Ceersashada Riyada Dhexdeeda Waligaa Maku Riyootay ?

  Рет қаралды 131,608

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 315
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Qur,anka ma dhameynin lkn kitabka si fican ayan u akhrin karaa masha allah
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 2 жыл бұрын
Marar badan baan Quraan isa saaray hadana Hurdada waa laygu dhibay Inta badan😭😭😭😫 Ama Cabsi baa iska kay haysa Ilaahoow Na Caafi😢😢
@samiirocabdi440
@samiirocabdi440 2 жыл бұрын
amiin wll ayadkursi ma akhrisataa
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 Жыл бұрын
Istaqfaarta badi
@afaleebo9243
@afaleebo9243 5 ай бұрын
Ilahay ha kasaro waxad daremayso ❤balse waxad cuntaa (Xildid) Insha Alla. SunshineQueen1
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 2 жыл бұрын
Aniga wiilkayga ika dhintaa dhowr mar ku riyooday asaga wan cersanayo aan waynayo illah saqiir aaqiro haika dhigo😢🤲
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 Жыл бұрын
Shukran sheikh
@happyladan4248
@happyladan4248 3 жыл бұрын
Alx alx shukran yaa rabi jasakala khayr yaa sheekh
@naemamohammed244
@naemamohammed244 3 жыл бұрын
Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran walalkey
@ubahhussein206
@ubahhussein206 3 жыл бұрын
Masha alh wanka baxsadaa markasta alhamdulillah allow kheyr iga dhig amiim dhibkana naga hay aaamiin
@nacimaabdinalka1977
@nacimaabdinalka1977 3 жыл бұрын
Jazakallaah Shaikh xalay waxaa ku riuoday ayada oo mukulal lugaha iga cuneyso oo qeylinayo oo dhahayo iga celiya dadka ima maqlayaan Subxanallaah Subxanallaah 😰
@SofiaOsman-l5q
@SofiaOsman-l5q Жыл бұрын
Sheikh plz i fasir waxa ku riyode ano cersana gabr walshey kadib mara gadal ka cad bey qabtay kadib maradi cadeed ayda inte kaso hartay ey dhaxdena so gashy marka so qabo is dhaho wey iga si ordi gabrta maradi caded o qof jifa o la karfane u eg aa i hor ordeso maxa waye riyadas
@hodancabdi7950
@hodancabdi7950 2 жыл бұрын
Alhmdulilah shekh mudo dhn dhibteysnah xly riydn ku riyoday alhmdulilah alhmdulilah alhmdulilh🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@luulali1873
@luulali1873 2 жыл бұрын
Asc sheekh waad mahadsan tahay wan kahelay cashirkan riyadan rabay sheekh Alxmdu lillah Sheekh riyada qof kish shamito isoxambarayo wana qof an jeclahay maxeytahay roob aad ubadana wuu da aya
@shamsoceydiidchannel2273
@shamsoceydiidchannel2273 3 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh Riimi jezakalah qeer🙏🏽
@juubemaxamuud9108
@juubemaxamuud9108 2 жыл бұрын
Asc shiikh waxaan ku riyooday aniga iyo sadex caruuraan dhala oo na caydhasanayaan sac iyo daanyeer o caruurta ayaay rabaan inaay cunaan aad yaay noo caydhsanayaan kadib guriga ayaan kasoogalanay yagoo nacuunin oo naqaban sheekh kazoo hadal plS
@rengoku560
@rengoku560 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan ahay hooyo garoba waxaan kuriyoday walaalkay odhintay icaydhsanayo waana dulay sheekh ifasir ilahay khayr hakusiiye jasakalahu khayr 👍👍👍
@SucadaOsman-i3b
@SucadaOsman-i3b Жыл бұрын
Wad gursan donta abayo insha❤ alah
@fatumaali7651
@fatumaali7651 2 жыл бұрын
Allhamdulilah sheikh shukran
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 Жыл бұрын
Cadaw badan baa ku riyooday waan ka guulaystay riyada dhexdeeda anoo ku jira
@safiyoadan8541
@safiyoadan8541 Жыл бұрын
alxamdu lillaah.hi calaa kullusheey yaarabil caalamiiin 🤲🥰🥰🥰🥰
@layloali1238
@layloali1238 Жыл бұрын
Asc shiiqow waxan kuriyooday barida idaha anoo jarjaraayo oo sacabada kuqaadaayo
@hodanahmed6773
@hodanahmed6773 2 жыл бұрын
Allow ii rumee🤲🤲🤲 wax walba khayr ah
@samiyacabdi84
@samiyacabdi84 2 жыл бұрын
Asc shkh waxn raba in ad ifasirto riyadan markasta in an ku riyodo nin ieryanaya odonaya in u igursada anna an didayo maxaytahay
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Asc shekh rabbi raali hakaa noqdee waxan ku riyoday anigo la subcinayo rag anan aqon o ay isla markana ka muqato nadafad badan o wajiyadoda aad u iftimayan subaci marku dhamaday ayaa nin dhar cadcad ikenay kitab
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Maashaa allaah
@bashkaosman2370
@bashkaosman2370 3 жыл бұрын
Jazakalaah qeyr sheq
@nimcoabdi6236
@nimcoabdi6236 3 жыл бұрын
Mansha allh shekh si wadax oogu fasirty jazakumulah
@nasrsabdikarim6632
@nasrsabdikarim6632 3 жыл бұрын
Manshallah Sheekh guuleyso Inshallah
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 3 жыл бұрын
Shekh jasakallah kheran
@anisodelastqueen2314
@anisodelastqueen2314 2 жыл бұрын
Ilaahey qeer haku siyo wax badan wee igu sonoq noqotay alxamduli laah laima qawan
@omarmohamuud1899
@omarmohamuud1899 3 жыл бұрын
Mashaa allaah ustad
@Xamdicisman-s5z
@Xamdicisman-s5z 9 ай бұрын
Asc sheekh waxaan kuriyooday anigoo dacwada kashaqeeynaayo diinta
@AmarnQeys
@AmarnQeys Ай бұрын
Jazakalalh q Eyr sheeq❤
@sahrac4678
@sahrac4678 3 жыл бұрын
Asc sheekh magacaygu waa sahra Cawil waxaan kuriyooday masmas yaryar oo cadcad oo dhinacayga jiifa ima qaniinyaan wayna badan yihiin masmasku waxayna noo dhexyaan aniga iyo furaashka riyadaas fasirkeeda rabaa sheekh jisalaah khayr
@cashodhool8335
@cashodhool8335 2 жыл бұрын
Asc sheq alaha kubarakeyo waxad isoshegta waxan kuriyoday anigo nag madowmada ay ishaqeydeso isofisir
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 2 жыл бұрын
Alhmdulillah AlhmdulillAh Alhmdullah AlhmdulillAh jasakallahu khair
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 2 жыл бұрын
Shiikhow waxaan kuriyoodey aniga iyo dadbadan oon caraceyno oo anigii layga dheereeyey oo aan odraayo tilaabaniine aysan idheeraneyn, wixii nabursanaayey magaranaayo
@maryanabdullahi5691
@maryanabdullahi5691 3 ай бұрын
Jasakallah yaa shiiq❤
@user-zv6ec8hht
@user-zv6ec8hht 8 ай бұрын
Masha allah sheikh jizaakallah ❤
@queenfariida1315
@queenfariida1315 3 жыл бұрын
Sheikhow aniga la ibursanaayo ayaan ku riyoday oo ayatul kursi aan aqrinaayo markaas Wuu iga harayaan markaas marna cilaanaad ayaa bursanaya ayatulkursi markaan aqriyo waan weyna Please sheikh ii fasir jasaka Allah
@faisoaxmed1874
@faisoaxmed1874 2 жыл бұрын
Waxan ku riyoday anigo dad i racsanayan o aan ka cararayo kadib qol ayaan so galay ayeyadey odhimatay o salad dukaneyso dharcadcadna wadato kadib calen ayey insisay godna wey ku tuurtay hal caleen waxey i dhahday raac mel aad ku badbadeyso ayuu ka ridaa godkan kadib godki mel kale ayuu iga riday lkn wali waradinayay wan sii dhudhuntay sakay ayaan ku riyoday maxey tahay plz iso fasira
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Walal side ku heli karaa lambarkaga rabbi rali hakaa noqde waxan ku leyahay masha allah laaquwata ilaa billah
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Жыл бұрын
Jizaakalah sheeq shukran
@aminaamish242
@aminaamish242 3 жыл бұрын
Sheqow MashaAlAh ilhy janadisa hakugeyo anga walaicersada hurdada dexdeda in anyareen waliba qofka asago midi iwato riyadeydii ayaad ifasirty wankumahdcelinayaa
@abdinasirhussein2433
@abdinasirhussein2433 Жыл бұрын
Allhamdullilah Jazaka Allah Sheikh Riimi.Asc
@hawaibrahim216
@hawaibrahim216 2 жыл бұрын
Asc sheekh wan kusalamay waxanku riyody anigu qof angaranayo uu ibursanayo qof kasi wangaranayaa wanan kafakaday lkn qof kawan isu fiicanahay ifasir sheekh
@lubnakamaal6979
@lubnakamaal6979 Жыл бұрын
Shekho waxaa ku riyode qofki ceersanaaye oo qabte maxaawaye
@ahmedlakichannel3369
@ahmedlakichannel3369 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim ❤️
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Shiikh mahadsanid
@lulahmed7495
@lulahmed7495 3 жыл бұрын
Masha allah
@sadamahmed5566
@sadamahmed5566 2 жыл бұрын
Asc sheikh Riyo ayaa kudhax arkey anigo kudhaxjiro salaada atahiyaaka sheikh jawaab insha allah
@relaxinggirl472
@relaxinggirl472 3 жыл бұрын
MashaAllha sheq JzkAllha qeyr
@zainababdi6913
@zainababdi6913 2 жыл бұрын
Thank you
@sucdimedia
@sucdimedia 3 жыл бұрын
Mashallah sheekh jazaka Allah qeer
@maxamedcaliiimaan1043
@maxamedcaliiimaan1043 Жыл бұрын
Alxamdu lilaahi.
@fartusaid8054
@fartusaid8054 3 жыл бұрын
Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah
@tasniimmohamed395
@tasniimmohamed395 3 жыл бұрын
جزآك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
@XayaatHazan
@XayaatHazan 4 ай бұрын
Sheikh waan ku baryaya iiso jawaab labo jeer waxan ku riyooday hooyaday oo nin waalan oo Mindi sito uu eryanayo labada jeer marka koobaad riyada Mindi buu kaga dhuftay dhuunta nabar marka labaadna wuu wuu carysanayey bes
@foosali2854
@foosali2854 3 жыл бұрын
Ws sheeq riimi mahadsanid, meeqa goorbaa riyada ku arkey anoo lay ceersanaayo alx Illahayna iga fakiyey.
@daadirabdullahi1596
@daadirabdullahi1596 2 жыл бұрын
Xly ku ridooyady anoo ceersanayo wana ley qBan waayay
@abdirahmandharka6031
@abdirahmandharka6031 5 ай бұрын
Masha Allah Alle haku barakeeyo sheekh
@ayubtube4053
@ayubtube4053 Жыл бұрын
Sheikh waxan ku riyoday warabe i caydhsanaya Lkn aana aan iska dufacayo sheikh i fasir adigoo iska cabinya ayan kacay
@degelkhayr
@degelkhayr 3 жыл бұрын
Asc sh waxaa kuriyooday iyadoo abeeso lugaaley igu soo oroday dhabarka igaga dhacday sinaxdinleh aad moodo markaan kacay inaan maqlayey 3 days baa meeshii ixanuunaysay waana 11sano kahor
@FatoumaMahamoud-k6p
@FatoumaMahamoud-k6p Жыл бұрын
Juzakallah khair sheekh waxan nin walan o dilaya Wan faakaday ❤ĺ❤❤ĺ
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 3 ай бұрын
شيخنا جزك الله خيرا
@hanaanali1210
@hanaanali1210 2 жыл бұрын
Sheekh waxan ku riyooday anoo ad u rorayo kelimada lailaha ilaal ku cel cel yaa melkastaa an mararo ama wadooyinkana dad ilhay xusayaan tagan yihiin oo bulalayr lay ridayo sheekh ilhay ban kugu dharshaye I fasir
@filsanmohamed2904
@filsanmohamed2904 2 жыл бұрын
Asc sheekh wxaanku riyoodaa
@ashaalimohammed1549
@ashaalimohammed1549 3 жыл бұрын
Mahadsanid riyada furaha waan hela farxadeeda
@ZahraZahra-sl9ps
@ZahraZahra-sl9ps 2 жыл бұрын
Illahay ha kaa ajir siiyo sheekh
@yaaska692
@yaaska692 3 жыл бұрын
asc ustaad wan ku salaamay waxan rabaa inad iiga soo jawaabtid waxaan ku riyooday anoo diindiin ihor socda ana daba socda. mida labaad waxaa waye anoo xalwo cunayo wabilahi towfiiq
@raxmomaxamudadoontiialle7793
@raxmomaxamudadoontiialle7793 3 жыл бұрын
Asc sheikh waxaa ifasirtaa riyada qof ku cijiyeesanayo
@SalmoAsad-bt7py
@SalmoAsad-bt7py Жыл бұрын
Asc sheekh waxaan kuriyody anigo uur leh calshoshana cirbad iska galinayo riyoo kale na waan kuriyody anigo lii ceer sanyo kadib ninkeyga aayaa mindi liwaady ku dhacdy sheekh isoo jaawab pplz
@ayaansalim621
@ayaansalim621 3 жыл бұрын
Mansha allaah jasakumullah
@dggiuyt6085
@dggiuyt6085 Жыл бұрын
masha allah jasakumul laah shiikh
@Cafiifo-d9l
@Cafiifo-d9l Жыл бұрын
Shiikh waxan kuriyoday aniga oo nin aanan aranay ileeyahay guriban kudhisaya shiikh pleas isoofasir
@ifrahibrahim414
@ifrahibrahim414 3 жыл бұрын
Asc sheeikh waxan ku riyooda aniga oo lay cayrsanayo oo duulay cirka ayaan ku riyooda
@nimohassanbarow665
@nimohassanbarow665 Жыл бұрын
Asc sheikh waxaan kutiyoodey Aniga iyo Wilgey rafaat kujiro xitaa gariga xitaaa Waa dhaqaawiwaye
@mousaalijr458
@mousaalijr458 3 жыл бұрын
Asc Sheekh waxa jira riyo idhibtey marwalba ila 2sano ku dhawad mrkaa waxan rabey inan kula so xidhiidho oo aad ii fasartid xagen kala xidhidhi kara ?
@umuadna6837
@umuadna6837 3 жыл бұрын
Shekh waxan leyahay riyoyin badan waxa aad igu so noqnoqata anigo akhrinayo ayad annan garaneyn markan hurdada katoso waxan so tosaa anigoo timo afkeyga kaso bixinayo o gacanta anku hayo
@Muxiyadiin87
@Muxiyadiin87 Жыл бұрын
Asc sheekh riimi waxaanku riyooday aniga oo biyo doox ku dhexjira oo dhimanaaya oo towxiidka ku dhawaaqaaya laailaah ayaan lahaa iisoo fasir sheekh insha alaaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedlakichannel3369
@ahmedlakichannel3369 Жыл бұрын
Allahu akbar ❤
@ubaxdaahir3893
@ubaxdaahir3893 3 жыл бұрын
Asc shekh wa ku salmy waxn ku riyody nin darishda I tag o shar madow sita sina wa u garanya qabkisa sina uma garanya hadna waxu iso istagey qolki jifka darishada wana ka cabsanya ninka waxn afka ku haya ayatul kursi shekhow albka aya wxa furty gabr an dhaley 14 jir ah saa waxn arky ody weyn o ciro leh o igu kadinyo albabka hortisa SubxnaLaah shekh please iso fasir InshaAlh
@ashaalimohammed1549
@ashaalimohammed1549 3 жыл бұрын
Asc waxaan ku riyooday nin sheeqa oo midi wata oo ordaya ayuu qol nogu so galay Anakooo dhoor qof mididii ayuuba galiyey qofkii albaabka agtagnaa inteena kalana waan orodnay anigiina mididii ayuu igaliyey.
@rahmafathi
@rahmafathi 2 ай бұрын
Jazakalh ❤
@hodanalishirdoonshirdon2655
@hodanalishirdoonshirdon2655 3 жыл бұрын
Waxan ku riyada anigo dhahayo Alxdillaah man aqani waxa aan alxdullah ana dhahayo
@istabraqsiyaad7984
@istabraqsiyaad7984 2 жыл бұрын
Alhamdulilah wa ley ceersanaya wana kafaganaya naag mindi igu ceersanesay kana badbaday waan ka dhuuntay mana aqon naagtas
@ruunmohamed9199
@ruunmohamed9199 2 жыл бұрын
Asc shiiqoow marwlba wa la iicersanaya cidii icersaneysana ma aqan mar wlbaa waxan galaa islan dhimatay gurigeeda marmarna wxa la iigu cersnayaa dabaqyo dhaadheer korkooda ango la ii dilayo o qori la iiwato xita wan arka cidii idilena ma aqan iifasir sheqow
@habibaabukar5899
@habibaabukar5899 3 жыл бұрын
Asc shiq waxan kuriyoday aniga eey ibursanayo marada iga dhagay qaylo hurdada dhaxdeda markas uur ayan laha marka dhalay gabar ehed waa uur ruun ah mid kale riyo mas kuriyoday madow ah mid kale riyo nin an garnenin aya meel cidlo ku arkay kalay ayu idhahay waxabo kuguma samaynayi anigane nin amiin magalo ayan dhahay hadane meel cidlo ah wan kacararay wuibuursaday ani qaylo shiq isojawab riyada sofasiir plz
@fatimaabi7285
@fatimaabi7285 3 жыл бұрын
Shiikhow alle kheeyr haku siiyo Waxa ahay gabar Waxa ku riyooday riyo argagaxbadan masixi dajaal waxa kalo ku riyooday ano qeybinaya sisinta bisil ,kheeyr alle haku siiyo jawabta ku Soo dar fadlan
@iqraabdidubow553
@iqraabdidubow553 2 жыл бұрын
Sheikh waxan kuriyodhe ani iyo walalkey iyo gabdo an daris nahay oo qof walan nacersanayo marka ana mel xafad kagale xafadine cidna majogin asna wusogale qofki walna mana uiqawanin mana kabaxsanin lkn xafadi wuigusogale maxa waye sheikh
@sahroqueen5460
@sahroqueen5460 Жыл бұрын
Asc. Sheekh, Allah ha ku xifdiyo , waxaad ii fasirtaa riyo aan ku riyooday taasoo ah, waxan ku riyooday walaalkey oo mar hore dhintay, asagoo aad u qurux badan oo i dhahaayo walaashey waa in loo sameeyaa dukaan ganacsi, gabar yarna ay korka iisaarantahay.
@zeytunzeytun7146
@zeytunzeytun7146 2 жыл бұрын
Sheikh Asc waxa kuriyodey anigo tukanayo mohoga qofa torey igu kala goyey anigani markas wax xanun ah madaremin digeygini wuu baxayey fasirkisi isheg sheikh
@fanprojfaan5114
@fanprojfaan5114 3 жыл бұрын
Asc sheekh hadda ka hor waxan ku riyoday anoo u ducena umada musliminta masakinta eh ano ducadii wado ayan soo kacay wana siiwaday anoo ka naxsan dadka masakinta isoo jawaab Insha Allah ALLE hku barakeyo
@BaazisaidSufi
@BaazisaidSufi 5 ай бұрын
Waxan kuriyoodey mas cagaaran wan kafakadey kadib ano kafakadey hadana horte waxan ku,arkey mas ween o kafeega fasiraadiisa sheekh insha allh jaaka lahu qeer
@Hadafkayga
@Hadafkayga 5 ай бұрын
Sheekh mar kasta nin ba i cayrsado wanay iguso lablabty riyadan gabdh xas ah ban ahay mudo dheer ban riyadan ku riyoda
@fatimaomar9427
@fatimaomar9427 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi waslam ❤ ♥ 😍 💖
@whitesugarboy3647
@whitesugarboy3647 2 жыл бұрын
sheikhow waxan ku riyooday aniga iyo labo saxiibaday ah oo magalo duuleedkeeda imanay ayado aanu isleenahay waxa magalada gudaheeda isku dagalayo Al shabab iyo qolooyin Dowlada ah baan waxaan imanay Duur aad u qurux badan oo doog miiran ah waxaa meel buur cml ah korkeeda sida screen kii dhalada cml kasoo muuqday bahasha Jeerta ladhaho sa isku naxnay 2 sxb waxay dhaheen yaan la taaban aniga intaa dhagax qatay ku tuurey say nasoo ceersatay marba geed ban ku wareejiyaa markii danbe way iga hartay balse wiil saxbkey ah oo geed ka korey ayay geedkii labo tarahiisa labo qalbac oga dhigtay oo kudishay sas kusoo kacay
@hawaosman3965
@hawaosman3965 3 жыл бұрын
Jazaakallah sheikhow
@hibaqomer9520
@hibaqomer9520 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxan ku riyooday xalay aderkay oo dagal ku jira waxa la socday 6nin kuli waa la dilay waxa kaso haray isaga isagoo naxsan ayuu maydkii dul tagna aniga ayaa arkay waxan isi ader maxa kugu dhacy kadib ayu ii dhola cadeyay wuxuna i dhahay waxba ader dadki aya nalaga dilay kadib guriga ayuu yimid hdna waxan arkay ader oo mel yala waxan is iri bad baadi nin aya ila soo kaxeyay waxan u wadnay dr xabad aya ku talay marka nin qori wata aya naga daba yimid ninkii ayuu dharbaxay ana wan qayliyay markas ayan hurdada kasoo boday anoo naxsan plz iso sheg waxa ay noqon karto jasakalah 🙏🏼
@raaqiyacabdi466
@raaqiyacabdi466 3 жыл бұрын
asc,sheekh waxan ku riyooday macalinka schoolka iidhiga oo waashay oo waliba aan ka cabsonayo sheekh iifasir
@UgasoIbraahin
@UgasoIbraahin 4 ай бұрын
Alhamdullilaah 😢
@ladansied5583
@ladansied5583 2 жыл бұрын
Asc waxaan kuriyoday nikayga oo icadhsnyo lakin ihlay ano kdhumnayo
@zakialiosman5969
@zakialiosman5969 Жыл бұрын
Asc waakù bwryaa iisoo fasir waxaa kuriyooday Jin dad ah anoo musqul galaxy cunu ku jiro idhahaayo adaa dhalay oona oonayo canugaas asine idhahaayo wado adaa dhalay ane waana dad sida Janka Maha ane Haye intaa dhoho aaquraan ka aqrisanaa riyada dhex deeda kadib wuuxanaaqaa ninka waana ķasoocararay walibo hooyadey Gaddafi sheed inaakagalay😢😢 isheek plz😊
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 3 жыл бұрын
Shiiqow ani waxan ku riyooday riyo lana eryanaayo aniga saxiibtay iyo wiil aan sheeko wadaag ahayn wanan ka badbaadnay ii fasir shiiq
@NnasteexcaamirCali
@NnasteexcaamirCali 6 ай бұрын
Salatu leyla inta tukada seexdat waxan ku riyooday aniga iyo walashey oo nin waalan na bursanayo kadib san marba meel ugu dhumaneyno an galeyno meel dad bdn jookan kadibna nalaka celinaayo ayadoon waxba na gaarin iyadoo saladii la aqimaya naxdin la soo booday alx allow kheer iiga dhig😊
@nadiiramohamed2054
@nadiiramohamed2054 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr sheekh
@cabdijamacchannel9979
@cabdijamacchannel9979 2 жыл бұрын
Asc shikh waxa kuriyoday iya Doo adunka gadomayo oo badana Soo fakaneyso shikh riyadas wamaxay
15 Astaamahaan Hadii Aad is ku aragto ogow xasad ayaa ku haayo
16:02
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 341 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
FASIRKA RIYADA QOFKA RABBA IN UU IDILO
9:13
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 94 М.
KIISKA BISLE OOMAAR BARBAR WAREYSI DAHIR ALASOW IYO FARTA XAAJI MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:00
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1 М.
7 Riyo Qof Kasta Aan Arkin Marka Laga Reebo Qofka Sixran Ama La Sixray
20:02
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 65 М.
20 Riyo Waligaa Hasheegin Xitaa Kuwa Riyada Fasiro Hadii Kale Waxaa Dhacaayo ....
12:45
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН