Heesaha waxa ka mcn Qur'aanka Allah S.W.C Yaa IGU Raacsan 👍♥️
@SumayaElmi105 ай бұрын
Mansha Allah Tabarakallah anigaa kugu raacsan Mamo Allah haku barakeeyo Adunyaa wal Aaqira xafidullah Aamiin yaa Rabbi
@abdirahmaanxuseen5715 ай бұрын
subxanallah waa maxay isbar bardhigan joog joog
@warsamaosman-Sool5 ай бұрын
Aduunka waxa uugu liita qof maga alle iyo rasuulkiisa iyo quranka kuraadiya Likes!.
@UmuRaxmaInabashiir5 ай бұрын
Alle ka baqa ha is barabardhigina waryaa
@aminabdirahman52335 ай бұрын
L
@fcy-jo7pn5 ай бұрын
Subxanalaah subxanalaah subxanalaah Ilahay adiga mahad leh shiico iyo diimo kale iga dhigin only muslim alxmlaah 🤲🤲🤲🤲
@Username-i5k7u5 ай бұрын
Amin 🤲🤲🤲
@ahmedali59765 ай бұрын
Alla ha ka raali noqdo Sheekh. Caqiidada Shiicada waxa Sameeyay nin Yuhuudiya (Ibna Saba) waxaanu u sameeyay si u Diinta Islaamka ah iyo Sunaha Nabi Maxamad u wiiqo.
Sub xaanalaha ilhy shiico ayaan kaa magan gaale iyo sharkooda sub xaanalaah
@magafeabtigiis18525 ай бұрын
Asc ilahey Subxana watacala markad qoreysit dhameeys tir
@abdihassan36375 ай бұрын
This man is very confuse Shia are true Muslims
@abdihassan36375 ай бұрын
They leave the five pillars of Islam they goto haij
@nimomuhumed99175 ай бұрын
Maxaad quranka ilhay heesaha uulaa siimysaaa
@sekeriyaabdulle84965 ай бұрын
@abdihassan3637 no they don't go to hajj go do your research they go city called kuffa that is in Iraq they worship hussein grave wax baro lagama kare go do your homework
@abtidonciise5 ай бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@Laila-nuraa5 ай бұрын
Subxanallah ❤ Alxamdulilah
@SakariyeMaxamed-rz6ue5 ай бұрын
Alxamdulilah calaa nicmati Islam wal iiman❤
@abdirashiidhuseinaxmed85035 ай бұрын
Dadkan culumada u gafaayo xageey inaga soo galeen. sheikhu waxa uu inoo sheegay waxa ay buugaag tooda ku qorteen. Ma waxkale ayuu inoo sheegay? Allah ha sharfo sheikhu waxa uu inoogu digayaa inaan fikirka shiiciga ah uusan nasoo dhex galin❤.
dad badan oo u ducaynayaa ayaan arkay lakin badankooda aqoon u ma laha ayaan filayaa alxamdulillaah inaad shiikh dirirow aad u sheegtay umada waxay yihiin
@libanalifarah72465 ай бұрын
walaal anaaaba u duceeyey anoo muslim ah wahabiyada oo dhan baa aaminsan malaha waxaas run maaha
@raqiyahadams34435 ай бұрын
subhaanallah 😢صلي الله عليه وسلم❤
@husseinaden75604 ай бұрын
Sheekh jzakallah khayr ilaahay haku xifdiyo, shiicada waa mabda,a diimeed nin caqli yar oo sidii ciyaalka u sheekaynayo ayaa sameeyey,intii caqliga yaraydna way raaceen sidaas bay shiico ku noqdeen ,ilaahay ha soo hadeeyo aad bay u lun sanyihiine
@MahadBalooley5 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم.
@HassanAliHassan19605 ай бұрын
Nabigeena Mohamed PBUH Waa jecelnahay
@sifircadeciise4985 ай бұрын
Alllaha u naxariisto hogaamiyaha iraan iyo intii la dhimatay.wax gaalada iska celin karo aygaaan ka aragnaaaa maanta
Allaah hs ku sharfo sheekh si weyn baad u caddeysay shiicada.
@AminaMohamud-hy4iz5 ай бұрын
Subxanalah waa inoo dhantahay kulahaa
@UmuRaxmaInabashiir5 ай бұрын
Anigu ma dhihinana alle ha u naxariisto mara ma dhihina alx
@Bawazer5 ай бұрын
صدقت ياشيخنا احذرو من المشركين الشيعه هم اشد من اليهود والنصارى عبدالله بن سبأ اليهودي هو من اتي بهذا الدين لمحاربة الاسلام والمسلمين جزاك الله خيرا ياشيخ
Acuudi billaah minka sheekhow....muslim muslim waaye sheekjhow adi aaqiradaada i baq dadka kale haku mashquulin yoow
@HalimaAbdi-bo7gn5 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@crixiinmaxamud36542 ай бұрын
Waan soo raadiyey video gan
@NicomoDollar5 ай бұрын
SUBXAANALLAAH
@CadeMumasar5 ай бұрын
Shivp iyo shaydanku waa walaalo
@NimcoHassanHusein5 ай бұрын
أللهم صل وسلم علي سيدنا محمد ❤
@AliMohamud-qb3rs5 ай бұрын
Shicada waa shar wallhi waa gaalo ayayna magaca muslim noogu soo gaban waa gaalo
@fahdiabdilahi76925 ай бұрын
Masha allah
@sirajiabdulrazak6035 ай бұрын
Its imperative on our Scholars to enlighten the Muslim massea on current events. Since the whole world is currently focused on the death of President Raisi, its the right time to tackle the deviated beliefs of the Shia.
@ahmedyare62865 ай бұрын
Mahaa❤shaaa allal🎉😊❤
@Abdulhakimyusuf5 ай бұрын
good
@SaidOmar-zw6wy5 ай бұрын
Anigu waxan maqlay shiicadu way kala duwanyin itnaa car kuwa layidhahdo waa gaalo lkn inta badan e iran ay u badanyin waa muslim sax ah
اللهم انانجعلك في نحورالظالمين المعتدين علي الأسلام والمسلمين
@FatnaAlly-go7yt5 ай бұрын
Allauakbar mashallah
@abdirahimaliadow2345 ай бұрын
Shiico waxay la jaal yihiin Suufida, dal waliba oo Islaam ah oo Shiico ku faaftey waxay kusoo galeen Suufinimo
@hiyaamamiin3005 ай бұрын
Subaxaanalha Subaxaanalha
@ZakariyaZaky-jo9cg5 ай бұрын
الله ayaa naga badbaaiya shiicada
@CumarsheikhMohammud5 ай бұрын
Subxanallaah
@ZamzamAxmadJilacow5 ай бұрын
Because of their support of Palastine and the failure of the Sunnis to defend Al-Aqsa has given the Shias credit in the muslim world. However their aqeedah is VERY corrupt! Jazaka Allaah kheyran sheikhuna.
@zackkasim32895 ай бұрын
Waxaaas caruurtaa lagu qaldaa siyaasada iyo diinta kala baro
Taliye caqliga ha shaqeya tarikhda shicada soo baadh Madhabka shicada waxa as asay cabdulahi ibnu saba oo yuhudi ree yaman ah baa as asay Hal dhul oo muslim oo ay xoreyen ma jiro
@jamahuseen91135 ай бұрын
SHEEKHU Waxa kutubtooda ku qoran ayuu kuu sheegayaa waana xaqiiq waxaasey aaminsanyihiin.
@mahamedali65165 ай бұрын
Ninkan waxba ka dhagaysan maayo sababtoo ah been sideedi ah ayuu la fadhiistay meesha
@RedwanMuhammad-ui7jz5 ай бұрын
Wacdigu wa sax lkn yahud iyo carabtaa manta jogtaa wayidamaan damirkoga sbaqaynayaa... Allaha sobadayo...
@baashaal67785 ай бұрын
Shiicadu waxyaabaha dembiga ah ilaahaa kala xistaabtamaya laakin waa dad muslim ah. Muslinimada lagama saari karo qof ashahaadanaya. Ma adigaa islaanimada ka xiga?
@abdiastaqibrahim23265 ай бұрын
Pliz watch guys Zakir Naik what's difference between Shai and sunni best Islamic scholar today .my question is between wahabi takfir tabliq and sufi who is right?
@sanqoolehassan18615 ай бұрын
Yuhuudi soo raac
@G.M8205 ай бұрын
Waad is cadaysay oo waxa aad sheegtay inaad ka mid tahay kuwa beenta iyo khurafaadka Shiicada rumaystay Huhuuda soo raaci mayne idinka iyo kuwaa aad sheegtayba meel bay noo wadda taagan yihiin. Alle na haku soo hadeeyo waad baadiyawde.
@abdidubow17255 ай бұрын
Mxaaa Amminsantahay addigaa😅😅
@KhaalidMaxamuud-b6b5 ай бұрын
inalilah
@alialiali14215 ай бұрын
Wuxuu aminsanaadaba kuwo badan oo Muslim sheegta ayey ka fiican yihiin. Allah ha u naxriisto, wadankaas masuuliyiinti ka baxday. Iiran waa garab dhab ah, oo kuwa la dulmiyey ay leeyihiin. Kuligiidna mawada aaminsana wuxuu sheikh sheegayo.
@axmedfaarax7665 ай бұрын
Ilaahay uma naxariisto Iiraan waxay maraykanka ka caawiday duulaankii ciraaq iyo afgaanistaan ayado oo hawadeeda u ogolaatay inay maraan diyaaradaha isbahaysiga maraykan ka hogaaminaayo
@lilcuzzwhitemoe5 ай бұрын
HAAH WAA SAX KUWA BADAN OO MUSLIM SHEEGANAYA WEY DHAMAAN SIDA GAALA-RAACYADA SHEEGTA INAY MADAX UYIHIIN UMMADAHA SUNNIYIINTA AH , LAAKIIN MUSLIMIINTA SUNNIYIINTA AH OO DOONAYA , UDOODAYA UNA DAGAALAMAYA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA SHIICO MAGAARTO
@abdallabro115 ай бұрын
Subxana Allah ilaahay ayaa kamagan galnay shartooda
@MahadBalooley5 ай бұрын
Waa runtii sheekh dirir
@Dalmar-wj2rc5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi8215 ай бұрын
Shiica kheyr ma leh
@XamseXuseen-d2e5 ай бұрын
Allow xaqa nawafaji
@HabibaYusuf-gw8vs5 ай бұрын
11:37
@AbdiazizyussufissaskIssaak5 ай бұрын
Sheik please talk about our suni problems,we are to our knees,shias and their Ayatullahs,and plolitical establishment is save and perfect. Talk about ours the suni divisions.
@FieldOfRichesFarm5 ай бұрын
ALLAH KABAQ SHEIKHOW ANIGA SHIICO AXAAY BALSE BENTAATHA WAAYE WAXAAS ALLAH KABAQ MARKALE SITHAAD UFASIREYSO MAAXAN 🎉
@lalulaluo66115 ай бұрын
Maxa been aah so sheeg? Daliil keen? Sheikhu daliil bu keenaay adigu Maxa ku raacdaay shicoo
@axmedfaarax7665 ай бұрын
Kutubta shiicada ay aaminsan yihiin inay yihiin kuwooda ugu saxsan soo aqri adigaa yaabi doono Mise tuqya ayaad adeegsaneesaa