SHEEG MADAXA MAXAA KUGU DHAGAN SUNDUS ARI OMA EKI CEYDA MAXAMED FAANAAYE QOSOLKA ADUUNKA😂

  Рет қаралды 107,318

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 246
@HANADOOW
@HANADOOW Ай бұрын
yaa ila jecel nabi muxamad scw ❤
@djDeeqsi
@djDeeqsi Ай бұрын
@@HANADOOW scw
@DeeqoMursal-f4z
@DeeqoMursal-f4z Ай бұрын
Aniga ❤
@NadiiraMohamed-y4f
@NadiiraMohamed-y4f Ай бұрын
Alla sundus darteed ban u imi iLaahow say jeceshahy uyeeL ❤
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
❤❤Aamiin
@MahadaOsman
@MahadaOsman 17 күн бұрын
Wreqawhgq❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@suhaybaadan1509
@suhaybaadan1509 Ай бұрын
Run ahaantii sundus fani weeye su,aalaha siday uwaydiinaysaa qosolka iga dhameeyay 😂😂😂😂😂
@KikiAFCAD-t7g
@KikiAFCAD-t7g Ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@djDeeqsi
@djDeeqsi Ай бұрын
Scw scw scw scw
@AbdorahmanBarkad
@AbdorahmanBarkad Ай бұрын
Scw
@ShamR-f3o
@ShamR-f3o Ай бұрын
Scs scw scw scw 🥰
@LeylaAadan-i4l
@LeylaAadan-i4l Ай бұрын
Scw.scw scw.scw.scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw ❤❤❤❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Ай бұрын
Sundus nag ka qurxan wlhi mlysia mjogtoo hdan ben lashegen ❤
@AylaSulayman
@AylaSulayman Ай бұрын
استغفرالله bayo maxa udhartey amira oiLhy sida uaburay jogte ocad ocad
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Ай бұрын
@@AylaSulayman qurxdda ninba subuu uyaqaan maxa udharty mxey thy hedhee illahey so ma ogid inuu yiri Dadkeyga way wada qurxoon yhin qurxna byo wxey shegto mleh meshn ka hdlayo madan fahmin sundus wa qof dacada dadka dhn iska aminta jir leh any team wy wda dhmeystirnthy gbdhaha kleh xita wy qurxon yhin kiiki koko amira adigaa xita wad qurxonthy wdan isu ogeeyn
@AylaSulayman
@AylaSulayman Ай бұрын
@@canabcismaanhappy5328 ok Thanks waku fahmey
@sihaamahmed2143
@sihaamahmed2143 Ай бұрын
Xishooda gabadha maxay tahay xayawaanka aad leedihiin wuu kuu egyahay bin aadan inay tahay MA aragtaan😮😮😮😮😮
@dhelatira
@dhelatira Ай бұрын
Cayada waxuu ka arkay bahalka codka murayadisa ala cayda waa khiyandi qofka Janis Hadi helo wax wuu khiyamenya 😂😂😂😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN Ай бұрын
Wuu uegyhy kulaha xanuun waye sidan ma ila ficno kaftanka badan qofka fhawac ma ugaysan karoo😢
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u Ай бұрын
Wah qf kasto xawayanki logu dhajiyay waaku egyaha la dhahayy ma hal qfa la dhahay waku egyahay
@إحسانجامع
@إحسانجامع Ай бұрын
Waad ku saxantahay kaftanka badan wuu dhaawaca
@shukriMaxamud-ph9uz
@shukriMaxamud-ph9uz Ай бұрын
@@Aamusan-q6u sundus ba lgu bilaawy mrr pdn kuso celiyeen uff😢
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u Ай бұрын
@@shukriMaxamud-ph9uz na horta maxa isaga dhigtan dad aan qf caayin ama kaftamin maalin meeqa mara qfka wax kula barto ama dariskaga ama walalaha aad hdl dhahda qalbi malahan miya dadka hade meel iskugu imadan waa ine wada kaftaman oo isku qalbi furnadan maxa wax weyn uga dhigesaan
@shukriMaxamud-ph9uz
@shukriMaxamud-ph9uz Ай бұрын
@@Aamusan-q6u adi hda saas thy ani maahi 😑
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi Ай бұрын
