Guuleysta wllo , anba wxa jirta gabadh an zxibnhy 3 yrs ayan zxib nhy isma lihi zxb la mida ayaa dunida srn dhib iyo dheefba wa wada qaybsna alle ha i daaye ❤
@HodoAyan-is4fwАй бұрын
Aniga waxan la saxibahi inan waa wllshye maxan adun islaso marni Allaha ha xafido ❤❤❤
@lababaar20222 ай бұрын
I never subscribed to Somali KZbin channels, but I did subscribe to yours because I love bestie girls ❤❤. I hope you both build a strong relationship and never break up❤❤
@NasiibAbdiweli2 ай бұрын
Masha Allah najmo see u dheheeso saxiib naxariis Masha Allah illhay xasadka ha idinka qabto😢❤
@rahiimahaji8969Ай бұрын
Sxbtayda keliya ahayd aniga way ixumaysay mana jecli inaan sxbtinimo kale samaysto laakiin idinka waan idiin ducaynaya alle haysku kiin barakeeyo daacad isu ahaada please 😢
@awalmohamed99032 ай бұрын
Waligay ma arag dad saan isku jecel m.a ilahay haydin dhawro walalahay 😊❤❤❤❤❤
@SaafiIsmail-x8h2 ай бұрын
Alxdulilah wn haystaa zhp aad u wngsan Zhp maba dhihi karo waaa walzhydii dhip la aanta ila dhalaty muna mahamd ahmed ilahy cimriga hakuu dhereyo wlzhy mcney❤
@umuakram5275Ай бұрын
Asma muuqaladada TIKTOK ayan kala socdy mar hore saa ku jeclhy walashy guulysta❤🎉
@hibaqali70032 ай бұрын
Asma zxptinimaday wax ka taqana najmana sidoo kle guulaysta hunayaal
@inaxaajicumar4010Ай бұрын
masha allaah❤
@sabrinpeaАй бұрын
Masha allh nolosha Nima xumeyso❤❤
@Am98_Ай бұрын
Wallahi labadan waan ka helay nalasoo wadaaga wax badan😭❤️🫶🏾🫶🏾🫶🏾🫶🏾🫶🏾
@xurmoxiis77622 ай бұрын
Mashallah wada jira abid ❤❤ dareen ka qurux bdn ma arag saxibtinimada ❤
@censor140-yi8xh2 ай бұрын
Masha Allah Allah iskukin dayo ♥️♥️
@esraaa22382 ай бұрын
Masha allah wada jogan abidkin wllo❤ video noso badiya xoog ku taagera anu❤
@ladnarasanhassan97742 ай бұрын
Markan Erayga Saaxibtinimo arkey ayan saarey ba subscribe ta wlhi Ilaahay ba og halkay igaga Taalo Alle saxibtinimadina mid waarta haka dhigo Asma iyo Najma from Hargeisa ❤❤❤
@qadansiciid4015Ай бұрын
Sidada uso tariibtay nooga sheeke
@QueenHappy-e4j2 ай бұрын
Masha allah alle haysku kiin daayo xpptiyaal saaxiibtinimadina ha hawarto❤❤
@amranMaan-m7k2 ай бұрын
masha allh waa gabdho akhlaaq ka muuqato oo degan masha allh tabaaraka raxmaan❤❤❤🥹🫶
@ShacaybAxmedAWCabdi2 ай бұрын
Wll borama sidee ugatimid waa dhexjoognaaye si ale iyo si aanu uga imano lanahaye❤
@ilhaanMaxamed-ke7pc2 ай бұрын
𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐫𝐢𝐛 𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐜𝐚𝐲𝐞
@Mohamettahmett-h2i23 күн бұрын
Gulaystaa wll❤🎉
@maxamedxasan41302 ай бұрын
Mancha Allaah Wada Jira Mia Quens Long Life 👏💖
@asmamohamed25212 ай бұрын
ilahy saxib wangzan hy siiyo 🤲🤲🤲
@rahimaawic8362 ай бұрын
Inta badan wllo challenges KZbin ku so badiya si aad more people idinku yimadan huno❤❤❤❤
@marwadamudanha1311Ай бұрын
Saxiibo is jecel ❤
@hibaqmahad6982 ай бұрын
Masha Allah Alle haa isku kiin dayo ❤🥰
@hibaakMohamet-zr5yk23 күн бұрын
Mnshlh anu❤sxp maa lihii 😢wxn joga Garmalka qalbigeeygu waa nadiif ciid aan amino daacaad aah waan wayeey wayo dumarka qaar maa ficna kali socod iska noqdey 🎉
@Canabxasan-fl1kr18 күн бұрын
Horta waan ku salaamey walaalshey hibaak mohamet marka xitaa waxaan rabaa inaan saaxiib kuu noqdo oo aniga kula saaxiibo waa leeyahay saacadaa laga bilaabo aniga ayaa kuu ah saaxiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jwb wcn
@hibaakMohamet-zr5yk17 күн бұрын
@@Canabxasan-fl1krshukrn abayo macn soo dhawooow ❤🎉🎉🎉
Manshllh hablahaygiii Lkn dee KZbin week walba 3 vedio soo dhiga Ha ilooobina ..Asmaay routine kaaga soo geli😊😊😊😊
@nachuumoh44042 ай бұрын
Alhamdulilah horta zaxiptinimo wan aminsanahy lkn wllshy ban best friend nahay ❤
@njmabaashe64052 ай бұрын
Masha allh ❤
@nasramuuze25412 ай бұрын
2 zxp leeyahay wllahi 2016 ilaa hada zxp nahay dad ka gobsan ka qalbi wanaagsan ka dadnimo wanaagsan ma jirto wllahay camal weeye mid isku shaqsiyada isku magac waxaan ku kala duwanahay ma jirto midna beri iyo galbeed kala nahay😂😂❤❤
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm2 ай бұрын
Allahuma barik asma iyo najmo riish omar ❤
@HafzaMahamed2 ай бұрын
Masha allah masha allah wlalaayal adkeeya tiirka guulaysta abid👑👑❤❤
@HodandahirYusuf2 ай бұрын
Alle sxptinimadina ha idin dayo sxp ma lihi asxapna Sido kle qof an xanunkeyga u shegto ma lahi hdi an qof kle wax u shego waxan ka baqa Inu nolosheyda fafiyo sase thy isku buq ba igu dhacay wan buxa hoyadey ma nolo hoyadey labad ba iso korisay Alx wax walbo wan ku hesta Lkn jlc iyo sxptinimo ma lihi iso duceya Inu alle igu so adiyo 22 jira ahay hdna nolosha dhan ba ka qusan raba duco le idinka bahanahy please
@NawaalMaxamuud-qe2qu2 ай бұрын
Sorry sister Allah isku xir naftaadana la Saxiib wax ka wanaagsan majirane noloshana waxkasta oo kugu adag allaha ku fududeyo insha'allh ❤
@HodandahirYusuf2 ай бұрын
@@NawaalMaxamuud-qe2qu mhd snid abyo alle wan ku xiranahy Blse alle cidlo nama dhigin
@QueenHappy-e4j2 ай бұрын
Xppti ana zhp ku noqonaya❤❤
@HodandahirYusufАй бұрын
@@QueenHappy-e4j abyo wan taba
@QueenHappy-e4jАй бұрын
@@HodandahirYusuf abyo ana walsha aha wax kasta ku noqonaya
Saxibo dhab ahi si fudud uma kala tagaan. ilahay idinma kala dhaxeeyo 🫶😘
@Qalbidhaya122 ай бұрын
Fargalka madow jcylkygi o tahribayaan u si xidhay wlhi😂😂😂😊
@haddiejohn2 ай бұрын
Tahriibkina ka sheekeya walaalyal
@rahmaabdi32352 ай бұрын
Machall ❤
@Quraysha-g8f2 ай бұрын
Maash allha ❤❤❤
@muntazmohamed92402 ай бұрын
Wlhi saxibadey wa qofka i yelay dulqad najmo isku mid yihn ana wa dabecad xumahy ina wayo marabo lkn marwalba ana u dulqata hadana Mashalah dhag dhag weyan ayadana ana badalay ❤️🫶🏿😂 Mashalah jcylo
@UbaxsahalNuur-d6j2 ай бұрын
Kuwaygiii an adunka ugu jeclhay
@AdnaAdemyy2 ай бұрын
Hore u socda huno ❤🎉
@Bureqamohamed2 ай бұрын
Dumashi Asma Cadeyyy❤
@Sahranour4732 ай бұрын
Wada jira abid wlalayall anigu 2019 ban idin bartay San iskula kiin jecla❤🫶🏻