Tafsiirka darsiga 25aad Al-Baqara 246 - 252

  Рет қаралды 57,125

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 60
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Masha'allah sheikh Jazakallahu
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 5 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Allah Haku Barakeeyo Sh Maxamed
@osmaancali2583
@osmaancali2583 5 жыл бұрын
Sh/Diri alaha ha ku xafido
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 2 жыл бұрын
Ilahay ha siiyo cafimad iyo wanag badan aduunka iyo akhiroba amiin
@mohamedahmedhassan7436
@mohamedahmedhassan7436 5 жыл бұрын
Masha allaah alle habarakeeyo shekheena
@xasankhadar4495
@xasankhadar4495 5 жыл бұрын
Allaw fahanka quraanka aniga iyo islaamkaba noo fudude
@medicozone9784
@medicozone9784 Жыл бұрын
Aamìn wl
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Masha allh alle cumriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo shiikhunaa Shiikh maxamed shiikh cumar dirir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Khayrka ha la Soo buuxiyo insha Allah
@fartunali2771
@fartunali2771 5 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sheikh iyo maclinkeyga
@alimuhumed7163
@alimuhumed7163 4 жыл бұрын
Yytv
@alimuhumed7163
@alimuhumed7163 4 жыл бұрын
🇦🇪🇦🇪🇦🇪😁😁😁
@samaramahamed3892
@samaramahamed3892 5 жыл бұрын
Masha Allah alla hidinbarakeyo mahadsanid
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Alloow waanadaada iyo wanaagaaga diinta islaamka Ee macaan nagu hanuuni_inshallah ^ Sheikh Mohammed Omar dirir ^Allah swt" haku barakeeyo akhirana abaal marin wanaagsan ^Allah swt haku siiyo mahadsanid if iyo Aakhiraba Liibaan "inshallaah
@احمدعبدالله-ل5ص
@احمدعبدالله-ل5ص 5 жыл бұрын
Sheekh ilaahay jannatul firdawsa haku geliyo
@mohamedupdate
@mohamedupdate 8 ай бұрын
Masha Allah Jazakallahu khayr❤
@hawonur4925
@hawonur4925 5 жыл бұрын
Shekh qer Allah kusiyo
@Sacadmuusse
@Sacadmuusse 5 жыл бұрын
Asc bacdal salaan sheikha illaahey habarakeeyo cilmigiisa iyo caqligiisa cimrigina illaahey hausiyaadiyo waxaan leeyahay umada soomaliyeed ee luuqada wadaadku kufasirayo kitaabka inaad kafaaiideysataan siguud gaar ahaan reer hargeysa iyo inta kudhow sheika duruustiisa maxaayeelay meeshaas wadaadku uu ku akhrinayo tafsiirkaas ee ah hargeysa iyo nawaaxigeda waxaa kasoo socda mustaqbal diineed oo aad udhow illaaheyna waxaan karajeyn in dhamaanteen inasugo teeda kale umadi markey diintaa sidaa ugu dareeraan masaajidana saas ubuuxiyaan kheyrkana saas udhuuxaan waala imtixaamaaye reer hageysow culimadiina kudhinta oo yuunan cadawgu idinkala hoos bixin inta ay culimadaas diinta iyo kheyrka kusuganyihiin illaaheyna idinka iyo culimadaba haidin sugo
@muhubobulhan6318
@muhubobulhan6318 2 жыл бұрын
Aniga oo jooga Canada ayaa tasfiirka Sheekh Dirir Allaha ka raali noqdee ka raacanooyo. Shaqada aniga oo ku jira ayuu dhagaha iigu jiraa. Shaki kuma jiro in Alle uu ka abaal marin doono aduun iyo aaqiro. Lacag la’aan iyo adiga oo guriga ga iyo shaqada iska jooga. Allow barakeey culumadeena. Amen
@amiinbademaxamuudbade9250
@amiinbademaxamuudbade9250 4 жыл бұрын
Mansha alah
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 5 жыл бұрын
Masha Allah jasakalaah sheekh maxamed cumar diriir alle cilmiga ha ku barakeeyo...
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 жыл бұрын
Baarakalaahu Fiik yaa Sheikh Mohamed Sheikh Omar Dirrir Aamiin yaa Rabbi amiin
@ibrahimhassan2928
@ibrahimhassan2928 3 ай бұрын
Jazakallah kheir
@abdukadirhashi3748
@abdukadirhashi3748 3 жыл бұрын
Mashaa alaah
@jimcalesiciid1954
@jimcalesiciid1954 2 жыл бұрын
Maansha allah alle hakubarakeeyo sheikh maxamed.
@hawonur4925
@hawonur4925 5 жыл бұрын
Mashallah
@fisaali648
@fisaali648 3 жыл бұрын
Maansha alla iĺlahay ha ku xiftiyo aamiin
@farhanelmi1719
@farhanelmi1719 3 жыл бұрын
Sheekh khayr allehakaasiiyo Amiin.
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Maasha Allah shiikh Mohamed Dirir
@amiyn2136
@amiyn2136 5 жыл бұрын
JzakAllAh khayr sheekh
@hawonur4925
@hawonur4925 5 жыл бұрын
Jazakallah
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын
انالله وانااليه راجعون.
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 5 ай бұрын
❤❤❤
@iliasismail6827
@iliasismail6827 8 ай бұрын
MashaAllah JasakaAllah kheyran waxaan daawanayaa caawa oo taariikhdu tahay 20.01.2024 11:06 habeenimo.
@iidmohamed9618
@iidmohamed9618 3 жыл бұрын
Jaza akallahu khaya.
@muhubobulhan6318
@muhubobulhan6318 2 жыл бұрын
Markan arko Sheekh Dirir iyo Sheekh Mustafa Allaha ka raali noqdee waxan niyada iska iraah Somaliland waxay u qalan taa dowlad kaligeed ah waliba way ka sii fiican tahay doladaha Africa oo dhan qaarkood oo badan. Jazakallah khayra team Sheekh Mohamed Omar Dirir.
@laacib5550
@laacib5550 5 жыл бұрын
alloow sheekha ajar iyo xasanad kasi cilmigaas ubarayo umada musliminta ah
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
idinkuna" Mahadsanidiin walaalah soo diyaariya casharka tafsiirka xaga social media ah
@tahasalah8315
@tahasalah8315 Жыл бұрын
‏ جزاك الله خير الجزاء غفر الله لك ولوالديك
@Haifaa19
@Haifaa19 5 жыл бұрын
Sheekh su'aal ayaan ku weediinaa waxaana kaa cadsanaa in aad dagdag ii gu soo jawaabti(salaada adoo ataxiyaad markaa aqriye hadaan kashikiyo aan kuceliyo islamarki madhib bay lee dahay???????shukran😍😍😍😍💕💜💜💜
@munacasayr3733
@munacasayr3733 4 жыл бұрын
Hafsa Abdirahman dhib maleh wlshy waad ku celinaysaa labada ataxiyaad midna waa rukni midna waa waajib markaa hadaad ka shakido oo khaladay ku celi oo la imow intaadan aadan dhaafin booskooda
@abdulkadirhussein1772
@abdulkadirhussein1772 3 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفطك يالشيخ
@abdiqadirabdihashi694
@abdiqadirabdihashi694 4 жыл бұрын
Maashaa alaah
@hawonur4925
@hawonur4925 5 жыл бұрын
Wcs
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 3 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفطك يالشيخ 🥰❤
@KhalidMaxamed-w4h
@KhalidMaxamed-w4h 21 күн бұрын
أَلَمۡ تَرَ إِلَى ٱلۡمَلَإِ مِنۢ بَنِیۤ إِسۡرَ ٰ⁠ۤءِیلَ مِنۢ بَعۡدِ مُوسَىٰۤ إِذۡ قَالُوا۟ لِنَبِیࣲّ لَّهُمُ ٱبۡعَثۡ لَنَا مَلِكࣰا نُّقَـٰتِلۡ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِۖ قَالَ هَلۡ عَسَیۡتُمۡ إِن كُتِبَ عَلَیۡكُمُ ٱلۡقِتَالُ أَلَّا تُقَـٰتِلُوا۟ۖ قَالُوا۟ وَمَا لَنَاۤ أَلَّا نُقَـٰتِلَ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِ وَقَدۡ أُخۡرِجۡنَا مِن دِیَـٰرِنَا وَأَبۡنَاۤىِٕنَاۖ فَلَمَّا كُتِبَ عَلَیۡهِمُ ٱلۡقِتَالُ تَوَلَّوۡا۟ إِلَّا قَلِیلࣰا مِّنۡهُمۡۚ وَٱللَّهُ عَلِیمُۢ بِٱلظَّـٰلِمِینَ﴿ ٢٤٦ ﴾ وَقَالَ لَهُمۡ نَبِیُّهُمۡ إِنَّ ٱللَّهَ قَدۡ بَعَثَ لَكُمۡ طَالُوتَ مَلِكࣰاۚ قَالُوۤا۟ أَنَّىٰ یَكُونُ لَهُ ٱلۡمُلۡكُ عَلَیۡنَا وَنَحۡنُ أَحَقُّ بِٱلۡمُلۡكِ مِنۡهُ وَلَمۡ یُؤۡتَ سَعَةࣰ مِّنَ ٱلۡمَالِۚ قَالَ إِنَّ ٱللَّهَ ٱصۡطَفَىٰهُ عَلَیۡكُمۡ وَزَادَهُۥ بَسۡطَةࣰ فِی ٱلۡعِلۡمِ وَٱلۡجِسۡمِۖ وَٱللَّهُ یُؤۡتِی مُلۡكَهُۥ مَن یَشَاۤءُۚ وَٱللَّهُ وَ ٰ⁠سِعٌ عَلِیمࣱ﴿ ٢٤٧ ﴾ وَقَالَ لَهُمۡ نَبِیُّهُمۡ إِنَّ ءَایَةَ مُلۡكِهِۦۤ أَن یَأۡتِیَكُمُ ٱلتَّابُوتُ فِیهِ سَكِینَةࣱ مِّن رَّبِّكُمۡ وَبَقِیَّةࣱ مِّمَّا تَرَكَ ءَالُ مُوسَىٰ وَءَالُ هَـٰرُونَ تَحۡمِلُهُ ٱلۡمَلَـٰۤىِٕكَةُۚ إِنَّ فِی ذَ ٰ⁠لِكَ لَـَٔایَةࣰ لَّكُمۡ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِینَ﴿ ٢٤٨ ﴾ Al-Baqarah, Ayah 246 - Al-Baqarah, Ayah 248
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Calayhi afdalu salatu wasalam
@iidmohamed9618
@iidmohamed9618 3 жыл бұрын
Nabi ma aha sheikh ee waxad tidhada khayr ilahay ha ku siiyo.
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah 🙏..... walaalayaal channel keeyga soo booqda subscribe ii saara insha allah 🇸🇴🇺🇸✌️❤️🙏
@hamzesh.maxamedomar8738
@hamzesh.maxamedomar8738 5 жыл бұрын
Samira Omar Shukran wll waanu siiney subscribe
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Xafidahulah sh.maxamed
@amaalabdullaahi2579
@amaalabdullaahi2579 5 жыл бұрын
Illaahay dartiis subscribe iisaara illaahay dartii faxad dag dag ah illaahay ha Ku siyo
@hawonur4925
@hawonur4925 5 жыл бұрын
Amiiin amiiin
@aminaali5806
@aminaali5806 2 жыл бұрын
Masha allaha
@medicozone9784
@medicozone9784 Жыл бұрын
Mansh allah
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr
@fadxanuuramaxamed6010
@fadxanuuramaxamed6010 5 жыл бұрын
Man shaa allh
@osmaancali2583
@osmaancali2583 5 жыл бұрын
Masha allah
@mmmmm9053
@mmmmm9053 5 жыл бұрын
Man sha Allah sheekh cumar diiri alah hakubarkeyo sheekh amiin waxan raba sida sheekh diiri in anwanaga faro umada islaamka insha allah
Tafsiirka darsiga 26aad Al-Baqara 253 - 258
57:42
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 61 М.
Tafsiirka Darsiga 116aad Huud 06 ilaa...
1:00:58
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 31 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 83 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 101 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 81 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН
Tafsiirka darsiga 34aad Al-Cimraan 46 ilaa..
1:02:23
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 46 М.
Tafsiirka Darsiga 134aad Ibraahim 26 ilaa...
1:08:38
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 45 М.
sheekh xasaan qiso cumar ibnu khidhaab
7:37
Ajaka
Рет қаралды 4,3 М.
Tafsiirka darsiga 28aad Al-Baqara 267 ilaa...
1:06:11
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 48 М.
Tafsiirka Darsiga 50aad Al-NISAA 60 Ilaa
1:02:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 30 М.
Tafsiirka darsiga 39aad Al-Cimraan 121 ilaa...
1:06:16
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 36 М.
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 17 МЛН
Tafsiirka darsiga 22aad Al-Baqara 220 - 229
1:13:07
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 58 М.
Tafsiirka Darsiga 168aad ANBIYAA 58 ilaa...
1:06:29
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 25 М.
Tafsiirka darsiga 32aad Al-Cimraan 18 - 28
1:05:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 59 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 83 МЛН