SHAYMIRE DACAR HEESTII NABSI BAA ADEEGEE.. LYRICS AMIR FUAAD

  Рет қаралды 725,197

Amiir Fuaad Official

Amiir Fuaad Official

4 жыл бұрын

Codka Shaymire Dacar
Editing Amir fuaad
Lyrics Amir fuaad
👇❤
Please
Subscribe
Like
Share
Comment
Mahadsanid

Пікірлер: 250
@hanadyare325
@hanadyare325 2 ай бұрын
2024 yaa ila Dhageysanayo heestan 😢😢
@xalimoxasan5061
@xalimoxasan5061 2 ай бұрын
Ani
@MaxmedCwali-xs8nd
@MaxmedCwali-xs8nd Ай бұрын
Ani
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 2 жыл бұрын
5/1/2022 ilaa hda wan dawanayaa heesta kama dhergo Nnnnnnnnñnn somali weyn cimamadayda iska tuura liketas waa malin arboco ah from swedan daawasho wacn
@salmafarahdaganqurux3408
@salmafarahdaganqurux3408 2 ай бұрын
Shay mire Allah u naxariisto wuxuu ahaa qof aad wanagsan oo qalbi nadiifa daris baan ahayn bosaaso ❤
@cabdishakur-Qaasim
@cabdishakur-Qaasim 18 күн бұрын
Walhi❤
@zuldanmohamed5216
@zuldanmohamed5216 27 күн бұрын
anFal zaid zhireh 💔 nAzibka ma kUlenten ana maiska nolahy 😢wanacs gal gaclkuye 💔😭Heeztan waxa dhagtznaya ad uniyad jabzn 😢5:05 mon 24/6/2024 😭💔 Galab majirtoh xili iga xun zanadkan waxa is dhaha ma iska sarta sanadkan 😢 anfal waku fahmiwayey waka xumahy 💔😭 oo nabada dhexdena nawawiray inanyay niyaf jabay cadawaha markaad ii nuglaysayo 😭💔
@mushtaqabdalla769
@mushtaqabdalla769 11 ай бұрын
Shay mire [ALLAH HAKKUU NAXARIISTO]Waxad ahay fanaanada hormuud kooda😥❤️‍🩹
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 7 ай бұрын
Heestan waxan ku xasusta zhpkay mahamud cabdi lahi waxana uu tahriibay 2020 hada waxa uu kusugan yahy liibiya gaar ahaan tiribari Alle haka Sato zhp adiyo inta cadowgu haysto 🤲🥺
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn 6 ай бұрын
Heestan Qisadayda Miyayka Hadlaysaa Xasuuso Aad uqaraar Ayay ixasuusisay😭😭 Waa Nacas kalgacalkuye Muxuu igu Nagaa shalay😢💔😭😭😭😭😭😭😭
@khadraherbal8124
@khadraherbal8124 4 жыл бұрын
Waah waah aniga ugu horeyo like
@abdalleali
@abdalleali Жыл бұрын
Goor sheegtu waa 8:20pm. Habeen ramadan jimce baxayo. 14/4/2023. Heestaan anoo yar baa dhageysan jiray. 2010. Isma.laheym. Maalin. Adoo .qalbiga lagaa dhaawacay baad dhaqeysay. 😢. Sorry inta. Qalbiyada jilicsan like me😢😢😢❤😊
@muuseahmed3469
@muuseahmed3469 Жыл бұрын
Sorry for my brother waan kaxumahay wllo😂😂😂😂😂😂
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 10 ай бұрын
​@@muuseahmed3469qof dhibato dremaya hku qoslin wllo digashadu ma fcne lga yabe beri ka malin in ay kugu dhacdo adnh
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 10 ай бұрын
Sorry wllo allh dhibka hka dulqado farxd warta abid ku rajayn dhibta lguma ware adunku kolba wa ayaamo is bedelaye
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Wllo mcn soory alle qalbiga haku ilaliyo
@ApdifatahibraHassan-io3jz
@ApdifatahibraHassan-io3jz Жыл бұрын
Heesta kaliya qaafiyad leh oo hal erey ku socota waxani waa hees iyo bar😍
@xamsewadani4729
@xamsewadani4729 2 жыл бұрын
Nasiibka ma Kulan Teen Ana maska nooly. Ex 😥😢😓🌍🌏
@aminamaxamuud6344
@aminamaxamuud6344 Жыл бұрын
Alle cadaabka ha ulaba jibaaro Dadka qiyaama ruux Alle abuurto aamiin
@walaalmanka4953
@walaalmanka4953 10 ай бұрын
Nabsibaa adege😢 waxd nabd huradaba nabr lamafilaaniyo naxdin daris manoqoteen😢 nasibka makulanteyn Ana meeskanolahy💔😢inankoow maxuu nadeen ka haruuhu naddi aniga ila dhacay dhacayeey😢 oo nadugta haaruhu tartarada inuujeye waa nacas gal gacalkuyee maxu igu nagaa shaly shalayeey😢 oo nabd dahaxdeyena nawaawiray inan yahoow niyad jabay cadawuhu markad ii nugleysyoo ifkaaaaaa😢10 tobanka nuucahoo 😢 nabsi baa adege waxd nabd huradaba nabr lama filaniyo naxdin daris manaqotaneen nasiibka makulanteyn Ana meyska nolahy😢
@MaysuunDrs
@MaysuunDrs 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@cabdishakur-Qaasim
@cabdishakur-Qaasim 18 күн бұрын
Anna mayka noolahy❤
@abdiyozasad1138
@abdiyozasad1138 10 ай бұрын
Heestan waxan kuso xasuusta sxb igo qaaali abdisen marna wll igo qaaali ah abdisen waan ku jeclahay wll igo qaali ah ♥️
@asmamaxamedalipariz8641
@asmamaxamedalipariz8641 Жыл бұрын
Muxu nabrka cashaqa igaysty nafada warya hoyo sakariyow ma nabd ba dhexdena niyad jaby cadawaha wa tadad I nuglaysay😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔 ifka tobnka Noca ah nasibka ma kulabten sakariyow ana ma iska nolahy xanunka😪😪😪😪😪😪😪😪
@abdalleali
@abdalleali Жыл бұрын
Sorry Wlahi. Inta. Qalbiyada jilicsan. OO la dhaawacay. Ani camal😢😢
@naciimomaxamed1461
@naciimomaxamed1461 3 жыл бұрын
Heetan si gaara ayay i qusaysa illahow inta la qiyanay qalbiga u qaboji 🤲🤲 ifkaa 10 ka nooco ahaoo nabsi baa adege waxad nabad u hurudaba nabar lama filaan iyo naxdin daris manaqoten nasiibka nasiibka makulanten ana mayska nolahy 👏👏🥰🥰🥰 jacylku qarara marka lagula deeyo lkin alxm waxkasto wad ka kabsanaysan inta uu hada xanuunku haayo sory illahy ullabta qofkas qayr idinma ahyn illaha aya badal kafcn suiina insha allah
@worldtiktokupdate323
@worldtiktokupdate323 2 жыл бұрын
🤣
@axmadmaxamoud4798
@axmadmaxamoud4798 2 жыл бұрын
Aaad Io Wlll qali
@najmajama5017
@najmajama5017 2 жыл бұрын
🥺💔isago sixun igalay hdana rba si an uga marmo garanlayahy
@emmetional7872
@emmetional7872 2 жыл бұрын
@@najmajama5017 😭😭😭kula midbaan ahy 😭🥺🥺
@najmajama5017
@najmajama5017 2 жыл бұрын
@@emmetional7872 hada wa iskadayay waayo ruux kle uu iga doortay uu iqiyanay uu ibahdilay nabsigu iga galayna ilaahay kajari doona malinun cagahaygu hoos iman sidu icafi I idha 💔 qalbiga adke quruxey
@user-ji8sv2ov9t
@user-ji8sv2ov9t 4 ай бұрын
25/2/2023 goorsheegtuna ahyd 7:18 😭💔🥺 Nabsi baa Adigee Yaa rabi Ya xanuun ku iigeystay uusan intuu nool yahay ilaawin Marsii🤲😭💔🥺
@HarryQurbo
@HarryQurbo 3 ай бұрын
Maad Iska cafisid wll😢
@user-ji8sv2ov9t
@user-ji8sv2ov9t 3 ай бұрын
@@HarryQurbo wll Qalbi jabka uu iigeystey waxa iiga daran qiyaanada iyo beenta uu igu qancinayey markasta 😭😭💔
@Mohmed_luqman004
@Mohmed_luqman004 Ай бұрын
Abaayo macaanto Walaalkaaga kaa Weyn iga soo Qaad Waxaan kaa Codsan lahaa in aad Iska Cafiso. Asiga haduu Sidaa Garto oo uu Xoolo noqday Adnah haku daysan. Hadaad Iska Cafiso Nolol qurxuun uu dagan ayaad galeysaa waadna ilaaweysaa wuxuu kuu geestay lkn hadaadan cafin maanta oo dhan waad soo xasuusanin oo malinta ayey kaa Qaseysaa Xasuustii xumeed plz waa iga Cosi hadii ay Macquul tahy walshay sharafay ❤🙏🥺❤️
@IlwadAbdinasir-mk2ns
@IlwadAbdinasir-mk2ns 2 ай бұрын
20/4/2024 nabsi ba adeege 😣💔
@rumaanqueen5470
@rumaanqueen5470 4 жыл бұрын
Waa laga Qayliyay
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Wiilkas sckuulka wada dhigan Jirney wuu ka baxey waxa la ii shegy inuu joogo kenaya ana waxan usoo waregy hoyga fanka hargisa waxan wada jogi jirney magalada burco waxaxa wada dhigan jirney schoolka fiifti
@amirsayid7606
@amirsayid7606 4 жыл бұрын
Amir Fuaad wll Horey Usoco
@Khadraiido
@Khadraiido 10 ай бұрын
Hestan waxa iiberey wiil aan zahip ahan walipa isago codkisa ku qadi jirey❤️🥰saki wllo wadku ku iLow
@user-zf8jj8ik2g
@user-zf8jj8ik2g 4 ай бұрын
Waaxay meeshan laga wada baroobanay Ma qof baa ku dhintay 😂😂😂😂😂
@xurmobadan6591
@xurmobadan6591 4 жыл бұрын
Wllkey Amir fuaad Horey Usoco
@xafsoamxad4374
@xafsoamxad4374 3 жыл бұрын
Wllhi wan iska oya markan hetan dhagaysto
@hassaninaosman109
@hassaninaosman109 Жыл бұрын
Aniga hada ihysataa
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 Жыл бұрын
Heestaan waxaa dhageysanayaa anoo ku dhax oynayaa qol mugdi eh dhaxda iskaaga xiray afkanah maro ayaa igaaga jirto si aan aan Loo maqal dhawaca ooyinteyda jaceyl lagugu daneesanaayo xanuun bdnaa kii iga oysiiyey ma cafin qiyaanda uu iqiyaamay allah ka soo saaro 😰😰😰🤕🤕
@ahmedmire5595
@ahmedmire5595 Жыл бұрын
kulamidaa ahay realy 🥺 Midka fcn waad helesa sharafey 😰
@ismahaanxuseen6586
@ismahaanxuseen6586 Жыл бұрын
@@ahmedmire5595 🤲🤲🤲
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 Жыл бұрын
Wa ka bogsoneysa anigaba 2014ki ba sidaas aha lakin mantay alx wa ladan ahay ninki ii qiyamay wa ilaaway hal malin xita iguma soo dhaco lakin waxa ogahay in asaga waligiis ilaaween nabsiga iga galay daraadi
@updiqadircade5639
@updiqadircade5639 Жыл бұрын
Wad kabogsatay aan rajeynaya
@ibraboy3822
@ibraboy3822 Жыл бұрын
Sorry wllo qli 😞
@SaynabSaynab-ql6yj
@SaynabSaynab-ql6yj 6 ай бұрын
HeestN sppt ii kenty 2024 iska garta waa xanuun i hYa ilaa 2021 ila hda 2024 oo jacyl la dhaho 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn 6 ай бұрын
Abayo Mayga sheekayn kartaa qisadaada😢
@sacdishmohamud4409
@sacdishmohamud4409 5 ай бұрын
2019 ilaa 2024 😢😢😢
@SundusGeele
@SundusGeele 5 ай бұрын
ABAyo mcn ika Sheekay Qisada adiko raaliya😢😭
@saalaxhargaysawi2425
@saalaxhargaysawi2425 4 жыл бұрын
Horey Usoco Wll
@Dabalovsky
@Dabalovsky Ай бұрын
Excellent kaqi (kaci) même si je ne comprends les paroles qu'à moitié ❤❤❤☝🏾!
