SHEEKH AADAN SUNNI | CALAAMADAHA LAGU GARTO SIXIRKA NINKA IYO NAAGTA LAGU KALA GEEYO PART 1

  Рет қаралды 19,888

Cilaajka daaru sunah

Cilaajka daaru sunah

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@sacdiyosicid
@sacdiyosicid 7 ай бұрын
Subxanalah ilhoow naga hay adan ku tawakalay oo ku tala saranay runtii calamadahan in ka mid ah wah isku arkay
@farhimohamed5258
@farhimohamed5258 Жыл бұрын
Jazakillahu kheyran sheeg
@barwaqocabdillahi9267
@barwaqocabdillahi9267 2 жыл бұрын
Wlhi sheekh inta aad sheegtay waa ay na dhexyalan aniga iyo sawjkyga
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 2 жыл бұрын
Dhibatoyin Badan Aya so kordhay Ilahay Ha Hanuniyo Waxa Aminsan sixir Inu wax taro
@hanad114hassan4
@hanad114hassan4 3 жыл бұрын
m.a shekh barakallah
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn Ай бұрын
Aniga ninkeyga sixir tafriiq ban kukala tagnay😢 isoduceya musliminta guurki baa cabsi kaqawa
@nasteehohaad6660
@nasteehohaad6660 2 жыл бұрын
Jazakumulahu qayr walalkey
@samiirohasan5755
@samiirohasan5755 6 ай бұрын
Intasbaa ani ninkeyga kulaa tagnee yaa allh qofka sas nayele ilhy la xisab tami dono ano guri nolol qurux badan samenayo xuman u arkii Jiree asii hadaa wax yar qilaf na dhexmaro caro gurigaa dhan ka carara furinkaa afkoo ka saran yahee asii dhan😢 wna kala tagne hada ur 4bil uleyahee yaa allh😢
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn Ай бұрын
Abyo aniga sas kukala tagnay uurki xita wan so dilmay😢😢
@ronnyzeder
@ronnyzeder 7 ай бұрын
Bisinkooy waynahaysata walahy intaba
@abdirahmanmohamed3387
@abdirahmanmohamed3387 Жыл бұрын
Asc sheekha numberkiis ii sheega plz?
@umubahnanahmed2534
@umubahnanahmed2534 2 жыл бұрын
Wlhi inta calamadah Ada shegtya wan qaba
@carafaatsadad8374
@carafaatsadad8374 3 жыл бұрын
Jasaaka allaaaah
@umuasmaabdirzak8003
@umuasmaabdirzak8003 3 жыл бұрын
Sh xage kalasoo xiriira
@nimcoburaale8373
@nimcoburaale8373 3 жыл бұрын
Sh meelan kalsoo xiriiro isoo sheeg
@sarqawipoi6422
@sarqawipoi6422 3 жыл бұрын
Jisa kalaah
@user-qu7ts4sj4n
@user-qu7ts4sj4n Жыл бұрын
Shekh maxaa dawo uah
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 2 жыл бұрын
Sheikhow dhibkaas furitanka qaba afka hda kala qaado iifur baan dhaha wax Yaalo bdn baan qaba lkn halkan kama shegi karo
@inaahmed2719
@inaahmed2719 2 жыл бұрын
Abaayo sidee hada noqtay fadlan ilaso xirir
@ayaanbilaan3599
@ayaanbilaan3599 2 жыл бұрын
Seded noqotay
@HoodoCabdi-up7cn
@HoodoCabdi-up7cn Жыл бұрын
Dhibkaas waay ihaysataa
@ifrahqueeninaabukar8993
@ifrahqueeninaabukar8993 8 ай бұрын
Ugu dambeen wn kulatagnay lkn inuu solawbto wn rabaa maxan sameeyaa
@user-vi4wn2fr7t
@user-vi4wn2fr7t 12 күн бұрын
Ducda laaxowla badi wuu soo laaban io saliga nabiga
Vocabulary of a Narcissist | Khutbah by Dr. Omar Suleiman
22:41
Yaqeen Institute
Рет қаралды 212 М.
The Myth of Low-Serotonin & Antidepressants - Dr. Mark Horowitz
30:17
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 34 МЛН
CALAAMADAHA SIXIRKA LAGU KALA GEEYO QOOYSKA PART 2 dr aadan sunni
7:53
Cilaajka daaru sunah
Рет қаралды 6 М.
Arabic Dialects - Which Arabic dialect to learn?
20:46
Muhammad Al Andalusi
Рет қаралды 432 М.
Is Niqab Obligatory? #Niqab #Hijab #Veil #Wajib #Burka || The Hot Seat by AMAU
4:23:38
Al Madrasatu Al Umariyyah
Рет қаралды 137 М.
What Is Your Legacy? | Dr. Mustafa Khattab | IAR Khutbah
35:10
Islamic Association of Raleigh
Рет қаралды 211
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН