Sheekadii Guuxa Dadweynaha: Ninkaan Iiqor Isagaaa Mudanee

  Рет қаралды 45,619

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@qaliifsaanya
@qaliifsaanya Ай бұрын
Gooyoow.harqaankiisa.manacay
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 3 жыл бұрын
Waxa laga socon la,yahay waa mucaaradka inta ila qabto ismuujiya ☝️☝️☝️
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Farmaajo oo fashilmay 5 sano wax dhaqaajin la, daawo m.kzbin.info/www/bejne/mH29iGChjNdkfJY
@Sunny45553
@Sunny45553 3 жыл бұрын
Nacaska xukunka ku dhagan ba laga socon waye, si sharaf leh raggi ka horeeye camal ma iska wareejiyo, ilaahey ma nagala balame asaga
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
@@Sunny45553 marka nacas rag ma yaqaan ah Aad sharafto sidaas oo kale ayuu kugu xaarayaa markiisa iga qor waxa arki doontaa farmaajo oo dhahayo yaa la igu dayan ciyaar ciyaar iyo siyaasad lee aheed dabacadihiisa kuu aqaanaa markuu talada heynin wa maskiin marku haayayna sida ciyaalki buu xaar ka wareegay
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
@@Sunny45553 5 sano uu xukunka haayay hal mar madaxweyne wadan masoo booqon dalka Somalia hal degmo shabab lagama saarin gadaal gadaal usoconay heer waxa mareynaa villa somalia dhufeesyo ciid ah labo ciidan ku kala dhex jiraan waliba isaga iyo ninkii uu afar bilood soo raadinaayay
@Sunny45553
@Sunny45553 3 жыл бұрын
@@darishore814 abiye oromo bas ba na so booqdey🤣🤣🤣
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Jaajuumow yare caadi ma ahan
@kahinshukri8197
@kahinshukri8197 3 жыл бұрын
Kkķkkk wlh abahaaa waaa iga qosliye
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Waxa lamatalooyaa waxa Soomaaliya kasocda iyo inaan meesha looga baahneyn Qof aan shaqada uqalmin .Soomaaliya waxa halkaa dhigay garabeeshin iyo cadaalad daro.Xataa kuwa qurbaha jooga hadaad xafiis ayleeyihiin shaqo uraadsato garabeeshin bay dadka kuqaataan.
@moulidmedia8728
@moulidmedia8728 3 жыл бұрын
wlh wa nasib xumo uso hoyatay dalka iyo dadka lkn waxaba la ilaway iney waxani yihin aduun oo laga tagaayo oo la tagayo aqiro laguna xisabayo
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 3 жыл бұрын
WAX RUN AH AYAA KA HADASHEEN...... ILAAH HANAGA SOO GAARO GEELJIREYAASHAAS CIIDANKA LAGA DHIGEY.
@abdirahmanabdullahihussein1148
@abdirahmanabdullahihussein1148 Жыл бұрын
Hkkk walhi waa sax ah waxaas
@FaadumoBotan
@FaadumoBotan 8 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 жыл бұрын
Hore u socda
@moulidmedia8728
@moulidmedia8728 3 жыл бұрын
hora loyiri xasibo qabla antu xasibo wana xadiis. wlh wa nasib xumo uso hoyatay dalka iyo dadka lkn waxaba la ilaway iney waxani yihin aduun oo laga tagaayo oo la tagayo aqiro laguna xisabayo
@abdishakurabdixuuf2174
@abdishakurabdixuuf2174 2 жыл бұрын
Taliyaha Harqaanlaba moodaye marada qoorta usaaran waxa mitirkii dharka ku cabirayy🤣🤣🤣
@HarestoFarah
@HarestoFarah 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧿💪💪
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 9 ай бұрын
Salaanta caadi ma aha 😂
@naftauroonmuuse5277
@naftauroonmuuse5277 3 жыл бұрын
BeLo waye Qasidane horayeusocda
@jamilanor653
@jamilanor653 3 жыл бұрын
Sayruukh ride😁
@boorowcade2636
@boorowcade2636 Жыл бұрын
Kkk
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Amarka Qado Askari
@fartunomar8451
@fartunomar8451 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@adowxuseen3550
@adowxuseen3550 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😅😅😅😅😅😅
@abdow4104
@abdow4104 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله و بركاته. 🖐
@abdiwahabadan2597
@abdiwahabadan2597 2 жыл бұрын
Tn
@BilanissaAbdilahi
@BilanissaAbdilahi 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@hamdihassan5093
@hamdihassan5093 3 жыл бұрын
IQ misan lagu cabirayo hhh
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@rahmashekhxasanbarsane4407
@rahmashekhxasanbarsane4407 3 жыл бұрын
Hhhhh waa kabaxsadeen
@mohamedfaqi1025
@mohamedfaqi1025 3 жыл бұрын
📺 universal please ummada soomaaliyeed u horseeda wanaaga ma aha in balaayo loo matalo
@sahragacal4319
@sahragacal4319 3 жыл бұрын
😂😂😂🆎
@daudhaji6747
@daudhaji6747 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 жыл бұрын
Kkkk
@مصطفيالصومالي-ب2ب
@مصطفيالصومالي-ب2ب 3 жыл бұрын
Waxan maqal naa maali. Kasata askari ayaa wax dilay iyo askari ayaa wax kuf saday ileen waxay noo soo uriyeen jabahad gacan ku dhiga laha iyo ini waalan soomaliyeya maxaa idiin baxay
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Hadaa maqashay farmaajo waa fashilmay wa sidaan halkan ka arag m.kzbin.info/www/bejne/mH29iGChjNdkfJY
@Azoz_gamer
@Azoz_gamer 2 жыл бұрын
ninka kalena farmaajo
@Azoz_gamer
@Azoz_gamer 2 жыл бұрын
waxay metelayaan roob ninka aqoonta rabaana farmaajo
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Жыл бұрын
Kkk
Sheekadii Maxaa kala haysta Qoysaska Ee Guuxa Dadweynaha
10:28
Universal TV
Рет қаралды 13 М.
Sheekadii Guuxa Dadweynaha - Xal Miyaa Mise Xaraash?
9:55
Universal TV
Рет қаралды 17 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Sheekadii Guuxa Dadweynaha- Xamar Ha Isku Tagin
11:03
Universal TV
Рет қаралды 91 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FILM HOW TO KUFSI PART 2
17:22
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 760 М.
Sheekadii - Waa lee Wataa
13:05
Universal TV
Рет қаралды 12 М.
SHEEKO GAABAN UBADKAAGA LAMA INKIRO
23:12
hamareymedia
Рет қаралды 609 М.
Sheekadii Guuxa Dadweynaha  Xaq & Xalaal
15:52
Universal TV
Рет қаралды 12 М.
Sheekadii Horyalka Musuqa Ee Guuxa Dadweynaha
8:31
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
Sheekadii xoog mise canshuur? ee Guuxa Dadweynaha
6:12
Universal TV
Рет қаралды 22 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН