"Sheeg Riwaayadda Alla Aamin Ma Iisho sanadkay ahayd? " Weydiimo | xalqada 3-aad.

  Рет қаралды 114,396

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 159
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 7 ай бұрын
Asc, wariye gabdhaha waa gabdho xishood badan oo ay diintooda iyo dhaqankoodu ka muuqdo ee u daji in shaa Allaah...
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 7 ай бұрын
INSHAA ALLAAH MAASHA ALLAAH ENGENEER FAADUMO KAASLEE HAAYSO
@warsameahmed9441
@warsameahmed9441 7 ай бұрын
Wariya Fadlan qofka su,aasha ka jawabaayo haka waalin ee sifiican uugu sharax fursadhahiisa si uu ugu faaideysto adigo mahadsantahay.
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 7 ай бұрын
Wariyaha waa inuu Difaaca $$$ lacagta Waa inuu qal qaliyaa, Wax bilaash ah ma jiro
@zakariya9304
@zakariya9304 7 ай бұрын
Qofka su'aalaha la weydinaya ayaa la rabaa inuu asaga dhan iska indho tiro oo focus-ka saaro su'aasha, ninka hooyadaa ma dhalij lacagtana kulama rabo wax fahan awowe
@Ibrahimrashid1433
@Ibrahimrashid1433 7 ай бұрын
Wariye Abas wad mahadsanthy Qaabka wax udaadihineyso waa beelo lkn gawadha Aad Qal Qal galisay Awal Marin sii 👍
@NabilaMohamed-i6d
@NabilaMohamed-i6d 7 ай бұрын
Astaqfurulaah Subxanalah Alxamdulilaah Lailaha ilaalah Allahu Akbar 😢. Lailaha ilaa anta subxanaka inikunto mina dalimin 😢
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 7 ай бұрын
Mash Allah Mahadsinid ❤❤❤❤
@Y-ADIL
@Y-ADIL 7 ай бұрын
Masha Allah Fadumo gabar asturun aqoon Eebi siisay. 🧕
@omaraaniomaraani81
@omaraaniomaraani81 7 ай бұрын
Ina sha Allah 😂
@Aaliyamaxamuud
@Aaliyamaxamuud 7 ай бұрын
Team amiira inata musasalka soo fiirsatay ❤😂
@kobciyeservices12
@kobciyeservices12 7 ай бұрын
Ana fiirsaday amiir aa😂
@Aaliyamaxamuud
@Aaliyamaxamuud 7 ай бұрын
Ma ila argtey jaceyl faqiirad 😂😂 amira iyo ceyda
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 7 ай бұрын
😂😂
@Falaraharaac
@Falaraharaac 7 ай бұрын
Mxaa naga galay wxas sheegaysi abtiyow camal la aan baa ku hysa miyana 😂😂​@@Aaliyamaxamuud
@Aaliyamaxamuud
@Aaliyamaxamuud 7 ай бұрын
@@Falaraharaac hhhh adi yaa ku dirsaday marka hore ma isleday gaadhi dheerenaya aad ku socota cago dhigo bub🤫🤧
@kaahokader4664
@kaahokader4664 7 ай бұрын
Dahabshiil iyo Astan tv alaha ka ajarsiiyo
@SalmaAwil-e1u
@SalmaAwil-e1u 7 ай бұрын
Msha Allah hore u socda astaan tv
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Masha Allah ❤
@engafrah
@engafrah 7 ай бұрын
Qur'aanku wuxuu ka kooban yahay 60 Xizib ma ahan Xisbi ee waa Xizib
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 7 ай бұрын
Mashas hadii lugu geynlaha lacagta masoo doobanleheed
@LexlutherVII
@LexlutherVII 7 ай бұрын
@@mohamadmakaraan237 😂😂
@Xarshiite
@Xarshiite 7 ай бұрын
HAda wax faqi u dhaxeeyo maba shegin hadii si lo firiyo adaba qaladay xisib mesha ah xizb kaliya waxaa siyaado ah i ugu danbeyso
@H.A.M320
@H.A.M320 7 ай бұрын
Barnaamijkan sida loo codsado iyo meesha laga codsado yaa igu caawin kara inaan kaqeyb galaan jeclaan lahaa haduu Alle ii'sahlee.idinkoo mahadsan👍👍
@khadraali6944
@khadraali6944 7 ай бұрын
Bisha ramadan inta ay san bilaaban baa beejkooda Facebook lasoo dhigaa❤
@shukrinuur1334
@shukrinuur1334 7 ай бұрын
Wll Ramadaanka ka hor baa link Facebook la soo dhigaa meeshaas ayaa ka codsan kartaa waana waqti kooban codsashada
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Wcs welcome Brother ❤
@LiibanHassan-nn4md
@LiibanHassan-nn4md 7 ай бұрын
Insha allah mansha allah
@Maahinoor_113
@Maahinoor_113 7 ай бұрын
Inshallah mashallah team shamuuri😂😂
@faizaibrahim8358
@faizaibrahim8358 7 ай бұрын
Aniga u bahn in an kuso qeyb galo ee inte imanaya❤
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 7 ай бұрын
Shumuuri walashi jogta cawa
@shaxaariyada
@shaxaariyada 7 ай бұрын
😂😂
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 7 ай бұрын
Asaga seinab waale weey aminte maskinta inu uqashaayo cml😅
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Ramdan Mubarak ❤
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 7 ай бұрын
wariyaha waxan ushegaya shakiga aad ku abuurayso jooji mise lacagta inaanad qofka siinin baad kusoo talo gasheen
@ummaisha876
@ummaisha876 7 ай бұрын
Ilmahaaan waxba lama soo baro ,barnaamijkaan waxuu na tusinaa aqoon la,aanta haysato dadka soomaaliheed.Aad ayaan uga xumahay. Ilaahay dowlad wanaagsan oo manhaj dheellitiran u samaysa ha u keeno, wallahi saan talo ma aha
@KhadraAbdi-md9hs
@KhadraAbdi-md9hs 7 ай бұрын
Absolutely!!!
@MohamadMaslax
@MohamadMaslax 7 ай бұрын
Angola waxa lagaa hadlaa burtuqis
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 7 ай бұрын
Ilaa 500 Luqad Baa Loga hadlaah Lkn burtaqiista Ugu Badan Hadal Kooda
@zakariya9304
@zakariya9304 7 ай бұрын
​@@maidahassancabdulhi635"luqada rasmiga ah"
@XasanDucae
@XasanDucae 7 ай бұрын
riywaada Alla aamin ma iisho waxaa curirey abwaan axmed saleebaan bide waxaan la.curiy 1964
@Bile.sharif
@Bile.sharif 7 ай бұрын
Barnaamijkaan maka qeyb gali karaa astaan tv
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@calimaxamedcisman3021
@calimaxamedcisman3021 7 ай бұрын
Waxaa la soo bandhigay sanadkii 1964-kii
@DALJIRE01
@DALJIRE01 7 ай бұрын
Su'aasha diinta in laga hormariyo mid somali ma waxay ka dhigan tahay in islaamnimada wax ka horeeyo ay jiran😢 subxanallah
@mandekmohaabukar272
@mandekmohaabukar272 7 ай бұрын
Acuudka wuxu waa su aalo wa leysku dhex qasaayaa meesha aaday maxe thy
@abdisamedhassan9315
@abdisamedhassan9315 7 ай бұрын
Waa walatay sualaha side ukala fudud yihiin ee ukala horeyaan si ee ukala lacag bataaan
@niini7270
@niini7270 7 ай бұрын
Isdaawe mentak ahan uxanun santahe
@DALJIRE01
@DALJIRE01 7 ай бұрын
@@mandekmohaabukar272 diintada u gargaar
@DALJIRE01
@DALJIRE01 7 ай бұрын
@@abdisamedhassan9315 diinta wx ka fudud ma jiran hdu qofku barto ee diintada u gargaar
@hodanhodan8863
@hodanhodan8863 7 ай бұрын
Mash alaha wall
@sayidaxmed1655
@sayidaxmed1655 7 ай бұрын
Faadumo ma aheyn qof ka qayb qaadan karo barnaamijyadan oo kale, xataa macallimad ma noqon karto waayo iyadaa isla hadleyso
@rahmamohamud8106
@rahmamohamud8106 7 ай бұрын
Waa iga qoslise walahi😂😂😂😂
@Macmacanka
@Macmacanka 7 ай бұрын
Niyow adigaba ka cabsinayo tartamaha fadalan jawabta ka dhageso 😢
@aladifmohamedabdi8694
@aladifmohamedabdi8694 7 ай бұрын
Faamey mad Aliyow maxaatiri maad i bartid😅 walaaley keep up❤
@XafsaSaacid
@XafsaSaacid 7 ай бұрын
Sidee loogu qeeb gali karaa barnaamijkan
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 7 ай бұрын
CABAAS GAWADHA ADAA QALQAL GILIYI SHAKIYAA IIGA JIRO AAY KU DHAHDI DAD WEYNAHAAN UDHIIBANA KADIBAA DHAHDI 4 INAAAY KUUSAXAN TAHAYAA LAGA YAABAA QAL QALKA ADAA GILIYI
@armyloveyusuf8320
@armyloveyusuf8320 7 ай бұрын
Haaaa wllhi
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 7 ай бұрын
Nabi haaruun cs
@rahmamohamud8106
@rahmamohamud8106 7 ай бұрын
Tan waa shamuri walashis Insha Allah and mashallah kucelcelise😂😂😂
@abdulkadirosman3776
@abdulkadirosman3776 7 ай бұрын
When you ask the question don't make the person second guess themselves and just ask the question
@osmanabdi6880
@osmanabdi6880 7 ай бұрын
WalaalIYAAL XIZBI MAA HEE XIZIB DHEH😂😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
❤ csw❤csw❤csw❤csw❤
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 7 ай бұрын
Tabiyaha barnaamijka hadalkiisa badan iyo su,aasha uu kusoo celcelinayo ayaa barnaamijka dhadhanka ka qaadayo, ee astan dadkaan barnaamijada aad u dhibeysan soo diyaariya.
@ristolike7030
@ristolike7030 7 ай бұрын
ASTAAN SUALAHA WAX DADKU WAX KA KORARSANAYO DADKA WAYDIIYA FLIM IYO WAX BILAAMACNA DADKA KA DAAYA
@AbdullSUKELAHilow
@AbdullSUKELAHilow 7 ай бұрын
Fatush keep going abayo❤❤❤❤❤❤
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 7 ай бұрын
Waa cabdullaahi binu mascuud
@aishaabdikadirsalah
@aishaabdikadirsalah 7 ай бұрын
in ka qeyp galo hdan ubahanhy xgee kla xiriiiri kara aplease isoo sheegaa😢😢😢
@Deeqacabdulqaadir
@Deeqacabdulqaadir 7 ай бұрын
Sanadka kale sug sanadkaan wuu dhamaaday
@mohamedaden2083
@mohamedaden2083 7 ай бұрын
Asc Ramadan Mubarak astan tv waad ku mahadsan tihin barnamijka waydimo sida aad nogu soo gubsan lakin marka aad sadexda chance ee kala ah in aad qof wacan karto wakhtiga 30 sekin ah marka aad qofka u sharaxdan su,aasha jawabta marku gudo galo 30 sekin siya wad mahadsan tihin
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 7 ай бұрын
Ruwaayadii Alla aamin ma iisho sanadkii 1967 ayuu soo saaray Abwaan axmed saleebaan bidde
@XamzaMaxamed-dw7lg
@XamzaMaxamed-dw7lg 7 ай бұрын
Wlll lambarkaaga iisoo qor Inanta xidhay toobka huruda ah eee sanka dheerayd
@zaynabahmed8042
@zaynabahmed8042 7 ай бұрын
Astaaney aqoonta filimnta ajaanibta ku jrta mxy thy
@HAMZAAbdullahi-t6w
@HAMZAAbdullahi-t6w 7 ай бұрын
Cabaas u supposed to help her because poor shy girl has got difficult talking Alah bless her
@Naciimo433
@Naciimo433 7 ай бұрын
Suaalaha maala yacnigaa ka dhaafa barnaamijka
@namelos2963
@namelos2963 7 ай бұрын
Bal kawaraan hablahaan xijaabka xidhan hadii dhegta loogu shegayo😮
@sakiyajama1632
@sakiyajama1632 7 ай бұрын
Gabadhan sibee caajis utahy yarabi fadumo xayi iskadhig
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 7 ай бұрын
Barnaamijkan free miya mise lacag ayaa dhiibeysa iga daba geeya bal 😊
@Deeqacabdulqaadir
@Deeqacabdulqaadir 7 ай бұрын
Free waaye
@mariaahmed8985
@mariaahmed8985 7 ай бұрын
Gobolada barnaamijka ha la keeno
@aishaadaud2612
@aishaadaud2612 7 ай бұрын
Kan wariye ma ahn dadka waaka qalqaalisaa maanta oo dhan waaku calaacale go'aanka u daa walalo sidan ma qurux badane
@sacdiyocabdiwali4426
@sacdiyocabdiwali4426 7 ай бұрын
Shaafi mahamud ali❤
@zalmitabea8371
@zalmitabea8371 7 ай бұрын
Qof wx bartay😂 hdna english aqon somlia lsga hela
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 7 ай бұрын
2 qaawan waa utoostay wexey kasoo xigteen amiiro qurux inta fahantay😅😅😅😅😅😅😅
@AbdiQaadirabdilaahi-n6x
@AbdiQaadirabdilaahi-n6x 7 ай бұрын
Laba Qaawan way u toostay sx ah 😅😅😅
@ibraahimdhaqane
@ibraahimdhaqane 7 ай бұрын
Riwaayada alla aamin maniisha.Waxaa lacuriyay 1963 waxana hesaheeda laduubay.1976
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 7 ай бұрын
Mars
@zaynabsurad8872
@zaynabsurad8872 7 ай бұрын
Ismaba laheen naag mar yaha so dhigaty ineey meel gaareyso
@umalkhayrahmed9753
@umalkhayrahmed9753 7 ай бұрын
Asc
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 7 ай бұрын
Riwaayadda alla aamin ma iisho waxaa lasoo bandhigay sannadkii 1962 kii ,waana baxsan iyo maxamed yusuf
@namelos2963
@namelos2963 7 ай бұрын
Shafici maxaad kaga soo celcelinaysa hoos u akhriso😮😮waad na washee😮😮
@daawade2386
@daawade2386 7 ай бұрын
Dadka Su'aalaha dadaadihiya waxay halis igu jiraan il waayo dadku Wanaxayan marka ay garan waayan su'aalaha
@AbdullSUKELAHilow
@AbdullSUKELAHilow 7 ай бұрын
Wlsha dhaba Amiraa waxbakamagalin😮
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 7 ай бұрын
Xishoo
@Youtupekala_aasameysty_asxabta
@Youtupekala_aasameysty_asxabta 7 ай бұрын
A oo ronaldo eh waaye
@nuura2755
@nuura2755 7 ай бұрын
D waaye
@nuura2755
@nuura2755 7 ай бұрын
Cristyiano 2 kook kaliya waaye real iyo Manchester waaye
@nasiragua294
@nasiragua294 7 ай бұрын
war naga tag dad enerji hayo meshaa keena nio wax wada xishoo nayo keenteen
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 7 ай бұрын
Hal saac halaga dhigo Iyo week hal mar hala Joogto iyo kucelis, Tan kale suasha shacabka . wariyaha Hadhaho, shacabka Hadii uusan garaneeynin, yuusan Codeeynin
@ilhaansamaara8402
@ilhaansamaara8402 7 ай бұрын
Meeqa saac ayuu soo galaas
@Abassomar8335
@Abassomar8335 7 ай бұрын
Laba qaawan isma qaadan
@abdirizackabdulkadirhashi4973
@abdirizackabdulkadirhashi4973 7 ай бұрын
Hhhh 😂😂😂 waa u tostay eee wa mida iga qoslisay
@Ciiltire1960
@Ciiltire1960 7 ай бұрын
D-Clarence
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 7 ай бұрын
Calenseedorf
@aminayusuf-l5g
@aminayusuf-l5g 7 ай бұрын
A quran 60 xisib
@Faizamaxamed-sd6is
@Faizamaxamed-sd6is 7 ай бұрын
👍👍👍👍🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉
@SahroJamac-yb9cy
@SahroJamac-yb9cy 7 ай бұрын
Waa carastiyano runalado
@NAAJIMEDIANETWORK
@NAAJIMEDIANETWORK 7 ай бұрын
Barnamiskan lacag laan ayaa soo wajahday sida muuqata wayo waxeey sameeyen qiyaano ah in qofna usan lacag ka qadin taas o ah in ay adkeyen sualaha qasatan sualo an wax faido laheyn oo xita qofku wax fikir ah ka heysan in la weydiyo marka qofku guleysa rabo Waa barnamis laga rabo kaliya magac sida muqato 😂😂😂😂😂
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 7 ай бұрын
Caasimada dalka japan A
@maxcali863
@maxcali863 7 ай бұрын
war kan iyaal suuq waaye asaga ba dadka qaldaayo 🤣 Sadaxdaada isticmaal, ha aaminin.
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 7 ай бұрын
Ninka barnaamijka hadidanayo waa baro sey tahay ayuu uwadaa.
@Mamar6310
@Mamar6310 7 ай бұрын
Waxay ahayd 1962 0:35 alah aamin ma iibso WAXAA Ali Fay ABWAAN axaned saleebaan bidee
@LuulXasan-o4b
@LuulXasan-o4b 7 ай бұрын
Daacay dhaha daacsay wxy😂
@zakijacfar7803
@zakijacfar7803 7 ай бұрын
Xisibi ma ahan waa xizbi
@salmanyare9348
@salmanyare9348 7 ай бұрын
1964
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 7 ай бұрын
Waa ruwaayaddii ugu horeysey ee uu curiyo abwn axmed saleebaan bidde 1963dii ay ka horeysey ruwaayad la odhan jirey cadow iyo caashhaq lkn may tisqaadin
@AbdorahmanSorre
@AbdorahmanSorre 7 ай бұрын
Labo qaawan waa u toostay 😅
@user-ugaasonuur
@user-ugaasonuur 7 ай бұрын
Asc kusoco
@sahlahassan4159
@sahlahassan4159 7 ай бұрын
Ee wAxni isgadadka rejada kadilaya
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Sorry
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 7 ай бұрын
King of horor C WAAYE
@SadiiqCabdoow
@SadiiqCabdoow 7 ай бұрын
Wariye gawadha adaa qalqalgaliyay
@Ciiltire1960
@Ciiltire1960 7 ай бұрын
Portogese
@ibraahimdhaqane
@ibraahimdhaqane 7 ай бұрын
Jaab celin isodira
@zakariya9304
@zakariya9304 7 ай бұрын
Nio su'aalahaa fududaa 💀💀... dadka la weydinayana daminsanaa... 💀
@fartun9503
@fartun9503 7 ай бұрын
Sax
@fuadsaedmohamedalimadar3499
@fuadsaedmohamedalimadar3499 7 ай бұрын
Azc saad dadkad wax waydiinaysaan usoo xulatan .
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 7 ай бұрын
Daadihiyaha barnaijga asaga dadka marin abaabinaya gabadh seynab iyada oo saxan buu marin habaabiyey waxuu ku sameeyey qalbi jab
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 7 ай бұрын
Ma Xamar baa mis3 waa dalka Somaliland meesha Barnaamijkani ka socdaa.
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 7 ай бұрын
Labadaba waa somaliya
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 7 ай бұрын
​@@mohamadmakaraan237mxaaa ka,Dhigay Somaliland waa dal madax banaane.
@Anfac__anna
@Anfac__anna 7 ай бұрын
Waa moqdisho
@NajmoCudoon-hi6iu
@NajmoCudoon-hi6iu 7 ай бұрын
Dalka kulahaaa 😂😂😂
@KingHamada1
@KingHamada1 7 ай бұрын
Filimkaa dhulbahanta soo gaba gabeye 😂
@bahjobashiiradem9495
@bahjobashiiradem9495 7 ай бұрын
Wariye waxaan waa qalad dadka udaa maskaxdoda waad qalqal gilineysaa
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 63 МЛН
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 8 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Safarkaygii Janaale - Beeraha mooska ee ugu weyn Soomaaliya 🇸🇴
30:24
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 250 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 06 11 2024
15:50
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
#farxiyotawakal VLOG SUUQA #BAKAARAHA IYO DAHABKA QIIMIHIISA👑
15:19
FARXIYO TAWAKAL
Рет қаралды 29 М.
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 23AAD
26:14
Universal TV
Рет қаралды 259 М.