Asc walalalyaal Suaasha daqiiqadda 7:2 dareenbaa iga galay sheekhu wuxuu yidhi "qofkii dambi inuu galo ku hamiya balse aan galin ee u u suuroobiwaayo damibigii waa loo qorayaa isagoon samaynaba marba hadduu go'aansaday" tusaale inuu sinaysto ayuu rabay wuu go'aansaday wayse u suuro gali wayday. Inuu khamri cabo ayuu rabay way u suuro gali wayday inuu wax xado ayuu rabay way u suuro gali wayday. Maadaama oo uu isagu rabay balse u suuro gali wayday dambigii waa loo qorayaa. Haddaba ka warran haddaan inaan sakada bixiyo go'aansodo laakiin ay ii suuro gali waydo ma'iga gudmaysaa. Inana soomo go'aansado ama ku hamiyo laakiin aanan soomin, inaan tukado go'aansado laakiin aanan tukan. Ma iga gudmaysaa oo saladdii ma lay qorayaa sodii oo aan tukaday. Sidii oo aan soomay. Sidii oo aan xajay. Sidii oo aan sakadii bixiyay. Annigoon ficilkii samayn laakiin kaliyaata ku hamiyay inaan sameeyo.
@mahadyare26494 жыл бұрын
Sxb Waxbaa iska kaa qasmay runtii, Qofkasta oo niyeesta wax wanaagsan Sida soon suno, salaad suno ah, amaba uu arko qof sadaqo badan kadibna uu niyeesto hadiiad uu lacag helo in uu sida ninkaan oo kale sadaqo ubaxasanayo, iyo waxii lamid ah waxu alle xagiisa kahelaya ajir sida qof sameeyay. Balse hadaad niyeesto waxuu alle kugu waajibiyay in aad sameeso balse aadan sameenin, Niyada wanaagaaga waa wax wanaagsan balse hadaad ugu taktay kas waad ku danbaawi waana lagaa rabaa in aad sameeso, balse hadaad iloowday maku danbaawin sidaa ay tahay waajibaadka waaso celin..!!!
Naawil House Wallal Qaali 5:36 EEG Sheikhu Wuxuu yidhii Hadii allah dartiis iskaaga daayo Ajar baa loo qori Xadiis saxiix ayuuna inoo sheegay Marka Waxaan ku o dhan lahaa Waxba Yuuusan shaydaanku ku shaki galin