Fadliga Iyo Faa'idooyinka Weysada || Sheekh Dirir ||

  Рет қаралды 28,909

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 63
@lipaankhadar3952
@lipaankhadar3952 7 ай бұрын
Alle khayrr kiiisa haku siiyo sheekh
@antalialand3091
@antalialand3091 5 жыл бұрын
Mashaa alaah sh ilaahay haku xiftiyo anigu waysada waxaan bilaabay anigoo yar wayso la aana ma socdo waliba markaan waysaystana waxaan tukadaa labo ragcadood ilaahay ha iigu wado adigana sh miisanka xasanadka alle hakuugu daro
@suleekhamacalin3708
@suleekhamacalin3708 5 жыл бұрын
illaahay haku barakeeyo sheeikh alle janadaa haynagu kulmiiyoo dhaman muslimiintaa
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 5 жыл бұрын
Wa run waysadu wayku xijabesa xuman iyo dhibaato ma arkesid Aniga waligey wayso la aan gurigena kama bixin ano wayso qabana gurigena kuso laabta raboow waxi wanaagsn nagu hanuuni🙏
@mahadabdullahi3616
@mahadabdullahi3616 5 ай бұрын
M a
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652 5 жыл бұрын
Maasha allaah sheikh miisanka xasanaadka rabi ha kuugu daro
@adanahmad8215
@adanahmad8215 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah Allow ku xafid AAMIIN
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤ Salallahu caleyhi wasallam❤
@abaasmoalim7296
@abaasmoalim7296 5 жыл бұрын
Masha allah. Alaha ku barakeeyo sheikhii. Kuwi ku anfaca alaha naga dhigo annagana.
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 жыл бұрын
Mash Allah is so sweet and sweet thank you shekh Mohammed
@ayansuleiman1472
@ayansuleiman1472 5 жыл бұрын
Masha allah sheekh Mohamed cumer dirir jasakallaah khayr
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 3 жыл бұрын
Allah subxaanah ha idin barakeeyo, waan u xiisay goosgooskii ramadaanta, lkn insha Allah mardhow sheekha حفظه اللّه ورعاه وجزاه اللّه خيرا, waanu ka dhargi lagamaba dhargi karee.
@kafiyom8492
@kafiyom8492 5 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sh Allah ku barakeyo aamiin wan ka faiday alxamdulilah
@abdelghaniahmed8704
@abdelghaniahmed8704 4 жыл бұрын
Masha Allah jasakalaah kheyr shiikh maxamed cumar dir dir Allah haku xafido
@seinabbintismaciilismail3576
@seinabbintismaciilismail3576 5 жыл бұрын
Masha allah tabarkallah jasaka allahu kheyr sheikh dirir
@maliounemoussa1675
@maliounemoussa1675 5 жыл бұрын
Ilaahiye khayr badan aku siyo SHEIKH Incha Allah Amin Amin Amin.
@ismahandaahir4807
@ismahandaahir4807 5 жыл бұрын
MashallahTabarakallah sheekh Maxamed sh.cumar jazakallah khayrn
@ahmedbille1687
@ahmedbille1687 2 жыл бұрын
جزاك ألله خيرا وبارك الله لك شيخنا الفاضل
@dahirhassan7845
@dahirhassan7845 5 жыл бұрын
MaashaAllah sh Dirir . . . Sh jazakaAllah
@abdihusseinmohammed4097
@abdihusseinmohammed4097 5 жыл бұрын
احبك الله فيك فضيلة الشيخ محمد
@MohamedAhmed-yi2yn
@MohamedAhmed-yi2yn 5 жыл бұрын
Masha allah allaha kubarakeeyo sheekh maxamed sh cumar dirir
@marainid7626
@marainid7626 5 жыл бұрын
Jazaakumullaahugeyran shiiq dirir
@najmatumuslimat8392
@najmatumuslimat8392 5 жыл бұрын
Sheekha allah ha barakeeyo Waxan waydiin lahaa walidka dhintay hadii laga soo xajiyo danbigiso dhan malaga dhafayaa
@mohamedartan
@mohamedartan 4 жыл бұрын
Masha Allaha sheekh Allaha ku barakeyo
@fadumoibrahim1983
@fadumoibrahim1983 5 ай бұрын
Masha allah allahu akbar
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Masha'allah sheikh Jazakallahu
@TheFuaad12
@TheFuaad12 5 жыл бұрын
Maasha allah sheekh ilaahey ha Ku barakeeyo
@fartuunxuseenxasan4662
@fartuunxuseenxasan4662 5 жыл бұрын
Asc sheekh allah dardiisa ayn ku jeclahay suaal ayn raba inaan ku weydiiyo anigu sooman hadan qof afuran cunto aan siiyo dimbi intee le eg ayn leeyahay ama kafaaro sheekh sushaan dhaqso iiga soo jawb ajar iyo xasanad allah ka siiyo
@amishroyalty2368
@amishroyalty2368 5 жыл бұрын
Allah barakeyo sheikh kuwii camal koda la aqbalo allah inaga yelo waliidken cadab allah haka dhowro kor koda 🤲🤲🤲❤️
@arrehsouleimanaouled2095
@arrehsouleimanaouled2095 5 жыл бұрын
amiin wll👍👍
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Sheekha Allaha xafido
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 5 жыл бұрын
Mansha allah shekh.dirir jazakalah 😍🤗
@sihaamosman4215
@sihaamosman4215 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdirasakhassan27
@abdirasakhassan27 5 жыл бұрын
siham ma is bran karna
@raaqiyaosman871
@raaqiyaosman871 4 жыл бұрын
Mnsha Allah Jasaaka Allahu khayr
@khayrwadaadan1939
@khayrwadaadan1939 5 жыл бұрын
Maansha Allah shiikh Alle haku xafido
@hindamaxamed5069
@hindamaxamed5069 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@hindamaxamed5069
@hindamaxamed5069 4 жыл бұрын
Alle ha ingu anfaco
@gudoonismacil437
@gudoonismacil437 5 жыл бұрын
Jasaakalaahu khayr
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 жыл бұрын
Allah bless you
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 5 жыл бұрын
jezakalaahu kheeyran
@mariamohammed6621
@mariamohammed6621 5 жыл бұрын
Masha allah
@faaraxcade5006
@faaraxcade5006 5 жыл бұрын
Sh Allah haku barakeyo
@CabdirisaaqH.Yuusuf
@CabdirisaaqH.Yuusuf 4 ай бұрын
M.ALLAH
@axmedaaden5585
@axmedaaden5585 5 жыл бұрын
mansha allah ale hadhoro sh
@Qisasudiin
@Qisasudiin 5 жыл бұрын
Jazaaka Allahu qeyr sheikh rabbi waxaaan kaaga baryaya inuu hoygaada jano fardowso ka yeelo
@rumishruu7394
@rumishruu7394 5 жыл бұрын
Jazaakallah kheir
@sulekhaomar7890
@sulekhaomar7890 5 жыл бұрын
Mashallah tabarakAllah
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Allahu akbar
@halimamohamed1302
@halimamohamed1302 5 жыл бұрын
JezakaAllah kheir
@MohamedIbrahim-uu4hd
@MohamedIbrahim-uu4hd 3 жыл бұрын
Mashalah 🌸💕💕💕💕💕💕💕
@maxamadgeelemaxamadgeele8799
@maxamadgeelemaxamadgeele8799 5 жыл бұрын
m, a good
@fardussahal1781
@fardussahal1781 5 жыл бұрын
Maryan Allah
@clmajiidaadan5651
@clmajiidaadan5651 5 жыл бұрын
MANSHA ALLAAH
@abdullahtamamyare8518
@abdullahtamamyare8518 5 жыл бұрын
Muxaadarooyinka kannaalkan laga Soo geliyo lalma dagi Karo (download) maleh fadlan noogu fura mahadsanidiin, waayo inaan la dagno waxay Naga caawinaysaa inaan dhagaysanno markaan internet la'aanta nahay.
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
Isku day wll wad kal bixi karta anba wan kal baxay kan had
@umuhadiyah8362
@umuhadiyah8362 5 жыл бұрын
@@munaistahil9985 oo se ula dagtay waaba laga mamnucee ladagista
@munaistahil9985
@munaistahil9985 5 жыл бұрын
@@umuhadiyah8362 Downloader garayso wll qli hada wan kal baxay video gan
@abdihusseinmohammed4097
@abdihusseinmohammed4097 5 жыл бұрын
Sxb app ladhoho Tubemate kasoo dagso Google laha ,kaa ayaa kugu saacidaya inaad lasoodakto video kasta oo KZbin kujiro, inshallah
@abdullahtamamyare8518
@abdullahtamamyare8518 5 жыл бұрын
@@abdihusseinmohammed4097 mahadsanid walaal, ma doonaynin in aan lawada dago waxan rabay inaan KZbin dhexdiisa offline ku daawado. Balse waxad iisheegtay barnaamij fiican.
@abdinasirabib8082
@abdinasirabib8082 5 жыл бұрын
Maxaad uxidhaysaa cajal Faaiida haxanin thanks
@abdikariimmohamed1575
@abdikariimmohamed1575 4 ай бұрын
Waxaan ogaaday dadka ku dhaqanka diinta ugu wanaagsani inay Dumarka Yihiin. Waxaan is iri way ka qalbi jilicsanyihiin Ragoo. Taasaa keenaysa inay wacdiga u nuglaadaan.
@faaraxcade5006
@faaraxcade5006 5 жыл бұрын
Mansha allah
Carrab kaagu  Yaanu Ku Halaagin || Sheekh Dirir ||
20:28
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 16 М.
Aadaabta Shaqada || Sheekh Dirir
40:37
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 19 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Fadliga Salaada Subax Sheikh Abdirizaq Hashi ka fa"ideyso walaal.
1:00:49
Arkaanta Weysada Darsigii 1aad | Sh Farah Abdi Jama
13:32
Taagane Media
Рет қаралды 409
SHEEKH MAXAMUUD XALIIK  KHAATIMADA XUN lAKU DHINTO
7:34
AL YAQIIN MEDIA
Рет қаралды 422
Weesada Maxaa jabiya
19:25
Dr. Cabdiqani Qardaawi
Рет қаралды 7 М.
MUXAADARO CUSUB 2020 | Aakhiro iyo Dhibta Taalo - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
46:10
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,8 МЛН
10 FAA IIDO OO LAGA HELO WAYSADA || Sh Dr Ahmed Al Yamaani
25:58
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 1,9 М.
U Soo Laabashada Xaga Ilaahay Sheekh Dirir
29:49
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 173 М.
Sadaqada oo La Bixiyo Maxaa Faa'ido Ah Ee Laga Helaa ? || Muxaadaro Cusub ||
42:55
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 43 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39