Tafsiirka sh.Dirir: 50. Dhulka la soconayaa waa socod uu illahay adoonka ku barayo awoodihiisa dad iyo duunyaba. 51. Dadka haday intooda badan illahay ka gaaloobaan inta yar ee ku dhex jirtana waa la raacinayaa marka la halaagayo markaa meesha dadka xun joogo isaga fogaw waa lagu soo maqan yahayee. 52. Qofka ku biiray cida uu illlahay raalida ka yahay hadaad adigu dhaqdhaqaaq la timid iyo camal illahay deeqdiisu kuugu darayaa camalkaagu waxanuu gooynayn. 53. Imaanka waxa kamidaa inaad jeclaato wuxuu alle jeclaaday wuxuu nacayna inaad nacdo. 54. Hadiii dabayluhu jamac ku yimaadaan sidan : الرياح waa dabaylo naxariiseed,Haday mufrad ku timaado sidan: الريح waa dabaysha cadaabka iyo halaaga. ابو عمرو الداني ayaa sidaa yidhi waana sida badan inay sidaa ku timaado. 55. Faiidooyinka dabaylaha: 🍃naxariis alle iyo roobaa lagu helaa. 🍃Doonyaha alle waa ku kaxeeyaa badaha dhex maraya. doonyahana waxa kasii dhalanaya ganacsi iyo wax isweydaarsi.. 56. Quraanku dadka wuxuu ku waaniyaa waxa kamidaa: 🍃Aayadaha alle ee kownka . 🍃Nicmada alle khalqiga siiyay. 🍃Ayaamihii ummadaha hore soo maray. 57. Qofkastoo caqli leh waa inuu ku cibro qaato ummadihii lahalaagay oo uu ka fogaado wixii lagu halaagay . 58. Faiidooyinka cibaadadu leeyhay: Calaamada cibaadada alle ugaarkaaa: 1.cibaado alle dartii loola jeedo nebigana loogaga dayanayo. 2.wey isu dheelitirantahay Ruux iyo jidh ahaanbaa aduun iyo aakhiro mid wal xaqeeduu siiinayaaa . 3.way kala duwantahy waana noocyo cibaado maaliyaaa mid jidka laga sameynayo mid maal iyo jidh ahaan isku jirta. 4.cibaadada mid qalbigaa laga yimaadaa qaarna waa qawl qaarna ficil. 5.cibaadooyinka qaar jamacbaa lagula yimaadaa qaarna keli nimo. 6.cibaadada qaar waqtibey leedahey qaar waa siideysantahay sida :Dikriga/sadaqada.... 7.cibaadadu waa caamaa oo cid ka tegemayso qof cibaadaa ka tegi karaana majiro sidoo kale waxyaabaha mubaaxaa cibaado waad ka dhigan kartaaaa.sida markaad xaaskaaga utegeyso niyeyso cibaado ahaan ajarbaaa ku heleysaa. 8.inay socoto aaney laheyn meel ay ku dhamaaneysaa. 9.cibaadada dadka waa loo fudeydiyey oo intuu awoodi karo ayuu sameynayaaa. 10.Raaxo waxa laga helaa cibaadada alle oo keliyaaaa waxyaabaha kale raaxo lagama helo. suuratu الذاريات markuu sheekhu dhameeyey aanu suuratu الطور bilaabin ayuu faaiidan sheegay. 📍" sheekhu suurada ayuu ku sheegay inuu hore usoo sheegay marka anakuna waan idiinku soo celinay" 59. Labo naxariisoodbaa is barbar socda ☘Naxariista roobka ee alle dalka kusoo dejinayo. ☘Naxariista waxyiga ee alle rusushiisa kusoo dejinayey. 📍Diinta oo aad raacda waataad ku gaadhayso naxariista janada . 60. Imaanku waa salaanka loo maro gargaarka alle. 61.balanku alle inoo qaado anaka waxa laynaga rabaa inaan kasoo baxno wiixii layna faray. 62. Wixii soo noqnoqdaa way sugmaan waxaa larabaa arimaha caqiiqada inay inoo sugmaan oo aanay ina dhaafin sida darteed ayaa loogu soo celceliyaa. 63. Dadka inbadan garan maayaan xikmada roobka loogu soo dejiyay mana ku mahadnaqayaan. 64. Qofka gaalka mar hadiii ruuxdooda iimaanku ka maqan yahay waa geeriyeysanyihiin ayagoo nool . 65. Aayada (54 ) kelmada الموتى: 🍃Culimadu waxay tidhi waa qofka gaaladaa aan imaanka laheyn. 🍃Caaishana waxay tidhi : waa dadka sida caadigaa udhintey . 📍lkn waxaa lagu fasirayaa ka hore ay culimadu sheegtey. 66. Baahidu qofka markey taabato cabashadiisaa badan . Illaaheyna quraanka wuxuu inagu barayaa daciifnimada qofka . 67. Meelaha xaqa laga maqlaa wey duwantahay meelaha caadigaa oo indhaha qalbiga iyo arag iyo dhego soo jeeda oo xaqa qaataa larabaa. 68. Kuwa اوتوا العلم ga ah waa : 🍃Malaaiikta . 🍃Rususha/anbiyada. 🍃Mu'miniinta . 69. Aayada 54 waxa cadeynaysaa illaahey jiritaankiisa oo ay daliil utahy. 70. Dadku waa iney fursada ka faaiideystaan oo aaney dayicin. 71. Aqoonta iyo iimaanku waa labo baal oo uu qofku ku duulo oo gaadhsiiya goobta nabadgelyada aduun iyo aakhiraba. 72. Tawbada waqtibey leedahay waa in adoonku toobad keenaa xiliga layska aqbalayo. 73. Qofku siduu yahay buu ku moodaa gaalku dadka wuxuu moodayaa baadilkuu heysto inay iyaguna heystaan. 74. Muminka iyo munaafaqa labadan ayey ku kala duwanyihiin: 🍃in xaqa la adkeysto. 🍃inuu cadawga waajaho. 📍"Uu sheydaanku uugu horeeya". 75. Dardaaranka alle waa muhiim in laqaato si loo badbaado aduun iyo aakhiraba.
@Ss534262 жыл бұрын
Faaiidooyinka suurada inta kale vedio yada hore ka akhriso .
@saarahasan90974 жыл бұрын
Maasha allah illaahay haka ajarsiiyo
@abshirhersi31314 жыл бұрын
jasaka,laah
@fartunyuusuf93314 жыл бұрын
O
@jamamohamed23694 жыл бұрын
Faa iido badan Ayaan ka helay cashara da
@halimoahmed454 жыл бұрын
Qeerbadan Allaha kusiiyo Aduun iyo aaqiro amiin
@cabdirashidnageye34704 жыл бұрын
”s2ss
@ahmedbadermahamud81174 жыл бұрын
Asc sh dirir alga ka ajirsiyo
@abdihakimqh41104 жыл бұрын
مركز الإمام نافع ONLINE لتحفيظ القرآن الكريم والإجازة بالسند في القراءات العشر ومهمات العلوم الإسلامية MARKAZ IMAM NAFI' ONLINE FOR QURAN MEMORIZATION,EJAAZAAT & ISLAMIC TEACHINGS KUSOO DHAWOOW MARKAZKA IMAMU NAAFIC ONLINE .. OO BARO QURAANKA AMA BAR CARUURTAADA ADINKOO GURIGIINA JOOGA AYADOO LA ISTICMAALAYO AALADAHA INTERNETKA MAQAL IYO MUUQAAL: HADABA HADAAD DIYAAR TAHAY BUUXI FOOMKAN: forms.gle/Y1ZUVAY6hjqQyaX49 LANA XARIIR WHATSAPP:+966598704391 AMA EMAIL: abdihakimqh@gmail.com