Tafsiirka Darsiga 299aad INSHIQAAQ 01 ilaa...

  Рет қаралды 52,319

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 32
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الانشقاق iyo faaiidooyinka suurada: 💥Waxyaabaha Guud: 1.illaahey wuxuu suurada kusoo bandhigayaa is bedelada qiyaamaha. 2. Illaahay wuxuu kusoo bandhigayaa qofku qiyaamaha waxa uu ka helayo ee ah Abaal marinta. 💥Faaiidooyinka suurada: 1. Illaahay makhluuqaadkiisu ma diido lkn jin iyo insi qayb kamidaa diiday. 2. Xisaabta fudud ee la xisaabayo qofka muminkaa nebigu wuxuu yidhi :waa bandhig oo inta loo bandhigaa laga dhaafayaa qofka la xisaabo waa la cadaabaa. 3. Kelmada الشفق marka culimada fiqiga la joogo 3 شفق ayaa jira: 🍀Mid casaanaa الشفق الأحمر 🍀Mid cawlaanaa الشفق الأصفر 🍀Mid cadaanaa الشفق الأبيض ❗️ka cas iyo cawliinka waa xiliga maqribka. ❗️kan cadna waa cisha. 4. Sujuudu way ku adagtahay qof imaan laawaha dadka muminkaana waa quudkooda. 5. Qofka Aaminsan inuu illahay hortagayo waxba lama hadhayo . 6. Kitaabka ay tahay inaad ka fiirsato waxaad ku qori laheyd waa kitaabka aad illaahey la hortageyso. 7. Kitaabka illaahey gaalo markey aduunka joogeen dabada ka tuureen Aakhiro kitaabkooda dabadaa looga dhiibayaa . 8. Kol haduu illaahey ku arkayo wax uu kaaga farxo hakugu arko illaahey wuu kaa cadhoodaa markaad xaaraamta faraha kula jirto wuuna kugu farxaa markuu wuxuu ku farey la timaado. 9.safarkaaga Aakhiro usiii sahey qaado.
@azwaan_abdirahman3799
@azwaan_abdirahman3799 3 жыл бұрын
Mazha allah alle kuwii ka faa,idaysta ha naga dhigo una faa,ideeya dadka💚☑
@ayshahassan1649
@ayshahassan1649 Жыл бұрын
Amiin 🤲🏽
@cabdiqanisalaxofficial8814
@cabdiqanisalaxofficial8814 3 жыл бұрын
Mnsh Allah alle xafdiyo sheikh maxamed sheikh cumar dirir
@mocadde6677
@mocadde6677 Жыл бұрын
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ إِذَا السَّمَاءُ انْشَقَّتْ (1) وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ (2) وَإِذَا الْأَرْضُ مُدَّتْ (3) وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ (4) وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ (5) يَا أَيُّهَا الْإِنْسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَى رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَاقِيهِ (6) فَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ (7) فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا (8) وَيَنْقَلِبُ إِلَى أَهْلِهِ مَسْرُورًا (9) وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاءَ ظَهْرِهِ (10) فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا (11) وَيَصْلَى سَعِيرًا (12) إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا (13) إِنَّهُ ظَنَّ أَنْ لَنْ يَحُورَ (14) بَلَى إِنَّ رَبَّهُ كَانَ بِهِ بَصِيرًا (15) فَلَا أُقْسِمُ بِالشَّفَقِ (16) وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ (17) وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ (18) لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَنْ طَبَقٍ (19) فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ (20) وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ (21) بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا يُكَذِّبُونَ (22) وَاللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ (23) فَبَشِّرْهُمْ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ (24) إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ (25) بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الْبُرُوجِ (1) وَالْيَوْمِ الْمَوْعُودِ (2) وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ (3) قُتِلَ أَصْحَابُ الْأُخْدُودِ (4) النَّارِ ذَاتِ الْوَقُودِ (5) إِذْ هُمْ عَلَيْهَا قُعُودٌ (6) وَهُمْ عَلَى مَا يَفْعَلُونَ بِالْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ (7) وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَنْ يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ (8) الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَاللَّهُ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ (9) إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ (10) إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِنْ تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ ذَلِكَ الْفَوْزُ الْكَبِيرُ (11) إِنَّ بَطْشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ (12) إِنَّهُ هُوَ يُبْدِئُ وَيُعِيدُ (13) وَهُوَ الْغَفُورُ الْوَدُودُ (14) ذُو الْعَرْشِ الْمَجِيدُ (15) فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ (16) هَلْ أَتَاكَ حَدِيثُ الْجُنُودِ (17) فِرْعَوْنَ وَثَمُودَ (18) بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي تَكْذِيبٍ (19) وَاللَّهُ مِنْ وَرَائِهِمْ مُحِيطٌ (20) بَلْ هُوَ قُرْآنٌ مَجِيدٌ (21) فِي لَوْحٍ مَحْفُوظٍ (22)
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Jazakallahu Kheyr ya sheikhana
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Tafsiirka سورة البروج wuxuu ka bilaabmayaa 👇👇👇👇👇👇 00:21:47
@khdijadirir-pm7uc
@khdijadirir-pm7uc Жыл бұрын
Maasha Alaaah
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@fosiyaahmed8279
@fosiyaahmed8279 Жыл бұрын
mansh alle ilahay haka aba mariyo
@aminaali5806
@aminaali5806 2 жыл бұрын
Masha allaha
@caashocabdicali-ze4bh
@caashocabdicali-ze4bh Жыл бұрын
Jazakallahu kharey shekhan
@safimohamed9135
@safimohamed9135 2 ай бұрын
Jazaaka alllah sheikh
@QulaasadaAflaamta
@QulaasadaAflaamta 17 күн бұрын
M.a💯💯
@ayshahassan1649
@ayshahassan1649 Жыл бұрын
Jazaka allahu khayr
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 9 күн бұрын
❤❤❤
@ayshahassan1649
@ayshahassan1649 Жыл бұрын
Allah haa Ku xafido sheikh ❤❤
@juusto40
@juusto40 3 жыл бұрын
الشيخ العلامة محمد عمر درر الله يحفظه جزاكم الله خيرا
@enghabsade57
@enghabsade57 9 ай бұрын
Alaha ku xiftiyo mashaa alah
@faraxmohamed6446
@faraxmohamed6446 3 жыл бұрын
Mansha allaah sheikh Dirir alle haku xafido
@zamzamsiyad5040
@zamzamsiyad5040 Жыл бұрын
Allow noo fududee! Allow noo ceeb astur!
@ayaanlecabdi447
@ayaanlecabdi447 3 жыл бұрын
Dhaman hawladeenada waad mahadsantiin illahay misaanka wanagyadiina haydinku daree
@allyyarka8616
@allyyarka8616 Жыл бұрын
Mashallah jazakallah
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Sheakh Dirir Alle haku xafido
@bilandahir9854
@bilandahir9854 Жыл бұрын
Jazakumullahu kher
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 жыл бұрын
Sheekha allaha xafido
@balqiisayanle5422
@balqiisayanle5422 2 жыл бұрын
Maa shaa allah
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
M.llh
@nariimmg
@nariimmg 4 ай бұрын
جزاك الله خير
@HodanYaasiin-k8z
@HodanYaasiin-k8z 6 ай бұрын
Asc 😊😅😢❤
33 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:07:38
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 11 М.
37 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:17:34
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 18 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
42 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:17:05
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 15 М.
Tafsiirka Darsiga 93aad Anfaal 01 ilaa...
1:00:03
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 34 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Tafsiirka Darsiga 168aad ANBIYAA 58 ilaa...
1:06:29
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 25 М.
Tafsiirka Darsiga 71aad Ancaam 19 Ilaa
1:02:46
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 27 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 35 М.
Tafsiirka Darsiga 298aad INFIDAAR 01 ilaa...
58:46
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 46 М.