Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu
@fadumasamatar148916 күн бұрын
Fadlan sh. Ahmed ka har mataqaanid fayuuskaan aad Ku raadineyso Wa xaraan, dhageyso wareesiga u la yeeshey Abdihafid Allaah uga baq shiikha
@AlfiaAmiin16 күн бұрын
Cilmi uga hadal arinkaan ama isaga aamus taas ayaa kuu dhaanta in aad like radiso ood Bini aadam iska gaddo .
@abdallaomargaal354216 күн бұрын
Wuxuu yiri dowladdii oo gaala ah waxey ilaalinaysaa Sumcadda ilmaha iyo waalidka , MARKA SHEEKHU MUXUU U ILAALIN WAAYAY SUMCADDOODA, WAXAAN WAX WAX KAJIRA MAAHA, WAA FILIN LAJILAYO , HADDIBA AY JIRTO SHEEKHA HANALASOOWADAAGO KAMA DAMBAYSTA XUKUNKA MAXKAMADDA,
@aliosman887416 күн бұрын
Wcs brother, alxamdulillah, Amin ya rabbi, SCW SCW SCW
@MahamedAbdimajid16 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً
@FadumoAbdullah-g6x16 күн бұрын
Sheikha isagoo abdixafid waraysanayo ana dhagaystay ilmihiina wa safe budhahay Marka iskadaaya dadka aad ceebahooda radinaysaan oo kadhamow sheikh
@maryami229916 күн бұрын
Guri 4 gabdho of joogto waa in uu dan nin soo galin
@Tasnim-j8b15 күн бұрын
Wadaadka waxbaa qaldane yaa u fadhloonaya shaqada wadaadka waa inuu xadiis iyo Alle ka cabsi ummada u sheego ee maxaa xaaladaha haweenka ku mashquuliyey Allaha caafiyo miss kale gabdhaha qaangaar ayey gaarayaan Insha Allah ee marka zero iyo fandhaal Kala Dhacaan miyaa caruurta la caawinayaa
@Tasnim-j8b15 күн бұрын
You tuberkkana mid baan oranayaa waxaan aad soo celcelineysaa joojiya hadiidan waxba ka qabaneyn risaaqadu meek xun ayey Dinka gashay
@muhsinosman726516 күн бұрын
War Adiga maxaa kaa qaldan Sheikh sificaan buu oga jawabaay Aagh Abdixadid marku wareeysanayaay baan dawaday bro Sheikh kaa haar
Gabadhaasi malaha iyadaaba xanuunsan ee bal hala hubsado caafimaad keeda qoftaas
@afrahap440617 күн бұрын
Subhanallaah
@abukarahmed247416 күн бұрын
asc cabdulaahi sheeha waad ku fogaatey waayo qofba si baa wax u arkaa sidaa darteeda ma is weydiiyey sababta ugu aamuusey oo sidaan in uu xal moodey
@MuniAbdullahi15 күн бұрын
Warninyaw shiikh kadhamay
@maryami229916 күн бұрын
Hooyadiis waa fiicantehee Madiino nin ah baa guriga u fadhiya ilmaha hadii dan dhalin yaan loo keenin nin
@bongasasa389516 күн бұрын
DNA ga jiniga ayaan ogan laheen if true jini is violating
@jamanuurdini617016 күн бұрын
Dhabcan wuu kahor dhacay wareysigii wuu sheikhu bixiyey markii abdixafid uu wareysanaayey. Dadka youtubeka kaqaraabta wixii ay sheegayan ayagoo soo xaqiijin ayey soo bandhigan
@shaqlanshaklan664816 күн бұрын
Waxaba la yaab ah kulaha Gabdhaga lugaha u kala furay waxbu ku dadiyay then ayago sidi ah aya loo yimi gabdhaha ma alaab baa raftaan miya ma ooyaan miya ma cararaan miyaa🤔
M.a wallo.wiilkaan waanka yaabay culimada maxa ku diray teeda kale shiiq axmed waanin cilaaj haysta o shayaadiinta la dagaalama wadamada reer galbeedkana shayaadiintaa ku badan Hada kahorba waxaa America ka dhacday nin ilmihiisa ukufsaday walaalkii dhintay dhalay kabacdi gabadhii yarad agonta uurbey yeelatay Kabacdi Odaygi walaso fakiyay somaliya lagu dilay wiilkina 2wiil dilay oxaafidu.qur aan ah wax walbaa adunka ka dhaca
@zainabg97916 күн бұрын
Sheekha iskadaa ifyuu ha ku raadsan illaahay ka baq sheekhu ma aha police
Iyadi maxay u qarinysay oo ninkaa ugu shegty may cid kale u sheegto
@umuquteyba926016 күн бұрын
Subxaanallhi war abdullahiyow naagta ayaa caruurteeda dayacday mooyee sheikha qalad maleh waayo in la sheega mey rabin oo xaga ninkeeda umbay fiirisay maahane wali caruurta umay hiilin, lkn sheikh Ahmed waa nin masha Allah ah illaahay ha xifdiyo e.
@marwosaid799016 күн бұрын
Wallal abdullahi iyadaa waajib ku aheeyd inay wacdi police then iyadaa gardaran
MANTA ADUNKA WAXA UGU DARAN GABDHAHA TIKTOK SOO DHIGAYA PICTURE QAWAN IYO PICTURE AN AQLI GALI KARIN KUWAS AYA AD U LITA MANTA KUWAS WA IN TIKTOK LAGA XIRA NAG KASTA WAXAY SOO DHIGAYSA MESHA WAXA AD U XUN O AN AQLIGA QOFKA MUSLIM AN GALI KARIN KUWA HADA MANTA WAXABA LAGA QABAN FASAHAD AD U WEN ALE XAQA HA TUSO INSHALLAH
@raxmocabdi-pi4fy16 күн бұрын
Ilaahy kaboq sheekha viyus haku raadine
@KaamilYuusuf-e2h16 күн бұрын
Subxaanalaah afka maxay marsatay
@abdiomar950916 күн бұрын
Ninka somali ma'aha ayaan filayaa haduu ahaan farah mar hore ayay oohinta beenta ah social media qabsen laheed
WUXUU GALAY KHALAD WEN ANIGA ASAGA SHEEKH MA DHIHI KARO KOW LABO MANTA GABDHAHA MAR HORE AYEY WASHEN WAXAY ARKEN NIN NAGTA UU QABO DILAYA WAXAY ARKEN NAGO SI XUN RAGA ULA DHAQMEN LAKIN ASAGA DABKII AYUU BASIN KU SII DARAY WUXUU ISKU DIRAY NAGIIHI O HORE U WALNA IYO RAGII LAKIN ASAGA WA NACAS WAXA LAGA YABA INUU RABEY INUU KU HELI VEIWS LAKIN WA NEF ARI AH O AN AQLI BADAN LEHEN
@abdurrahmanmahamoudfaarah783716 күн бұрын
Dad cuduro waali qaba oo wax aan sax ahayn arko ayaa jira
@shamsaabdikadir808916 күн бұрын
S🎉A🎉W🎉S🌹A🌹W 🌹❤
@MAAHERCR16 күн бұрын
Waxaan dheceenin malahan ee wax halayska maqlo
@safiyaabdalla692216 күн бұрын
Sheekh wax Sax ah ayuu Sheegey marka hooyada waxaa laga rabey in Caruurteeda ay kaamiro ugu xirtey Qolka iyo jika iyo fadhiga waxa jira sida ay ula socoto hadii ay tahey hooyo aqli leh markey ninka guursaneysay
Asc wllow afkaa qoyan ayaad u hadleysaa shiikhan inaad dhahdaan been buu sheegayaa iyo inuu dowlada u sheegey ahayd is qabadsii shiikhan qasab kuma aha hadii hooyadii ilmaha dhashay ee arinta u sheegtay uu la taliyey ay kadiiday iney ninka dacweyso isaga waajib dambe kama saarna arintana waa run 100% oo fathia cabsiye ayey soo wacday una sheegtay waxaan iyo wax ka xun ayaa somalida ka dhex dhacay marar badan dal iyo dibadba wiilal iyo gabdhaba lagu sameeyey ee waad is yeelyeeleysan wacyi galin buu shiikhu inoogu sheegayey Caruurtiina ilaashada Ceeb miyaa adiga qudhaada ilmahaaga ilaasha shiikha haku mashquline
@AbdullahiAhmed-e1r16 күн бұрын
War nin yahow maxaa wadadka kudabadhige
@SagalMohaned16 күн бұрын
Waar shiiqa kahar CXAAFID JAMA WARAYSTAY WUUNA NAGA JAAHIL BIXIYAYE
@abdikaderabdillahi16 күн бұрын
Sxb sheekha ka hadh warkii wuu dhameeyey hadaad daawatay haddii kale oo aad sheekha kadhamaan waydo war xun baa maqli doontaa insha allaah
@SagalMohaned16 күн бұрын
Waar culimada daaya RAG darrogistaa jira caba Waar maxaa kaa 2aldan AMERICA SOWMA AHA MEESHII NINKU UUREEYAY GABADHA AGOONTA OWALAALKIIS DHALY OLASOO FAKIYAY O 2WIIL XAAFIDU QURAANA LODILAY NINKI WAX DILAYNA POLICE DILEEN AMERICA MA AHA MIYAAYAAAAB
@hibaqahmed440516 күн бұрын
Cabdullahi maxaad isaga dhigaysaa nin aan soomali ahayn soomali soo tay weligood qarin jireen gabdhaha waxa ku dhaca ayagoo nin u ceeb asturaya marka wax cusub maaha haday hooyadu ay qarinayso ninku wuxuu sameeyey adaaba u hadlaya sidii qof aan aduunka la socon way jirtaa hooyo soomaaliyeed oo samaynaysa sababtoo ah maba aysan soo wacdeen shiikha ayadaa horay askar ka wici lahayd haday hooyo fiyow tahay ee shiikha ka fuq been sheegi uu mayee
@xkadedkardhow353416 күн бұрын
Waar waxaasi waa been anagaa joogno war waxaasi ma jiraan. Been been been sheekhu waa beenale waxan uu sheegyo maba jiraan.fabirication.this is big lies. Isgaa same-day
@nagad-t8o16 күн бұрын
War nio iska amu hada waxad qiil usamaynaysa hoyo mahe habarta xun tuuga xun hablahabkudhelay warya he vews meel xun kagalay iska amu adeer adu orad xaskaagi cawi miskinta ad qol kuxidhay
@bongasasa389516 күн бұрын
Sheikh abuse is abuse there is no confidentiality in that! Manta hadii aan ku imaado aan ku irahdo nin baan soo dilay…what would you do?? Stop playing man
@ sidee u cebeyaa ani Muslim ma ihiyoo! Walaal wa waqtigii runta laisku sheegayay! That’s all.
@zainababdi936715 күн бұрын
It’s not true he the person he is talking about is known lier and that person is not a sheik
@maryami229916 күн бұрын
Naag 4 handhold haysata in ay nin aan dhalin u keento ma ahayn in ay ayga u ilaaliyo n after da ilowdo gabdho waa cawro
@doone987316 күн бұрын
WUXUU GALAY KHALAD WEN ANIGA ASAGA SHEEKH MA DHIHI KARO KOW LABO MANTA GABDHAHA MAR HORE AYEY WASHEN WAXAY ARKEN NIN NAGTA UU QABO DILAYA WAXAY ARKEN NAGO SI XUN RAGA ULA DHAQMEN LAKIN ASAGA DABKII AYUU BASIN KU SII DARAY WUXUU ISKU DIRAY NAGIIHI O HORE U WALNA IYO RAGII LAKIN ASAGA WA NACAS WAXA LAGA YABA INUU RABEY INUU KU HELI VEIWS LAKIN WA NEF ARI AH O AN AQLI BADAN LEHEN