@haliimasacdiya5292
@haliimasacdiya5292 4 жыл бұрын
Waakuusaaray walal adna iisaar
@CalimuxiidiinCalimuxiidi-gz8qb
@CalimuxiidiinCalimuxiidi-gz8qb 9 ай бұрын
My beat song ❤😢
@sagalismaaciil5938
@sagalismaaciil5938 Жыл бұрын
Wah wah heesti maxan dhagsaty uun lkn waan baogsadaya hada alx waan nacas gal galkuye muxu igu nagaa shaya niyad jabaya cadawaha ifka 10 nocoho ax waa eryada idmaqa
@Abdikadar.
@Abdikadar. 8 ай бұрын
Intii la qiyanay ilahow qalbiga u qabooji 😢 Nabsi baa adeege waxaad nabad hurudaba nabar lama filaaniyo Naxtin daris Mano qoteen😢💔 Heestan ma anee iga hadli haysa alla qiyanolow ilahey hanaka ka qabto Waxan dhageysan haya galab Talada 31/10/2023 cafimad ba ku rajeynaa hadad qoralkeyga aragto wll❤🤍
@bintusalaf9488
@bintusalaf9488 8 ай бұрын
Sorey 😢 inta qalbiga jilicsan uun la dhawacaa
@Nash-wc1vc
@Nash-wc1vc Ай бұрын
😥😢😭
@ayaansiciid6128
@ayaansiciid6128 Жыл бұрын
Legend ❤shaymirre dacar alle hakuu naxaristo 😢
@SundusGeele
@SundusGeele 5 ай бұрын
Miyuu dhintay ilaahy ha u Naxariisto Jana Fardowsa Allaha Geeyo 😭😭😭
@amaalahmedamaalahmed6867
@amaalahmedamaalahmed6867 Жыл бұрын
heestan zii qaze ii quuses anig ku jire qoolkeyg oo modw dhageesthg xanunk daremay heest mark maqlo waa ooy izm lih kii zaa ii galey cafimd buu ku jire lkn wax walp duunid ka filo ragg buu ii nacziyey mohmed baa la dhihi jirey raggg mohmed la dhoho magc waak zaz walhi dunid ug jacle izm lih waa cafine zuu ii galey walkeyg xit ii barery uu didey anig xit kalmd xuun walige ku ooren jacayl intu iigu barey ig baxey max ka xuunun badn zaz anig xanunk daremy dad daremy waay jiren xanunk il had ma ilwen oo ay kazo waregthy 5 zano xanunk ku jirey izgo waqti ig lumiyey qalpige ka fi,adisethy 2 zano dhan nolo quruxn ii baln qadey 😭😭😭😭💔 HEEST int ka hely mux naberk cashqu ii geesthy nafd warey hooy 😭😭 nabzii haa adgee wax nab hured 😭😭 allh haku cafiyo😭😭😭💔💔
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Heesta dhan waxan k jeclahay nabar lama filan naxdin deris ma noqoteen
@user-uo4wh5mx8w
@user-uo4wh5mx8w 20 күн бұрын
FarxaDan marku ciidku soo dhawayhahay dareemi jirey meday😢
@fatxisaciid5653
@fatxisaciid5653 10 ай бұрын
Nabsi baaa adeegeeee been mahan
@fatxisaciid5653
@fatxisaciid5653 10 ай бұрын
Allha unaxariiisto
@simanahmed1361
@simanahmed1361 Жыл бұрын
2023 ban dawanya hestaan🥺
@faadumomohammedjeylaani7853
@faadumomohammedjeylaani7853 2 жыл бұрын
15/may/2022 hbn isniin ah 😭😭😭🇸🇴
@apthelhakimmedia6978
@apthelhakimmedia6978 2 жыл бұрын
After two weeks 🥴
@halishmohaa2912
@halishmohaa2912 2 жыл бұрын
Wxn sameeyo ayn kasilayhy wlh qofan jeclaaa 5 yrs igatagay samir qofka idaho wadibsathaaa ila taliyo
@updiqadircade5639
@updiqadircade5639 Жыл бұрын
@@halishmohaa2912 Wad kaso kabsatay rajeynaya
@abduwalimohamet8069
@abduwalimohamet8069 16 күн бұрын
Nabsibaa adeegee😢
@HMK880
@HMK880 2 жыл бұрын
yaa salaam shaymire
@HajiramaxamudcaliHajiramaxamud
@HajiramaxamudcaliHajiramaxamud 7 ай бұрын
Nab siba Adege waa run
@user-sc1us3li1z
@user-sc1us3li1z 10 ай бұрын
Legend❤
@hasaawewiilqaran2263
@hasaawewiilqaran2263 4 жыл бұрын
Lipaax Ku Aamin Snahy
@xuseenadan1013
@xuseenadan1013 Жыл бұрын
Marxuum jacayl miyu u dhitay
@KusoDhag
@KusoDhag 3 ай бұрын
Maxa habeno badan qalbi jab iyo xanuun an Aqon sariir la sarna kuma cafin don sida I khiyantay o ku amiiny xanunka I marsiisy alnka ladala dhacaya isma lehn Afrika dariis u nacay o uga fogan qalbiyada hala ilaliyo 😭😭😭😭😭
@DiirCabdi
@DiirCabdi 23 күн бұрын
28/6/2024/ 5:21 galabnimo galab jimco ah wadan Ethiopia magalada adisabab wxa maqcuula malin aan manta aheen anaan arko cometigaan runta adunyadu kolba waa si😢💔🥺
@liibanboy7277
@liibanboy7277 4 жыл бұрын
Weewe Amir Nin Lyrics Kiisa Laga Yaabey Keep going bro
@suhayrxaajiaadan3687
@suhayrxaajiaadan3687 2 жыл бұрын
Inta 2022 daawaty
@abdirahmanismail4883
@abdirahmanismail4883 Жыл бұрын
Nabar lama filaaniyo naxdin daris ma noqoteen nasiibkaa ma kulanteena ana ma iska noolahay.
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 4 ай бұрын
Xasuuus😢❤
@boqortoyowiilbari9196
@boqortoyowiilbari9196 4 жыл бұрын
Horey usoco wllkey
@crizaqmohamed4936
@crizaqmohamed4936 2 жыл бұрын
Xasushore
@user-xl4st4gq9d
@user-xl4st4gq9d 3 ай бұрын
22 Aprill 2024 16:55😢😢😢😢
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 Жыл бұрын
Anaa masyka noolahy wiiloow😢😢😢
@ayaan29456
@ayaan29456 6 ай бұрын
17/1/2024 habeen arbaco siibaxayso khamiis soogalayso saacadu 2:17 waxaan rabaa jaceyl inan iska daayo
@AnnoyedHikingTrail-ds4ws
@AnnoyedHikingTrail-ds4ws Ай бұрын
waxanaha abwaan yar oosokacaya waxan jeclaa inan jarka waxan ushegtay jacaylkaygii way igumad satay an maso yinban usoqorayay yana wa idiiday ana urgadaan wayo laciirciirayay markii ankabusadayna yada isojeclatay Se ugalaa sxbayaal😢
@AnnoyedHikingTrail-ds4ws
@AnnoyedHikingTrail-ds4ws Ай бұрын
2024 6/15 waye waqtiguna
@lasaawiboy2943
@lasaawiboy2943 4 жыл бұрын
Amir Keep Going
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Жыл бұрын
Ani wali jacayl igumo dhicin plz iso duceya inta iga danbaysay inu jcyl igu dhaco 😂😂😂
@ionsi1
@ionsi1 10 ай бұрын
Ilaahay hakaa badbaadiyo abyo wlhi wadno xanuun aa ku dilaayo 😢 jacyl waa laga duceestaa laguma duceesto
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s Ай бұрын
Hada wali maku qabtay
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 5 күн бұрын
May 😂​@@user-oc8zs8wh1s
@kingmoha4954
@kingmoha4954 8 ай бұрын
Cajiib!! abwaanka heestaan sameeyay wuxuu isticmalaya heerarka ugu sareeya ee gabayga oo ah su'aal?, macnaha dooda ayuu kaa qeyb galinayaa.
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 2 ай бұрын
Shey mire cadar allaya raxma 2017 ayuu gurigiisa dhabta uhowday
@SaabirAbdulaahi
@SaabirAbdulaahi 10 ай бұрын
Alla hestan maxay dad udigtay
@cabdikariinlado3556
@cabdikariinlado3556 12 күн бұрын
9/7/2024 habeen arbaca soo galaso
@zahraibrahimnour6240
@zahraibrahimnour6240 2 жыл бұрын
fiican
@cimraanzuseen3343
@cimraanzuseen3343 2 жыл бұрын
Hèesta kaliya e lagu mirqaamo
@user-cf6sz6zu9w
@user-cf6sz6zu9w 9 ай бұрын
Wa nacas galgacalkuye😢
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Duhur nimo jimco ah tariikhda tahay 25 November 2022 sacda 12:4 Waxan dib usoo boqday hestan😩
@ifraahahmed9991
@ifraahahmed9991 7 ай бұрын
30 Nov 2023😢😢😢😢😢
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl 6 ай бұрын
2024😢❤
@AwoFaisal
@AwoFaisal 6 ай бұрын
7/1/2024😢
@t__mr10
@t__mr10 5 ай бұрын
Ÿ6ÿ⁶t66ÿ​@@micrajyusuf-qm8fltÿ⁶
@user-yf9hq7tx9j
@user-yf9hq7tx9j 6 ай бұрын
Heestan macniheedo gartay iuu qof qab8gajabiyay jacaykuye lkin ka makiikaga baxabalagudiganayaa intaa iimacneeya asxaabay
@cimraanzuseen3343
@cimraanzuseen3343 2 жыл бұрын
Best song
@mohamedbashir102
@mohamedbashir102 3 ай бұрын
1137 malinimo sanadku 4/12/2024 hestan aad ayan oogu qiiroday runti lkn ani tahriib aan rabo inan galo ayan darti ladhagaysanaya allow igu nabad gali 😢😢😢😢😢
@jamaat14
@jamaat14 9 ай бұрын
My favorite song❤😢
@nimcoxasan2829
@nimcoxasan2829 7 ай бұрын
Wwg❤
@nimcoxasan2829
@nimcoxasan2829 7 ай бұрын
Hdj
@user-wq2ej4cu4y
@user-wq2ej4cu4y 6 ай бұрын
My fv song ❤️‍🔥❤️‍🔥
@mohamett14
@mohamett14 Жыл бұрын
Waa Nacas Kalgacalkye mxuu igu nagaa shalay 😭
@Sinyoritayy__
@Sinyoritayy__ Ай бұрын
30/5/2024😂😍💕💕
@arjemoviyoarjemoviyo
@arjemoviyoarjemoviyo 7 ай бұрын
😢maxuu nadeen😢😭😢
@fardowsasaalax916
@fardowsasaalax916 2 жыл бұрын
Xasuus hore
@abshirlove196
@abshirlove196 4 ай бұрын
3 March 2024😢😢😢
@rizoozil34
@rizoozil34 2 ай бұрын
8.04.2024 😢😢😢
@UpdilahiGaaz-jz3xx
@UpdilahiGaaz-jz3xx 2 ай бұрын
18 /8/2023 😮‍💨😭💔
@balkaahmed663
@balkaahmed663 Ай бұрын
Malinta 3aad eida.19.06.2024
@WisdomPerson-sj2hw
@WisdomPerson-sj2hw 6 ай бұрын
Waa nacas galgalkuye
@user-jx9py9he4f
@user-jx9py9he4f 5 ай бұрын
14 february 2024💔😭 only singel lee daremikaro xanunkeda malintan😢
@FadxiCawil
@FadxiCawil 9 ай бұрын
Heestaan😢
@caydacade
@caydacade 8 ай бұрын
My fv song
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Hestan waxan dhagysanaya cawa oo ah hben rmandana waxan xasusuta ramadan tan tediii inan la hadli jirey wiil an isku class aheyn oo an ila suxurtii wada
@user-bb7gb1xz9i
@user-bb7gb1xz9i 4 ай бұрын
2014😢
@MaxamedCali-fh8gu
@MaxamedCali-fh8gu 8 ай бұрын
Waxasa heesa wale
@SalaadAxmedcali-cg4pz
@SalaadAxmedcali-cg4pz 7 ай бұрын
Good❤❤
@user-hq9lo6ep1j
@user-hq9lo6ep1j Ай бұрын
2024😢 calaacal
@dekaisack633
@dekaisack633 Жыл бұрын
2016 illaa hada 2023 Wan dhagaystaa kamana dhargo😅 my song 🎧🎤🥰
@ayaansiciid6128
@ayaansiciid6128 Жыл бұрын
Same 😅😅
@dekaisack633
@dekaisack633 Жыл бұрын
@@ayaansiciid6128 garan maayo sababta hada xitaa wan ku ceshanaa 😂🤣🤣
@Maryam-ex9oo2bh7x
@Maryam-ex9oo2bh7x 6 ай бұрын
11/1/2024 Haben jimce ah😢naxdin daris ma noqoten naziibkaa😞
@YNWA1805
@YNWA1805 5 ай бұрын
10.02.2024 Stil 😢😢🎉😢😢😢
@hassanlosow1722
@hassanlosow1722 5 ай бұрын
2024 still mi 🎵
@hanishsalad7425
@hanishsalad7425 Ай бұрын
Saxibtey ayan la socda gari Sara nahy waxey daremeysa😢 la qeysanaya nin somali nin ma ahan wlhi sorry saminay walaga baxaaaa nabsi😢
@luulbbe9508
@luulbbe9508 4 жыл бұрын
Keep going wllka❣❤🙏
@dkaransuraj1555
@dkaransuraj1555 2 жыл бұрын
tano kale aniga iku dhacadi
@salaankarayska4764
@salaankarayska4764 Жыл бұрын
Naaab
@AdnanAhmed-mb1ul
@AdnanAhmed-mb1ul Жыл бұрын
Hey
@MahirKhalif-ul2xb
@MahirKhalif-ul2xb 10 ай бұрын
​no I have to
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 2 ай бұрын
heestan yaa sameeyay
@NaturalEnvironment224
@NaturalEnvironment224 Жыл бұрын
Niyad jabay 😰😢
@musagarane9256
@musagarane9256 2 жыл бұрын
Muxuu nabar laa caashaqu ii.gaystay naafada nayaaa hooooy😂😂😂😂nayaa hooy
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 549 М.
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,4 МЛН
Shay mire dacar (bini adam baad tahay)
2:22
Mohamed Good
Рет қаралды 119 М.
SHEY MIRE DACAR |HEESTII WACANEEY| 2020 LYRICS
4:56
Somali Barejo
Рет қаралды 177 М.
ABDI QANI BOSS  | SIDA LAYLA IYO QAYS | OFFICIAL MUSIC  VIDEO 2O22
4:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,8 МЛН
Shay mire dacar
4:45
PROFIT MAN 🥰$
Рет қаралды 967 М.
Buurta Daalo iyo heestii shey mire dacar
4:10
Eng Khadar
Рет қаралды 95 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН