Sheeko Gaaban ------- Ma Dhaqde, mana dhige

  Рет қаралды 1,206,826

Goobe Video Production

Goobe Video Production

Күн бұрын

Waa riwaayad eey noo jileen Fanaaniiinta Xuseen Shire, iyo Laki H. Wacays, Axmadeey Aboow iyo Mohamed Liiloow!!!

Пікірлер: 760
@najwakaram6211
@najwakaram6211 6 жыл бұрын
Ooow ma adaa la igu kaaa guday😂😂😂😂😂😂😂 laki xaji inta jecel like
@MunaMW
@MunaMW 7 жыл бұрын
Waaaw waan ku haysta laki xaji last qofa ahay like bal isara
@hamdimahamedmahamud814
@hamdimahamedmahamud814 6 жыл бұрын
Aniga cawada like leeba udhaarsanahay plz yaan leyla dhaafin like 👍👍👍👍🖒🖒🖒🖒👌👌👌👌
@xaliimocabdulaahi9252
@xaliimocabdulaahi9252 6 жыл бұрын
Hamdi Mahamed Mahamud 😘😘😚😚😚😚😰😛😝😜😋😡😈😇😷😬😲😤✌✌✌✌✌✌✌✌👋👋👋👋👋
@abdimalikahmed7937
@abdimalikahmed7937 5 жыл бұрын
Yahyen
@jaliyamaxamedibrahimibrahi6494
@jaliyamaxamedibrahimibrahi6494 7 жыл бұрын
walhii in Laki ay qot qooto ka bahado waa ka xumahay qof ka aan uuga jacaa ayey aheed😘❤❤❤❤❤❤❤
@shamsaismail2067
@shamsaismail2067 7 жыл бұрын
Manshaallah lacky nice ruwayat abayo
@kowtharal8052
@kowtharal8052 5 жыл бұрын
Oo ma adaa leykaaa guday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣dhulka inta iga dabeso like
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Hahahahahah hahahahahahhahaha ala beerka ala beerka iga taga walaahi waan qoslay caadi maaha ruwaayadaan Qooto Qootoba iiga qosol badan ala noo soo badiya sheekooyinkaan fadlan Laki Xaaji viva inta iga dambeysa like ta lacagmaaha ee igu salaama
@aminaabdullahi3853
@aminaabdullahi3853 7 жыл бұрын
Faanka kama helo Asal Reer Qardho hhh wey kugu daadatay like ma heleysid
@khadarcaydiid1885
@khadarcaydiid1885 7 жыл бұрын
Faanka kama helo Asal Reer Qardho
@khadarcaydiid1885
@khadarcaydiid1885 7 жыл бұрын
Amina Abdullahi h
@khadijaadan4397
@khadijaadan4397 7 жыл бұрын
Khad ar Caydiid
@farxiyahussein8417
@farxiyahussein8417 6 жыл бұрын
Faanka kama helo Asal Reer Qardho z
@keynanfan7012
@keynanfan7012 7 жыл бұрын
wan salaman tihiin dhamaantiin wa huba kuligiin commengan ma aqrineysin lkn hada aqrisid ALLAh jannada haku geliyo
@hooyomacaanchannel9845
@hooyomacaanchannel9845 5 жыл бұрын
Amiin
@alicaddemediagroup3261
@alicaddemediagroup3261 5 жыл бұрын
Keynan Fan Aamiin Adna sidoo kame
@alicaddemediagroup3261
@alicaddemediagroup3261 5 жыл бұрын
icafiya ilaahay baan idinku dhaarshee
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 6 жыл бұрын
subxanalah ilayan sheekadu dhabdhab maah dharta joojiya wlhy waa walihi ilahay yaaan ladhelaysan
@bushra-mo6on
@bushra-mo6on 7 жыл бұрын
ruwaayada qofki u danbeeyay daawaday ahay intii iga horeesay like ii saaray baqiilnimo manaqaano somali aa nahay nooh😉
@najmi4100
@najmi4100 7 жыл бұрын
Sacdiya368 Ibrahim wakasa comment na kugu darey 😂😂😂
@Abdirahin_Abdalla
@Abdirahin_Abdalla 7 жыл бұрын
Sacdiya368 Ibrahim anaa ka danbeeyo queeeny
@bushra-mo6on
@bushra-mo6on 7 жыл бұрын
Abdirahin Abdalla Hussein mahaan soo fariiso hee danbeeyoyaal aa isla nahee
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
Sacdiya368 Ibrahim
@cqaadirjeylaani4453
@cqaadirjeylaani4453 7 жыл бұрын
Sacdiya368 Ibrahim
@falasfalas6680
@falasfalas6680 7 жыл бұрын
ala berka wan qoslay wlhi intii ila qososho like haisarto
@suleqasiman1401
@suleqasiman1401 7 жыл бұрын
Falas Falas laki xaaji waceys waale waan qoslay
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
Falas Falas 😆😆😆😆😆😬😈😈 inyow
@estfriendfrever3219
@estfriendfrever3219 7 жыл бұрын
Falas Falas 😅😆😆😆 ok my quen gobkaga so hilmaty ee halke kugu kena wan ku wada hee fb mise gmailka kk
@yasinxash153
@yasinxash153 7 жыл бұрын
Falas Falas hhhhhh
@ruquyoruquyo3621
@ruquyoruquyo3621 7 жыл бұрын
Yasin Xash à
@susususu7745
@susususu7745 7 жыл бұрын
هههه والله Allh beerka kkkhhhhhhhhhhhhhhhh asxaabta intii iila qososhay Lek ih siiya😭
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 жыл бұрын
plz like igu qabta hhhhh waligay 5 like xitaa ma helin niyada ii dhisa noh hhhhb
@mohaan1
@mohaan1 7 жыл бұрын
Samra Caydarus samra xaa kugu been ah hees kale 100 cml aa lagugu qabtay hadana shan madhaafin maa keentay kkkkkkk
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 жыл бұрын
Mohamed Samrush laa abowe maba jirtaba ii sheeg aan so arkee xaflad aanba dhiganaahe
@samracaydarus4508
@samracaydarus4508 7 жыл бұрын
Mohamed Samrush meelkastaa igu aragtit igu qabo
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 жыл бұрын
Samra Caydarus hhhhhh
@mohaan1
@mohaan1 7 жыл бұрын
Samra Caydarus waa arkay laakiinse dhibka jiro video gaas maxasuusto hada ka bacdi hadaan ku arko like ta aaa diyaar jajabka iska diyaari adna kkkkkkkkkkk
@fardowsocnuurfardowsocnuur
@fardowsocnuurfardowsocnuur 11 ай бұрын
Asc salaman asxabta guuleyso laki xaaji❤❤❤
@sadeaahmed948
@sadeaahmed948 7 жыл бұрын
somalida sixun uilbexeen like halii saaro bay kuwaasheen waxlacunaayo miyaaaa like yaahuu
@aminjama5230
@aminjama5230 6 жыл бұрын
Qofkii udan beye ayaan ahay like isaara
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 7 жыл бұрын
waa sheeko fiican kana sheekeynayso somalia wax haysto hooyinka somalia jilayash iyo fanaaniit waa mahadsan tihiin thank you all very much
@TheAyaanle11
@TheAyaanle11 7 жыл бұрын
Laki waa actress fiican, ee dhaarta uun ka daaya. sida kale waa fiicantay..dhaarta been been looguma dhaarto.
@eglandcadey6702
@eglandcadey6702 7 жыл бұрын
xuseen shire plz jilitaankaaga waa ok lkn hadaad ogtahhay dhaarta beenta ah ee lagu dhaarto culayskeeda plz iska daa adoo mahadsan
@sacdiyoabdllahi5466
@sacdiyoabdllahi5466 7 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 hahaha hah wlhi WAa furay inta qoto qoto tageerto like I Sara sanadkaan like leeba socotee like I Sara Ana
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 7 жыл бұрын
Wlhi riwaayadan mid ka qosol badan wali ima soo marin full funny waaye inta igu raacsan igana dambeeeyso like igu soo waala
@mahadahmed2396
@mahadahmed2396 7 жыл бұрын
War aniga like dhan. Mahelin waligey xita plz like isiiya niyada idhisa
@maryanali1829
@maryanali1829 7 жыл бұрын
wwwww first comment like haleygu qabto wixi IGA danbeyo
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 7 жыл бұрын
Maryan Ali waad igu ogtahay sxp
@faizaanas766
@faizaanas766 7 жыл бұрын
Nuura Ahmed surmidi
@Moha_Dahir
@Moha_Dahir 7 жыл бұрын
Maryan Ali ✨🌟💗🌟💜🌟✨ 🌟💗💜💜💜💜🌟 🌟💗💜💜💜💜🌟 🌟✨💜💜💜✨🌟 🌟✨✨💜✨✨🌟 ✨🐬✨🐬✨🐬✨ 🌊🌊🌊🐬🌊🌊🌊
@ashaa4556
@ashaa4556 7 жыл бұрын
1
@ffalastinffalastin6156
@ffalastinffalastin6156 7 жыл бұрын
Maxamed Daahir masha Allah walal
@aishaladan8993
@aishaladan8993 7 жыл бұрын
hhhhh aryaada inte fafadhisen yaabnaye yaraanay laki inaba caadi maha I love her really
@bushra-mo6on
@bushra-mo6on 7 жыл бұрын
lkn dhaarta badan ee hadana beenta lagu dhaaranaayo ma fiicno subxanallah ﺃَﺑِﻲ ﻫُﺮَﻳْﺮَﺓَ ﺭَﺿِﻲَ ﺍﻟﻠﻪ ﻋَﻨْﻪُ ﻗَﺎﻝَ : ﻗَﺎﻝَ ﺭَﺳُﻮﻝُ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺻَﻠَّﻰ ﺍﻟﻠَّﻪُ ﻋَﻠَﻴْﻪِ ﻭَﺳَﻠَّﻢَ : ﻻ ﺗَﺤْﻠِﻔُﻮﺍ ﺑِﺂﺑَﺎﺋِﻜُﻢْ ﻭَﻟَﺎ ﺑِﺄُﻣَّﻬَﺎﺗِﻜُﻢْ ﻭَﻟَﺎ ﺑِﺎﻟْﺄَﻧْﺪَﺍﺩِ ﻭَﻟَﺎ ﺗَﺤْﻠِﻔُﻮﺍ ﺇِﻟَّﺎ ﺑِﺎﻟﻠﻪِ ﻭَﻟَﺎ ﺗَﺤْﻠِﻔُﻮﺍ ﺇِﻟَّﺎ ﻭَﺃَﻧْﺘُﻢْ ﺻَﺎﺩِﻗُﻮﻥْ
@abdirahmanabdirahman4951
@abdirahmanabdirahman4951 6 жыл бұрын
sumaya 6236 jazakallh ukhti
@ibnuahmed8793
@ibnuahmed8793 6 жыл бұрын
sumaya 6236 masha Allh wad ii faa idaysay walshy Allah ku barakeyo
@hamdimuhuyadin8507
@hamdimuhuyadin8507 4 жыл бұрын
Sax wllhi dharta benta ah waa dambi weeyn
@zamzammohamad2346
@zamzammohamad2346 4 жыл бұрын
M.a Wll mcn Allha Ku XafiDo WaX Baa Noo FaaiSaYSee🤲🤲
@hamdiahmed7405
@hamdiahmed7405 7 жыл бұрын
riwqyada dhaarta malaga daayo Allaha ka cabso Xuseen shire dharta iska daaa
@umurihaanadan7903
@umurihaanadan7903 7 жыл бұрын
hamdi ahmed
@cumarqoslaye7869
@cumarqoslaye7869 6 жыл бұрын
maasha allh
@realdonaldjtrump8671
@realdonaldjtrump8671 7 жыл бұрын
second comment and like like igu qabo kwa danbe Thx
@jawahiromer4000
@jawahiromer4000 7 жыл бұрын
Real Donald J Trump
@akaomaroficial9539
@akaomaroficial9539 7 жыл бұрын
wxkle, wlhi waa iga badisay kkkkkkkk qosal leeee. like igu dadaaala asxabey
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 жыл бұрын
hahahah 😂 😂 😂 😂 ar qosol ba iga batay beerka miskiinka meshi la galiyey lee san ugu farxay 👍👍👍👍👍
@cadnaandayib8525
@cadnaandayib8525 7 жыл бұрын
khathri ham naxariis darnidaaaaa sxip
@11stars26
@11stars26 5 жыл бұрын
Who is watching 2019 😃😃
@fadumoahmed6148
@fadumoahmed6148 7 жыл бұрын
the best waaye like ha ila dhaafin plz 😏
@haniahmed9499
@haniahmed9499 7 жыл бұрын
Weird people🤣
@fomar2137
@fomar2137 7 жыл бұрын
Khatar. Kkkkkkkkk. Ha lagu khataro
@bosharohaji5775
@bosharohaji5775 6 жыл бұрын
hani ahmed xw
@علوانشبيل
@علوانشبيل 6 жыл бұрын
Fadumo Ahmed اناحب اصومال
@fatmaosman2572
@fatmaosman2572 6 жыл бұрын
Fadum
@yaxyemuumin9376
@yaxyemuumin9376 5 жыл бұрын
Warafaday kaan wlhi garoob danbe hada radiyo ana khaldan kula qosool igu maa hdhin inta nbi mohamed jecel lke isara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 жыл бұрын
Csw
@ugaskadhalintareeryurub2293
@ugaskadhalintareeryurub2293 7 жыл бұрын
hhhhhh war dadkani waa noocma ma yuotub ka ayey dhex seexdaan 6 qof iga soo horeyso inta iga dambeyso like haleygu dadaalo qaraabo wakiil cml
@faizahaji5014
@faizahaji5014 7 жыл бұрын
mohamed yare kkkkkkkkk
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 жыл бұрын
aniga waxaan ah Naag gaaroob ah niinka uraaya aniga ayaay Raaba laki caadi maaha
@لمحبينالطبخ
@لمحبينالطبخ 7 жыл бұрын
mohamed yare
@mohamednani238
@mohamednani238 7 жыл бұрын
Asiya Mohamed
@farhanqasim5607
@farhanqasim5607 7 жыл бұрын
kkkkk
@amaanicade402
@amaanicade402 7 жыл бұрын
haye asxaabta intaan kasoo horeeye like ok GOOBE THANKS
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
HILAACA IFTIINKA
@somalientertainer896
@somalientertainer896 7 жыл бұрын
HILAACA IFTIINKA =
@inasmailnoor9971
@inasmailnoor9971 7 жыл бұрын
Suways Ahmed the time of day,andthenyoucanfindthem
@mariammussa3690
@mariammussa3690 7 жыл бұрын
HILAACA IFTIINKA mn
@zakariaabdi8966
@zakariaabdi8966 4 жыл бұрын
Who is watching 2020
@iamdhaani5884
@iamdhaani5884 7 жыл бұрын
walhi cadi mahan qoslka igaa dhamaday
@naimanura
@naimanura 7 жыл бұрын
What language they talking after laki went? Its not familier to me. I even know the maaymaay accent but this was something else. anyone know?
@safiyoshariifofficial8324
@safiyoshariifofficial8324 5 жыл бұрын
Caadi ma ahan laki xaaji wacays and xuuseen shire waa salamatihiiin fanaaniinta dhamaanatiinaa salaan sare
@علوانشبيل
@علوانشبيل 6 жыл бұрын
اناحب اصومال
@nimconimco4311
@nimconimco4311 7 жыл бұрын
anig nah into IG danbeyso like Ku qabo haila dafina
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
Somalida Qaar Like jeclaa aniga marabo Like
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 жыл бұрын
As soon as she open the door he hit straight to the living room looking for the bandit
@amranahmed9297
@amranahmed9297 7 жыл бұрын
wllh qosol maahani kan qosol wa dhafay hda kdib shekoyinkan cml noso bdiya waad mhdsn thn
@sumayaduale2616
@sumayaduale2616 7 жыл бұрын
Xuseen shire isdeji gabadha waad furtee
@soniaali7596
@soniaali7596 7 жыл бұрын
Laki ii geyaa yaqiyee Alabtaan qotoo qotoo wey ka culustahay dibada xitaa malagaa dabaa ordaa ?? Allah walahi waan fureey Laki 💕
@hanad6666
@hanad6666 7 жыл бұрын
hhhhh ar like aaaa asxaabey gaca initagay 😍😍😍👌👍
@safiyahuseen37
@safiyahuseen37 7 жыл бұрын
like maxaaa lagu helaaa asxabeeey isheeega plzzz
@rahaahmed87
@rahaahmed87 7 жыл бұрын
Safiya Huseen lacag aya luku helay aby
@leyloshiiq891
@leyloshiiq891 7 жыл бұрын
Raha Ahmed maxamed
@farhianour5601
@farhianour5601 7 жыл бұрын
arooskeyga kowad tash mali xiirin kulaah kkkk fanny wlhi allah ku barakeyo abaayo
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 7 жыл бұрын
waaaalega soohormaray wan xnqsanhy halee qanciyo plZe
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
kkkkkkk wlhi wa sheeko waalan
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 жыл бұрын
Balqiza beellah Waan Fahmi waayey 😕😕🙁 afsomaligan wllo mcn
@inakhalif9912
@inakhalif9912 6 жыл бұрын
Balqiza beellah maxaa laga qanciyaa oo ad jeceshahay
@maxedcrixmaan8038
@maxedcrixmaan8038 5 жыл бұрын
Balqiza beellah hhhhhhh
@boqoradaayaan272
@boqoradaayaan272 6 жыл бұрын
Alla beerka manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂 wlh mininka Waxba kama Maqno kulaha laki Sida u wax u jilayso jeclahay 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@hamdifarah8849
@hamdifarah8849 7 жыл бұрын
laki iyo xuseen shire caadi mahan allha idin xifdiyo
@fardowsahassan541
@fardowsahassan541 7 жыл бұрын
war ma adiga lii ka guday😩😩😬
@queennura7991
@queennura7991 7 жыл бұрын
😂😂reer xamar allah ku ceebey 😂😂😂ragoda wa dad ceebees 😂
@sabrinahabraham8341
@sabrinahabraham8341 5 жыл бұрын
😂😂😂 naa illah igama dhigin alx xayesiyasha
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaw anigaa ugu horeyo liketa asxaabta ha iga baqiiilina hhhhhhh qeybta beenta
@ayancadey4252
@ayancadey4252 7 жыл бұрын
walaalayaalo du kaan kan intuu ku yaalaa? isoo sheega please.
@aminanurmohamed3354
@aminanurmohamed3354 7 жыл бұрын
Ayan Cadey north London
@mohammadelmi9232
@mohammadelmi9232 7 жыл бұрын
Akh! afsomaliga horeeya ee nimanka manaqaanee wamaxay
@zakiabdirashid7650
@zakiabdirashid7650 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhh wlh wax kale waaye Laki Xaaji Waceys big respect taageerahaga 1aaaaaaaaaaaaad ani waaye
@hiboizze8936
@hiboizze8936 7 жыл бұрын
Abaayo laki hor marka aya jeclahye hore usoco
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 жыл бұрын
illahayoow cawaa rer xamarkaa baad badiii😂😂😂😂😂😂Berkaa walahii manoliiiii
@abdifatahhussien6589
@abdifatahhussien6589 6 жыл бұрын
ciyaalkan reer xamarka cadi mahan qosol laabta hadal kood kuhystaa wlhi
@xiinkaaliattore8572
@xiinkaaliattore8572 7 жыл бұрын
Reer marka cadey inaba caadi ma ahan riwaayada
@kingfilms2201
@kingfilms2201 7 жыл бұрын
mulki ahmed muye haaaa cadi ma ahan
@nurabdi8222
@nurabdi8222 7 жыл бұрын
mulki ahmed muye afkapaga goh dharta joji cuqubo kugu dhacaday
@nizmabeaofficail3304
@nizmabeaofficail3304 7 жыл бұрын
hhhhh Alla berka hhhhh Alla berka inta iga tanbeso like igu qabta yaqy
@libaaxadaleertajiifta7125
@libaaxadaleertajiifta7125 5 жыл бұрын
2019 yaa daawanayo like plz
@nasibadansaleban2872
@nasibadansaleban2872 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war si xunban u qoslee like ha la ii saro
@yussufsaladaden4615
@yussufsaladaden4615 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@muxiyadiincabdiamerica6833
@muxiyadiincabdiamerica6833 6 жыл бұрын
Inta iga danbaysay like la ila dhafin somali hadan nahay bashaylnimada ma naqano noh
@mashiprettylovesadiyo5645
@mashiprettylovesadiyo5645 7 жыл бұрын
maxamed liiloow love u
@saadosiman2523
@saadosiman2523 7 жыл бұрын
asaxaabey ii sheeka afkaan intee looga hadlaaaa
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
saado siman afkaan waa af marka waxaa ku hadlo dadka dago marka iyo reer xamar badan
@sharifosharifo5098
@sharifosharifo5098 7 жыл бұрын
saado siman marka cadeey minan ow ismaan aa looga hadlaa cadeey
@halathabit3517
@halathabit3517 7 жыл бұрын
saado siman marka iyo xamar weyne
@maidocadaymaidavaday8173
@maidocadaymaidavaday8173 7 жыл бұрын
saado siman abaayo anaga ayaa kuhadalno oo ah rer marko caday
@ahlamcool4090
@ahlamcool4090 7 жыл бұрын
saado siman marka cadey minan aw usmaan matantii muqdisho mugan ya modi kara loga hadlay ❤️♥️♥️
@nomashquulAhmed
@nomashquulAhmed 7 жыл бұрын
groob xanuun waye😃sheeno cali kulahakkk
@fartunali8660
@fartunali8660 7 жыл бұрын
yahuu xusein shire run run buuba mooday wuuba is dooxay wax jiloow maba yaqaano
@sucad0017
@sucad0017 7 жыл бұрын
Hhhhhh arooskeyga kowaad tash malaixirin kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂that killed me
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 жыл бұрын
sheikh jeylaniyooow sheikh farmajooow walahi manolii😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IlhamIlham-ev8cr
@IlhamIlham-ev8cr 7 жыл бұрын
viva laki waa qosol bas kķkkķ
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk qosolka iga dhamadaay faan badana asigo kobtisa ka caraari raby u dhahaa kwrn kii kobtis u ka cararaay cabsida iga cabsanayo le😂😂😂😂😂
@saafisimn5578
@saafisimn5578 7 жыл бұрын
Like haley saaro aaba kunacay Somalidan Uf laqabsi eeyba kadhigteen war ruwayada waxa loo sameyay wa Ina fikirkaaga kadhiibata
@zeinabsaid8119
@zeinabsaid8119 7 жыл бұрын
qoor jaabutian ika dhig kulaha 😂 aar qor iska dhaaf duruc dhaan reer jaabuti lakumaa gaadho
@adeco4491
@adeco4491 7 жыл бұрын
Ben badanaa sadax bilowd iyo sagaashan bari kulaha dhulka 😂😂😂😂😂😂😂
@yusufcabdicali6567
@yusufcabdicali6567 7 жыл бұрын
Wllhi tan caadi maahan tan hanoo soo badiyo abkeey shiiq suufiyow kulaa caadi maahan
@ckariimmaxamudsamatar4323
@ckariimmaxamudsamatar4323 7 жыл бұрын
Yusuf Cabdi Cali kkkkkkkkk
@amalfarah5289
@amalfarah5289 7 жыл бұрын
Yusuf Cabdi Cali eu
@nimomuna4146
@nimomuna4146 6 жыл бұрын
Waa ruwayday macan runti
@fathiyamustafa2461
@fathiyamustafa2461 6 жыл бұрын
Yusuf Cabdi Cali ajakisi
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 7 жыл бұрын
sanadki like jacaylka miyaa waar mawducan meesha yaala ka faalooda bila comment laydinku cadaabye
@mohamudabdullahiali8421
@mohamudabdullahiali8421 7 жыл бұрын
Wllhi waa sheeko qosol badan
@mohmurzalrwydaxbbih3265
@mohmurzalrwydaxbbih3265 7 жыл бұрын
good fantastic 😍😘😍😘
@daarultawba516
@daarultawba516 7 жыл бұрын
waa cajiib
@bahjoquruxley2024
@bahjoquruxley2024 6 жыл бұрын
Huhuhu xaji qadar musmar kulahaaa
@haruunapdullahimedia3667
@haruunapdullahimedia3667 7 жыл бұрын
hhhhhh qosolbadnaaaaaa like dankina waye
@maandeeqibraahim1277
@maandeeqibraahim1277 7 жыл бұрын
Hebaloow la doonee kulahaaa
@hawahussein1057
@hawahussein1057 5 жыл бұрын
Ar warkaan magaaladeen markacadeey ayaa looga hadlaa. Reer marko maatihiin walaalhey
@norasulieman8091
@norasulieman8091 5 жыл бұрын
Waaw waankahelay
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 5 жыл бұрын
Kal iyo laab waay iga gadantay🤗🤗🤗👌😂😂😂😂😂😂😂
@aminanurmohamed3354
@aminanurmohamed3354 7 жыл бұрын
garoob cawadaa iigu danbeesaa hh nin dheer waye lama goodle eh
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 5 жыл бұрын
sheeko gumesi ciro iga Chad ouray kiidhiglehna udhisay dara Salam magujuri wadanka halayimado nin waclan Lee gurigis kacararo
@zamritoaxmed5378
@zamritoaxmed5378 7 жыл бұрын
dhaar badanaaaa Odaygan Kal Dheer Acuudu Bilaaahiye
@eglandcadey6702
@eglandcadey6702 7 жыл бұрын
ala xuseen shire jecliyaa qaabkuu filimaanta ujilo war like majecliyee iga dhaafa plz
@Music-mf9zr
@Music-mf9zr 6 жыл бұрын
Riwayadan hala dhamaystiro plz
@Ch900h
@Ch900h 4 жыл бұрын
viva reer marka ❤️
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Xusein dhaarta badn dhaaf please waa dambe bilaa sabab la.aan Viiva laki iyo xusein shire Wan idiin jeclahy
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 жыл бұрын
laki xaaji jilaaa wayn weeyo😍😍
@bahjaahmed3395
@bahjaahmed3395 7 жыл бұрын
Wooooow goobe nice bro
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Maxay la cararaysa walahi waan qoslay kakakaka
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 3 жыл бұрын
Laki : Naag maa Qabtaa? Yarka: Naag waan Qabaa lee iska dheh : laki : ilma maa Dhashey ? Yarka: haa laki : naagtada baari miyaa mise xogaa? Yarka Ffffff hada wax aan kuu sheegi karo malaha laki : bes bes bes wax kasta waan fahmey yarka : Masha alaah That all conversation and actions I Iliked 👍 👍 👍 the unswer is markii aan is guursano naagta kale wey soconeysaa
@yussufali1290
@yussufali1290 5 жыл бұрын
Sheikh abdilqadir iyo shufiirkiisiyow kulahaa 😀😀😀😀
@hadisabdulahimohamed6683
@hadisabdulahimohamed6683 4 жыл бұрын
Who is waching 2020 😂😂
@faysadegan7111
@faysadegan7111 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 madaa lay ka guday ninkii gurka rabay ba u firdhaday anigu wlhi walalahayga konfureed hadalkoda ayaan ka hela imisa jeer baan ku so celeceshda afkoda hore u socda
@xamdimaxamed7059
@xamdimaxamed7059 5 жыл бұрын
Sheqow markuu dhahayo ilahayow muudhahoo ninka dabalka ah iskadaaya ereyadas rerxamar hadadtihin
Sheeko Gaaban---Filan Waa
41:17
Goobe Video Production
Рет қаралды 977 М.
SHEEKO GAABAN TUUG MA ARAGTAY MA ARKIN DHEH
17:07
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 229 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 9 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
Sheeko Gaaban-----Ayuuto
57:44
Goobe Video Production
Рет қаралды 529 М.
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Djibtalo production
Рет қаралды 17 М.
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
awaalehanuuniye
Рет қаралды 277 М.
KHOOF QEYBTII 1AAD
1:04:36
Somaliwood
Рет қаралды 87 М.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
Sawda Billan
Рет қаралды 39 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН