Sheeko qosol badan (Ani maa waalan)

  Рет қаралды 808,032

Warbaahinta Dhacdo

9 жыл бұрын

Waxaa wada jilaaya Allaha u naxariistee Marshaale, Cali Hiiraan iyo Ilkacase.

Пікірлер: 414
@saidkalce82
@saidkalce82 5 жыл бұрын
Wllhy riwaayadani sidey iiga qoslisay weligay maan arag ruwaayad iila mida, ani maa waalan illahay qabriga haw waasiciyo hana una naxariisto Cali hiiran, maarshaale iyo ilka case waa sadex nin aan la hilmami karin rabi naxariistii jano haydinka waraabiyo aaaaaaaaaaaamin yaa Allah.
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 5 жыл бұрын
Cali hiiran wlh si dhab uu wax ujilaa m.a jiliinka wuuba udhasha isleedahay jilaa la mid ah ma arkin ilhy ha u naxariisto
@cabdiraxmaansalaad7108
@cabdiraxmaansalaad7108 5 жыл бұрын
Way wada dhinteen u duceeya inuu alle na xariisto alle ha u naxariisto
@ilyasnur335
@ilyasnur335 4 жыл бұрын
2020 yaa fiir sanaya Allah unaxristo 3 legend
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 6 жыл бұрын
qajac qajac qadiijo warsame 3 legend allaha u naxariisto
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto janatul fardows Allaha geeyo aamin yaarabi aamin yaarabi 🤲 🤲🤲 🤲 aamin yaarabi aamin yaarabi 🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲 aamin
@ahmedujaay6781
@ahmedujaay6781 4 жыл бұрын
Cali hiiraan adiga iyo saxibada dhmn Inta dhimty Allah Unxristo aad baan xiiseeya ruwayadihisa kftnka iyo qslka bdn😳😇
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
ana ma waalan😂😂😂 ilaahey ha u naxariisto ilka case iyo marshaale iyo cali hiiran😭😭😭😭😭😭😭
@simandiri2642
@simandiri2642 3 жыл бұрын
Amiin Amiin yaa rabi 😢😭 allah Amiin
@AscmashAllaahsheikhmustafexism
@AscmashAllaahsheikhmustafexism 6 жыл бұрын
asc Allaah unaxaristo ilkacase cali Hiran marshale in sha Allaah Ameen Ameen Ameen
@xamdixamdi8394
@xamdixamdi8394 6 жыл бұрын
Asc mash Allaah sheikh mustafe x.ismaciil Somaali aamin
@yahyec.dalhixirsi6812
@yahyec.dalhixirsi6812 5 жыл бұрын
xx
@yahyec.dalhixirsi6812
@yahyec.dalhixirsi6812 5 жыл бұрын
@@xamdixamdi8394 😇
@yahyec.dalhixirsi6812
@yahyec.dalhixirsi6812 5 жыл бұрын
x
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 5 жыл бұрын
Wll duco iyo inshaa Allaah meel islama galaan saas ula soco ilaahay hakaa aqbalo ducadaada aamiin
@bensonlekamario5695
@bensonlekamario5695 4 жыл бұрын
😂😂😂 dadka firsanayow adinkana wadwalantihiin 😜😜 like dhac iigusiya noh idintuugahe
@davidjohn2428
@davidjohn2428 2 жыл бұрын
Ada walan 🤣
@Hassanjr163
@Hassanjr163 Жыл бұрын
Ada walan😂😂
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto dhammaantood
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Allah a u naxariisto janatul fardows Allaha geeyo dhamaantod aamin aamin yaarabi 🤲 🤲🤲 🤲 aamin yaarabi 🤲 🤲🤲 🤲 aamin yaarabi aamin yaarabi aamin yaarabi aamin
@Tamiimytgaming9332
@Tamiimytgaming9332 Жыл бұрын
Asc😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😅😅😊😊😊😊😊😊
@abuukarshuutale6923
@abuukarshuutale6923 4 жыл бұрын
Illahow idin wada naxariiso 3 halyeyo Illahow jasadooda jano ku badal 2020 iyo xasustoda 😭
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Allah yaarahmu dhamaantad,, very friendly 😃
@hoyoofatuma9974
@hoyoofatuma9974 5 жыл бұрын
Ali hiran Ilkacase Marshale Asxbta hooree 🎩 😁 👕👍Great! 👖
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Hussein Mohamed Subscribe Igu caawi Walal
@haniya_5600
@haniya_5600 4 жыл бұрын
3 tii isla jilaayay oo wada dhimatay allow u naxariiso oo xamar iyo moryaanteeda naga qabo aameen ameen
@imthehero76
@imthehero76 2 жыл бұрын
Sida uu waalida ujilaa iiga daran Allah ha idin wada naxariisto
@walaalqaaliah8871
@walaalqaaliah8871 5 жыл бұрын
Alaha u naxariisto aabahy eaan jeclaa janadii rabi haka waraabiyo 😥😥
@ayuubhassan7774
@ayuubhassan7774 5 жыл бұрын
Kee waaye bro
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
@@ayuubhassan7774 Subscribe Igu caawi Walal
@myrajochanel3034
@myrajochanel3034 5 жыл бұрын
Aamiin
@ayuubhassan7774
@ayuubhassan7774 5 жыл бұрын
Waa ku saaray
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
@@ayuubhassan7774 Mahadsanid Walal
@akhiikareem147
@akhiikareem147 4 ай бұрын
Alle haunaxiristo dhamaan wa bil Ramadan waqtiyo adag ayey naga farxan jireyn
@ghhghhh6470
@ghhghhh6470 5 жыл бұрын
waa 3_dii ugu fiicneed dhanka majaajilada allow u wada naxariiso yaa allaah qabrigooda waasac uga dhig aamiin aamiin aamiin
@duufaay
@duufaay 5 жыл бұрын
Ilaah ha uwada naxariisto dhamaan... lkn so funny wlhi.... still watching 2019. July
@mohamedyoogaek9497
@mohamedyoogaek9497 5 жыл бұрын
Cali hiiraaan alle haku naxaristo Wlh Shekooyinkiisa aada ujclaa Wayahi idaacdaha Simba
@BushrainaAhmed-wq9zg
@BushrainaAhmed-wq9zg Жыл бұрын
3ugu jiliinka ficneed aloow i diin naxariiso wabil ramadane qabriga alha u wasiciyo
@hassankahin2092
@hassankahin2092 5 жыл бұрын
Yaa ilamaqlay xabad dhacaysa like isaar plz
@Rahmaqurux123
@Rahmaqurux123 9 ай бұрын
Alle ha'u naxariisto dhamantod😢still watching 2023.september
@nastehohassan687
@nastehohassan687 2 жыл бұрын
Who is watching 2022😥 never gets old
@wadagacal9012
@wadagacal9012 3 ай бұрын
Waan layaabay sxb ❤❤❤😊
@wiilwaal4491
@wiilwaal4491 4 жыл бұрын
Corona ilaahy haka badbaadsho wll like iisaar
@abdulhakimzoobe3245
@abdulhakimzoobe3245 5 жыл бұрын
Dhamntooda rabi ha unaxariisto wlhi qosolka aduunka
@cabdulahishiiqcabdicabdi3629
@cabdulahishiiqcabdicabdi3629 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamaaan
@farhiyahaaji5024
@farhiyahaaji5024 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto jannatul fardows acla allaha geeyo dhamaantood aamin yaarabi 😭
@samiirhassan3674
@samiirhassan3674 5 жыл бұрын
Ciil badna majajileste maxa laga dila waba naga qosol siiya allah danbigoda dhafo
@abdimoge3839
@abdimoge3839 6 жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo, fadlan magaca Alle an kabilawno capital letter.
@abdiazizahmedomar6584
@abdiazizahmedomar6584 5 жыл бұрын
Qofkast magaciisa xafar weyn ayuu ka bilaawaa lkn maxaan magaca Alle xaraf weyn uga bilaawi weynay maxaa yeelay Alle waa mid qura. Allow u wada naxariiso dhamantood,
@abdirizakhassanmataan2264
@abdirizakhassanmataan2264 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo damaantood watching 2021
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh 2019 like iisaara
@dahirdada4751
@dahirdada4751 4 жыл бұрын
Marshaale iyo Åĺì hiraan iyo ilkacase. Waa dadki naga qoslijiray allow unaxariiso yaa rabi
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 5 жыл бұрын
Fasaleetiga Maan Kuu Jeexaa Kulahaa Kkkkkkk Allaha Idiin Wada Naxariisto Dhamaan.
@dahraannuur830
@dahraannuur830 4 ай бұрын
2024❤ inta daawanooso
@cabdirizaaaqtaliye441
@cabdirizaaaqtaliye441 5 жыл бұрын
Wa riwaayd wa qaci ah Ifka wdaag bey ahayen Aakhirona halki rooon Ammen ammen ammen
@shijo2055
@shijo2055 8 ай бұрын
اللهم ارحمهم واغفر لهم 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@maqanemedia3988
@maqanemedia3988 5 жыл бұрын
Dhamatka riwayada qosolka marshaale i shaafiyayay😂😂
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
ugu danbeynta ugu qosol badan😄😄😄😄😄
@adanbinrashka1633
@adanbinrashka1633 5 жыл бұрын
Maashallh Ilaaahey haunaxristo dhamn majajileste inta dimatey
@sadiiqa.hillow771
@sadiiqa.hillow771 5 жыл бұрын
Yaa 2019 Ila Dawanaya🤣🤣🤣🤗
@abdukadirsuiekh1121
@abdukadirsuiekh1121 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته ويلههم اهله الصبر والسلوان انا لله وانا لله راجعون
@Hurremedia
@Hurremedia Жыл бұрын
Cali hiiraan allaha u naxariistee saan ma jiliin bay ka aheyd mise dhab wllhi inuu run u waashay baa la moodaa
@nooralas6636
@nooralas6636 5 жыл бұрын
Waa wada saaxiib kaase
@zakimoha892
@zakimoha892 5 жыл бұрын
Allow unaxariso kulligood way iga qosliyeen run ahaantii
@zay7968
@zay7968 6 жыл бұрын
Marshaale iyo Ali run ahaan bee uqoslaayaan dhamaadka Hahahhaha 😂😂 ilaahay ha unaxariisto
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq 5 жыл бұрын
aad iyo aad, waad ila aragtay
@somalimediaproduction5682
@somalimediaproduction5682 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk😁😁😁😁😁😁😁 waxkalle dadka walan dadaaa walay
@faysalahmed9402
@faysalahmed9402 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo dhamntod
@badal861
@badal861 5 жыл бұрын
dad la xuso oo loo xiiso adinkaa u sharaf badan waqitgan inta la socon jirtay like 👇
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Subscribe Igu caawi Walal
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 2 жыл бұрын
allaha unaxaristo dhamaantod inta dhimatay
@mohamed_ciiltire
@mohamed_ciiltire 5 жыл бұрын
July 2019 Allah Unaxariisto Inta dhimaty
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 5 жыл бұрын
ilka case, marshaale, cali hiiran allaha u naxariisto 😭 Ameeeen
@sakariyemouze7937
@sakariyemouze7937 4 жыл бұрын
Waa run waa hadal makharinimo
@Latif11112
@Latif11112 3 жыл бұрын
👍Carona virus 🦠 kadib 2020 December inta ila daawanay sah Xsusu Alle AHN dhamaan tood
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 4 жыл бұрын
Alle ha u Wada naxaristo Ruwayadahoooda kama daalo 2020 yaa iladawan
@guulwade3445
@guulwade3445 5 жыл бұрын
Aduunyo kuwan katakeen jogismale ilaahow idiin naxariiso
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 5 жыл бұрын
6:23 matumena marshale ilhy ku naxariiso😂😂
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Raaqiya subscribe igu caawi walal
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 жыл бұрын
Haa waa la tumaa
@colaadyareoffical7646
@colaadyareoffical7646 4 жыл бұрын
Hhh bax dadka waa walanyahy kusodhe iyo lacagta anaa le wlhi waan qoslay waliba kal iyo laab 😊😀 😀 😀😀😀😀
@faaisoxasan1260
@faaisoxasan1260 7 жыл бұрын
Wlhi somali hore mey utire wax badso wax beel eyledahy cali hiiran besad modhibo bakac bakac 😍😍
@nurohanshi4313
@nurohanshi4313 6 жыл бұрын
Faaiso Xasan h
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh qof waalan oo qof fiyow dhoho waa waalantahy laxowlaaa
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
allaha u naxaristo sadixdoodaba way dhin teen
@suleimanyusuf566
@suleimanyusuf566 5 жыл бұрын
Alah uwada naxristo yaaq dhamantoda wxs oo dhan waxa kadanbeyen ilkacae iyo marshale cali inuu buufiska walida inuu isku birgaramiyo kkkk
@mohadeydakane4624
@mohadeydakane4624 2 жыл бұрын
May God grant them jannah daman
@mohamedabdi4659
@mohamedabdi4659 4 жыл бұрын
Cali hiraan caadi ma ahan wlhi wuu ka baxsaday
@mariadiaz7830
@mariadiaz7830 4 жыл бұрын
Ani ma walan😂😂😂
@wizzmoha889
@wizzmoha889 2 жыл бұрын
Haa adaa walan🤣
@mohamedsaed8086
