ᴴᴰ┇DAY1┇NIMCOOYINKA ALLE UU INA SIIYAY┇► SH C/RASHID SH CALI SUUFI

  Рет қаралды 48,486

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@mahadraagee6672
@mahadraagee6672 4 жыл бұрын
Maasha Allaah, Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, Allaah ha kaa abaal-mariyo.
@Mohamed-oj6ie
@Mohamed-oj6ie 5 жыл бұрын
Sheekh cabdirashiid sheekh cali suufi Maruun hargaysa kaalay yaa yidhaahda , dad diinta jecel barashadiisina kudadaala oo maruun ku arko ayaa jooga. Fadlan hadad haysan meel lagala xidhiidho naga gaadhsiiya in sha alaah
@laralovelypinky6025
@laralovelypinky6025 4 жыл бұрын
Mashalllah muxadiro qurux badan ayeey ahayid waan jecelan laha malinkasta inaay qabta ajaar iyo xasanad alllah hakasiyo culimadan
@nevergiveup7126
@nevergiveup7126 5 жыл бұрын
MashAllah Subhanallah Allhu Akbar
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
*💚بسم الله الرحمن الرحيم * *🌙 BARI Waa ( ISNIIN ) * *kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga c.s.w 🌙* Pls Don't Forget 👉 Sheyga manta Cibaadada Ka Mashquuuuuulinayo Biri Qabriga Makugu Wahlinaayo Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta 👇 👇 🌙 Hadi Cazawajal ogaldo ⛅ Ka Mid Noqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabi Muxamad ﷺ Rabina loo Bandhigayo Camalkooda Ayaga oo Sooman!.. Abu Hurayra Waxaa laga Warinayaa in uu Nabiga ﷺuu yiri: Acmaasha Waxaa la Soo Bandhigaa 👉 Maalinta Isniinta & Khamiista♦ Waxaana Jeclaaday Camalkayga in la Soo Bandhigo Aniga oo Sooman..Waxaa Saxiixiyay *Albaani Boga 2959* 👇👇👇 Hadaba Walaalaha Xusuusi Waxaa Jira Dad Badan oo Jecel in Dadkaas ay Ka Mid Noqodaan 👉🏽 *Wlalfilh ixasuusi aan ku xasusiisay allaa drtis 】✔ Baarakallaahu fiiikum*
@abasabdi4006
@abasabdi4006 5 жыл бұрын
Allah nasiib badna dada hor fadhiya Sheikh yadena culumadena ilahey hanaga dhigo kuwu ku dayan lahay insha Allah ❤❤
@体育频道-h1b
@体育频道-h1b 4 жыл бұрын
Shiikh 1milyan oo qof ayuu ka miizaan weyyahy maxa yeeley qur’aanka ayuu xabaaarsanyhy ❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻😰😰
@safiyaabdalla6922
@safiyaabdalla6922 5 жыл бұрын
Sheekh Cabdirashiid Allah ku barakeeyo Quran ka iyo Diinta aad Taqaanid Anigana Allah Naga dhigo Xaafidal Quran
@Cabdiwahaab-g7g
@Cabdiwahaab-g7g 5 жыл бұрын
Mansha Allah barakallah intaan KZbin ku jiray caawaan qofka koobaad noqday. Runtii taasi waxay caddaynaysaa sida goobaha khayrkaleh loo dayaycay goobaha Ciyaarta iyo khiyaaligana loo camiray.
@bashiirabdi1618
@bashiirabdi1618 5 жыл бұрын
Maansha alaah sh abdi rashiid sh Cali suufi xafidahulaahu
@eedowlogistics7204
@eedowlogistics7204 5 жыл бұрын
Nawil House Waa sax Allow na wada hanuuni
@fahmahaaji6302
@fahmahaaji6302 5 жыл бұрын
Mashalh sh cabdi rashiiid ilahey ha Ku xifdiyo adun iyo aaqiro adiga iyo dhamaaan culumadeena soomaliyeeed ilahayow alle dartiis ayaan u jecalahay dhamaaantoood eee mawigooooda ka dhig hanatul firdowsa
@xasaawichannel1848
@xasaawichannel1848 4 жыл бұрын
allah ku xafido sheikh wlhi waxa tabanaya qalbi waliba oo naxaris leh
@mirajsheikh1662
@mirajsheikh1662 4 жыл бұрын
ماشاءالله حفظك الله فى الدنيا والآخرة
@isxaqbinuosman.8267
@isxaqbinuosman.8267 5 жыл бұрын
M.a İlaahy ha barakeeyo Darajadiisa wanaagsan oo kale allah na gaarsiiiyı sheekheenana allah u siyyaaadiyo ❤❤❤
@ahmedyusufmursalmursal3596
@ahmedyusufmursalmursal3596 5 жыл бұрын
Maasha'Allaah Sheykh Mufti Abdirashiid ShekhAli Suuufi,
@faliselmi4787
@faliselmi4787 4 жыл бұрын
M.allh jazaakumu laahu kheyr yaa shiekhanaa
@hamdinuur2576
@hamdinuur2576 5 жыл бұрын
Maanshalaah tabaaraka allaha noo daayo malmo waa malabkii Uganda somaliyeed allaha nii xafido
@fai6998
@fai6998 5 жыл бұрын
MaanshAllah TabaarakAllah,JazakAllah khayr Yaa Sheekhana.
@cm4221
@cm4221 5 жыл бұрын
ALXAMDULI-LLAAHI , WAAKUFARAXSANAHAY KUALANKAAN DIINIGA AH , CULUMADA&DADWAYNAHA KALANA ALLAAH DAMBIGOODA HADHAAFO , ARINTA SHEWKH C/RASHIID SHEEGAY OAH IN SHEEKH CALI SUUFI SAWIRKA NECBAA OXAARAAMKA AAMINSANAA , HALKAASAAN TAAGNAHAY , WAAYO XADIITHTAABA CADAY INUU XAARAAMYAHAY , WALIGAYNA HALKAASAAN TAAGNAAN(INUU XAARAAM YAHAY) WIXII DARUURA AH MOOYEE. DARUURADUNA XADBAY LEEDAHAY AAN LADHAAFI KARIN , WALAALAYAAL
@rahmaasad8209
@rahmaasad8209 5 жыл бұрын
Masha allaah tabaarkallah, Allaah hanoo xafido culimadeena💕💯🌷,aamiin yaa Allaah 🤲
@بنتأبوبكر
@بنتأبوبكر 5 жыл бұрын
Masha allah allah hanibarakeyo cilmigina allah dartis aya niijaalahay shekhunaa al fadhil mombasa haimadaa anaga ankafaidenoo .....
@fathiafarhan420
@fathiafarhan420 5 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Illaahay ha noo xafido Culumadayada
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 5 жыл бұрын
Eebe haku darajeeyo, insha Allah. Gabadhana caafimaad degdeg ah, insha Allah
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 5 жыл бұрын
Masha ALLAH tabarakallah Ilaahay haku jeclaado Sheikh Abdirashiid Sheikh Cali Suufi Ilaahay jannatul Firdowsa hakaa waraabiyo💐❤🤲
@sihaamdaud5886
@sihaamdaud5886 5 жыл бұрын
M.a wnku faraxsanahy in aan ka qayb qaate oo an so arke culumadena gar ahn qaarigena sh.c/Rashid malinka harena alle nabad hanogu dhamestiro
@alineyma5362
@alineyma5362 5 жыл бұрын
mashallah alxaldulillah waan laa wadakena walaah nairob culimaada by enternet
@yasminmohamed7165
@yasminmohamed7165 5 жыл бұрын
Masha allh Alla yaxfidka
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
*barakooba dhamaantiin from Burao*
@farhiyaabdullahi5733
@farhiyaabdullahi5733 5 жыл бұрын
Mashaallh illhi hano barakyo sheikh
@nimcomuse2051
@nimcomuse2051 5 жыл бұрын
Masha allah jazakumulahu khayr
@hanagurey7670
@hanagurey7670 5 жыл бұрын
Alle. Haxafido shuyuukh deena kuligood
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 5 жыл бұрын
Ma sha Allah Sheikh C rashiid Sh C Suufi iyo Dhaman Culimada Somaliaed ee mesha isugu yimiid Dad Nasiibadan ayaa kaso qabgalay,sidas oo kale Allah Haa wafajiyo . Sheikh Mustafe/sh Rashid Iyo dhaman Culimada Nagu salaama 2 Sheikh ayaa Alle u jeclahay .tolow Kuwa unlike ta tabtay maxay ahayn , Ilahay khayr ka haina wafajiyo .
@teachergardheere
@teachergardheere 5 жыл бұрын
Mashallah shiikheeena Allah ku xfdo
@Ayanabdimajid-y1e
@Ayanabdimajid-y1e 5 жыл бұрын
maa sha allah tabaarakallah Alle hanooxafidho sheeikheena qaariga ah iyo culumadena dhamaan Asagoo kalena Allaha nagadhigo💖💝
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 5 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido Allahu akbar maxaa qolo ii tari Maxaa kibir ii tari Toowbah yaa rabi Toowbah yaa rabi
@sahrasheikhmohamed7105
@sahrasheikhmohamed7105 4 жыл бұрын
Mnsha AllaH❤
@محمودانيس-غ9خ
@محمودانيس-غ9خ 5 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخنا
@aminahasan7494
@aminahasan7494 5 жыл бұрын
Mansha allh alla yax fidhaka shikhunaaa fadhil
@royaltv9227
@royaltv9227 4 жыл бұрын
Amiin 🤲amiin 🤲
@miharbirihad
@miharbirihad 5 жыл бұрын
MashaAllah. Sheikh Abdirashid will make you laugh and also make you cry. May Allah make us Ahlu Janaha. Ameen
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 5 жыл бұрын
Xayakallah shekhi
@zainabahmed3037
@zainabahmed3037 5 жыл бұрын
Ameen thuma Ameen, for that beautiful Dua. MashaAllah MashaAllah May Allah ( SW) give you Janatul Fardos.
@maryanmohamed4116
@maryanmohamed4116 5 жыл бұрын
Masha Allah alle hanoxfdiyo culimadena daman
@hanaibrahim8481
@hanaibrahim8481 5 жыл бұрын
ilahayow nimcada diinten noo siyadi sheekhenana ilahayow barakee
@ghostme5743
@ghostme5743 5 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الجنة و اكثر الله امثا لك شيخنا ألقا رء شيخ عبد الرشيد
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 5 жыл бұрын
Asalaamu calayku waraxmutulaahi wabarakaatuhuu mashaaAllaha baaraka laahu fiikum Allaha ku xifdiyo adigoo kale Allaha noo kaa badiyo Amiin Amiin yaa Allaha jazaakalaahu khyer jazaa sheekhunaa Sh abdirashiid Sh Ali suufi Allaha ku xifdiyo
@abdullah.hh.allaha5894
@abdullah.hh.allaha5894 5 жыл бұрын
Mashalah jazkalah qeyr waa sheekh ega oohiyo marka allaha kashekeynayo hada iga qosalsiyo allaha dartii ayan u jeclahay
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Marwo daauud qof ehlu jano ah baa thy
@musaafirah999
@musaafirah999 5 жыл бұрын
Khayr ALLAHA siiyo sheikha
@abdullahisalat7287
@abdullahisalat7287 5 жыл бұрын
MashaAllah Al qaari sh Abdirashid sh Ali Sufi aaway culumadii magalaada aaway sh umal iyo sh shible si lineup unoqdo mid culus.
@aliahmed-fi2ue
@aliahmed-fi2ue 4 жыл бұрын
Mansha allaah wan Ku f axarsanahay
@mahadsaniddj6390
@mahadsaniddj6390 5 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا الجزاء شيخ عبد الرشيد
@deqoibrahimaxmed986
@deqoibrahimaxmed986 4 жыл бұрын
Maasha Allah 👏❤❤❤❤❤❤
@sahrohusendhiblawe6232
@sahrohusendhiblawe6232 5 жыл бұрын
Mashaaa Alaaah mashaaa Alaaah mashaaa Alaaah mashaaa Alaaah mashaaa Alaaah
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 5 жыл бұрын
Manshaallah sheq jazakallah qeyr rer Nairobi nasib ayad uyelaten sheqa kafa ideysi wacan
@farhioabdi6890
@farhioabdi6890 5 жыл бұрын
Maashaa allah ilohow culumida islamka kor yeel illaahw naganuuni yaarabi nosiyaadi diinta iyo iimanka iyo samirka iyo dulqaadka
@hoodocaydid8207
@hoodocaydid8207 5 жыл бұрын
مشاءالله،الله،يحفية،شيخ
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Aamiin
@fadumocusman3145
@fadumocusman3145 5 жыл бұрын
Manshaalah Allah hanobarakeyo culimadena
@azhaarosman2660
@azhaarosman2660 5 жыл бұрын
Jazakallah qeyr sheequna
@maryanl804
@maryanl804 5 жыл бұрын
masha allah allow culumada noo xifdi
@hiboelmi1306
@hiboelmi1306 5 жыл бұрын
Allahu Akbar Ilahay haku barakeyo sheekh Alle haku xifdiyo
@zahrakhalif01
@zahrakhalif01 5 жыл бұрын
Mashallah sheikh llaahy ha barakeeyo
@Super-yd9jg
@Super-yd9jg 5 жыл бұрын
Mashlah alaha barakeeyo shiikhena. Anagana alaha nagu anfaco
@raagewarsame7730
@raagewarsame7730 5 жыл бұрын
Msh Allah allaha ku xafido sh, abdirashid sh, Ali sufi
@husenabdi9018
@husenabdi9018 5 жыл бұрын
Masha Allah allaaha kubarakeeyo sh abdirishid
@عنيدهوراسييابس-ص2ي
@عنيدهوراسييابس-ص2ي 4 жыл бұрын
Hargeisana kabayarey usobaxday Nairobi na kharkii wlhy laynga khayr jecel Hadan reer hargeisa nahnay 😥
@naruurab1114
@naruurab1114 5 жыл бұрын
My favourite Sheikh BarakaAllah🥦🍓🍒🥒🥦
@abdiheybe3820
@abdiheybe3820 5 жыл бұрын
Allaahu acllaa wa akbar cullumada soomalida waa waa kuwa ku daddalaya dadka somaliyed
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 5 жыл бұрын
Maanshaa Allaah jazaakalaahu qayr.
@gbfhgyhtbgh7776
@gbfhgyhtbgh7776 5 жыл бұрын
Maasha Aallah Sheekh Aallah kuxfido inbadan Jasakllah kheer jasa
@elma7797
@elma7797 5 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
@NimcoNimco-jp5wb
@NimcoNimco-jp5wb 5 жыл бұрын
masha allah jasaka llahu qeyral jasaa shikh anagana alaha nagu anfaco
@ocroafff5527
@ocroafff5527 5 жыл бұрын
Mashallah
@lazzyabdul5387
@lazzyabdul5387 5 жыл бұрын
Ma sha Allah ♥️♥️♥️
@amalabdi6015
@amalabdi6015 5 жыл бұрын
Masha Alla sh.kh❤👑
@Asma-bx5bs
@Asma-bx5bs 5 жыл бұрын
maaaanshallah manshallah manshallah manshallah
@ummuzubeyda7402
@ummuzubeyda7402 5 жыл бұрын
Allahu akdr it’s amazing 👍🥰📖Quran
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 5 жыл бұрын
Reer Nairobi ka faaiideysi wanaagsan nasiiba ayaad u heshee
@caliyacabdi2811
@caliyacabdi2811 5 жыл бұрын
Masha allah
@safiyaabdalla6922
@safiyaabdalla6922 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@alineyma5362
@alineyma5362 5 жыл бұрын
yaa allah subaxanallah
@cm4221
@cm4221 5 жыл бұрын
Walaalayaal waxaan oran lahaa : aan aqrino xadiithta kusoo aroortay xaaraamtinimada sawirka , mawaad aragteen culuma tiri :nabigu salla-allaahu calayhi wasallam sawir odhan uma jeedin ?? waayo qofka muslimka ah waa daliil raac daliilka sharciga ah , waligiinna iska ilaaliya sheekh hebel baayiri taasi daliilmaahan , allaah haidiin dambi dhaafee .
@maryanl804
@maryanl804 5 жыл бұрын
asc wll waa mahadsan thy mnta sawir qarsoon maba jiro sawirku wuu fududaay waayo telkeduu ku jiraa alle hanoo cafiyo hadase waa aalad dadkii samaysay oo adunka ku baahday
@abuazam8647
@abuazam8647 4 жыл бұрын
Abdullhi Akhi sawirada axaadista kusoo aroortey iyo kuwani waxey kukala dawanyihiin cillatu taxriim waxa looyaqaano Sidaa awgeed markii aad doonto xukunkeeda inaad sheekto daliil ku cad lama heli karo qiyaas mooye maxa yeeley maysan jirin aaladan waqtiga qiyaastuna shuruudaheeda afarta inaad soo buuxiso weeyi كي يصح الحكم Sidaasa loobaahan yahay inaad wa fahanto fiqiga axaadiithta baarakallhh fiika
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 5 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة اللة وبركاته جزاك الله خيرا الجزاء
@a7h436
@a7h436 5 жыл бұрын
Masha.allah
@muftiabass4438
@muftiabass4438 5 жыл бұрын
Mashaalah it is amazing ❤️❤️
@fali2695
@fali2695 5 жыл бұрын
Mash allah
@SKSK-gq8xk
@SKSK-gq8xk 5 жыл бұрын
1 sh m Idris& shiikh kale 15:00min 2 telephone ka yoosan nii mashqulinin 3 dadka hormuud ayaa u tihiin 4 shiikh shariif dawiil waa caalim Dadaka ayoo dhax fadhiyaa. 5 shiikh shariif dawiil culumo tiro badan waa ka cilmi badan yahay.
@faadumofarhaan554
@faadumofarhaan554 5 жыл бұрын
Mansha.alah alle habarakeeyo
@c.m.d4814
@c.m.d4814 5 жыл бұрын
من غير ... ماكوفى 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄 جزاكم الله خيرا
@duniyaa8848
@duniyaa8848 5 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ayanyusuf9869
@ayanyusuf9869 5 жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤🌹
@fartuunsheikhabdullahi1481
@fartuunsheikhabdullahi1481 5 жыл бұрын
Mansha allaah sidaad ilàhi dadka ujaceleysiiso
@meymunaali7850
@meymunaali7850 5 жыл бұрын
Waa halkee laguaqabtay muxatharattha
@libanalijamamohamed266
@libanalijamamohamed266 4 жыл бұрын
Nairobi Kenya
@abdirazaksenior5999
@abdirazaksenior5999 5 жыл бұрын
😂😂😂😂maashallah sh cali suufi way khiyaaneeyen ala hawnaxariisto isaga iyo wixii muslima iyo inagaba
@maryanl804
@maryanl804 5 жыл бұрын
maxaa ka wadaaa khiyaanada wll
@abdirazaksenior5999
@abdirazaksenior5999 5 жыл бұрын
@@maryanl804 yacni farsamay u dhigeen ay pictur kaga qaadi karaan
@meastroshiinguwe
@meastroshiinguwe 5 жыл бұрын
Shiekha allah xifdiyo waan arkay qiraa,diisa iyo muxadaroyinkiisa 114 tafsiir kiisa mala helaa hadii uusan tafsiirinine waxan ka codsanaa in uu tafsiir 114 inoo duubo
@meastroshiinguwe
@meastroshiinguwe 5 жыл бұрын
Message kaan hala gaarsiiyo qofki yaqaano shiekha
@faadumofarhaan554
@faadumofarhaan554 5 жыл бұрын
Shiikheena
@امياسر-م8ز
@امياسر-م8ز 5 жыл бұрын
masha allah
@anfacmohamed9376
@anfacmohamed9376 5 жыл бұрын
M a💖👏❤❤
@shaafiemohamed7530
@shaafiemohamed7530 5 жыл бұрын
ManshaAllah
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 5 жыл бұрын
Maansha alaah
@rasiajamac2522
@rasiajamac2522 5 жыл бұрын
Mansha allah alx
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 5 жыл бұрын
M.a
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 жыл бұрын
من غيري sacab 😂😂😂 Sh. Cabdirashiid iyana way ku dufteen.
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 5 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin. Lakin codka wuu gaaban yahay iska fiirsha.
@somcastudio2899
@somcastudio2899 5 жыл бұрын
♥♥♥♥♥♥ ♠♠♠♠♠♠♠ ♣♣♣♣♣♣}Masha Allah
@imaamaxmedofficialchannel9823
@imaamaxmedofficialchannel9823 5 жыл бұрын
masha alaah
@ibrahimsujac7165
@ibrahimsujac7165 5 жыл бұрын
Masha allah
Day 2¦USUUSHA ANBIYADA¦Sh C. RASHID SH CALI SUUFI
44:23
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 77 М.
QUR' AANKA WAA NOLASHEENA II SH CABDIRASHID SH CALI SUUFI
1:23:29
Salafmedia
Рет қаралды 77 М.
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,7 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 83 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 10 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 265 М.
Muxaadaro Qalbiga Taabaneyso. Shekh Xusen Cali Jabuti 2022
41:37
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 943 М.
MUXAADARO AAD U QIIIMO BADAN || SH. CABDIRASHID SH. CALI SUFI || UGANDA 2020
50:18
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 137 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,4 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,7 МЛН