ASC wall muslimiinTa oo dhan gaar ahan soomalida waxan leeyahay ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO kadib culumada wey qaldaman malaaig maahan waxa wanagsan qofkii qaldamey in ALLAH SUBXAANAHU u soo noqdo Tan kle waxan kula dar Dar darmayaa kuwa muuqaldan faafinaya in ay iska daayaan oo ay San muslimiinTa isku dirin Tan kle adinka soomalidiina mesha ku jirTana ALLAH KACABSADA oo ka shaqeeya isku keenka muslimiinTa jazakalaah kheyr
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق22 күн бұрын
Nin lagu been abuurtay miyaa amusaa mise culimadeena oo loo gafo aan ka aamuseynaa
@indhabuur62648 сағат бұрын
Shekh mustafa cali caanood la,aantiis abaar🫡
@نشرالتوحدفيبلادالصومالАй бұрын
Jadiidiyo oo la ciilay❤
@AbucadnaanАй бұрын
Jadiidiyada illah umadda haka qabto
@AbdiSalamAhmedAliАй бұрын
Jadiidiyo umada aad diinta islamka kahortaagan̈tihiin alle ha adin kahoerleexiyo haduusan kheyr idiin ku ogeyn
@Nuurah951Ай бұрын
Sheekh Mustafa ma been abuurane imaankii masaajidkaa ii sheegay buu yiri lkn cukaashe ayaa iloobay wuxuu gaystay haduu aflagaadoonayaa oo takfiirinayaa qof uu leeyahay ma aqaan.
@omarw512427 күн бұрын
lkn inuu takfiir yaha xarrkada shabaab ayaa hora usheegtay kana mabnuucday masaajidda... meelaha unbuu wareegaa... lkn suufiyada wuu dhaamaa mar hadduu allaah kaligii leeyaha hhhhh
@الحمدان-ذ2يАй бұрын
Warkuba wa cad yahay marba hadu yiri sheekh cukaashe masajidada aniga i hoos yimada kama mid ah sheekh mustafe cali canood been ma shegaya xaqiiqdi timir laf ba ku jirta marba hadi ad masajido ma suul ka tahay sheekh cukashow shaki nagama jiro inad udidaysid ama ad cidkale u adegsanaysid hadana waba lagu cafiyey cidi wax kuma haysato insha allah
Wadaadka 2 danbi ayuu galay!!! 1 xaqii uu hor is taagay 2 dafiraad wixii uu amray. Allahu akbar!!!!
@qanaatuqurtubah27 күн бұрын
Mid waa xaqiiqo iyada, Dawaaqiidii uu shalay Diin ahaan naftiisa ugala soo cararay inuu maantey u yaqaanno Umaraaul-mu’miniin
@abdullahi6874Ай бұрын
Wahaabi beentiisa iyo runtiisa maba kala aqaan waa beena yaal
@ismailabdirizak3058Ай бұрын
Culumoy illahey halaga baqo.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv28 күн бұрын
Sagaaro biyo macabto wey cabtaa aniga ma arag gertey aa ujeed ka muxuuyahey diinta Islaamka muran kuma jiree muxuu yahey Culimada Soomaaliyeed qaylada ay joogtada uwadan ma musaad bakudhax jirto canodow adigu uun kii illaahey biliadankii gaal iyo Islaamba wad durtee muxuu yahey gunaanadka sheekadada ujeedku muxuu yahey qof walbo wuxu dona ha amin sanaadee ninkan hadii umada loodhibilahaa masuliyadoda bal kawaran muxuu samen lahaabey kula tahey sheekadiisa bili adanka qofku lakulmo ba wuu dirayaa oo qalad bukushegaa iyo xumaan aa sheikh canodow adigu ma macsuum baatahey malaa'igta ayaad katimid horta subxanallaah war qofkan ciddii diinkadhegeysato waa haligantey runtii
@MohamedSheikh-ki6wd28 күн бұрын
Labadii xaqdarro kuheshiisa xaqay kucoloobaan
@MurtidaTv12 күн бұрын
Kan khawaarijka ah ee canoodka lagu sheego mar walba qofbuu haystaa oo gaal ku sheegayaa ma isagaa gaalnimada iyo islaamnimada dadka u qaybiya duli foqol dulu
@nab.adraadshe28 күн бұрын
Kuwan waxba isma dhaamaan. Waa laba quraafaadlayaal.
Maxaad ku ogaatay inuu been sheegaa caanood, cukaashana uu run sheegaa, ilaa waa sheegasho iyo sheegashee.
@faaidyusuf169529 күн бұрын
Maxaad kucadsynaysaan inuu been abuur yahay warka ina caanood miskiin wuxuu rabaa inuu wadaad kudifaaco wadaad kale xumayntiisa war dadka waa loo garsoiraaye looma kala eexdo tan kale mustafe xitaa wuxuu qiray inuusan aqoon shaqsiyadeed aanu ulahayn cukaashe
@ayaanlecabdiraxman35689 сағат бұрын
Waad sheeko fiican tahay laakiin diin mahaysid wahaabi diin maha diin malihid ee sida kalle uu u sheekee 😮😮😮
@Pro-justice27 күн бұрын
Kadb iyo cay maxa keenay warka mala hubsado laraadiyo tartiib
@alihaji921329 күн бұрын
jadiidiyane dad fiican ma aha lkn caanood waa jaahil dhaga wayn cid uu kitaab u aqrinkaro majirto takfiirka xun