@mohamedsaed8086 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto iyaga muslimiinta intii dhimatyba
@zupermax3710
@zupermax3710 Жыл бұрын
Marshaale ale haunaxariisto
@kismaymohamed1324
@kismaymohamed1324 2 жыл бұрын
2022 yaa dawanaayo
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
qajac qajac khadiijo warsame😂😂😂😂😂😂😂😂
@marwaabdullahi9545
@marwaabdullahi9545 3 жыл бұрын
😃😃😃
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo fanaan qaaliya ayay ahaayeen sadexdan nin yaa daawanaya 24 October 2021
@raaliyocadeey5605
@raaliyocadeey5605 5 жыл бұрын
Ultimo ilkacase le waashe🤣🤣🤣🤣
@qoorlugudpirlo7941
@qoorlugudpirlo7941 5 жыл бұрын
Siil
@saalaxbaddane2183
@saalaxbaddane2183 4 жыл бұрын
Dhamaantood Alle hajaneeyo Cali Hiiraan ilkacase maarshaal
@abwaanhanat2438
@abwaanhanat2438 4 жыл бұрын
Ilaha janade fardowso hakawarabiyo damanto inta demata wlh wa ruwayat qosol badan
@nuursalaadmohamud4371
@nuursalaadmohamud4371 5 жыл бұрын
Waa wada sxbkaase lee idishay🤣 allayaraxma wallahey😓
@daudhasan9774
@daudhasan9774 6 жыл бұрын
Allow u naxariiso asxbtan waa taageeraa aqyaarey wlhi
@hassanabdulaahi3687
@hassanabdulaahi3687 4 жыл бұрын
Kkkkkkk wlhi sida aan uqoslaayi beerka ayaa ifuuray ilaahow idin nacariiso dad miisan culuz kulaha bulsho weynta somaliyed ilkacase cali hiirane marshaale
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto 😭
@Somalicartoon11
@Somalicartoon11 2 жыл бұрын
Alle ha uwada naxriisto dhamaantooda
@jeeeeyah
@jeeeeyah Жыл бұрын
Amxaara dishay ragaan. indhiihi soomalida ayey ahayeen
@thetubecompany5304
@thetubecompany5304 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto inta dhimatay
@cumaari845
@cumaari845 2 жыл бұрын
Old is gold
@حسين_محمد
@حسين_محمد 2 ай бұрын
Ila daawo 2024😂😂😂😂😂
@asadburhaan1817
@asadburhaan1817 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto aamiin Aamiin
@hanadabdallahero8652
@hanadabdallahero8652 6 жыл бұрын
AlloooW Idiiiin Naxariisto 😍
@yasminiman1128
@yasminiman1128 6 жыл бұрын
Hanad Abdalla Hero sgtgu
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 4 жыл бұрын
2020 ayaa dawanooya sida aniga camal
@faarahhussein4226
@faarahhussein4226 5 жыл бұрын
Allow idin Wada naxriis wlhi dad qaali ah oo xigmad leh ayaa ahaydeen
@Lii_gamer
@Lii_gamer 4 ай бұрын
Allah unaxaristo
@bukharibk8347
@bukharibk8347 2 жыл бұрын
Ilahoow inta dhimate unaxariiso😭
@cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
@cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244 4 жыл бұрын
ALLE ha u naxariisto inti dhimatay
@samiasomalia3114
@samiasomalia3114 5 жыл бұрын
Kkķkkkkkkkkkk cadih matihin waryahen illahey haunaxristo wixih dhinten majajiles
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Samia Somalia Subscribe Igu caawi Walal
@mohadeqa316
@mohadeqa316 3 ай бұрын
Still watching 2024
@abdiqerhassow5644
@abdiqerhassow5644 2 жыл бұрын
ya dawNayo 2021 liketaa
@munalanecleey7019
@munalanecleey7019 6 жыл бұрын
hhh waad waalantahy jinyaad qabtaa hhhhh allow nii naxariiso
@WARIYE_DECK_DOORALE
@WARIYE_DECK_DOORALE 3 жыл бұрын
Ani maa waalan ani maa waalan marshaale ilkacase cali hiiran Allah idiin naxariisto
@engmarwan6505
@engmarwan6505 6 жыл бұрын
waa waalan tahay jinniyaas qabaa alle ha u naxriisto
@raaxoadan4964
@raaxoadan4964 5 жыл бұрын
Eng Marwan wewfgdx
@raaxoadan4964
@raaxoadan4964 5 жыл бұрын
Eng Marwan mkgyu6t
@user-nw1dx5xq2h
@user-nw1dx5xq2h Жыл бұрын
Fu3y5rode❤🎉😂 3:29
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Hahahhhahahhhahhahah 😁 Alle yaa Raxma Raaximmin Aammeen Yaarbbi
@qotadheereqiyarkii2002
@qotadheereqiyarkii2002 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo dhamantod anagana malinka Ajasa nagutimado Allaha Noonaxaristo Rabiyoow naxaristada Noogu deeq Amen
@haniya_5600
@haniya_5600 4 жыл бұрын
Qota dheere Qiyarkii aameen ameen wll
@qotadheereqiyarkii2002
@qotadheereqiyarkii2002 4 жыл бұрын
Allaha no aqbalo wll
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН