanada xalxaliseed
Kayn laba naq xaadheen
Nirguhu ugu xidhan yihiin
Oo xamaska dooguna
Xagashaada gaadhoo
Roobna uu xuluushoo
Wadhantahay xareedii
Oo ay xabtiisiyo
Xigtiisaba taaloo
Oo ay weelka xoorkiyo
Caanuhu xarfanayaan
Sida geesi xididkiyo
Xigtadiisu jeceshoo
Oo xubinta hadalkiyo
Xaajada yaqaannoo
Oon xuma sokeeyiyo
Lagu xaman bakhaylnimo
Oo xoola bixin iyo
Deeqsinimo ku xeeldheer
Oo loo xubeeroo
Sida xuladka nooloo
Xaaja aan la dhaafeyn
Halka uu xariiqoo
Ama sheekh xadiiskiyo
Xaqa diinta sheegoo
Xag ilaahey mooyee
Tii kalaba xooroo
Oo ay xertiisiyo
Dadkoo idil ku xoomaan
Oo ay xuural'ceyntiyo
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics
Jannadii xusuusteen

Пікірлер: 4
@deeqcraxmaanfaarax4672
@deeqcraxmaanfaarax4672 Жыл бұрын
Allh unaxariisto fanaankeeni Shay mire dacar runtii wuxuu ahaa fanaan umada soomaaliyeed ay jecelyihiin
@ahmedahmed-e6r
@ahmedahmed-e6r 18 күн бұрын
Fananki qarniga shay mire dacar ❤❤❤❤❤❤
@MohamedeqAli
@MohamedeqAli 25 күн бұрын
Sida faras bulaalo wye, Sida xulalo maahn
@iftinabdullahi7115
@iftinabdullahi7115 3 ай бұрын
hi
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 89 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 133 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,4 МЛН
Shey Mire Dacar Heestii Sida Meel Tigaadloo Official Video 2023
3:21
Heestii Ruuney Waxaa La Yiri Lyrics Saalax Iyo Khadra
7:36
laylis channel
Рет қаралды 77 М.
Shay mire dacar ||maxaan cidla kaaga heesay || lyrics
2:32
ciiro warsame
Рет қаралды 264 М.
Sida Faras Bullaaloo
10:55
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 44 М.
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
Shay Mire Dacar - Wacaney Ayaamahan
6:07
Mahad Goraa
Рет қаралды 35 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 12 МЛН