shay mire dacar KalsanTv Kaltuun

  Рет қаралды 46,231

Kalsantv Official

Kalsantv Official

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@abdulqadirmohamed1459
@abdulqadirmohamed1459 8 жыл бұрын
17 07 2016 maalin Axad ah ayuu dhintey Shey mire dacar Ilhey ha unaxariisto
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 3 жыл бұрын
War wa jimco
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 7 жыл бұрын
shay mire Dacar, shaqsi mug iyo miisaan culus Ku leh dhammaan fanka soomaalida waa libaax qayb wayn Ku leh dhagaha mucaashiqiinta. alle haku naxariisto.
@mohamedabdihasan829
@mohamedabdihasan829 4 жыл бұрын
ALLAAH waxaan ka baryayaa inuu janatul fardawso geeyo shey mire dacar
@leylacadeeyxusseen2312
@leylacadeeyxusseen2312 10 жыл бұрын
jecliyaa calaacalka shay mire dacaroow ilahay codka haku barakeeyo alfanaan shay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 жыл бұрын
shay mire weligay hees uu leeyahay oo lagu caajisiyo maan maqal. heesihiisu waa wada uloo ul la tuuro maleh, Way mahadsanyihiin qoloda somali week hawl muhiimay u hayaan bulshada waanay fiicantahay in fanaaniinta dalkeena ee waaweyn iyo bulshada qurba joogta lays horkeeno oo dhalinyarada cuslaatayna xasuuso iyo waayo waayo galaan.
@barokaxaaytagadiidka9736
@barokaxaaytagadiidka9736 9 жыл бұрын
Shay mire iyo kaltuun aad ban idiin salaamay
@shamsanfarah5479
@shamsanfarah5479 9 жыл бұрын
Shay waa nin af gaaban oo cod macaan ,Anigu ka Musician ahaan . Waliba kaban ka.. Waxaan kula talin lahaa in kabanka loo tumo.. Waayo waa fanaan wayn kabanka gacantiisuna waa barbarad .. codkaa qurxooni inuu gacan professional ah helo ayay ahayd ..Waanan ku mahadinayaa dadka wadankii fanaaniinta aan fursad u helin inay qurbaha yimaadaan ka soo qaada..
@nicmoegeh9488
@nicmoegeh9488 6 жыл бұрын
ALLE naxariistii jano ha siiyo alfanaan shaymire dacar wuxuu ahaa fanaan buuxa ,abwaan, musician iyo weliba laxamayste.qof qiimo Ku dhex lahaa fanka somaaliyeed ayaad ahayd
@abdikahin93
@abdikahin93 5 жыл бұрын
Kaltuun muuse waa #1 shay mire dacar fan Ive seen her with shay mire couple times Walee fankay wax ka taqanaa
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto fanaankeenii weynaa Shey mina dacar 😭😭😭
@deeqogeele2740
@deeqogeele2740 Жыл бұрын
Tyyhjjh
@cabdulahidablewaaasax7377
@cabdulahidablewaaasax7377 8 жыл бұрын
waaaaaw waa hees cajiib ah bini aadan baan ahay bashaar kula midaan ahay
@caskagunners3280
@caskagunners3280 4 жыл бұрын
Shay mire dacar allah ha u naxariisto amin amin amim amin
@nasrahassen3578
@nasrahassen3578 7 жыл бұрын
Allaah haunaxariisto lkn geeridiisa lama maqal maxaa uwacan
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 4 жыл бұрын
wlhi maqan ani wan maqlay malintas wana kanaxay ilow unaxariso
@saidahmedsaid4297
@saidahmedsaid4297 9 жыл бұрын
Waw waà fanaankii fanaaniinta allayaa cizak noolow walgaa
@hamdaqurux383
@hamdaqurux383 4 жыл бұрын
كل من عليها فان 😢😢
@hamdaqurux383
@hamdaqurux383 4 жыл бұрын
كل من عليها فان😢😢
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 4 жыл бұрын
Shay mire , Love ❤️❤️❤️❤️. AUN ❤️Saar
@macallindaud5854
@macallindaud5854 4 жыл бұрын
Wllaahi waa nin qaali ah walaalkeena shay mire allaw u dambi dhaaf oo allaw waxaan kaa rajaynaynaa inaad Iska cafido wanaagiisa allaw ka abaal xumaantiisa allaw titir janadaadana allaw ka waraabi waa nin dabacsan waji furan
@CabdifataaxMaxamuud-m4k
@CabdifataaxMaxamuud-m4k 2 ай бұрын
Aaamiin
@abdirizackadan6214
@abdirizackadan6214 3 жыл бұрын
Allah haunaxrista inshaa Allah😭😭😭😭😭😭
@kingjaarevi2032
@kingjaarevi2032 5 жыл бұрын
ilahay naxariirstii jano ha ka warabiyo fanana qali ah ayuu aha ilahay naxariistii jano ah ka warabiyo
@akraamahmed1515
@akraamahmed1515 5 жыл бұрын
Jantuul farsowsa alle hakuu geeyo libaaxi nagabaxy
@SainabM
@SainabM 9 жыл бұрын
Shey Mire dacar waa fanaan weyn, heesihiisana aad baan uga helaa, waxaa nasiib xumo ah codka, ama sound ka oo kALSAN SI FIICAN U HABEEYN, DHIGIHI BAA I QARXI GAADHEY,WAXAA KALE IN AY U sheegaan ethics ka video oo loosii sheegin, microphone ki uu aad u taataaban, xitaa xaga danbe oo waqtii dheer dhibsadey, oo la arkaayey
@haniladan3532
@haniladan3532 9 жыл бұрын
masha allaah shay sound ilaahay kusiiyay
@carabelmi9002
@carabelmi9002 8 жыл бұрын
waax daydii midigeey wooow shay mira dacar waxaad thy fanaan ka fanaaniinta ?
@gamayare2767
@gamayare2767 6 жыл бұрын
Cumar_dhule, abdi_tahlil, shay_mire_dacar, tubeec , tigfer waxay ahayen rag fanka gacan kagaystay lkn nasib daro somali qofka maray wax Ka faidayan waykufanan lkn marku ubahan yahay way Ka fanan. Akh akh
@macallindaud5854
@macallindaud5854 4 жыл бұрын
Haa sxb waa runtaa xittaa markuu xanuunsado way dayacaan inay wax u uruuriyaan caafimaad ma geeyaan waxa ay dhahaan allaha u naxariisto war saas ma ahan ee iskaashta fannaanka qaada ee ha qasbina inuu niyad jab u dhinta oooh ooooh oooooooooh somali tacbaan
@mohaaabdi4533
@mohaaabdi4533 9 жыл бұрын
fanaan culus
@mohamedadam8816
@mohamedadam8816 6 жыл бұрын
AHUN shaymire wuxu ahaa fanan isku dheelitiran anigana sigaara aadbaan u jecelahay codkiisa kamankana wata
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Allh unaristo lkn haiska dhigin buran jabin
@aishapiepe4293
@aishapiepe4293 7 жыл бұрын
Allow ku naxariiiiso
@saidahmedsaid4297
@saidahmedsaid4297 9 жыл бұрын
Waw allayaa cizak
@khadaraxmed7588
@khadaraxmed7588 10 жыл бұрын
Bariido wanaagsan. Waxaan ku qoslay oo waliba aan aad ula yaabay ninka fanaanka ku yidhi "Heesta aad hablaha ku caayaysay, ayaan kaa dalbanayaa". Fanaanka ayaa ku jawaabay "Anigu hablaha ma caayo". Ugu danbayntii ninka soo hadlay afka ayuu agnaan ka ahaa.
@aadanosman8966
@aadanosman8966 8 жыл бұрын
waaaaaaaw waa quf isku dhelitiran makilaga hadlo fanka
@qamaanbulxan892
@qamaanbulxan892 5 жыл бұрын
raxmay aayaha ka tali 💪😅👐🤲😀😯😯☺️😟😖☝️👐🤲😀😌🤘👁 gute idee
@macallindaud5854
@macallindaud5854 4 жыл бұрын
Alla waa nin aad Iyo aad u dagan wllaahi maashaa allaah Allaha u naxariisto Geesi isku kalsoon waaye wadankiisiina jecel yaa rabii naxariis sii
@boqorkagabiley2075
@boqorkagabiley2075 6 жыл бұрын
allowkuu naxariiso amiin yaa casiis
@sacdiyoabdi572
@sacdiyoabdi572 6 жыл бұрын
alahaunaxristo
@Wadaniparty
@Wadaniparty 4 жыл бұрын
Alla haunxariisto
@abdulqadirmohamed1459
@abdulqadirmohamed1459 8 жыл бұрын
alla yaaraxma
@brainmeditationmusic6360
@brainmeditationmusic6360 4 жыл бұрын
Sheymire ilheey janada ka waraawiyo
@keysemankalyrics2988
@keysemankalyrics2988 5 жыл бұрын
fans waxaan ahay sheey Mira dacar
@cabdisalan1584
@cabdisalan1584 4 жыл бұрын
Wadigan is qaliyeye
@thebestdlluh8823
@thebestdlluh8823 8 жыл бұрын
wa tan ciil wayen kkkklkk
@shuqulaxmed4983
@shuqulaxmed4983 8 жыл бұрын
kkkkk cadi ma aha ninkaan
@cabdulahidablewaaasax7377
@cabdulahidablewaaasax7377 8 жыл бұрын
hees kadhigin biran jabin
BANDHIGA SOMALI CHANNEL shay mire dacar 01 11 2014
55:08
Somali Channel TV
Рет қаралды 47 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Madasha Halabuurka Waraysi Caabi Mire Dacar qaybta 1aad
16:14
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 1,4 М.
DEG DEG SACIID CABDULLAHI DANI OO CADEYAY INUU KU QASARAY&
12:50
XIDIGAHA IYO AL FANAAN SHEY MIRE DAHAR 12 12 2014
49:25
SNTVLONDON
Рет қаралды 28 М.
WAAR Dag Dag AH September 16, 2024
11:45
Sharma Media
Рет қаралды 98
Caabi Mire Dacar~Heestii (hibo)
9:42
Foore channel
Рет қаралды 63 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН