Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@hoodoxuseen5263Ай бұрын
Wllo abdle waan ku taageeraa lkn habeen kasta video noo soo gali si aad u gaadhid 1M inder ❤
@AmuunAhmed-k9tАй бұрын
Anoo TikTok iska wadwada baa niyadayda kuso dhacday waxn is iri bal inuu wax soo dhigay sofiri wllhi sanku tagero qofan u tagero majiro hadan awodo 1m inaan ku gadhsiyo bari hore ku dhafin laha❤
@AsmaAdaaniАй бұрын
Abdale wlhie waa youtuberka aan aadka u jecelahay wll hore u soco ❤❤❤😊