SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 4💔💔💔

  Рет қаралды 81,190

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Күн бұрын

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 4
=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 526
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Subscribe, like, share FADLAN MAHADSANID!!!! Igula saaxiib Instagram @ayubaxmed
@abdiwahidhazzan9666
@abdiwahidhazzan9666 2 жыл бұрын
Alla ayuubow intgaramka maka soo wacaa shekadan sidan iguma dhadhamaysi
@aadilaadunyo6019
@aadilaadunyo6019 2 жыл бұрын
Macalin ayuubo qeybti 5aad soobobsi si deg deg ah hadi kale caawa hurdo maleh
@nfsocali8361
@nfsocali8361 2 жыл бұрын
Ustaad cashirada englishka aakaasugeeynay aaway
@ashrafabdalla3454
@ashrafabdalla3454 2 жыл бұрын
First love wax lo dhigo maleh ee naku wad shekada🥰
@Hidaya_275
@Hidaya_275 2 жыл бұрын
Ayub wall qali gabadh walasha ban ahay icawi oo talo isiii 😭😭
@cadarahmed7482
@cadarahmed7482 2 жыл бұрын
Finally alxm imisaan sugayay i wish rafaadkas kadib inay thy suhayb iyo saajid hooyadood🤲💘
@inawadaad7000
@inawadaad7000 2 жыл бұрын
😜😂😂😂😜😜😜
@Ubahapdilahi
@Ubahapdilahi 2 жыл бұрын
Wllo imika ma xaaskiisa
@naimaabdalla6630
@naimaabdalla6630 2 жыл бұрын
@@Ubahapdilahi i wish weeye yacni waa rajayn saa umalynyo manoqon xaaskisa..
@faisahassan9549
@faisahassan9549 2 жыл бұрын
Ilaahayoow happy ending ay leedahay
@fariihaadam7875
@fariihaadam7875 2 жыл бұрын
Maaha wll sidan filayo
@djmahir9411
@djmahir9411 2 жыл бұрын
qisada qiso u dhaw baa igu dhacday Alhamdu lillah qoftii an jeclaa way iisoo noqotay Ustaad adna wish u de best🙏🙏🙏
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 2 жыл бұрын
Ayuub sheekooyinkaaga talooyinkaaga dhamaan waan jeclahay. Nin waxaa tahay aad uqiima badan horay usoco Allaaha kuxafido aamiin
@hananabdulle4455
@hananabdulle4455 2 жыл бұрын
this is story is amazing subahanallah, can't wait pt5.
@xanancali7920
@xanancali7920 2 жыл бұрын
Hooyo la'aan aad ayee u xuntahy wx ku fahmaayo Hooyo aa kajirto😢😢😢😢😢 Aad ayaan ugu xumahay wxii ku dhacay gabadhaas
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Subxanallaah ustaad ayuub imtixaan ayaad soo martay alxamdulillah aadka gudubtay
@raxmomaxamed4977
@raxmomaxamed4977 2 жыл бұрын
Alaah alaah walaahay qof aad udulqaad badan ayaad tahay Waxaan rajeeynayaa inaad heshay gabadhaas sida aan dareemayo Hadiise aadan helin cashar ayeey kuu aheeyd Waan kusalaamayaa walaal qaali ah adiga iyo famaligaaga Qeeybtakalana waan sugayaa i.n Lkn 30daqiiqo kasoo dhig video xiga ina abti
@istarliinabdi4473
@istarliinabdi4473 2 жыл бұрын
Walhi wan la socda barnamijka wilkan wxan ka qatada hadaldisa faidoyin badan masha allh walhi waxan jclan laha rag manta jira iney sas noqdan kly manoqon karan Caqliga iyo kartida wa deq alle baxiyo alle ha xifdiyo wll suhep Ahmed sharf kor kaga
@asmadegan2118
@asmadegan2118 2 жыл бұрын
Waa qisooyin dhaca oo aad ugu badan soomalida mana aqaan sababta layskugu diido dadka is jecel . Waad ku mahadsantahay ustaadii❤.
@halwohersi6152
@halwohersi6152 2 жыл бұрын
So sad walhi waaa sheko murigo leh. Dhanah xisaleh waan qiso jacela thanks ayub
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 2 жыл бұрын
Waa Sababta Aan Jacaylka Uga Xanaaqo waa Dumurku waa Qiyaamo badan Yihiin ( wali wax Danbe maan Jeclaan ) Qissana wat ugu Dhacday mid la mid ah
@fatmaahmedmohammed3608
@fatmaahmedmohammed3608 2 жыл бұрын
Why am I crying 😭😭😭 sooo much are you ok taking about this opening up to your past must be sooo hard 😩😒
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
It's really hard.....but some stories are worth telling, some people write about their lives.....I might die tomorrow, but my story will live on as a lesson for someone who might go through a similar situation.
@nathiraabdi983
@nathiraabdi983 2 жыл бұрын
Really It's so awfull😪 may allah protect to you
@deqamahmud3531
@deqamahmud3531 2 жыл бұрын
Ana xeebta lugeynaya iyada xabsibey kujirta 🥺 Subaxana allah
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 2 жыл бұрын
Aduunkuwaa imtixaan cajiibkeeda leh ayub nolol adag ayaa soo martay runtii sheekada noloshaada meelo bdn ayn ka simanahy xaladaan tu la mida waan soo maray mishaakilkedana weli dhexdaan ugu jiraaa Allah raxmaan nolosha ha inoo saqiro guul iyo gubonimo ayn kuu rajeynayaaa vedio ga markaaa soo dhigtay hore ayuu igu soo dhacay wallow jaanis u waaayey 7 hours ayaa ksoo wareegtay iminka ayn jaanis u heley kama daaalo daawashada taariiqda noloshaaada iyo vedio yadaada kle maaalmo bdn ayey i siiisaaa thank you any time
@NazAxmed
@NazAxmed 2 жыл бұрын
Your story is sooo painful … soubhan Allah! She was from a VERY BAD FAMILY 😭😭😭
@fathaalim7750
@fathaalim7750 2 жыл бұрын
Ilaahy ha ku xafido abti qali abaalkagna jano ha ka dhigo ❤️
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Ax waa qiso xanuun badan wllhi😭😭😭😭😭talow mx dhalaanka loo dhibay inanta yar ee Rajadaa mx saas loogu galy Wll noogu soo dhakhso waan lasocdaa I can't wait part 5 Waa inan aad ucaqli badan ayub
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Bahda suhayb saajid jimce kariim
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Jimca wanaagsan wllky
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
Haaa waa runtaa walaahi
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
@@ayubAhmedPodcast jimco wanaagsan
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Jumco mubarak bro😇
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 2 жыл бұрын
@@ayubAhmedPodcast Part 5 can't wait my brother. Waa tarikh xanun badan.
@Rawdia_
@Rawdia_ 2 жыл бұрын
I can’t wait part 5💔
@hafsoabdiwahid9995
@hafsoabdiwahid9995 2 жыл бұрын
I love your story 🥰tnx for sharing walaiga🤷‍♀️
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 2 жыл бұрын
I just subscribed, I am all catch up and can’t wait for part 5, I am addicted to this story
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Jacayl xaasid ma waayo Waligii. Jacaylkuna waa waayo arag oo qof Nasiib laa soo mara Jacaylka. Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay qalbigaaga iyo waayaha noloshaada jacayl eed nala wadaagtey
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
waaba kan ugu xaasidka badan
@hanan5639
@hanan5639 2 жыл бұрын
Ala jecelow😔 Ani shekadan waan kuhaystaa Jimco wanaagsan walaalkey💞🙏🤴
@zamzamaadan3640
@zamzamaadan3640 2 жыл бұрын
Ayy mansha allh ana uhoreeyo thnks our teacher🙏🥰❤
@hazamiahmet7253
@hazamiahmet7253 2 жыл бұрын
We are all looking forward to the next episode as well Go ahead my bro
@suhraccasiis2798
@suhraccasiis2798 2 жыл бұрын
qofkii ugu horeeyey ustaadii wn ku salaamay
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
waan kaa qaaday Ugaas
@ahaapahlaam55
@ahaapahlaam55 2 жыл бұрын
Oh my God it's Amazing Story Plz go part 5,6,7,8,9
@allexusinbdan5101
@allexusinbdan5101 2 жыл бұрын
Mash allah qiso xanun ah wlh 😭💔cajiib Allh haku barkeeyo dhmn fmly
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Abaaye mansha allaah wixii wanaagsan baa ladhahaa qiso xanuun badan mansha allaah ma ahan oo xanuun qof soo maray ah lkn alxamdulillaah haduu hada kagudbay waqtigaa adkaa
@mohammedNasri7
@mohammedNasri7 2 жыл бұрын
This story is so amazing
@nalkaxeyle9179
@nalkaxeyle9179 2 жыл бұрын
markan caqabad ama xanaaq dareemayo hurdo ayaa igu soo degta waxa kawada mid nahnay dabcigaas Allaha ku xafido ustaad Ayuub
@hipoabdillahi1259
@hipoabdillahi1259 2 жыл бұрын
walahi ayuubooy ani waxan kula qirayaa inaad markaad qofka jeceshahay meelkasta waad umaraysaa dad aanad hore u aqoon bad baranaysaa rabbi qalbigeeena haynoo qaboojiyo
@umufatuma7472
@umufatuma7472 2 жыл бұрын
Ayuuboow walahi aan xanaaqo ama murug iyo culays aan dareemo hurdo baa igu soo dagi Alxamdullilah anoo qaboobayna waan soo toosaaa
@indhodeeqa4058
@indhodeeqa4058 2 жыл бұрын
ilaahay khayra badani haku siiyee
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido Soo Boobsii Way nagu socotaaye
@idmanabdi6910
@idmanabdi6910 2 жыл бұрын
💯😭😭 prt 1 ilaa 4 dhgesanyy ilhow qisada gul ku dhmey
@wardabintuosman2703
@wardabintuosman2703 2 жыл бұрын
Wlhi qisadan is daan uga helay waa qiso cajiib ah runtii wll laso dhaqso part5
@yussufjamiilofficial3649
@yussufjamiilofficial3649 2 жыл бұрын
Waa qiso caajib ah mudane ayuub ahmed aad adeeg iyo karti un bad kasi qaday nolasha kuma xumeyso. Waliga horey u soco
@najmaaxmed8439
@najmaaxmed8439 2 жыл бұрын
Your story is so Amazing. Sometimes love is pain 🥲 part 5.. loading
@marwaahmed7200
@marwaahmed7200 2 жыл бұрын
That's how the world learns from you 😩
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Life teaches golden lessons to those who benefit........
@shukriabdirizak6368
@shukriabdirizak6368 2 жыл бұрын
@@ayubAhmedPodcast wlh mombasa anaa joogo aduunkana jacayl ayaan unecbahay hada magaalada aan kunoolahay ayaanba soonacay alx lkn casharo badab ayey nolosha iga bartay
@zeinabyussuf1991
@zeinabyussuf1991 2 жыл бұрын
@@ayubAhmedPodcast that is true ayub walaahi sheekadaada cashar baan ka bartey waxaan ahey hooyo waxaa ii joogo teenagers Wiilal iyo gabdhaba leh gabdhaha saxiib baan la ahey laakiin wiilasha maya sheekadan waxey I dhaxalsiisey inaan wiilasha lasheekeysto weydiiyo iney jaceyl leeyihiin iyo in kale aan dhaho hooyo hadaad damacdaan xiriir inaad sameysataan ha igaqarinina ilasocodsiiya aan isku meel ka duulno Waxaan kaloo sheekada kabartey inaan maal galin usameyo oo iyagoo waxbaranaya ey shaqeystaan ayub hooyo good lucky this story looks as a golden training
@wacayzmoon4593
@wacayzmoon4593 2 жыл бұрын
​@@zeinabyussuf1991 msha allah mom alle haku barakeeyo
@KhalidFuleelo
@KhalidFuleelo 2 жыл бұрын
😭😭😭 ilmo caadiYa iga Timid 😭😭😭😭😭 Part 5 InshaaaaaaaaaaallllaaaaaaH
@Hareedo
@Hareedo 2 жыл бұрын
Masha Allah wa aduun iyo imtixaankisa aniga jaceylkii igu horeeyey waraaq derbiga iga soo tuuri jiray galabtiina goobta shaqada. Ayuu soo hormari jiray si u ii arko lkn waxuu aha qof aad iga da weyn aqiiran waxan ogaday inow naag kale qabo niyad jabkan ka qaday ila hada wax ma jeclanin wala i jecladay lkn ma aminin 😭😭😭😭
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 2 жыл бұрын
Wlhi illaheey ayaa kuu nimceeyey walal hurdo la socoto hhhh aniga intaan walwalsanahaybo ma hurdo masha allah allaha kuu siyaadiyo
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Supxnallah ileen somalida kuwa cwan ahaa jiran illhow nocaz musliminta kqabo😰💔🤲
@saciidoabdirisaak282
@saciidoabdirisaak282 2 жыл бұрын
I can't wait part 5 😰💔
@abdirahmansulub8848
@abdirahmansulub8848 2 жыл бұрын
Si fican ayay u socota shekadu sugi la,ahey 5 waxan umaleynaya shekadan markan ufirsadey inaad is heshen gabadhaa wngsan 👍khaladna haiifahmin ayub
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
wllky maya qalad kuma aadan hadlin hadalku kuu furan
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 жыл бұрын
Ustaad qisadaadu waa mid qalbiga taabanaysa annagana cashar nooga dhigan😭😭
@sahranura741
@sahranura741 2 жыл бұрын
Qalbigaa kadareemay qeebtaan 4 😭🥰👍
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
Ana ugu horeeyo kor an ka arkay notification 🤣🤣 horan kaso racay
@umucazam964
@umucazam964 2 жыл бұрын
Dabeecadas xajigeyga leh wllahi markaan is ku boqno wuu hurda asoo kalmad iidhihey ilaove you xaaji
@sucdiina7399
@sucdiina7399 2 жыл бұрын
I can't wait episode 5🥺
@ayubfeisal6514
@ayubfeisal6514 2 жыл бұрын
Mahadsanid xalay ilaa hada sugaaye 😂
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 2 жыл бұрын
Suhayb ilaahay dartiii baaakuutaaageeraa
@abdulahiahmed4589
@abdulahiahmed4589 2 жыл бұрын
Please part 5 laspo dhaqso pro maanta ayaan Lugo soon biiray mahad sanid gull ayaan kuuri Kenya prother
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
haye wllky
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
Qof walbo Oo Jeceyl So Maray Aan ku Guuleysan Qalbigana Weli Ku hayaa Jeceylkaas Waxaan Rajeynaa Ilaahey Inuu Ku sahlo Jeceylkaaga Aduunkana Faraxa ii jeceylkaaga aad u sabartay In aad Ugu guuleysatid Inta qalbiga holcayaa Aniga aan ka kow ahayna Allaah swc hanoo Dejiyo qalbigeyna Yaarab
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
Amiin amiin walalo qaali shukran
@degandesigns959
@degandesigns959 2 жыл бұрын
Waxan aad uga xanuunsaday inantu hooyo may lahayn 😭😭😭😭
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 2 жыл бұрын
Waxy dhibtano dhan u maraysa waa hooyo la aanta wllo🤦🤦🤦
@mssdaimon3200
@mssdaimon3200 8 ай бұрын
Ax wlhi waa qisoo xanuun bdn wlhi Wllkey 😭😭❤️🤦🏽‍♂️
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
wllo berigaa telefoon 📱 majirin miyaa ?
@TALLMAN114
@TALLMAN114 2 жыл бұрын
Aad ba u mahadsan tahay zxp film waad ka samayn kartaa hadaad videoyada isku soo wada darto hal clip ka soo dhigto suhayb saajid soo dhig isaga subscribe badan lehe insha alalah guul marwalba
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 2 жыл бұрын
Waa arin xanuun badan qof walbaana waa ku jirtaa qisa diisa qeeb xanuun leh waxaa sugaaba waa qeebta xigtaa cawa noo so gali qeebta 6 xaad walal
@khaalidraage5800
@khaalidraage5800 2 жыл бұрын
jacaylk xanuunkiis soo marnay, nolosheena maalmihii ugu adkaa bay ahayd, lkn alxamdullilaah Alle ayaa mahad iskaleh waxaan ka baranay casharo farabadan
@maryammohamed3034
@maryammohamed3034 2 жыл бұрын
MashaaAllah waa qiso aad xiiso u leh keep going bro
@umumiskiinchannel9389
@umumiskiinchannel9389 2 жыл бұрын
🤣 Qofba mesha igaga jiro ayan ku qoslay sorry it’s painful wlh Alxamdullilah Ilahayow qalbiyadan jecelnahay hanagu dhibin Amin Allahuma salli wasalim cala nabiyyinna muxamad
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
Hhhh waa run deeh ilaahow nin na jecel hano waayin wilasha somalida jacyl way nawada siin lahayene wa dad niyada ka buka kaad aragtid wa dhawacnyahy😂
@salmandahir8313
@salmandahir8313 2 жыл бұрын
Alla xanuun badanaaa Maxay Dantu Ciishay Wiiloo.... Dulqaad Iyo Deeq Lahaayoo.... Guulayso ustaad badal ka qayr badan inshs allah hddii aad reer iyo ubad leedahayna allah kuu barakeeyo
@drsrayaanxuseen5802
@drsrayaanxuseen5802 2 жыл бұрын
Hadaa raadinayey shekadaas ayuub wllo allah haku sharfo videowyadaada dhiirigalinta ahna runti kama daalo
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
Mombasa ayan kaso salamaya ayuub shekadadana wanla socdaa🥰🙏
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah habaryer. Jecel qofkii yaqaan aya micnihisa garan
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Жыл бұрын
Al waa malin jimco ah salada dux sotukarday intaan jojiyey 3ptkabilay hadan waxaan darame shekadan in aytahay mid an ilaawikarin
@anizaabdullahihassan3768
@anizaabdullahihassan3768 2 жыл бұрын
Alla maxabsi bee dartaa ugashy wlhi true love aa soomarteen😭😭😭
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 2 жыл бұрын
Aadba u sugaayay qebtan 🥰❤️ mahadsanid wllo
@asmasuleiman9370
@asmasuleiman9370 2 жыл бұрын
Nolosho waa wada duruus midhan. Mid kastana ka raba inad si gara ula dhaqantiid.
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 2 жыл бұрын
Jaceyl xabsi gelay ma fuduto wlhi ayub sxp qiso qiiro io dhiiri gelin leh soo marty wlhi
@suleeqo8030
@suleeqo8030 Жыл бұрын
Waa qiso cajiiba qalbiga I xanunayo wllhi
@shkurimohamed3752
@shkurimohamed3752 2 жыл бұрын
Sheekooyinka jacayl waa xanuun hadana waa mcn
@wayahacuzub3014
@wayahacuzub3014 2 жыл бұрын
Alxamdulilah sxp qali Aniga sheekadado kle Way iso martay lkn xogaha way kala duwan yihiin anyway mahdsanid sxp
@abdullahiahmedmohamuud325
@abdullahiahmedmohamuud325 2 жыл бұрын
Masha allh ayoub axmed sheekoyinkaga marki shaqada ka so baxo aad u dhegensada waliba ano qalbiga ka dhegensanayo guuleyso walalkey
@madiinaabdixuseen104
@madiinaabdixuseen104 2 жыл бұрын
Ayuubow run ahaatii adiga dartaa dhib wey umartey gabadhaan ileyn adiga darteed laguma garaacin lagumana xiran
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 7 ай бұрын
😢😢 Halke kudambesay Gabartaas
@shukricabduqaadir608
@shukricabduqaadir608 2 жыл бұрын
Qof wliba wuxu leyhy qiso xanuun bdn😢
@zakariyehussein2002
@zakariyehussein2002 2 жыл бұрын
Wlllhi waan ka naxay qisadaada
@foziasheikh4654
@foziasheikh4654 2 жыл бұрын
Qisadan mid lamida ba Aniga iso martay lakin jaceylkeyga Wanku guuleystay alxamdulillah rafaadka raaxa kadambeysa.
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Abaayo ma is hesheen marki danbe jaceylkaga ilahey ha isku kiin xifdiyo isagane mid ku dhowro Alle ha ka dhigo
@foziasheikh4654
@foziasheikh4654 2 жыл бұрын
@@manhamanha5151 haa walal 12 sano aya mardhow nodhamani rabta caruurna wan udhalay alxamdulillah
@Maahirt
@Maahirt 2 жыл бұрын
*Walaalkayow qisadaadu way iga ilmaysiisay xaqiiqatan Alle haku wanaajiyo*
@ummujannaa1376
@ummujannaa1376 2 жыл бұрын
Maasha'laaah sheekada waanagu socotaa🥰😊
@mubaarighaybe7568
@mubaarighaybe7568 2 жыл бұрын
WlllhY qaypihii Horay ooh Dhan mrkaaan DaaawanYeY Waxaan iz WeydiinaYeY inantah yar hooyadeed miyey DhimatY Tollow allah Hooyoh La.aaantuh xumaaah allow Hoooyoyinkeen intii DhimatY u Naxariisoj intii ay u NoooshYahna u Dhawr
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 2 жыл бұрын
Ax sheeko iga ilmaysiisay trou love never end
@updihamiidcilaahi5893
@updihamiidcilaahi5893 2 жыл бұрын
Sheekadani create interesting for life 👋😓 Maanta waligayna. Naag laman shekaysan Markaa experience uyelan doonaa
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 5 ай бұрын
Walahi waa ka naxay gabafhaa yar ee rajada ah 😢😢😢😢
@fatimaxasan3471
@fatimaxasan3471 2 жыл бұрын
Asc wll qisada noo soo dheereey xooga isha alaah waan kahelay shukran👍🏼
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Wlhi dadka sida dhabta isu jeceli isma helaan badanaa💔😭
@Laki_Mahamed_Awad
@Laki_Mahamed_Awad 2 жыл бұрын
Alla part 5 la soo dhaqso meel xun o macaan ku kala goysee plz daqiiqadahana inoo siyaadi🥰❤❤
@sadiadagan3799
@sadiadagan3799 2 жыл бұрын
Waa ku salaamay ayuub nolosha waa cashar wagi baryaaba waa yihisu wataa wll waa kula dareemayaana
@ilhanalii3872
@ilhanalii3872 Жыл бұрын
Ala gabadhas hadey hoyaded nolan lahed ilama ahan iney dhibatadas mari lahed dadka qaar wlhi damirkodu waa meed qof qof jecladay qofkana gayankisa yahay qof wngsan yahay maxa lagarawa subxanalh 💔
@aaminacaalin4413
@aaminacaalin4413 2 жыл бұрын
Ani waxan aminsanahay qofka waxa waya arag kadhigo dhibka tabadii qofki somara jcylka guul daresta iyo kan gusha kadib dhamada wuxu noqda qof go,an adag waxana kula daremi kara dhibkas qofka somara dhibka jcylka
@nalkaxeyle9179
@nalkaxeyle9179 2 жыл бұрын
Runtii waa xanuun aad uweyn jaceel xaasid lama waayo mana kusii jirto gabar hooyadayd Allah ka jeclaaday caqabadaha aduun dhan walba ayee kaga imaanaysaa waxaa dareemi kara qof hooyo waayo sidayda oo kle Allaha unaxariisto hooyo walbo dhimatay inta ay hooyadod nooshahayna Allaha uxafido aamin yaa Rabi
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Ana kulamid ah alle haunaxristo hoyoyinka inta dhimatay inta nolna xafid
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
🥺😭😭
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Nolosha. Sabar kuwajah qli
@nalkaxeyle9179
@nalkaxeyle9179 2 жыл бұрын
@@princessnajma.1988 insha'allah abaayo dhabar adeeg ayaan kaga gudbaynaa insha'allah ❤
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
@@nalkaxeyle9179 inshallah 🥺
@asiyahosman8167
@asiyahosman8167 2 жыл бұрын
😭💔talow 🤔maxa xigi doona wadnaheyga wu garacmaya🙇‍♀️💔
@libanmohamed4690
@libanmohamed4690 2 жыл бұрын
Ninyahow laba naf baan kala nahay lkn iskuqiso iyo waliba isku dibci baanu nahay subhanallah
@engqoryaliqe7672
@engqoryaliqe7672 2 жыл бұрын
14:08 please waa codsi zxp kasoo samee playlist qisooyinka nimanka qurba joogta ee dhalinta dhibay
@hamzekayse6151
@hamzekayse6151 2 жыл бұрын
Lakin wll waxan kaa codsanayaa inad qaybaha kale hore u soo geliso
@marwamaxamed2100
@marwamaxamed2100 2 жыл бұрын
wll qalbi wangsan m.allah keep going pro
@najmahassan9466
@najmahassan9466 2 жыл бұрын
Wll ayuub dhiirigaintaada iyo shekoyinkaga wan jeclahay wlhi Allah ku xfdiyo wll cod so jidasho lehna wad ledahay ❤
@haawoaweis6627
@haawoaweis6627 2 жыл бұрын
Mashaallah amazing story
@Mariaahmedsaid
@Mariaahmedsaid 6 ай бұрын
Ayuuboow hada intee kadanbaysay hada ma ishaysataan❤❤❤
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 5
20:06
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 85 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 82 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,6 МЛН
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 1
20:12
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 139 М.
Wakhtiga ugu mudan noloshaada wax ku qabsan karto ✔️
7:40
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 2,5 М.
10 ISKU TASHO EP12
22:03
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 29 М.
كيف يرانا الغرب (عقدة النقص)
16:11
هكذا تكلم ايمن
Рет қаралды 14 М.
SILIC HA DOORAN
11:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 53 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 35 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 16
21:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 45 М.
DUMARKA DHAN AYAA DHAHA SIDAAN - MAXAA KAA RACAAY
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
10 Dadka FARXADU ku yar tahay u waayeen
33:11
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 45 М.