maxaad ka taqaana taariikhda Dr Maxamud Maxamed Shibli

  Рет қаралды 85,663

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

Күн бұрын

Пікірлер: 157
@waxsandhala6444
@waxsandhala6444 5 жыл бұрын
Maasha allah sheekh allah caruurta hakuu xifdiyo hana kuu barakeeyo waalidkaana allah hawnaxariisto cilmigaagana cilmu naafac allah hakadhigo awlaadaadana allah hakadhigo kuwo ushaqeeya diinta sidaadoo kale.
@marwoabdi7623
@marwoabdi7623 4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba shiikh like ta igu qabta inta Alle iyo diintiisa jecel
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 5 жыл бұрын
mansha allah ilahow culimada cimrigoda noo dheere oo barakee aakhirana janatu fardawsa nagu kulmi cadawgoodana jabi
@shariifcali4510
@shariifcali4510 5 жыл бұрын
Inta sheeq shibil jecel waa idin jeclahay
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 5 жыл бұрын
intii nabiga muxamad salalahu caleyhi wasalm jecel run ah jecel waa jeclahay shibibi maxaa iga galay
@deeqomuhumed2819
@deeqomuhumed2819 4 жыл бұрын
Naga hiisamaxa uweydiiwayday
@maxamedcabdikariim2383
@maxamedcabdikariim2383 5 жыл бұрын
ماشاء الله شيخنا الحبيب شيخ شبلي ربنا يحفظك ويطول عمرك 🤲
@luqmaanalxakiimcabdilaahi9641
@luqmaanalxakiimcabdilaahi9641 4 жыл бұрын
Maasha alaah sheikh shibli Alle dubartii baan kuu jeclay.Alle haku xifdiyo.
@salmaanhazard8302
@salmaanhazard8302 5 жыл бұрын
Mnsha allh Wa alle mahadii Madixiisa alle kor ha uqaado aakhiro iyo aduna alle ha uwanaajiyo isaga iyo fariciisa aamin yarabi
@adamlallana9176
@adamlallana9176 4 жыл бұрын
شيخ شبلي هو من الشيوخ الربانيين وأحبه في الله شيخنا
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ilaahey haku xifdiyo aduun iyo aakhiro shiikheena sharafta badan sh shible
@woook3055
@woook3055 2 жыл бұрын
Sheekha wayteen Allah h ku xifdiyo
@cabdulaahiabunucmaan8989
@cabdulaahiabunucmaan8989 4 жыл бұрын
حفظه الله شيخ محمود Sheekhu xaguu ku dhashay
@sahraosman5271
@sahraosman5271 5 жыл бұрын
Masha allaah sh.shibili ilaahay hakuu xifdidiyo awladaada ilaahay haka dhigo kuwo kaa dhaxla cilmiga sida aad aabo oga dhaxashay
@fatimadegan8276
@fatimadegan8276 4 жыл бұрын
Masha allah
@HassanAhmed-ty6xw
@HassanAhmed-ty6xw 4 жыл бұрын
Marka jazaakum allahu khayran shiikh iyo cidda soo gudbinaysa ama soo duubtay waraysiga. Marka 2aad dadka comment tiga dadka ku aflagaadaynayaa ilaahay haka baqaan waayo dad bay cirdigooda ama shakhsiyadooda meel uga dhacayaan, wixii aad saluugto si hufan usoo gudbi adiga oo aan cidna wax ka sheegayn
@mahmoodsamater
@mahmoodsamater 5 жыл бұрын
Asc mareykanka ayaan deganahay 31 sano, allah xafido Sheekh shibli waa sheekha aan ugu jeclahay inaan dhageysto muxaadirooyinkiisa,oo aan ku raaxeeysto.
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Masha Allah Allaha KU Barakeeyo Adiga iyo Familkaga
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 4 жыл бұрын
mash Allah sh shibili sh Mustafe soo waraysta isha Allah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Allah kuxifdiyo
@bashircali2102
@bashircali2102 4 жыл бұрын
mansha alh shekh alha kuu barakeeyo caruurta alha idin wada xifdiyo aaamiiiin
@قناةأمةاللهالرسمية
@قناةأمةاللهالرسمية 5 жыл бұрын
Barak Allah fiik Sheekhuna fadil mash allah awlaada iyo hooyadood ilaahay ha ubarakeeyo ilaahay ha xafido sharka insiga iyo jinkana ilaahay haka xijaabo cimrigaaga khayr ilaahay haku sugo cilmigiisa in badan ayaan ka faa iday ilaahay haka Jaza isiiyo.
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Sheekh shibli waxa uu ka mid yahay culimada ku wooda an u jeclhy❤💛
@orsancabdiraxmaan3138
@orsancabdiraxmaan3138 4 жыл бұрын
M.a illheeey Ha kuuu xiffdiyo sheekheeena iyo caruuurta
@aasiyaccasiis2727
@aasiyaccasiis2727 5 жыл бұрын
شيخ شبلي الله يبارك فيك ويطول عمرك ويحفظك من كل سوء
@American_patriot110
@American_patriot110 5 жыл бұрын
Aasiya C/casiis ducada maad afsomali ka dhigtid aan kawada faideysanee akhi
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Amiin Abaayo
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Ameen
@abdisamadahmed2616
@abdisamadahmed2616 5 жыл бұрын
Alle ha Ku barakeyo sh Maxamud shibli
@user-rv3jk4il1y
@user-rv3jk4il1y 4 жыл бұрын
Sh macawiiye Haji mohamud Allah unxariiso
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 4 жыл бұрын
بارك الله فيك ربي يحفظك وعافيك ويطول بعمرك شيخ محمد شبلي 👍
@ismaaciilboss
@ismaaciilboss Жыл бұрын
قل محمود شبلي
@abdinasirbaladka3873
@abdinasirbaladka3873 4 жыл бұрын
Taariikh ayuu heyaa. Masha,allah.
@nawilah.h595
@nawilah.h595 2 жыл бұрын
Sheekhunaa Alle haku xifdiyo fiddunyaa wal aakhira
@Qaasim735
@Qaasim735 Жыл бұрын
Masha alah sheikh shibili alaha xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha allah allah ku xaftiiyo sheikh shiible
@abdalletotti9249
@abdalletotti9249 5 жыл бұрын
Dar ilaahy ban u jeclahy sheekh shibli allah cimriga hawdhereyo
@maariyaxasan1435
@maariyaxasan1435 4 жыл бұрын
Masha allah alle haku xifdiyo adiga iyo rerkaadana janada allah idinku kulmiyo dhaman teena
@xasansheekh3059
@xasansheekh3059 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا نحب أن نعلم المكان الذي بدأ العلم
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Meshan ka sahay qaadaneyno waa halkan . Maxaa gaalba inta ka dhacay oo billioner noqdey. المرأ مع من احبّ Aniguse waxan jeclahy culimada. Sheikh kasta Noloshiisa ina ogaado wan raba❤ Shibli gabadhiisa wa Samidey❤❤ Wiil mahamud Ladhoho ku magacdher shibli ka 4aad ina ka dhigto wye hadii Alle swt isiiyo
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 5 жыл бұрын
Allah ha barakeyo sheikh # Mohamud shibil
@abdinasirbaladka3873
@abdinasirbaladka3873 4 жыл бұрын
Sheekha Alle ha xafido.
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 жыл бұрын
Alow noo xafid culumada Aamiiin
@Xasan-qy8jt
@Xasan-qy8jt 4 жыл бұрын
manshAllah Allaha barakeeyo shiikheena
@abshirocadey1116
@abshirocadey1116 4 жыл бұрын
Masha allaah alle/ hakuu xafido caruurtada aamin aamin yaa rabiii
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
manshaa allaah sh allaah haku barakeeyo aamiin aamiin aamiin
@lieutenant101
@lieutenant101 4 жыл бұрын
Culimada somaliyeed allaha xifdiyo.
@abdirahmanmohamudali9344
@abdirahmanmohamudali9344 4 жыл бұрын
Wariya u ekow Wareysiga in tad qaadin :- Shiiqa lashekeyso adoon duubin Su aala kaqoro Weydi kadibna hana kadhexgalin Su aalaha kuwa kadhalan karana Weydi Shakli CASHWAA I AYAD U QAADAY WAREYSIGAN MAASHA ALLAH❤
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali 9 ай бұрын
Masha Allah
@farxiaali4509
@farxiaali4509 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha xifatiyo
@farxiaali4509
@farxiaali4509 5 жыл бұрын
Shiikh
@abdirahmanbukhaari9261
@abdirahmanbukhaari9261 4 жыл бұрын
بلغوني عن شبلي أني أحبه في الله
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 жыл бұрын
Anta maca man axbabta
@abdiazizbashir7924
@abdiazizbashir7924 4 жыл бұрын
المرأ على دين خليله
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 4 жыл бұрын
أنت مع من أحببت Abdirahman Bukhaari
@somaliamidnolol9609
@somaliamidnolol9609 5 жыл бұрын
masha alh shiikh maxamud
@abokormohamed9622
@abokormohamed9622 5 жыл бұрын
Mansha allah sh shibli
@nasroadan1861
@nasroadan1861 5 жыл бұрын
Sheikh allaha a ku hiffdiyo
@ala.9768
@ala.9768 5 жыл бұрын
Walaalayaal alle khayr ha idin siiyee, microphone-ka kalootiga lagu xiro oo martida loogu xiro soo gato...alle khayr ha idin siiyo
@mhmedzhd
@mhmedzhd 5 жыл бұрын
Sheikha mesha u kudhashashay muxu uwaydiin wayay?
@saidabdullahiahmed3337
@saidabdullahiahmed3337 5 жыл бұрын
Allah yubarik fiik
@abukihabibi6976
@abukihabibi6976 5 ай бұрын
M.allah❤
@adamcubeyd7690
@adamcubeyd7690 3 жыл бұрын
ilahey owlaada hakuu barakeeyo
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 жыл бұрын
Maasha allaaha tabaarakalaah
@sooyaalkanolosha
@sooyaalkanolosha 4 жыл бұрын
abdiqafaar baa lay dhahaa mansha allah magacayga inaan kaa maqlo waa ku farax sanahay
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش 4 жыл бұрын
الله يحفظكم
@abdisamadahmed2616
@abdisamadahmed2616 5 жыл бұрын
Mansha allah
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 5 жыл бұрын
Akhii sh.mustafena soo warayso waqtigiisi cilmiga
@godeymedia76
@godeymedia76 2 жыл бұрын
Mansha allah ❤️♥♥
@hassanmaxamuud2630
@hassanmaxamuud2630 4 жыл бұрын
Masha allah allaha kuxiftiyo
@engjubbaismail1978
@engjubbaismail1978 5 жыл бұрын
Shiikhu miyuu ka daahay guurka mise waa nin yar. Wiilka ugu weyn waxa uu yidhi waa 14 jir haddaanan khaldanayn. Inta ila dareensan like ta
@zigzag942
@zigzag942 5 жыл бұрын
Kor uga bax waxas adu
@shukriabdi5228
@shukriabdi5228 4 жыл бұрын
Eng Jubba Motivational Reader Akhii guurka inaad kadaahdo muhiim maaha, adigoo mar hore guursady baa mar mar ilaahy wax kusiin. So you have to know this, before you ask.
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 жыл бұрын
( قَالَ رَبِّ أَنَّىٰ يَكُونُ لِي غُلَامٌ وَقَدْ بَلَغَنِيَ الْكِبَرُ وَامْرَأَتِي عَاقِرٌ ۖ قَالَ كَذَٰلِكَ اللَّهُ يَفْعَلُ مَا يَشَاءُ ) Adigu hadaahin hada ee guurso insha Allah sheekhana Allah ha ubarakeeyo awlaada
@MBOsman
@MBOsman 4 жыл бұрын
Goormay wadaaddadu ka ilbaxayaan mikrafoonka ay wareejinayaan, ee ay wadaagayaan? Maxaa idiin diiday in aad sheekhana Mikrafoon u gaar ah u xidhaan, kan waraysanayaana uu uu haysto mikrafoon u gaar ah, oo laakiin isku xidhan?
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 4 жыл бұрын
Maashaa alaah tabaarakalaah
@prettymuslimah924
@prettymuslimah924 3 жыл бұрын
ماساء الله
@marshalehassan6979
@marshalehassan6979 5 жыл бұрын
mashaAllah
@hibaqali3254
@hibaqali3254 4 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله الرحمن
@nasroadan1861
@nasroadan1861 5 жыл бұрын
Maasaallh
@oummeryemdjiboutien9086
@oummeryemdjiboutien9086 5 жыл бұрын
Salam calaykum sh maxa ka jira xadiiska odhanaya salantu geedaha bay ku wajibta ma jira
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx 4 жыл бұрын
بلّغوا الشيخ أن الشيخ أبو بكر الجزائري الذي ذكر أنًه استفاد منه ووصفه بالواعظ مات رحمه اللّه قبل سنتين بو بكر جابر بن موسى بن عبد القادر بن جابر المعروف بـ أبو بكر الجزائري. ولد في ... توفي الشيخ أبو بكر الجزائري في فجر يوم الأربعاء 4 ذو الحجة 1439 هـ الموافق 15 أغسطس 2018
@maxamedmuxyadiin5635
@maxamedmuxyadiin5635 5 жыл бұрын
qaabka waraysigan loo qaaday waa uu khaldanyahay. markii shakhsi milga sara le la waraysanayo sida Sheekh shibli wuxuu u baahanyahay in qof Ku fiican waraysiga loo diro. qof maan godlan lisi kara ayaa loo baahan yahay.
@hyassin4276
@hyassin4276 4 жыл бұрын
kkkkk jooji jeleska medio anagu wanaag baan ka aragna sheikh wareysan .sheikh shibli ee hanagu shubin fikirkaaga fadhlan wbt
@khaliifmuhyadin5888
@khaliifmuhyadin5888 5 жыл бұрын
MashaAllah
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Sanadka Uu dhashey Sheekhu Goorma ayuu ahaa
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Walaal maxaad ka rabtaa sheekhu ma ahan qof da ah waana Nuur ilaahaay na siiyey culimadeena oo dhan waa Nuur alle uu na siiyey ee alaha naga dhigo kuwii ku dayda oon cimrigooda khayr daro ku khasaarinin wiilka Hargaysa jeceloow alle jecloow oo diinta baro oo noqo sida culimadda.
@khadarobsiiye8893
@khadarobsiiye8893 5 жыл бұрын
mansha allh
@bashircali2102
@bashircali2102 4 жыл бұрын
mansha alh
@updullahiaden8369
@updullahiaden8369 4 жыл бұрын
m.a sheqana
@mashallahbaaz6001
@mashallahbaaz6001 4 жыл бұрын
M.a
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AyanAli-nx8dw
@AyanAli-nx8dw 3 жыл бұрын
Horta wa qoloma sheikhu 😂😂 kuwo badan ba iso cayi war qabilka wa laysku gartaye cebmahe
@fuaadnuur2621
@fuaadnuur2621 Жыл бұрын
m.a
@deekay872
@deekay872 4 жыл бұрын
Maansha allaah sheekh illaahay hakuxidiyo aduun iyo aaqiraba
@MIDNIMOTVKENYA
@MIDNIMOTVKENYA 5 жыл бұрын
Muuqaalada Channelkan ma la adeegsan karaa
@saidalipapakha7763
@saidalipapakha7763 5 жыл бұрын
Mansha allah lkn sheikh umal asagana sidaan ookale usoo afduba hhhhhh
@tareqziyad6381
@tareqziyad6381 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@merlanmakkah5413
@merlanmakkah5413 5 жыл бұрын
Mash alh
@xannaanaxmed7715
@xannaanaxmed7715 5 жыл бұрын
Asne wala wareestay
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 3 жыл бұрын
Shiikh maxamud shiibil waxan qabaa sual Gabadh ayaan Facebook iska baranaye Waan heeshiiney reer koodan kaa doonteeyet Waa leegeyegu meeher sheeye waxan kaa biixiya lacag fcn Markan idhii anaa guuri laago waxaye igaa xiidhatey Nummer kii Eheel keedi markan uu ergoodeyen waxaye iguu dheehen ku diidey ee meeher keedi iyo warqadeed keen Meeher meeyegu leedahaye Aniguu haantiigi ii igaa baxaye maa ku leeyahayey
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 4 жыл бұрын
Asc sheeq xaguu ku dhashay magaaladuu ku mimosa wadan ayuu soo dagay adiga
@nimcaanmaxamuud1021
@nimcaanmaxamuud1021 4 жыл бұрын
Su aalo xumaa ninkani
@Abucamr_Al_sakaawi
@Abucamr_Al_sakaawi Жыл бұрын
الشيخ ما أدرك الشيخين بن عثيمين وبن باز ؟
@kaareburburiye
@kaareburburiye 4 жыл бұрын
Asc,,,xaaguu ku Dhashay, iyo goortuu dhashay inaad ku bilawdid ayey ahayd su,aalaha,,,,??? Ileen waaa WAREYSIYE
@HassanMohamed-nq1ly
@HassanMohamed-nq1ly 5 жыл бұрын
Waar kan sheekha waraysana qof maaha
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 5 жыл бұрын
Korsiga inanka wareesanaayo ku fadhiyo ayaa ku filnaan lahaa oo nafaas fiican uwada leh, in uu microofanka sidaa utaago kuna daalo looma baahan lahayn
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 5 жыл бұрын
Waa takfiiri ka mid ah aabayaasha alshabaab dhaley ee aay KU abtirsidaan
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Afkaaga edeb uyeel waad akhlaaq xuntee
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 Ma runtaa ku dhibeeyso alhamdulilah adaab waan leeyahay laakiin xaqiiqdaa sidaas ah
@cabdiwali4
@cabdiwali4 Жыл бұрын
@@samadoon313channel6 Ilaahay ka baq oo beenta culimada ka la tag.
@use_996
@use_996 5 жыл бұрын
War wadaad ku muxu galab saday maxa logu dulaynaya migrifoonka..
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 5 жыл бұрын
aaabihii safiiiinuu dhigi jiray adna hadda ma ogolid hhhhhhhh wahaaabiyo wa wareer
@maxamedshukri3700
@maxamedshukri3700 4 жыл бұрын
Wll sheekhu wuu dhigay xittaa sharax ficn buu saaray oo wuuba sharxay
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 5 жыл бұрын
kan waraysanaya waa maraaan hhhhhh
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 3 жыл бұрын
Hhh caydu ma fiicnthy Allaah baa kaa abaal marinaya
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 3 жыл бұрын
Hhhh yacni sxp sual khaldan buuwaydiinaya Lkn istaqfrallah
@abdirahmanfaisal402
@abdirahmanfaisal402 3 жыл бұрын
@@hassanali-yg2dk aad baa u majadsanthy sxb hadda caydii culumada salafiyiintaa caadi noqotaye aad baa u mahadsanthy
@bashiircali9738
@bashiircali9738 5 жыл бұрын
waresi xumaa!!
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 4 жыл бұрын
Haa wllhi
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Culumadodi ayey ku casiyen
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 4 жыл бұрын
Waxaan ka ogahay in uu hada ka hor la kulmey 700 oo gabdhood oo soomaali ah oo HIV qaba oo UK meel ku xareeysan markii la raadiyeey na hal qofna waa laga waayey weriye abdixaafid baa ila wazaarada caafimaad ka soo wareeystey intaas baa iiga filan taariikhda dahabiga ah ee uu wadadku leeyahay
@aasiyaahmed3669
@aasiyaahmed3669 4 жыл бұрын
Allh ku caafiyo wall Samadoon channel
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 4 жыл бұрын
@@aasiyaahmed3669 Mid keeni xanuun san alah ha caafiyo
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 2 жыл бұрын
@@samadoon313channel6 sxp si guud bu wax u sheegay wadamada reer galbeedkuna privacy ga way ku dhintaan marka sxp shekhu wuxuu arkay waa xaqiiq midaas
@araweelocali5421
@araweelocali5421 5 жыл бұрын
waxaan ka aqaanaa inuu yhy nin beenta dumarka ka sheega
@zahraweyseysane3952
@zahraweyseysane3952 4 жыл бұрын
Sidee walaal been maxaya buu sheegay?
@mohamoudabdimahdi9991
@mohamoudabdimahdi9991 4 жыл бұрын
illahey kabaqa oo culumada ixtirama
@abdibasirelmi2379
@abdibasirelmi2379 4 жыл бұрын
Rabi ha ku soo hanuuniyo
@mB-ro8er
@mB-ro8er 5 жыл бұрын
Beenaalihii Waynaa waxan kugu naqaan Been iyo Takfiirnimo
@abdirahindahir4614
@abdirahindahir4614 5 жыл бұрын
m B culumada afkaada kala bax bilaa akhlaaq baa tahay.
@hajiabdo1116
@hajiabdo1116 5 жыл бұрын
Abiga benale Munafaq badtahay culimada Cayayo jahill batahay sheikh shibili wa mufida somalida cid horistaki karta majiro
@ahmedilyasmohamud3761
@ahmedilyasmohamud3761 5 жыл бұрын
kkkk sh shibili inti aan fataawooyinkiisa dhagaysahayay qalad kuma arak adigane saan maleeyaa waxaa ku wareeriyay culimada isku soo caanbixisa iyo kuwa inay raddiyaan jecel sh shibili waxa lagu raddinaa badankood waxay naqdaan masaail khilaaf afka suubso culimada hakaa nabadgalaan
@hajiabdo1116
@hajiabdo1116 5 жыл бұрын
Axmad taajir Ilyaas Ahmad warunta
@tamaar4246
@tamaar4246 5 жыл бұрын
Ilaahey ka baq culimada ha kaflagaadeyn
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 4 жыл бұрын
Masha Allah
@muniiracali9020
@muniiracali9020 4 жыл бұрын
Mashaalah
@sarakhalif1202
@sarakhalif1202 5 жыл бұрын
Maan shaa Allah
@hawomahamed4339
@hawomahamed4339 5 жыл бұрын
Masha Allah
part 2|| maxaad ka taqaanaa taariikhda Dr Maxamud Maxamed Shibli
13:51
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 12 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
WAREYSI- WEEY DIIMAHA SH OSMAN USUULI
17:23
HANOOLAATO
Рет қаралды 92 М.
Caqiida Shiicada (Qaybtii 1aad)  Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah.
1:00:29
Tawfiiq Duruus
Рет қаралды 61 М.
┇Su aalo iyo Jawaabo ┇ kulanka shibli somali Cable►Dr Maxamuud Shibli
41:17
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 40 М.
MUXAADARO || HA UDHAWAANINA ZINADA ┇► SH SHIBLI
1:00:10
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 6 М.
✔Xalqadii 28aad Su'aalihii facebookga ┇►Dr Sh Mohamud Shibli
21:28
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 37 М.
Qitaalu Taawiil (Q. 3) ~ Sh Shible
1:33:45
Tazkiyah Network
Рет қаралды 46 М.
Tafsiirka darsiga 4aad Al-Baqara 25 - 36
1:16:00
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 648 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН