Sheekh XASAAN XUSEEN iyo SHEEKH BARBARAAWI oo iska hor imaad cad dhex maray

  Рет қаралды 35,162

TALO TOOSANE

TALO TOOSANE

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@abdullahiahmedabdullahiahm2883
@abdullahiahmedabdullahiahm2883 9 ай бұрын
Jadidiyo umada Alaha ha ka qabto
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 10 ай бұрын
Sheeq xassan wasaxan yahay masha allah
@awaaare718
@awaaare718 10 ай бұрын
Cadaalad sameeya oo hadalka sh cabdilaahi barbaraawi soo dhamaystira
@danjire7605
@danjire7605 10 ай бұрын
Waxba soo kordhin mayso adeegsiga saxaafada ee la waafajinayo danaha marba taagan
@عبدالقادرديرية
@عبدالقادرديرية 10 ай бұрын
Kan soo jarjaray codadka sheekha waa nahaab xaqana wuu ogyahay
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 ай бұрын
ذَٰلِكُم بِأَنَّهُۥٓ إِذَا دُعِىَ ٱللَّهُ وَحْدَهُۥ كَفَرْتُمْ ۖ وَإِن يُشْرَكْ بِهِۦ تُؤْمِنُواْ ۚ فَٱلْحُكْمُ لِلَّهِ ٱلْعَلِىِّ ٱلْكَبِيرِ
@hibohassan3817
@hibohassan3817 10 ай бұрын
Shekh xasaan ale haku barakeyo
@IbrahimMeraneh
@IbrahimMeraneh 15 күн бұрын
❤❤❤
@umaaisha9876
@umaaisha9876 2 ай бұрын
Subhanallah ninka laleyahay Gassan wa kuwa dhiga muslimiinta banaystey , washabaab iyo dhashoodi, ilahaay haka umada. Sheikh Varvaraawi Allah habarakeeyo xaqu kutagan yahay orda intinacrabta xaqow hadalkisa oo dhamaystiran sodhageysta kan waygoogoyeen.
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 ай бұрын
Xasaan wuu Asiibay ninkii muslim ismooda ee gaal soo kaxeeysta waa asagoo kaleيَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ ۘ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
@handeeq
@handeeq Ай бұрын
Daliilka waxad dhiktay meelan booskiisa aheyn
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 10 ай бұрын
Nin galo muslim u kaxysaty wa gaal cad la iskuma haystaa
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 ай бұрын
: ذلكم العذاب الذي لكم- أيها الكافرون- بسبب أنكم كنتم إذا دُعيتم لتوحيد الله وإخلاص العمل له كفرتم به، وإن يُجْعل لله شريك تُصَدِّقوا به وتتبعوه. فالله سبحانه وتعالى هو الحاكم في خلقه، العادل الذي لا يجور، يهدي من يشاء ويضل من يشاء، ويرحم مَن يشاء ويعذب مَن يشاء، لا إله إلا هو الذي له علو الذات والقَدْر والقهر، وله الكبرياء والعظمة
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 ай бұрын
Subxaana llaah war jadiidiyo umada rabi ha ka qabto wlh waa Yahuudul qiblah waxaan arki jiray Mustafe Cali Caanood oo ku dhegan waxaan lee yhy muxuu ka rabaa nimankan ileen Mushrik nimadaan buu arkay
@SamirAhmed-k2s
@SamirAhmed-k2s Ай бұрын
Hadalka sheekh barbaraawi hala dhamaystiro
@abdullahhassanibren193
@abdullahhassanibren193 10 ай бұрын
حفظ الله العلامة المربي عبد الله حسن حاشي البربري ، هداه الله حسان حسين صاحب الهوى
@jaamacdaahir6800
@jaamacdaahir6800 10 ай бұрын
Madhabkiisu waa isburinayaa
@aaishaabdulkaadir7296
@aaishaabdulkaadir7296 2 ай бұрын
😊
@MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bq
@MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bq 4 ай бұрын
Sheekh. Xasaan. Waa. Qaldanyahay. Waana. Khalafi
@mohazat5009
@mohazat5009 3 ай бұрын
Sh xasaan waa asiibay
@AbdullahHashi-kw3qj
@AbdullahHashi-kw3qj 10 ай бұрын
😅 dadkani waxay rumeysanyihin qusooyin qosol badan
@Jiramacoy
@Jiramacoy 11 ай бұрын
Jadiidi tolow xageey wX kuwadaan
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 ай бұрын
Waxaad ogaataan in jadiidiyo diintaan duminteeda loo saadiry
@Xismaal-media_1
@Xismaal-media_1 10 ай бұрын
Wr sheekh xaarka kala tag shee barbaraawi best
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur 10 ай бұрын
Ninkaanbarbaraawi ay leeyihiin xaguu kasoo baartay diin la qaloocinaayo mideeda kale malaha miyaa ehel ka qabta dhibta uu ku hayo diinta war quraanku waa carabi qolo waxay kaaga qorsheysay iska daaye adigu akhri oo adigu haka leexan wuxuu yahay fasirkiisa
@alisalah9518
@alisalah9518 10 ай бұрын
Wadaadkan reer hargeysa sidaadaba gaal iyo muslim baa is hayee bal adiga mid raac warku wa kooban yahay.
@Suldanmusseali
@Suldanmusseali 10 ай бұрын
Sheekh berberaawoow Ictisaam waa itihad ka ah alshabab ka khawaarii.
@abdirahman3486
@abdirahman3486 10 ай бұрын
Warka xasaan waa badal
@aliabdalla4467
@aliabdalla4467 10 ай бұрын
Ninkan Sheekh Xasaan maxuu u yidhaahdaa "Diinta" "Diinka"? Waddaadkani amaa af Soomaaliga ayaanu aqoonin amaa Sheekh baanu ahayna waa Shaydaan!!!
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 10 ай бұрын
😂 quraanku ma diin ba ku yaallo mise diinta oo dhadig ah, jaahilyahow. ,ويكون الدين كله لله.. كلها Maa ku taal
@marer100
@marer100 2 ай бұрын
Waa hadal fiican in muslim ka loo hiiliyo, anbiyaa ullaahi muxammad iyo Ibrahim calayhima assalaam arintoodu shaki kuma jirin. Su’aashu se waxey tahay ninka maanta magaca muslimka wata ee mab da’ uu kudagaalamayo aadan garaneyn oo dhiiga muslimka iyo maalkoodu ka badbaadeyn maxaan ugu hiilin karaa?
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 10 ай бұрын
Hh sabab maad u istaajisay hadalka ileen sheekhu hadalku uu waday muu dhamayne mise imudaad is leedahay khiyaame
@sayidmahmud6093
@sayidmahmud6093 10 ай бұрын
Barbaraawi hadi lagu halaagsamaayo.. dabaal maxaad ka filee.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 10 ай бұрын
Xasaan waa qawaarij qabiiliistaa eega fataawaadkiisa uu ku gaaleysiiyo madaxda. Qifkii rabo inuu runta ogaadoow cilmiga ka barta culumada saxdaa hadii xasaanoo kale dabo orda naarna ha idiin horseedo
@AsmaAbdixakiin
@AsmaAbdixakiin 10 ай бұрын
Jadiidiyo hhh
@jkaf2172
@jkaf2172 10 ай бұрын
Hadey heshiyaan 2 sheikh ogaada qofka videoga tusay sheikha oo ku yiri sheikh hebel ayaa sidaan ku dhahaaye wlhi in uu ilaah cafineyn dadow ilaah ka baqa dalkeena ayaad dumiseen culimadana hanaga duminina culimada waa ku qayrka iyo salaada nagu baraarujiyo ilaah aan u laabano ilaahow adigaa naxariiste inoo dambi dhaaf
@ustadhabdullahaji8105
@ustadhabdullahaji8105 10 ай бұрын
Ileeheey inuu cafinaayo iyo in kale maxaad ka ogtahay?
@salmanosman3966
@salmanosman3966 10 ай бұрын
Danbi aad u wayn baad ku dhacday, marna ha oran ilaahay hebel u danbi dhaafi mayo ama hebel cafin mayo. Ilaahay u toobad keen .
@nuuradiinxasan2958
@nuuradiinxasan2958 10 ай бұрын
wallee xassaan waa sheekh ninkii gaalo soo raacaa waa gaal kii diintooda wax ku xukumaana waa kaafir
@abdirahman3486
@abdirahman3486 10 ай бұрын
Hadey dhab Ka tahay muu kahijrodo wadan gaal iyo basaaboorkooga uu iska dhiibo
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 10 ай бұрын
Caqli maqabtit adi wadan gaal luguma noolan karo ya kudhahay dont talk watever yu want weh you are lost sobaro diinta waraa
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 108 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Shiicada Muslimiin miyaa? Maxayse aaminsan yihiin Sheekh Dirir
30:57
Baraarug Media
Рет қаралды 14 М.
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Qasiida cusub aad umacaan oo looso qaade sh xassaan xuseen abu salman || 2023.
1:56
ANSAR AL DA'WA أنصار الدعوة
Рет қаралды 4,4 М.
Xukunka Shiicada Abu Bakar Iyo Cumar Caayo Ee Jigjiga Iyo Nairobi Dhooban Sh Xassaan Abu Salmaan
22:33
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 46 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 59 М.
Muxaadaro Cusub || 18 Xikmo oo Cumar Binu Khadaab Ka Sugan || Sh Xassaan
1:02:46
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24