SHEEG QOFKAAN LABADII UGU QATARSANAA AYAA TARTAMAY ARIMAHEENA iyo KOKO

  Рет қаралды 399,292

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 2 800
@nicimanuura-lw6do
@nicimanuura-lw6do 4 ай бұрын
Koko qararka jooji walaga badiyay hanbalyee wa game wa lakala gulystaa congratulations arimaheena🎉❤❤
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 4 ай бұрын
Kooko mataqaanid hadii Laga badiyo game ka waxjiro maaha hadeey badiso asad caawa game aan caadi eheen ayaa keentee ee dhahee😂😂😂
@rahmo682
@rahmo682 4 ай бұрын
Koko stop complaining.Every day, not Friday, today you fail, tomorrow you will win, so don't argue, this is just a game sweetie. And you know that we love y’all team 27 ❤. Thank you
@ayang7089
@ayang7089 4 ай бұрын
Yes
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 4 ай бұрын
Yes you saw with me😅
@hanadkingmd3758
@hanadkingmd3758 4 ай бұрын
yes 💯🙏
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 4 ай бұрын
😂😂😂😂👍
@MuztaphyAMahdi
@MuztaphyAMahdi 4 ай бұрын
Every day wabaaaaa😂😂
@walidabdi16
@walidabdi16 4 ай бұрын
Koko oohinta jooji pls wa layga badiyay dheh Arimahenana u hambalyee 👍🏼👍🏼
@Saacid-l2x
@Saacid-l2x 3 ай бұрын
😢4t😢😢66
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 4 ай бұрын
Koko Waa laga badiyey Dad Saa,id u caan ah bey garan weydey Team Arimaheena Guul ❤️🙏
@ShukriAbdiqadir-tr3bs
@ShukriAbdiqadir-tr3bs 3 ай бұрын
ASADHAGIO❤❤❤
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 4 ай бұрын
Qofka qadaafi, arafaat iyo salman garan waayey. Kulehee ani level kay ma aha da’a kuma xirna inaa barato ee siyasiyin baysa aqoon oo keliya acotrs iyo musicians taqaanaa jiil ku lehee naa cabaad ka daa❤ arimaheen
@M.y.iD.
@M.y.iD. 4 ай бұрын
ehelkaaga dhan ilahay ahlu jano haka dhigo hadaa love isarto❤
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 4 ай бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@NastexoIsmail2
@NastexoIsmail2 4 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@AamiinHassan-xs4cm
@AamiinHassan-xs4cm 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤
@ClbasidclrashidClbasid-cs5wg
@ClbasidclrashidClbasid-cs5wg 4 ай бұрын
Cilmi yeelo😂
@cabdiraxmanaxmed-ws8hz
@cabdiraxmanaxmed-ws8hz 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@NimcaanmaxamedNimcaanmaxamed
@NimcaanmaxamedNimcaanmaxamed 4 ай бұрын
Scw swc swc
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 4 ай бұрын
Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@NastexoIsmail2
@NastexoIsmail2 4 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤
@XananXubi-jp9mi
@XananXubi-jp9mi 4 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@hajiaar
@hajiaar 4 ай бұрын
Scw
@CabdullahiMaxamed-ob8dw
@CabdullahiMaxamed-ob8dw 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@user-hn7wv1ug1v
@user-hn7wv1ug1v 4 ай бұрын
Scw scw scw scw
@haajimouse5646
@haajimouse5646 4 ай бұрын
Qadaafi iyo yasir carafaad qofka garan wayey😂 Ee fanaaniin iyo actaro garanaya ayaan khayr ka sugayna😂😂
@FatxiAbdullahi-to4si
@FatxiAbdullahi-to4si 4 ай бұрын
Dadka aad shekeyso shiiq yaal miyaa marke🤔
@LakiIndayare
@LakiIndayare 4 ай бұрын
​@@FatxiAbdullahi-to4siwaa madaxweyne yaal galada la xifaaltami jirey weena ka kheyr badan yihiin xaa dhacay
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 4 ай бұрын
​@@FatxiAbdullahi-to4si lkn waa dad Muslim ah
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 ай бұрын
@@FatxiAbdullahi-to4si maye wadiga
@user-ww9mo9fy2r
@user-ww9mo9fy2r 4 ай бұрын
Koko sidhi Amiraa noqo eee guul iyo guuldaraba qofka uhambalyey waaax waax kabaro Amiraa 😊
@zakariemohameddayib5429
@zakariemohameddayib5429 4 ай бұрын
Arimaheena legend caqli bdn kaftan bdn gameka ninka kaliya qurxiya wa ku wataa
@user-we4sb8sy8l
@user-we4sb8sy8l 4 ай бұрын
Wallhi xaqiiq tasaa Ben ahayn wan wadanaa gar iyo gardaro❤❤
@aadan744
@aadan744 4 ай бұрын
Same
@Sheeko_time
@Sheeko_time 4 ай бұрын
Inta paysii iska gudbisa like ❤😂 💔😎
@AbdullahiMukhtar-p7b
@AbdullahiMukhtar-p7b 4 ай бұрын
0:23
@ALiiza226
@ALiiza226 4 ай бұрын
Saa u nacayy lee😂😅
@HanadMeyma
@HanadMeyma 4 ай бұрын
Waaku garab taaganhy wll😩👸🖇
@lugayar9163
@lugayar9163 4 ай бұрын
Wan nacey 😂😂😂
@MuztaphyAMahdi
@MuztaphyAMahdi 4 ай бұрын
Horey U soco wLl
@Halaazi7
@Halaazi7 4 ай бұрын
Team arimaheena like isku mujiya 😂😂❤🎉
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 4 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢
@user-zo2pz1yr5s
@user-zo2pz1yr5s 4 ай бұрын
Koko madaxa Qariirka inta ila Aragtey love saara😂😅
@AbdiwaasacAli-hm2uc
@AbdiwaasacAli-hm2uc 4 ай бұрын
Kooko qaraar miran weeye xitaa habenkii cumayr way qaraartay gemkii fahansiiska ahaa ee amiira Waa ubaraty in loogu celiyo Only arimeheena (old youtuber soomalia )❤
@nasrahelmi9940
@nasrahelmi9940 4 ай бұрын
none of your business🖕🏾
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 4 ай бұрын
Qadaafi ayay kasi wayday caruurta xitaa way kasayan😂😂 qaraarka jooji koko
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 4 ай бұрын
😂😂 waa la heshay maxamed binu salmaan na ka daran
@user-cc4dq3sv1c
@user-cc4dq3sv1c 4 ай бұрын
😂😂ha wlhi😂
@kaatibi
@kaatibi 4 ай бұрын
Koko qof adag ayaa u heestay laakiin caadi ayay u qaraartay..... Yaasir Arafaat iyo M.B.S aa la garan waayay..... TEAM 27, Arimaheena ayaa ugu laacibsan dabcan.... ciyaartaan waa kala reebto ayaan u fahmay.
@nastehaabdirahmanborow7632
@nastehaabdirahmanborow7632 4 ай бұрын
Koko pls stop complaining waa iskumid dhamantod celebrety means caan dhamantoodna waa caan abyo cadi iska iska dhig wanku wadanaa dhamantiina one love❤
@adilabdullahi5613
@adilabdullahi5613 4 ай бұрын
Qof legend qadafi sheegi wayay lkn biden kasayo Maa arimahena kuso dhisi karnaa legend Long life
@ridwaanjames
@ridwaanjames 4 ай бұрын
Team Arimaheen One like 👍
@burhaanshaafi5805
@burhaanshaafi5805 4 ай бұрын
Qofka garan waayey boqorka sucuudiga mxuu caan u yaqaan Arimaheena waa talent kooko waa laga badiyey
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 4 ай бұрын
Usheeg bo maxamed binu salmaan caan ma ahan kulahaa waaba ninka dunida qasaaayo
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 4 ай бұрын
@@maryamahmed9518 caan ma ahn kaliya wadan bu dhaxal suge ka yhy lkn can waxa LA dhihi kara fanan ama jila ama ciyartow
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 4 ай бұрын
Wxaaa adigu taqaaan qasab maaha iney dadku wada yqaaniin Imisee taqaaan oo adan adi garaneyn
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 4 ай бұрын
@@maryammacalinnuur4033 intaas lee ma la isku heesto waxee taqaano wee sheegtay waxa eesan aqoon ma aqaani ceeb ma ahan lkn dad caan ma ahan iyo lama yaqaano iyo dood waa laga badiyay ha iska qirto
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 4 ай бұрын
Arimahena sacdiga markisi hore kayimid Carabta dhan wayaqana Qadafi Yasi carafat iyo waxa dhan wayaqan
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 4 ай бұрын
Koko ina laga badiyo marabto waligeda waa qaraarta Aarimehena hambalyo👍👍🙏
@xaliimaibraahim3462
@xaliimaibraahim3462 4 ай бұрын
Ma aragtay horta ayada lee guusha isla rabto 😂
@HamdaOmarsaid-sk2ww
@HamdaOmarsaid-sk2ww 4 ай бұрын
Koko xaraharin arimaheenna is always the winner Mohamed bini salman is celebrated person
@Jkmn-nw9vf
@Jkmn-nw9vf 4 ай бұрын
Asad markasta gameskiisa ay teamku wada ciyaarayaan waa sababta uu kooko dhankeeda u taageero wuxu og yahay inay is xumaynaynayso hadii laga guulaysto
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 4 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@SimranHassan-wn5io
@SimranHassan-wn5io 4 ай бұрын
Scw ❤❤
@zahraomar9359
@zahraomar9359 4 ай бұрын
Scw
@user-fn6jo3pc7s
@user-fn6jo3pc7s 4 ай бұрын
@Jkmn-nw9vf
@Jkmn-nw9vf 4 ай бұрын
Scw scw
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 4 ай бұрын
Scw scw scw scw
@abdisalandayl4058
@abdisalandayl4058 4 ай бұрын
Koko Way qaraar badan tahay haday guulaysato way farxi hadii laga guulayso markasta wax ayay tabaysaa markaa arimeena hambalyo zxb
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 4 ай бұрын
Kooko ha iska dayso muranka xalay ayay inantii Maandeeq bahdilaysee waxaan waa cayaar qof aad taqaan buu xataa magaciisu kuu ganbin karaa dadka Arimaheena sheegayna dhammaantood waa dad la yaqaan
@amaalmaxamed6988
@amaalmaxamed6988 4 ай бұрын
So,ma ahan walhi xalay mandrel zaaid ayee u bahdishay😢maskiinta tankle koko mba taqaano qofkaan libintiisa sii ayda xtaa mrkee guuleysto wala siyaa.
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 4 ай бұрын
​@@amaalmaxamed6988 koko iyaduun isla jacel Guusha qof kale uma oogala waxaasina waa qayb ka mida xaasid nimada 😢😮
@nasriina3811
@nasriina3811 4 ай бұрын
Abayo janelkee waaye maandeeq kumurmineysay
@YasminOmar-ns4xf
@YasminOmar-ns4xf 4 ай бұрын
Kii amiira waye
@Amina_Isse
@Amina_Isse 4 ай бұрын
​@@nasriina3811 Amira qurux keeda
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 4 ай бұрын
Women Hadi laga badiyo xtta wey Oynee Arimaheena The Legend him self congrats.🐐
@Effected_18
@Effected_18 4 ай бұрын
Is not about women my guy talk about her personality
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 4 ай бұрын
@@Effected_18 Women.☕️
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 4 ай бұрын
@@Effected_18 women.☕️
@ahmedarab2447
@ahmedarab2447 4 ай бұрын
War gamekan koko u qiir ninkan nin ka wayn weye ka war ogaal badan legend arimhene
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 4 ай бұрын
Kokoyey qadhadh badanidaa wlalo bisinkee uqir qofka ka badiyay guusha adiba wa lagu qiraa malintad guleysatade😮😁 Team arimahena👋❤ Ayy 2m wxba kma dhina😊
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Koko waa qaraar socda wiilka guusha u qir dad Madaxweyneyaal ah leedahay caan maaha waa caan caan dhaafay
@RaahipPro
@RaahipPro 4 ай бұрын
Madax qararka weeye 😂
@ayang7089
@ayang7089 4 ай бұрын
Haa wlh qaraar
@maxamedhuseen9891
@maxamedhuseen9891 4 ай бұрын
Madaxa aye derbiga ku xiqaneysaa
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 4 ай бұрын
Ee madax weyne sido can Ku yhy wadankisa le laga yaqan mise waxa aminsan thy ino hasan sheikh can yhy can yhy
@cabdidaris9747
@cabdidaris9747 4 ай бұрын
G
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 4 ай бұрын
Koko inta ila aragtay hday badin cadaalad ma ahan dhahee arimaheena wuu saxan yahay banooni bis ma ehee nin kaas kabtiisa maku gasho😊
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 ай бұрын
Adile runta ka hadlay arimaheena oo 2018 iyada na baray ayey la tirsne😂
@ubahali605
@ubahali605 4 ай бұрын
Haa inlaga badiyo maba ogala
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 4 ай бұрын
@@wadanisomali9675 taas dhib ma ehee hday badin badnaa u fiirso cadaalad ma ahan ani yaab😂😂
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 ай бұрын
@@Maskineyyyyy-ed4pj erayga celebrity wxyba kaliya waxay u taqaan dadka heesaha qaado Ama filmaanta sameya. Dr. sheekh Zaki xtaa waa celebrity haloo sheego😂
@user-vr9jz3hm3m
@user-vr9jz3hm3m 4 ай бұрын
Uff horta nagtaan qaraar badanaa marwalbo marmarsiiyo Lee raadsanee guul daro ma udulqadan karto war qofka waa loo qiraa adoo qalbi furan teda kale asad wooba ka cabanas marwalba wuu u hiilinaa xitaa su aasha Ritesh deshmuq arimahena wee u saxantahy heer ma gaareysid intaa walalkaa gushiisa ka xuntahy
@FarhiaABDI-yy1vj
@FarhiaABDI-yy1vj 4 ай бұрын
Anagoo 2007 dhalaney ayaa garanayaa gaddafi iyo boworka sucuudiga 😅😅😅😅qaraarrki jooji qaali
@Effected_18
@Effected_18 4 ай бұрын
Usheegbo😅😅😅😅
@qisaskadunida
@qisaskadunida 4 ай бұрын
Io 5 ta sano e ad jarty😂
@AsmaOsman-jb3ck
@AsmaOsman-jb3ck 4 ай бұрын
Yaa rabi koko dood jeclaa maxaa ka qaldan ayaantan qaraarka afka hore waaye guusha uqir wiilka midkle yaraan jeclidaa abayooy swrda qaar ilmahaba garanayo 1mohamed binu salman 2qadafi kuwaas okle wey fudud yihiin hmblyo aboowe arimahena
@maxamedmj4962
@maxamedmj4962 4 ай бұрын
Waraa tan waxeeda qaraar wye bee maxamed bin salmaan caanimada u dhiman xay tahay guusha qir waa lagaa badiyay😂😂😂
@SalmaanDucaysane
@SalmaanDucaysane 4 ай бұрын
Koko oo laga badiyey oo aan murmin ma jirtaba wllhi😂
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 4 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado. Coming soon 2Million Subscribers
@shaficiroraye
@shaficiroraye Ай бұрын
Asad cayaartaan qayaano waaye, miskiinta Koko siyaasad waxba kama taqaano, ee waxa aad waydiinayso sax ma ahan, cayaartaan waxa aan codsanaynaa in lagu celiyo, actors iyo singers na aad ku tartansiiso, inta ila qabta in cayaartaan lagu celiyo fadlan Like iigu cimaamada.
@yaasirrdofficial7063
@yaasirrdofficial7063 4 ай бұрын
Yaasir carafad iyo boqor salmaaan iyo qadaafi koko iskadaaye kanoogu yarbaa garanayaa 13sano jira asadaw hadan nahay tem 27 koko wixeegu waa qaraar in laga badiyo marabto guushay cadaysatay markaa way is xariifisay arimaheena gushiida uqir dhee 😂😂😂😂 adna booraman kasoosalamayaa koko game kalad badin insha alah abtigaana u hanbal yee nabadeey team 27 dhamantiin wan idin salamayaa oo asad uugu horeeyo 🎉
@naimamohammed2104
@naimamohammed2104 4 ай бұрын
Been Hana sheegin dad aa kasenin aa jiraan 😭😂😂
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 4 ай бұрын
Koko sida amiiro gobonimada ugu hambalyeyso soo baro noh Qayli lee haku jirine arimaheena hambalyo
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan 4 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@SimranHassan-wn5io
@SimranHassan-wn5io 4 ай бұрын
Scw
@rayaanjaal6431
@rayaanjaal6431 4 ай бұрын
Scw
@NimcoDayib-gz5oj
@NimcoDayib-gz5oj 4 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@Mmunasar-pn1jg
@Mmunasar-pn1jg 2 ай бұрын
Ok
@Mmunasar-pn1jg
@Mmunasar-pn1jg 2 ай бұрын
Tiki taka fans
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 3 ай бұрын
Ta yari qof bilaa ixtiraamay u muuqataa mohamed binu salmaan qof ka caan San anuu maba aqaanee Arimeheenu waa legend wlhi
@user-uj3tq9if5t
@user-uj3tq9if5t 4 ай бұрын
Waaa dad lakasaaaaaaayo! War waxey diidantahy in la dhaho waa lagaa badiyay. Runta u sheeg nio waa lagaa badiyay ku dheh wxan nio
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 ай бұрын
Yaa rabbi koko haday rayn wayso dood iyo qiil lee laga ma yaabo inee qofka ka badiya u qirto oo hambalyo dhahdo yaab waaye wllhi teeda kale dadkan ay leedahay maxan ka kasaa dad hore waayiye qaar ka waawayn bay sheegtay game kii hore qofka aad taqaano qof aan aqoon baa jira ka aanad aqoona dad yaqaano aya jira kuma xirna inta uu jiro iyo shaqada uu qabto
@alihuseein9422
@alihuseein9422 4 ай бұрын
Mar walbo iney iida badiso ayeey jaceshahay dhoor geem oo saan ay uqaraartay ayaa jiro Waxay lajoogto malahan waa xaasid aan rawin in laga guleysto guul daradaba waxay u ragtaa iney wax oqoon
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 4 ай бұрын
Qpfna ma jecla guul darada das waaye wax fahma
@hayatabdi1488
@hayatabdi1488 4 ай бұрын
Tan Ila xaly siba unac nacoya ama fallowda ka ceshtaa 😂😂90ka dood ee utagnthy
@nastacinsaluyman6855
@nastacinsaluyman6855 4 ай бұрын
@@hayatabdi1488😂😂😂😂😂 myee iskaga dulqaado follow faqiirdkagana u dhaaf 😂
@saadiamuse8299
@saadiamuse8299 4 ай бұрын
Sow ma arkin weye xanqda mana ogolo in laga badiye ma ila argty😂😂
@Nadarey
@Nadarey 4 ай бұрын
Koko dadka guusha u qir waxay cuqdada walalka waye iyo waxaas game in laguu celiyo lee maa rabtaa subxanallah walley wax isku fal dumarland tahy mehee waku ku dhaman lahaa 😂❤
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 4 ай бұрын
Usheeg bo😂
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz 4 ай бұрын
Dadkaba waxee la heshiinin saas ah dadka ayaga wax isku rabo waaye
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 4 ай бұрын
Say walaalka baa u hilinaysa ugu dhahdo asad bn ka naxa anigu
@hayatabdi1488
@hayatabdi1488 4 ай бұрын
@@hiboclaahi9064ha wlhi maskin waaye
@Queen-sheba31599
@Queen-sheba31599 4 ай бұрын
​@hiboclaahi9064 aniga xitaa hadalkas waa Ka naxy ay KU dhahday Asad, waxaa ficnyd inay U qirto guusha Arimahena lkn dabcigaas xun ay leedahy
@masbal9180
@masbal9180 4 ай бұрын
Alla horta Koko qarar badana abayoy isdaji wilashan way ku ixtiramayane ixtiram muuji guriga markad kaso baxayso guul io guul daraba kusotasho wah qararka badan iska daah waxan wa game fahan
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz 4 ай бұрын
Saan waaye Mar wliba
@masbal9180
@masbal9180 4 ай бұрын
😂mohamed salman ayy garan wayday markas ayy qararee ma is qabanee
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 4 ай бұрын
Wlhi waa lahadashay hadee wax fahmeeso waxaan game wye waana la iska badiyaa wax ween ma ahan wax aa micno laheen ka qaraaree😅
@Fairygurl23
@Fairygurl23 4 ай бұрын
Haa wlahi😂
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 4 ай бұрын
Coffee ga badan weeye xanaaqa
@cusmanmaxamedmukhtar8065
@cusmanmaxamedmukhtar8065 3 ай бұрын
Asado dhamaan waa caan ee koko aydaa qaraar wada .mida kale ciyaarta waa sax dadkoo dhana wax ay ahaayeen celebratiy
@Mohamed60803
@Mohamed60803 4 ай бұрын
Koko qaraar aan dhamaad lahyn arimaheena kabtiisa kuma gashee ka dhac 😂
@rumazzrumazz-no5bv
@rumazzrumazz-no5bv 4 ай бұрын
Ayada lee ma guusha isku rabto gabadhan marar badane waa arkee tan kle waxn waa challenge Dad ay wada taqaano Hdi la keno see mac quul ku noqone wofka marku guleysto u qir boqorka sucuudaga ma caan aheyn iyo kuwa badan oo kle oo la keenay markasta in aad Qaraarto waa lga fican yahy
@Koko-media234
@Koko-media234 4 ай бұрын
Fanaaniita iyo actor caan u taqaaanaa 😂😂😂😂
@Fardus-Mohamed
@Fardus-Mohamed 4 ай бұрын
@@Koko-media234😂😂😂
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 4 ай бұрын
Koko qarartoooy Naa walaleey sida qofka libintiisa logu qiro baro khair helle dood lee ha wadine😂 Congratulations bro arimahena ❤🎉
@aarkaboy4864
@aarkaboy4864 4 ай бұрын
Kooko qaraarka dhaaf dheh Arimaheena dadka uu sheegay dhan caan waaye koko boqoorka sacuudiga oo caan ah ayey sheegi waysay dad ay taqaano bas miyey rabtaa in la keeno anway arimaheena wuu badiyay xaq ayu uleeyahy game 🙏🙏
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 4 ай бұрын
Haaa dadka ay taqaano in la keeno bay rabtaa ama in ay badiso si ay u dhahdo gameku waa cadaalad subxaanallaah
@nasrahelmi9940
@nasrahelmi9940 4 ай бұрын
none of your business🖕🏾
@SihaamCisman-sf1cq
@SihaamCisman-sf1cq 4 ай бұрын
Haa kharaar hayo 😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 4 ай бұрын
​@@Xidigolifestyle😂😂😂😂 wale gebedheyna dhadh bdn ciishey 😂 that's her family 👪 nonsense u r😤
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 4 ай бұрын
Mdx weynaha sucuudiga mgciisa sheeg hdii la dhho boqor salmaan dadku way wada dhhayaan lkn waji ahaan inta u tqaan way yaryhiin Xtaa mgciisa oo dhmeestiran arimahena ayee ka maqleen mrks iska dhigayaan dad wax yqaan Always koko❤❤
@Kamadage6566
@Kamadage6566 4 ай бұрын
Ninkaan boqorka Sacuudiga ma'aha Boqor Salmaana lama dhaho ee waa milkiilaha Kooxda Newcastle Ahna dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin salmaan😂
@Effected_18
@Effected_18 4 ай бұрын
Koko from all the team of 27 u r my fav my girl but on this game we have be on fair, even arimaheena waa saxnaa actor ka ritesh demushkh asad dhhe rikesh arimahena iska aamusse madax la keene io kuwa caanka la geene oo actorsk io singers ahaa actorsk bdan Marka u have to take it its a game its not always yours but u know u r the lucky girl so one defeat is not much we have alot trophy 🏆 Love koko❤
@NuuroNuurocaamir
@NuuroNuurocaamir 4 ай бұрын
Koko qararka joji marka lakaguleysto qofka libintiisa uqir 90 hadodinee uf
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 4 ай бұрын
Dee gabadha mad ka xun thy runtey shegeysa qofka ra'ayigisa waa inuu dhiibtaa
@Halaazi7
@Halaazi7 4 ай бұрын
​@@FatimaYar-sh3pfRunta maxaa wye marka aqli eber waxid 😂
@masbal9180
@masbal9180 4 ай бұрын
@@FatimaYar-sh3pfwlhi hal talo waliga dadka bulshada markad kudhaxjirto in humble ahaato aya fcn like wax kasta filo markasta maficna in ad Adu un isla saxnato markad guul daraysato ayad gulaysataa
@FatimaYar-sh3pf
@FatimaYar-sh3pf 4 ай бұрын
@@Halaazi7 mxaa ebera wlligedey somalida qof hormar garey oo aqoon yhyana ka xuman jireen kokona wad ka xun tihin waana runted wixii asad lo direy iyo wuxuu keney ismalaha wllkiis wey isfahmayan wuxuu wllkiis yaqanu kaso buxiyey si lo dhihin gabar ka badisey adeer caqligu hashaqeyo amaba iska so bood
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 4 ай бұрын
Runta waye ine markasto dood badan tahay lkn markan gar ay ledahay dadka asad kenay jiilkeda maha wadad waaweyn ma aqoon karto
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 4 ай бұрын
Koko reero qaraar waye hadii laga guleysto qofka u hambalyeey kaliged gusha isla rabtaa😂😂😂😂
@abdiqadirharry2474
@abdiqadirharry2474 4 ай бұрын
Lkn wax sax ayey ku qarartay so ma ahan dadka siyasiyinta ah waxa garanayo dadka field siyasada ku jiro ama wax ka yaqano lkn qof socialist ah wax kama yaqano
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 ай бұрын
​@@abdiqadirharry2474siyaasada ma taqaano lkn fananinta wey taqaan.. Ma boqor ka sacuuudi cid garanen aa jirta
@GulleithZimba
@GulleithZimba 4 ай бұрын
Suulka allaha kuu barakeeyo ee isaaaar❤
@munohassan6837
@munohassan6837 4 ай бұрын
Boqor Salman ma garan wayday Koko xanaq badanaa😂 bisinka in laga badiya ma rabta miyaa
@Madridista686
@Madridista686 4 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 4 ай бұрын
Horta koko adoo cabaadin maba joogi karto miyaa 3dxda aad ka cabadyso hada lagu siiyo xitaa waa lagaa badiyy😂😂
@AsmaOsman-jb3ck
@AsmaOsman-jb3ck 4 ай бұрын
Qof garan waayay boqorka sucudiga oo hadana sii doodaayo kwrn wey iga yaabisay koko
@aboubakerbachir7127
@aboubakerbachir7127 4 ай бұрын
خُلِقَ الْإِنسَانُ مِنْ عَجَلٍ ۚ سَأُرِيكُمْ آيَاتِي فَلَا تَسْتَعْجِلُونِ.😢😢😢
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x 4 ай бұрын
No no rematch at all arimahena congratulation🎉 u deserve it 100 time🎉🎉
@Zuhaybjama1
@Zuhaybjama1 4 ай бұрын
Kooko waa inan iga yaabisay guuldarada ma jecla great personality you are the one and only
@cilmiilaahey1281
@cilmiilaahey1281 4 ай бұрын
No battle is meaningful unless you lose yourself in it. Koko gar laba nin kama wada qosliso. Tonight wasn't ur night. We ❤ u every day
@abdirahmanabdullahi1273
@abdirahmanabdullahi1273 4 ай бұрын
Koko stop complain please accept the defeat and move on congrats to the one the only one arimaheena big legend ❤
@zakiafarhan8917
@zakiafarhan8917 4 ай бұрын
Koko qaraarka jooji waa lagaa badiyee arimaheena ka guleystee 🎉madaxweyenaha sucudigu suuna u ahayn celebrate arimaheena team 😊
@Izaphara1
@Izaphara1 4 ай бұрын
1:Mohamed binu salman 2:Qadaafi 3:Yasir Arafad Sadexda suaal ugu fudud waye koko jooji qareerka 😂guusha qir
@waxgarad6646
@waxgarad6646 4 ай бұрын
Legends waaye daskaas😂
@abdiqadirharry2474
@abdiqadirharry2474 4 ай бұрын
No pro dadka waxba ma sameyn si ey Caan u noqdan koko waxey ku dodosaa waa dad oo wax sameyan si aan Caan u noqdan lkn dadkan waa madax tasna waa siyasad
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 ай бұрын
Laakin wa madax saameyn kulahaa dunida ​@@abdiqadirharry2474
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 4 ай бұрын
Dadkii 2010 dhashay baa xitaa garanaya
@Fatma_932
@Fatma_932 4 ай бұрын
@@abdiqadirharry2474 kan marekan iyo russia we taqana micneheda ma waxa wye islamka ma garanayno
@user-im2gb8dt4u
@user-im2gb8dt4u 4 ай бұрын
Waawareey asad 2m wax yar kaga dhiman zxp hambalayada waa sii hormarsanaa❤🎉🎉 hamabalayo asadkeena
@RahiimaAbdullaahi
@RahiimaAbdullaahi 4 ай бұрын
Arafad iyo Maxamed Binu Salmaan Bay garan waydoy waliba sii Murmaysaa😂 Arimaheena Is The Winner 🎉😊
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 4 ай бұрын
Koko doesn’t have sense of playing wajigeeda suu isku badalayo baa laga garanayaa in ay u timid uun inay badiso
@abdallaabdi1
@abdallaabdi1 4 ай бұрын
Qadaafina ku dar😂😂
@queentasniim2696
@queentasniim2696 4 ай бұрын
Cunugta wxa kala yaba qofa ayada ahayn inu guuleysto maba rabto kaa ga sii daran asad hiiliya weyn 😂😭 walalkiso joogo muu inu qof kale guleysto yela ayadaba wuu lajira Markey games ka ciyareysi abtinimo ayadana markeda hadul qadato walalnimo isn't easy inkasto arimahena la xaqiri karin oo lagend yahy ❤
@batuulocabdulaahi9421
@batuulocabdulaahi9421 4 ай бұрын
Asad tardiis meeqo like ayaan heli karaa😢😢😢😢
@walldj2321
@walldj2321 4 ай бұрын
The greatest person ever in the world is our prophet Muhammad❤ SCW❤
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 4 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 4 ай бұрын
Arimaheena Legend, Kooko qaraarka daa, Ninkan Ethiopian ka ah garan wayday waa Teddy Afro Boqorka sucuudiga ka qaalisan ma iska cabaadee lee adi…😂
@ismahaanabdul3914
@ismahaanabdul3914 4 ай бұрын
Koko wexe u moda in guusha ladhalate.waxa sabab u ah asad.markasto wuxu xayesiya
@Amina_Isse
@Amina_Isse 4 ай бұрын
That's ✅️
@aminaabdinasir8039
@aminaabdinasir8039 4 ай бұрын
Run badnida mxaa ka rabta asagey dhibee beenbeentii uu ku xayeysinayey asagey kala hortimid
@xamduushxamduush5268
@xamduushxamduush5268 4 ай бұрын
Ma aragty waxa cunugta ka waly waa asag
@ythjj917
@ythjj917 4 ай бұрын
💯 waan kugu raacsanahay siduu uxayisiinaaye bey wax kale isku maleysa qof Muslim ah oodan mataqaana gaala Lee xifdisantahay hada gaddafi madaxweenihii hore ee Egypt e garan weeday school kaana laguna bartaa 😊😊
@RidwanAbdi-ze9qj
@RidwanAbdi-ze9qj 4 ай бұрын
Kadhaca gabadha mxad karabtaan
@asmajibril4129
@asmajibril4129 4 ай бұрын
Xaasidad madaxwayn weyan isku haysata İnay wax walba taqaano naa inanka u hambalye ninkan isku level ma tihine isku baxe
@asmaabshir9600
@asmaabshir9600 4 ай бұрын
Adigu Gabadha ha caayin adoo qofkale Udoodaya Wax usheeg lkn Inaad caydo xaq umalihid waana gabadhe ogow intaad ninka dhinac saaryso
@asmajibril4129
@asmajibril4129 4 ай бұрын
@@asmaabshir9600 Naa danahaaga raac shaqadaada maahe
@asmajibril4129
@asmajibril4129 4 ай бұрын
@@asmaabshir9600 Naa danahaaga raac ma xasidnimadad walalo ka tihin wadiga u hiilinaye
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 4 ай бұрын
Naa maxad shegte shuubiye xuntaha😤 war gebeda iney nin rag la xiyaares ma hilopte war koko waa nag dhumarkoo dan kasoo tilabsate oo nimanka loo balamiye😏 maxan sheege marka istupirad baad tahay 😤
@asmajibril4129
@asmajibril4129 4 ай бұрын
@@asmitaaahmed1335 caydaada ma fahmine lknse nimankan lala talaabsanayo sheegaysa Adigay wax wayn kula yihin Xaarka iska dhaq💩 Ayyad naaso leh ayad tahe
@Nastii145
@Nastii145 4 ай бұрын
Koko dabecan aad lasobahde maila foocno dadka labinta oqir wah 😊😊❤yaab ikudishe markaa kuargo waad marsiyone marka lakabadiyo sidan camal aad dahda ada ikuhadashe ada ifirise maya waha waqaldanyahin wahaas camal maya halakuceliyo markasta dahda dad kujecel aad hesata haiskudirin plz ❤❤😊
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Waa lobahanyahy iney energy ga iska bixiso ee kalexo😂😂
@abuqudama4061
@abuqudama4061 4 ай бұрын
Koko gar iyo gardarama waan ku wataa
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss 4 ай бұрын
Hambalyo wllkeey Asad iyo team 27 from Capetown south Africa 🇿🇦
@masbal9180
@masbal9180 4 ай бұрын
Koko mohamed salman ayy garan wayday wayna qaraaree wah
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 4 ай бұрын
Qadaafi ayaaba ka caan san
@rumazzrumazz-no5bv
@rumazzrumazz-no5bv 4 ай бұрын
Caan ma ahan kulahaa 😂😂
@ancaamabas8554
@ancaamabas8554 4 ай бұрын
Ma aragteyyyyy....😂😂 Aduunki kunoshahy
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 ай бұрын
Ani xitaaa ma aqane😭😭😂
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 4 ай бұрын
Koko xabad kama taqan dadka islamka ah maxay tahay waxaas Arimaheena diini iyo maadi waa kadhisan yahay mn sh llh
@mohaniAkwac
@mohaniAkwac 4 ай бұрын
Mxa waxn diin io gaalnimo iska galay waxn islahyn le isko khaldoosaa😂😂
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 4 ай бұрын
@@mohaniAkwac Galo Andan kugu jirin Akhiro iyo aduun inad barato waa laga ficnyhy Qoftan diiniga kuma ficna Nabi muxamed Scw Marku dhintay intuu jiray waa nagtii garan wayday khasaro😏
@maryammacalinnuur4033
@maryammacalinnuur4033 4 ай бұрын
Adigu wadama muslimiintaa madxweynayashooda isheeg bal adoo google aaadin War mdax weyne hal iyo labo maahee lama wada yqaaano Teeeda kle asad iyo cidooda ayaa dagan sucuudi sidaas ayee ku yqaaniiin
@Uatimm_hs
@Uatimm_hs 4 ай бұрын
Been maaha ado islam ah ina gaalo barato dadku islamka oo caanka ad dafirto waba ceeb
@mohaniAkwac
@mohaniAkwac 4 ай бұрын
@@bushraindhadeeqa212 cayb maahan wax waala garan waaya
@hodoharun
@hodoharun 4 ай бұрын
Say Congratulations inanka every time you lose, why shout and argue. qoftan waa dadka aan hambalyada quudhin 😳
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 4 ай бұрын
Next video 2M celebration 🎉 Inta ku faraxsan like faqiired xitaa iisar👍 😅😂
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 4 ай бұрын
Wan garnay koko qararka iskada hadad garanyn aduu mcnheed amaaha inan anagu aqoon by by xaq bu ahaa game ka hmplo arimhena
@user-xw3yx9se3k
@user-xw3yx9se3k 4 ай бұрын
Ceyda iyo amiira qurux soo sameee wlllo asad hagio waan ku wataa
@mabsuudawil8851
@mabsuudawil8851 4 ай бұрын
Koko guuldaro necebaa qaado caawa waalagaa guulaystee
@bushraindhadeeqa212
@bushraindhadeeqa212 4 ай бұрын
Hogay ma waxay garan wayday boqor salmon ,yasir carafad iyo qadafi Naaa hogamiyaha islamka baro intaad gaalo bara naysid bisinka
@KhadarKeeyow-eo9yl
@KhadarKeeyow-eo9yl 4 ай бұрын
MBS hogamiye maqar saar ah waye duliga😂
@Mahomed--
@Mahomed-- 4 ай бұрын
Yasir caraf wadan ku madax wayne u yahay
@masbal9180
@masbal9180 4 ай бұрын
@@Mahomed--Phalastin ayu ka ahan jiray 😢😢Alle xornimadodi Ha u soceliyo
@Mahomed--
@Mahomed-- 4 ай бұрын
@@masbal9180 thank
@riyaq_Osman
@riyaq_Osman 4 ай бұрын
War Dumarlaand meydka noo jiija 😂 *Koko* Qaraarka jooji Dadka laso xulay waa caaan caan dhalay 2 aad taqaan lee miyaaa caan u taqaanaa kkk Qof *yaasir Carafaat* aqoonsan wayay yuu aqoonsan rabaa ohinta jooji sister Gymkana wax uu ku celis yahay malahan si *Toos* ah ayuu u badi 🎉 * Amiraheena* 🎉 Hambalyo Walalo
@RahmaApdirahman-xz9nn
@RahmaApdirahman-xz9nn 4 ай бұрын
Team koko dacwa nahy wey yartahe faced u keen 😂😂❤🎉
@Saabirmessi
@Saabirmessi 4 ай бұрын
Mbs maxamed binu salmaan Waa la yaqaana ninkaas Waa amiirka saudiga io wuxuu leeyahay kooxda reer England ee Newcastle United
@taysirjaamac5403
@taysirjaamac5403 4 ай бұрын
War kaas qofaa kaseen ma jiro ayda guul darro dhan ma ogolo 😭😂😂
@Saabirmessi
@Saabirmessi 4 ай бұрын
@@taysirjaamac5403 Haa nio Waa arkay 😂
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 4 ай бұрын
Team Arimaheena one👍
@fadumocali6908
@fadumocali6908 4 ай бұрын
Koko dadka way kala badiyan nagadaa khararka arimahena badiyey challenge noso same Asad pls ❤
@EmilyJacksom
@EmilyJacksom 4 ай бұрын
Koko waan ka xunahay asad iyo walaalkiis way ku khiyaaneen😢😢😢😢
@luisdias-uv8pq
@luisdias-uv8pq 4 ай бұрын
asadow gemkan Remaj waye nxt iskubalami ❤
@umyoussefarehman6304
@umyoussefarehman6304 4 ай бұрын
koko wey qaraartay ano ka yar a garanayo yassir carafaad iyo mbc
@idabdi1281
@idabdi1281 4 ай бұрын
Horta gabadha koko ah aad bay qaraar badan tahay game kana si caadi ah baa mooga badiyey dadkii ay gara weydana waaba dadka ugu caansan oo qof walba garanayo tankale koko waxaa leeyahay walahi asad suu ku jecel yahay oo kuula larabo Mar walba inaad guulaysato adna waxaa leedahay walaalkaa baa lajirtaa taasna waa khalad inta game uu kuuhiilayey Cadad maleh hadaa kan caawa wuu kula rabay inaa guulaystao marka isku xishood wll
@hajarahoussein2660
@hajarahoussein2660 4 ай бұрын
@koko bulle runteed wayee
@umubahja1748
@umubahja1748 4 ай бұрын
Uguhoreyo cawa wlh team asad is not easy hadaad team 27 ugu jeceshahy like dac kusii😂❤
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 4 ай бұрын
Hhh😂😂😂koko ii cadnanba wax ka qarar badan malahan teamka ayaga ugu qarar bdn maba ogolo guul daro qeylo ii xanaqaley isku daran
@XaliimoAbdulaahi-kf4zz
@XaliimoAbdulaahi-kf4zz 4 ай бұрын
2 million is coming
@simpacade9929
@simpacade9929 4 ай бұрын
Asadow Qoftan koko aH Runta Mrka La joogo GuuL daradaa Dhipyso mrksta in ay padisaa Rptaa kwrn HadaNe Qareeer Guusha io GuuL darada Mitaano wyeH Camerada ay ka a ordee kwrn saan wx ka pdeL Kookoo Eey✊🏻🖤
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle 4 ай бұрын
Gameka maxay u timid haday dhaheyso xiligaas ma dhalan!!! Ma dhalashaa laga hadlayaa dad caan ah baa laga hadlayaaye anagaa yaab aragnay!!!
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 38 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
SHEEG QOFKAAN DADKA TIK TOK CAAN KA AH AY GARAN WAAYEEN
18:09
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 507 М.