Aduunka meeqa ayaa farsamo yaqaan ah ma tumaal baa Nooo Muqaalka aad arkeyso waa qof ma kaaniko ah tumaal ayaad qalad u fahan tay
@lulmohamed407620 сағат бұрын
Very sad how our people are falling in the sheytans trap.
@Alicabdalla7332Күн бұрын
Waba nin dadka xoog ku heysta mxa kagalay
@SagalMohaned20 сағат бұрын
Jaahil ayaad tahay soo baro Qur aanka kariimka ah iyo tafsiirkiisa Markaas ayaad fahmaysaa macaanka diinta Iyo in fasahaadka laga dhaxlo Caro alĺaah Faqri cuduro musiibo 1wm umaduna waa dad wada saaran 1 DOON ODEGAYSA HADAY HALMEELKA DALOSHANTO Guriga dariskaaga hadu gubto adi kaaga ma fayobaana Culimada ha xagxagane Alllaah raali gali waxbaro subxaana laah
@Alicabdalla733220 сағат бұрын
@SagalMohaned Markey is guursanayaan dadka in live la yimaado ma waajib baa oo inta lagu majrinaya aad ogaato wadadkaan waxaas buu kahdlayaa
@hanishire-t2z10 сағат бұрын
wabafar sama yaqan wiilka maxaa waxan qashinka ah gacanta u galshay
@sadiaismail317121 сағат бұрын
yaaku dirsaday
@YusufGubdleyКүн бұрын
Maxa ka galy adi bal yaa ku dirsaday shantaay balayo 😅
@SafiaJama-s4cКүн бұрын
Maxaaka galay maaha Diinta Islam ka islamka waa wax isu sheeg is waanin waa Nasteexo Gaaladaa dhahda maxaa kaa galay islam ku sidaas maaha islam ku Xaasid maaha