Sheekadii Saliida ilmaha oo dhameystiran Waatana || Waalakala Shakiyey Oo Toos ah || Ceebti Adunka !

  Рет қаралды 10,906

MORAAL MEDIA

MORAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@Jiilishariif
@Jiilishariif 3 сағат бұрын
Wax faa'iido leh inoo keen dadkaan dhaqankooda in dhallinta awalba wareersanayd la dhex keeno macno xun bay yeelan.
@SuwaidaNuur
@SuwaidaNuur 4 сағат бұрын
Waxba kama fahmin saliida maxa lagu isticmalay maa shegtan wax kaxun ba waad sheegtan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 сағат бұрын
😂😂😂😂waxi salida quba lagu sameynayay oo kale iya laga wada
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 сағат бұрын
walaalayaalo waxan iska daaya caruuta qaangadhka ah dhagahooda uma fiicna ee kaguba
@ummaisha876
@ummaisha876 2 сағат бұрын
Walaaloow please waxaan dadka soomaaliyeed ee muslimiinta ah xumaantan ha tusin.waxaan danbi ahayn kama helaysid,bulshadeenna waxan uma baahna
@abbdll
@abbdll 4 сағат бұрын
Awalba magaalaa wax ka xayiran jiraan
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 Сағат бұрын
Bal maxaa gallada ka sheekaynteda wasaqda dinka gallay war Somalidu ma.qabyaa ??
@Hoyadey
@Hoyadey 7 минут бұрын
Saliida ma isagaa soosaaray oo wax kudaray mise? Maxaa looga cararaya waxba maanan fahmin🤔
@MOzzy-lz6yy
@MOzzy-lz6yy 14 минут бұрын
Dhaqan xumada aad Soomaali ku dhex faafinaysaan Yamyam iyo Qadaad waynay ka daaya.
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Сағат бұрын
Subxana allah. Maxaa inaga galay inaga oo ninkaan gaalka ah fuxshigiisa aad u wadwadaan Soomaliyeey. Illahow adigaan kaa magan galnay shartiisa iyo shar walba.
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam 3 сағат бұрын
War saaliida maxaa lagu Arley hoyadin wase tuugayahy ciyal yoyoga asxabey ninkan masakaxdiina kuciyaaraya like ta iyo flowo ga kalalaabta waabeenaale
@Sooman-e8t
@Sooman-e8t 18 минут бұрын
Muslim iyo madow kuye! Isagii baa xataa is gaaleysiiyey.
@HindaMahir
@HindaMahir Сағат бұрын
Salidii caruurtayda ayan islahaa qashinka kurid allah bisinka
@heerqaran580
@heerqaran580 3 сағат бұрын
Saliidaan sidda kale wasaaradaha caafimaadka waddamada qaar waalaga joojiyay sanado hore wsxaana laga helay maada laga qaado kanser( cancer)
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 сағат бұрын
Sallida waan jecela lakiin waba ka shakiyey waxan u fahmay wax kalay ku istcmaleen nimow nagayasha timaha ma marsadaan iyaga
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 сағат бұрын
Waxba ma sheegin wax laga fahmayo majiro waxaad ka sheegaynee ma dad gaala ah baa maxaa naga galay gaalo ma wax ka xaraana ayaa aduunka yaalo
@fatal2340
@fatal2340 5 сағат бұрын
War saliida ilmaha wax ay qabto ma leh mana aha saliid inaad ka hadashaan raqiisnimadiina. Dadka gurihiisa xaflada yimaado ayuu canitaanka wax uhu daraa oo hadhow isaga iyo kuwa kale fara xumaynayeen oo saliida iyo waxyaalo kale isticmaaleen marked dadka fara xumeynayaan
@Bintihaji432
@Bintihaji432 5 сағат бұрын
Waxba mafahmin
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 4 сағат бұрын
Saasa ku roon inaad wax fahmin😂😂😂hadii kale walagu dambaajina
@143-k1d
@143-k1d 3 сағат бұрын
Saliida Baby Oil Amee Qaal Noqotaa 🤣
@FaysalDahir-f9j
@FaysalDahir-f9j 20 минут бұрын
Mahad sanid waan LA yaabay arinkan
@oubah2501
@oubah2501 Сағат бұрын
Marwalba qaanis baad kahadasha ouf.
@HassanMohamud-oy3qq
@HassanMohamud-oy3qq 5 сағат бұрын
Walaal ama walaale wax walbo lacag ha ka raadinin
@Nika_kit800
@Nika_kit800 Сағат бұрын
Waxaan idiga ayaa ka daran maxad xumanta u faafinaysa
@AsadYare-r4c
@AsadYare-r4c Сағат бұрын
Waa wax fican in lafahmo
@badraomar3509
@badraomar3509 Сағат бұрын
Wadhi
@SagalCabdulahi-tw7wd
@SagalCabdulahi-tw7wd Сағат бұрын
Mafahmin
@ZamzamCabdi-n3u
@ZamzamCabdi-n3u 3 сағат бұрын
Sheer
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mahamednur8039
@mahamednur8039 4 сағат бұрын
Moraal media nin dagan oo macquul ah ayàan ku arkayay oo xumaha ka gaabsado laakin waad dhabaqsaday dadki xishootka kadagay ayaad ku biirday dad gaalo ah oo waxba ku lahayn aqiro ayaa leedahay waanuucaaa ma ogdahay inay isgursadan raga oo aroos samaysdaan nin yahow waxaas oo kale shir hala imaan saaxib dadka waashay meesha kujira yay kuwaalin qalad hàdii aad ifahandayna karaali noqo brother
@Jiilishariif
@Jiilishariif 3 сағат бұрын
Aas iyo aad dadka wax anfaca u keena baan Anna leeyahay.
@samirasahra1747
@samirasahra1747 4 сағат бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 17 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 52 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
CAALIN: 'MAGACAABISTA ASAD WAA BILOWGA BUR BURKA PUNTLAND' KG
26:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4 М.
DAILY ROUTINE MALINTII WAXA QABTO RER #my_rajo
10:49
MY RAJO
Рет қаралды 1,3 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA HEZBOLLAH | ISRA. *KAYNAAN*
19:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
DEG DEG TOOGASHADA SAYID CALI OO WALASHIIS DALBADAY IN IYADA LAGU BADALO
17:50
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,4 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 16 МЛН