Mrba haduu fanaye joogo xaalku waa jag😂😂😂😂😂
@hothitaabdijanno9008
@hothitaabdijanno9008 Ай бұрын
Meel sundus wax loga sheegayo wlhi masii joogi karaba laba doqmo aya tihiine e gabadha ka dhamada side rag hortisa waxas ugu tilmamaysan in la idinku qoslo le rabtan uf
@AnisaMohamed-s3u
@AnisaMohamed-s3u Ай бұрын
Gabadha Haa ku dirina garbaheda dadka kali ah e garab istahay weye team 27 cid garab istagtay mad aragten an Adna iyo amiira iyo cayda ka ahayn udaya mark❤❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Ай бұрын
Wxs qira jaban ladha viyus kuraban hde dhab kathy grab istag ladubayo xge ku argty tan kleh hben hore murugsaned cawa wilsha maxey ugu racen oo gbadha ugu qoslayaan qofka matalad wax kuma aha sundus qof adag ine noqoto rajeyn ❤
@Hande-e1e
@Hande-e1e Ай бұрын
@@canabcismaanhappy5328 kaniniga camerada horteda logu keenayey igu darneed😅😅cimraan xita wu oyey kuligen waa fuurney ohinta naga dhamatey may dhehen😂
@KhadroAli-km5by
@KhadroAli-km5by Ай бұрын
Sundus waxay heshay dad jeclhy ❤❤❤❤
@Legendnos
@Legendnos Ай бұрын
Amira sualaha sifcn ugama jawabto intas wxay ka baqe in laga hor kaco🙃🙃
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 Ай бұрын
Wlh ana sidas is dhahy
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m Ай бұрын
aan kuwada salino nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉😢
@Xafzaamaxamed
@Xafzaamaxamed Ай бұрын
Gabadha inaa xayawaan kutilmaamtiin maqurux badno wee idiin jiloosa lkn qalpigeda kama war heysiin illaha biniadam kadhigay ee saan isu dhaama❤❤❤❤😢
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
Waa run abyo waxaa kaftan ahaan itiri ayaa qofka dhaawici kara😢😢
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Ай бұрын
Se ku ag fadhisan kara dad idhahy dooli uegthy سبحان الله لقد خلقن الانسان فى احسن تقويم 😢
@sahrogoogaa
@sahrogoogaa Ай бұрын
Wlh benta ma ahn waa horaa kuwan edab uyeeli lahaa aman isiya dhihi lahaa
@King_ceyda-x6l
@King_ceyda-x6l Ай бұрын
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
@HudeiyfaxuskaHudkahudeiyfa
@HudeiyfaxuskaHudkahudeiyfa Ай бұрын
Sundus & love yaqeey❤
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 Ай бұрын
Sundus ari see igu ekaan kara e taganthy❤😂wlhi iga qoslisay tan
@Nadwa-s5o
@Nadwa-s5o Ай бұрын
Alla ma nooli meeluu faanaye io sundus joogan beerka ku casaan wllhi adna noo keen maalin walba faanaye😂😂😂😂😂
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Ай бұрын
Insha Allah sundus waay garaysaa malyanka1
@rahmaabdi2974
@rahmaabdi2974 Ай бұрын
Sundus maskiin waye. Ku taagara sundus caday ❤❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Waxyaabaha qaar la isma dhaho waliba camera horteeda
@Asma-Abdiqadir
@Asma-Abdiqadir Ай бұрын
Amiiro sundus so fany ❤🫶🏻✨️
@hanimaxamud8479
@hanimaxamud8479 Ай бұрын
Waxa kaftan uledahay qofka ogow ine qalbigisa dhawici krto amiiro san maa sxb kuthy sundus qalbigeda ilaliya uf dheh wlh adi adno wax walpo kaftana kadhigatin
@SumayoMaxamedfiidow
@SumayoMaxamedfiidow Ай бұрын
Faq dhaqda iskada dadkaan wax kawaawen bey iu kaftamaan mise meel adno kaedeysaa raadine
@farxiyocllaahixusen1327
@farxiyocllaahixusen1327 Ай бұрын
Na caawadka yareey qofa la dhahen waku eg yhy ma jirto amiira sxb ka fcn so arki me hade aduunkanao wareegto
@hanimaxamud8479
@hanimaxamud8479 Ай бұрын
Nayaada qofka qalbigisa la ilaliya wax walpo afkga so maro leskama dhaho aniga sundus iyo amiiro iyo adno midnaa lama jiro e waxas wa qalad way ayada iyo Wilka kliya loga ekesina runta rabiya nigu jecele runta ka hdla naga haiska gadgdinee
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n Ай бұрын
Gabdha heeni qurux dabadan masha allah abaayaal inoolaada amiira and sundus and adna qurux 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉wanniijeclahay 🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardusAxmedsaleban
@FardusAxmedsaleban Ай бұрын
Sundus maxamed hadayjogaan anawaajoogaa🥹😭🫶
@AminoSaid-b3u
@AminoSaid-b3u Ай бұрын
Dad waa weyn ba tihiin gabadha yar maxa xayawaan ugu tilmaamaysan 😢
@ZaeedapdirzK
@ZaeedapdirzK Ай бұрын
Nio shrftaada waligaa waa la ilaashadaa tan neefada ee amira leeyihiin waaba xoolo caadi ah halaguu qoslo wxkasta usamaynaysaa sidee gbr ugu tilmaamtaa dooli baad egthy wxazi mafcna nio sundusn iskapadal dhaqankaan aad qfkazta uqslysid
@cashomahdi8679
@cashomahdi8679 Ай бұрын
😂😂😂😂 ar sundus qosolka iga dhamese😂
@KafiMuse
@KafiMuse Ай бұрын
Saxaafow naga so gar hee geamkii dil ma dhawac ayan rabnaa anaga
@SlmoJma
@SlmoJma Ай бұрын
Salad ilali walal❤❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Ай бұрын
Kuwan say isu Fahmeen wax lo dhigaa jirin❤😂😂
@xaawocnaasit6454
@xaawocnaasit6454 Ай бұрын
Sundus❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdullofficial457
@Abdullofficial457 Ай бұрын
Meel Adno iyo amiro sundus cayda ey kujiran qosol lagamawaynayo😂😂😅
@MunoJamac-sj3yv
@MunoJamac-sj3yv Ай бұрын
Ala gabadha qalbigeeda ilaaliya maxaa ugu tilmaameysiin xayawaan😢😢😢
@AMAALClxamiid-zl5ie
@AMAALClxamiid-zl5ie Ай бұрын
Nosoo badi adnoy barnaamijkan ❤
@aizhadeck6535
@aizhadeck6535 Ай бұрын
gabdha maxa ugu haysin iyaba qofkasta wa ku egyhy ba lagu leyhe calaclka nagadaya wah
@Axmed_Indho_21
@Axmed_Indho_21 Ай бұрын
Adna waxa madaxa ugu qorani waa Diir diirtuna waa cayayaan waxay diig ayaad ku leedihiine😂😂
@Eva_1046
@Eva_1046 Ай бұрын
Maxamed iyo sundus😭😭💃🏼
@Free_fire_channels
@Free_fire_channels Ай бұрын
Adna iyo amiiro wa doqomo niman bay iska gadgadayan oo gabdha ubaha dilayaan sundus qalbigeda wan dareemaya walahay way murugsanthy nagahan qaliga aan lahen may iskaga harto visew un ba ugeyay n😢
@QueenQueen-z3p
@QueenQueen-z3p Ай бұрын
Habartaya laga haraa dadka kadhamow
@UBAX-8
@UBAX-8 Ай бұрын
Adi maxa ka gale😠
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
😂😂naa dadka kadhex bax iyaguba kala caban mayaane waxay calaacalka 😂😂
@Akwadani
@Akwadani Ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@Beaquen
@Beaquen Ай бұрын
Reerkan shaashida ah caadi maha kaftan baay rabaan in aay ku cayaa dooli baad u gtahy kulaaha🫣😂😂😂
@bahjobashiiradem9495
@bahjobashiiradem9495 Ай бұрын
Ma ila yaabti amiira ka daran inee sifcn ugu jwbto ma sameyneyso in laga hor kacee diide wlhi adno amiiro waa laga dareema in iska dhigan qof fcn lkn ilama ahan saa firi
@AyanHusein-s1c
@AyanHusein-s1c Ай бұрын
Diir ee adna ku dhagan maxa laga wadaa
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Ай бұрын
Cenyte waa arkay❤❤
@Nadiiro7788
@Nadiiro7788 Ай бұрын
Xayawaan iyo cayayaan kala barta horta😂
@IlhaanSaleebaan
@IlhaanSaleebaan Ай бұрын
Saxaaf gemkii soo samee dee dhaqso dil io dhaawac wan uxizne lkn gabdho is adkeeya marka xigta yaah❤
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 Ай бұрын
Dad asxaaba oo kaftamayaa dhexdooda la galayaa waba u jediin in mid kasta xayawaan ba u egtahay la dhahayee isku dirnimada iyo cuqdada mesha kala taga baadiye to magaala tihiin wax barta☹️☹️
@NajmaHassan-r5n
@NajmaHassan-r5n Ай бұрын
Amira 😂 ceyda firinisa lee 😂😂😂
@qaaliluula5327
@qaaliluula5327 Ай бұрын
Amira mararka qaar wancaaa mxy gbdha hdal xum ugu so celcelinee😊😊
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
War waaxay dadkan bilaa camalkaa oo cuqdada badan war dadku waa saxb dee gabdhaha caydaka daaya oo isku xishooda cidna idiinma taqaane dad iskaga kiin dhaw haku dhex dhuminina hhhh
@bahjaahmet5964
@bahjaahmet5964 Ай бұрын
Wa dad cuqdadeysaan iyaga dhan ma la ciiley ba is dhahaysaa bal dad kaftamaya u kala hiili wa yaab
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
@@bahjaahmet5964 haa abyo aniga waa yaabee dadka ma qabiil ahaan ayay ugu hiiliyaan ileen soomaali qabiil qalbiga ka daxalaystaye allh caafiyo waa xanunsayihiine
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
@@bahjaahmet5964 qofka shaqsiyadiisaa lagu taageeraa caqli yeesha dheh wax hh
@Aisha_Ab9di4na7r
@Aisha_Ab9di4na7r Ай бұрын
Cawa qosol u dhinty sundus xayawan ii eg mee keenty😂😂😂
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 Ай бұрын
Shanshi always shaanshi Naaa gabadha yartaha iska daaya qurux deda magartaane
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Ай бұрын
@@Bahjuuniindhadeeqa212 yaagaba carb sinji kuleh amiira uma jedid qurx deda miya bismilah
@FarhiyoEpole
@FarhiyoEpole Ай бұрын
Asxapey iso duceyye waxba iga qaldan 40 quf ducadeyda wa la aqbala plz
@deqamuhamed
@deqamuhamed Ай бұрын
sad rabto allah hakuyelo
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Ай бұрын
Allah haku siiyo muradkaga
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i Ай бұрын
Sundus funy weey wlahi😅😅😂
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh Ай бұрын
Adna channel keep going insha llah2m❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaaizaMaxamuud-h7v
@FaaizaMaxamuud-h7v Ай бұрын
Qofikii uguhoreye ahay cawa ❤❤❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd Ай бұрын
Bal waxay Gabdha kule yihin fiiri Doli ueg thy maxay thy Nagaha ba igu daran Niman kay iska Gadayan Uf Naya Sundus Cadaw weeye naga han iyo Eeyda Meesha fadhida Niman ku sheega Niman na maha Kan Wajiga Guban ugu Daran iyo Kan Dhiman Eey wll laha yihin Adna da Qab xada ah Niman Caabud kaa Tihin wasa Naya Sundus Nagaha maa aman siiso Xaya waan see lagu Til ma ma sabab Faruukh Da Rag Kushega Rag na mati hine Ordaya Daruuc Xirta
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy Ай бұрын
War waxa kuli way is dhahayan maxa sundus bis ugu jeda waa dad kaftamaye midka dofarka wad uegtahay la dhahayo iyo amiro baranbar uegtahay ladhahay 😂😂😂
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb Ай бұрын
Kan aad ledahy kan wajiga guban asagaba waxa layiri goranyo bad uegthy😂
@itsmira-l2l
@itsmira-l2l Ай бұрын
reer oyaaye 😭🥥
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i Ай бұрын
Team sundus one like 👍 ❤
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 Ай бұрын
TEAM KING CAYDA AMIIRA ONLY LIKE 👍😅
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 Ай бұрын
Faanaya iyo sundus waa funny wlhi😂😂😂
@rumanabdirahman6248
@rumanabdirahman6248 Ай бұрын
Ceyda mic u isku fiiriye😂
@balqiismohamed2979
@balqiismohamed2979 Ай бұрын
Adna waxa ugu dhagana xawayaan magaciisa maba ahen diir xawayaan la dhaho walige ma maqli diiq wa la gartay lkn Adna diir ugu dhagna qoralada iska firsha
@habonjunior6924
@habonjunior6924 Ай бұрын
Ceyda microphone ka ayuu kuqashe sidi murayada camal ugu firsanaya
@Saabo607
@Saabo607 Ай бұрын
Waaw sundus funny waye adna amiira 😂😂😂😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 Ай бұрын
Diir Xayawaan la dhho maa jiro
@habonjunior6924
@habonjunior6924 Ай бұрын
Daqiiqada 9.16 ila iyo 9.24 ceyda wuu qashaaya
@NafisoMaxamed-uz6yy
@NafisoMaxamed-uz6yy Ай бұрын
Sundus iyo cabdi fataax weyba ila quruxnaadene 💋
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
Sundus cumeer leh hhh
@NasteexoZsiyaad
@NasteexoZsiyaad Ай бұрын
Wlhi qosol baad.leedihiin😂😂
@mumtazhasan-le9es
@mumtazhasan-le9es Ай бұрын
Sundus waay ku ciyaryan 😢😢
@FaadumoSiciid-f2e
@FaadumoSiciid-f2e Ай бұрын
Ayagaaba isfahmay kadhex baxaa iskudirayahow waa kaftaanee dhab baa kadhig teen
@siraadbrown
@siraadbrown Ай бұрын
Alla sunduseey xayawaan ka ee ig kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Sundus ayaanle iyo dooli ma isku eg yihin 😂😂
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
Adna amiira sundus noolaada my sister
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Ай бұрын
Waa barnamish aad u waangsan ❤❤❤❤
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 Ай бұрын
Alaa oo adna diir ba ugu qornyde xgebu diiq kga qoranyhy diirta saladhka gadha miyny ugu qornyn😂😭
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Ай бұрын
Masha allha 😂😂😂keep gonig❤❤❤
@Farxiyo5599Farxiyo
@Farxiyo5599Farxiyo Ай бұрын
Sundusey diir la cunaayo intee ku aragtey walaaley maxaa ka qaldan😂😂😂
@FarxiyoMaxamed-m9u
@FarxiyoMaxamed-m9u Ай бұрын
Adno maxamed cade igu darso nh😂😂
@abdirahmanmohamrd6129
@abdirahmanmohamrd6129 Ай бұрын
Diir Maa Diiq Ladgahaa
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Ай бұрын
Ogor ma ta sundus uun bad argtaan so kuwa isku wada sheegay e isku leh wad u eegtahy waxas sheeka haysan
@Sumyo-l7y
@Sumyo-l7y Ай бұрын
Rer rahan cadi mha kaftan kaftan baa qofka loo cayaya bal hda gndha maskinta iska amusan ku laha doli ba uekthy lah ilhy rerkan isku mel nama keeno 😂😂😂😂
@SalmitaQurux
@SalmitaQurux Ай бұрын
Cuqdad qofa adi caml umada moda 😂
@Aamusan-q6u
@Aamusan-q6u Ай бұрын
Oo amiiraba baranbara u egathay aya la dhhay abdifitahna goranya u egtaha la dhhay qalbiga ka jirantihin allaha idin cafiyo
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
Caafimaad allh haku siiyo hhhhhh
@fatush143mohamed6
@fatush143mohamed6 Ай бұрын
Reer oyaaye mesha buqa kala taga Sundus Sundus leenine uf cuqdada iska sara waa kaftan meshana qof qofkale so qasbe ma leh nin walba dana keente
@UBAX-8
@UBAX-8 Ай бұрын
Adna barnamijka dil ama dhawac no so samee pls inta igu raacasan 👍
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 Ай бұрын
Mohamed xaraabe waaye 😂😂😂
@aliyaupdirizak2309
@aliyaupdirizak2309 Ай бұрын
Akhas doqomadaan marna saaxibada iska dhigaya mrna ku caynaya Oo dooliga kgu tilmaamaya orad ka tasho nya sundus been been ku caynayaan gabadha yar nagahn waawyn Oo bila dhaqanka ah
@shukriaadan11aadan26
@shukriaadan11aadan26 Ай бұрын
Qofka ugu horeeyo noqdey 😮😮
@Juuri.mohamed-221
@Juuri.mohamed-221 Ай бұрын
Midka adno ugu dhagn diir wye wku wreery ani 😂
@Xoogsade-0
@Xoogsade-0 Ай бұрын
Diiq ayay u jeedeen , diir ma iyagaa garanayaba , diir waxaa garan kara qof miyi kubsoo koree
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we Ай бұрын
Diir maxaa ladhah
@Kiki_afcad-c9d
@Kiki_afcad-c9d Ай бұрын
Diirtu Xayawaan maaha Ee Cayayaan 🐛
@KadidjaMohamedAli
@KadidjaMohamedAli Ай бұрын
I love you Adna from jabuuti ❤♥️✨🫶🏻
@NALEEYCali-ve8ty
@NALEEYCali-ve8ty Ай бұрын
Scw scw scw❤❤😢
@YasminHassa
@YasminHassa Ай бұрын
Dil ama dawac awy sxafow😢
@Farxiyo5599Farxiyo
@Farxiyo5599Farxiyo Ай бұрын
Sundusey diir maa la cunaa walaaley maxaa ka qaldan😂😂😂
@kawsarcabdulaahimaxamed7017
@kawsarcabdulaahimaxamed7017 Ай бұрын
Diiq weye diir bey u qoreen qoralkey qaldeen
@Abdiwahab-j3y
@Abdiwahab-j3y Ай бұрын
Hoogay diir ma lacuna cuuc ree xamrku wayba go een haydayba diir cunan😂😂
@Xoogsade-0
@Xoogsade-0 Ай бұрын
Diiq ayay u jeedaan , reer xamarku diir ma iyagaa garanayaba , spellinka ayaa ka qaldamee , waaban yaabay markay diir arkee😂
@Anjalii143
@Anjalii143 Ай бұрын
Nya xamar beele diir waligey mamaqal😂😂😂diiq kuqalden
@FatxiCalisalaad
@FatxiCalisalaad Ай бұрын
Diir waligayba mama qale diiq bay ujeedaan😂😂😂😂
@aishamawlid
@aishamawlid Ай бұрын
​@@FatxiCalisalaaddiir way jirtaa abaayo wadamada qaar markuu roobku Dao naqa anba caws hadaba kaad utaqaanid uu baxo ayaa la arkaaa waana cagaar lkn
@Suuban225
@Suuban225 Ай бұрын
Wiixii xunba xaawa leh reer xamar kulahaa wax hubso
@XamdakaiseXamdakaise
@XamdakaiseXamdakaise Ай бұрын
We we anaah ugu horeeyaH😂😂😂❤
@CabkaGenerally
@CabkaGenerally Ай бұрын
Ceeyda Ciyaal Suuq Waye Aduu kee egyhy Kullhaa😂😂😂😂
@xamdiClraxmaan
@xamdiClraxmaan Ай бұрын
Sundus❤❤❤❤❤
@HindaKayd-kj7wf
@HindaKayd-kj7wf Ай бұрын
Hooyada Malaysia qalbigaaa ka jecelhy
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 Ай бұрын
Rer xamar iya rer mudug mxa kala qabsaday manta 🤣🤣🤣
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Ай бұрын
Xayawaanka adna kudhagan diiq maaha ee waa Diir.diirtuna waan tan yar yar ee beeraha ama dalaga cunta dixiri cml
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,2 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН
Haunted House 😰😨 LeoNata family #shorts
00:37
LeoNata Family
Рет қаралды 15 МЛН
Ninka Natiijada Doorasha Aqbalaa, Waa Guulaystay
18:29
Tawakkal Media
Рет қаралды 589
SHEEG NAMBARKA LACAGTA KU AADAN EE QAADO  KANAA NASIIB KAA AH  hhhh
19:06
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,2 МЛН