Jasakalahu khayr sh Dirir ilahay hakaa abaal Mariyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@safiyosacad78524 жыл бұрын
Asc Maashaa Allah tabaaraka Allah jasaakallu khayare sheekh Dirir Allah ku sharfo jasaakallu kheyra ♥️
@xaawoxasan96164 жыл бұрын
jasakuma lah qeyran sheq sa mugdiga noga sartay qabriga alle haku iftinshosho
@dagancali65774 жыл бұрын
Alxm ani waligay wax is qurxin ah ma adin afgadudsi iyo indha kul iyo maki ub iyo kab dher marwalbana nin ba iso doni jiray wayo qurux du wa midi ale ku dhaliyay
@raxmaismahaan52204 жыл бұрын
Hhhhhhh
@maryanmohamed13864 жыл бұрын
M.A sheekh allaha ku barakeeyo adiga iyo hablaha nuradin ee sharafta leh
Jazakalaah sheikh 👌💓❤️ yaxfadalaah m.a Allah ku syo wx baraksn 🤲
@lugayar91634 жыл бұрын
Mash allah
@zainabahmed48108 жыл бұрын
Maansha Allah Ilaahay Sheekha hanoo Xifdiyo
@raxmaismahaan52204 жыл бұрын
Ameen yas rabi
@mahmoodsamater4 жыл бұрын
Ilaaheey mahaddii weli kuwaas 1% ma dhama ummaddeena, alxamdu lillaah binicmatil al islaam.
@romanamin2555 жыл бұрын
Shekh Jaskalahu Khayr Sh Dirir Walhi wa Shekha Aan Jeclahay Ilahay Dartiii Caqliga Iyo dagananshaha Ale Siiyayyy Mashalah Ilahay ha Ku Xifdiyo Adiga Iyo Awlaaadaba Amiiiiiiiii
@ISKALAAJI094 жыл бұрын
Roman Amin e3e3eeeedddddd
@hamdaabdi37374 жыл бұрын
Aabahayba anoo yar kix khamri igaga daweeyay yaa allah waa malin ramadaan ah uu iga hooseya manta yaa rabii udanbi dhaaf una naxariiso amiin yaa illahii 😔😢
masha allh sheekh dirir iyo sheekh keynawi ad iyo ad ayan u tagera muxadaradoda ad ayan u jeclahay illahey ha jeclade calashan sifican ayey dadka u faham sinayan masha allh alle ha xafido culumadena o dhan
@xaliimocumarxaliimocumar11785 жыл бұрын
Amiiin
@dahirmohamud48255 жыл бұрын
Amiin
@mahadadan48975 жыл бұрын
siman macalin I
@maxamedofficial60104 жыл бұрын
Jasaakalaahu khayran sheekh Alle Hakaa Abaal.mariyo
@ahmedjr79024 жыл бұрын
Allaha ku barakeyo sheekhow ❤❤✍❤✍❤❤❤
@mukhtaargermany85567 жыл бұрын
manshaa allaah alle ha kaa Abaal Mariyo miisaanka xasanaadkan hakaagu daro Amiin amiin amiin Anagan kuwii wax ku qaata Alle ha nag yeelo Amiin amiin
Jasakallhu kheyr Wx bdn baa ka fa,idey Suuliga waa KU weysesta Salada Mar an ku jiray baa dhahay Axl hda ka dib dhihi mayo inzhalh Wiilka aan xiriirka La,Leyhy sideydaba ma jcli in aan ka qato marwalba wa ku dhaha ha isiin lkn isagaa hadyad kadis ah iisiiyey Ana wa qaty Kabaha dhaadher waa xirta wx bdn baa ka fa,idey Axl Zhiikh alle haku dhowro Su,aal baa raby in aan weydiiyo side u weydin karaa inzhalh ❤️
@geenyodila90954 жыл бұрын
Maasha allah sheikh ilaahey ha ku xifdiyo dar ilaahey ayaan kuu jeclahay ❤️
@suleimanosmanfarah66584 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo shiekh dirir
@abdirahmantallman22635 жыл бұрын
Waxbadan baanka faiiday shiikha masha allah
@saynabasiraad22885 жыл бұрын
Mashaalah sh dirir alahkaa aqbalo
@abdishakuurjimcaale31555 жыл бұрын
shekh dirir xafidalahu wa daaci wax badan laga faaidey xaga diinta
@SNMwillneverdeisweonlymultiple4 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahay ha ku xafido sheekh dirir 😍 😍
@maxdroxassan79297 жыл бұрын
masha allaah ajar iyo xasnaad ilhay ha kaa siiyo sheekheena
@fadumoegeh13744 жыл бұрын
Asc dirir Sheekh waxaan ku waydiiyey macalin inan jeclaaday waligeedna moobeel kalma hadlin xisadiisana wey ilaalisaa ka hor calaamado jaceel bay ku aragtay markastana waa uu xiisay waxay sameeso ayuu isuguna sameeyaa yad way ufiirsataa way ka xishootaa balse in kasto xishood ku qaaliyahay waliigeena lamay kulmin ma dambibaa inuu usoo dhawaado wuu usoodhawaani jiray yad way kafogaata
@niciimamohamed88764 жыл бұрын
Maclinkygii faysal ayaan arkaa xata alle haydin xifdiyo
@fatimaabdirahman27695 жыл бұрын
Mazha allah jazza akalah khayral jazza sheikh
@caashomaxamed11744 жыл бұрын
masha allah sheeq dirir lambarkaagi isooder wan ubahannahay
@ayaninabeautycooking16874 жыл бұрын
Masha alaah jasakalah qeyran ya sheikh
@abdilaahiaxmed26534 жыл бұрын
masha allh ilhy culaimadeena ha barakeeyoh
@haweyaali29044 жыл бұрын
Masha allah illahay ha ku xafido sh mustafe
@xamdaeid13744 жыл бұрын
Mash alla illahaya hakuxafido
@abdirasakmohamed79415 жыл бұрын
جزآك الله خير جزا اخي الكريم ربي يحفظك
@hoodokhadar6614 жыл бұрын
Maashaalaah sheikh dirir ilaahay hadasho oo cimrigiisa ilaahay ha dheereeyo
@zammyali30474 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh dirir ilaahay ha ku xafido akhiro iyo aduunkaba
@safiyoxuseen69544 жыл бұрын
MashaAllah jazaka Allahu kheery sheikh
@maymuunismaaciil75694 жыл бұрын
Masha allh sheeq jasaakalaah
@hubsiimoayaahallasiistaa46087 жыл бұрын
mnzha allah sh dirir
@nimcoayaan36295 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ محمد عمر
@AhmedAli-xl7pd6 жыл бұрын
Ilaahow culumada noo xifdi❤️
@suhelamuhamud25064 жыл бұрын
Asc
@khalidbulaalle22468 жыл бұрын
favourite sheikh jazaaka Allah khayr🙈
@zalmaluckysaleban18975 жыл бұрын
Khalid Bulaalle xgxjzhIg
@mukhtarxxx8454 жыл бұрын
Ma
@dawlad74 Жыл бұрын
😊b8y
@halimaahmed74785 жыл бұрын
Ameen.Jazakallahi kheyr
@xalimaqali85654 жыл бұрын
masha alh shiiikh alaha ku xafido
@xaliimocumarxaliimocumar11785 жыл бұрын
Asc wll anig waxan raba in sul wadiyo sheeqa ee sidena idi kul so xira
@bashkabashir58795 жыл бұрын
X. aliimocumar Xaliimocumar
@caaishoaadancali32234 жыл бұрын
Aniga xitaa wan ubahna se ku helinkraa
@saidabdikaremhersi55764 жыл бұрын
Se lo helayaa shiikha toloy..
@kawsarkhaalid71444 жыл бұрын
Aniga macaa wa rabaa sidee uweydiiyaa zhiikha🧡
@zuzunazir176 жыл бұрын
Waan joogay 2015kii ayay ahayd waxaan xasuustaa suaalaha badankooda ee aanu waydiinay sheekha nagamay ahayn daacad ee waxaanu ku xumanaynay maamulka oo nagu adkayn jiray😂
@mustapheqaadiroproduction7916 жыл бұрын
zuzu nazir hhhhh Waad iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣😂
@yaasir19366 жыл бұрын
zuzu nazir fariid mahad mise ismail keeba idin dhibay
@cimraanshara66615 жыл бұрын
N.z. .pķ
@maryamnoor52095 жыл бұрын
zuzu nazir p
@shamsoahmedsaeed37194 жыл бұрын
zuzu nazir k2nqy
@jaamac-ow3dl Жыл бұрын
allow umadaada ugargaar aamiin
@sgoox86044 жыл бұрын
Mashaa ALLA Ilaahayy Aidinnxaafidoo
@kawsarmaxamed75014 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo shiikh dirir cilmi Ayaan kaafaaiidnaa
@ahmedabdulaahi37057 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@saalaxsaalax69944 жыл бұрын
2332332233222323323 4rrrtrr544eelwTtt T
@ldnh.63004 жыл бұрын
Shiikha wuxu yiri laba gabdhood dhabanka iska ma shumin karaan maxaa loo diiday xadiithkaas qofki haaya pls share
@queenhaboon32154 жыл бұрын
Manzha Allah zhikh dirir ilahay hakaa jasaai mariyo💔