No video

Sheeko Xiiso Badan Muxiyadiin Shaahid iyo Gafoote

  Рет қаралды 228,475

Jigjiga TV

Jigjiga TV

Күн бұрын

Dhaantoyinkii iyo Dhaqankii Muxiyadiin Shaahid iyo Gafoote

Пікірлер: 126
@daahirshiiqmadoobe8634
@daahirshiiqmadoobe8634 3 жыл бұрын
Waan idin salaamay team jigjiga TV iyo daawadayaasha ku xiran Su'aal Muxiyadiin shaahid ma og yahay in bulsho badan oo somali ah oo reer xamar ku jiraan ay taageeraan Anigu shaqsiyan aad iyo aad ayaan u taageraa waxana jeclahay dhaantooyinka kala ah Wabiyada cisooy habla lama sine Jawaabta wardoon Samadoon Milgo iyo is maandhaaf Iyo dhamaan dhaantooyinka ow soo qaaday kabiirkaan weyn muxiyadiin shhaahid sxb waa ku wadaa keep going Iyo dhaantada iga fajacisay ee hadda soo baxday ee qandhadu xanuun jirka qoomeey ogtahay cajiib salaan hhanaga gaarto laacibka dhaantada
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 жыл бұрын
Shekada ii wad kulaha way ila tagtaye 😂😂😂😂😂😂Walahi waa rageediii gafote I miss u bro from watching Canada 🇨🇦
@ramadanabdi6395
@ramadanabdi6395 Жыл бұрын
Muxiyadiin shaahid walee wa Legend raag igu qliya weyi ruunti Abwaanin tanadu
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Ugaadeen aan biyo is Marin waa idin taageeraa sàaxiibayaal waqti badan from galhareeri galguduud somalia
@srstvsomali2229
@srstvsomali2229 3 жыл бұрын
Masha Allaah Sheeko Xiiso Badan Fadlan Jigjiga Tv Muuqaalada Noocan Ah Noo Soo badi Muddane C Xakiin
@cabdiqanidheere3659
@cabdiqanidheere3659 3 жыл бұрын
From somaliya gobolka shabelada hoose waan idin tageraaa
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 жыл бұрын
Rageedii baa is helay 🎶❤️❤️
@mayo3607
@mayo3607 3 жыл бұрын
Aduun, Muxiyodiin oo Liyuu police amaana baa ONLF dhaantooyin kusoo caayi jiray, Gaafoote , ONLF ammaanana, wuxuu dhaantooyin kusoo caayi jiray Liyuu police. Maantana waa kuwaa is garab fadhiya
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Muxyadin shahid wa rer Qarijiqood wa ragi dhantada ka tumi jiray😅❤✌🏼
@ahmedabdi6352
@ahmedabdi6352 3 жыл бұрын
Shahid waa heer dollo qabiil ahaan miyaad heer nogob uleedahay
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
@@ahmedabdi6352 my qabil ahan kama wade Nogob ayuu ku koray bro qabilkisa maba aqano
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 жыл бұрын
@@ahmedabdi6352 ninku waa ree Nogbeed Degmada dhuxun gaar ahaan Barmiil buu kasoo jeedaa Qabiilkiisu waa ree Cali nasir hooyadiina waa ree amaadin wakaas doolo waligii ma uuna joogin lkn wuu booqday halmar hhhh
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 жыл бұрын
Rag culus ba ishelay ❤💯
@kowsarabdullahi8359
@kowsarabdullahi8359 2 жыл бұрын
Rag culus ba ishelay wlhi❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@smaasc6281
@smaasc6281 3 жыл бұрын
Mansha allh muxiyadin iyo cabdi nuur waxad kamid tihin fananinta aan aad utagero ino lada sxba yaal guushu wa xagina
@suwaysjama9155
@suwaysjama9155 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣alla Ogaadeen 🤣🤣🤣❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️💙💚❤️💙💚❤️💋🌹😍❤️❤️❤️I I love my people Ogaadeen 💋❤️❤️❤️
@maxamedqolaaf4237
@maxamedqolaaf4237 2 жыл бұрын
Aaad iyo aaad wlhi qosol iyo dhoola cadey ayan ku dhameystay sxbo aan jeclahay muxudin shahid iyo mr gaafote
@maxamedamin2222
@maxamedamin2222 3 жыл бұрын
M,sh,alaah muxiyadiin iyo gaafoote codka man sha alaah hory usocda
@abdiharedaden480
@abdiharedaden480 3 жыл бұрын
Masha Allah shekada qaramiga weye 👌 keep it up
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Aad bay umacantahy sheekadan waan idin wataa walle abwan muxiye 🤣🤣😂😂
@umayma1831
@umayma1831 3 жыл бұрын
Mansha alaaah abwaaano khatarah horay usocda ❤❤❤👏👏👏👍👍
@qureshahmed3313
@qureshahmed3313 3 жыл бұрын
Mansha allah muqalada sidan oo kale ah noo soo badiyaa wayo xasuus ayaan galay anago badan runti waa naqankeeni dhabta ah
@KafiAbdi-ir6is
@KafiAbdi-ir6is Ай бұрын
Wlhi ragg ba ishelay ega ❤❤❤❤
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Mya wax baad xasuusineesa gabdhaha waa na runtaa go ahead Gaafoote
@AHMEDEESHCALAA
@AHMEDEESHCALAA 3 жыл бұрын
KkkkkkkkkkkkkkkKkkkkkkk Sheekadan maalinkaad nooga sheekaysay aniga iyo maxamed saleban (jeesto) qosolkiibaa naga dhamaaday kkkkkkkk Eegana intii in le egbaan qoslay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Hhhh
@xuseenaxmed3713
@xuseenaxmed3713 8 ай бұрын
Asc abwaan igu qaaliy ah abwaan eesh calaa waan ku salaamay abwaan
@birsharjire5014
@birsharjire5014 2 жыл бұрын
Cuku sheku xeso badan kullahaa ubaneya ball wada waka wiilkii bartaye ❣❣❣❣❣❣❣💜❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣💯💯💯💯
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 Жыл бұрын
Wakaas booskii bulshadu isku baran laheed.Yaa salaam.Allow maxaa baadiye ku tumay adduunyo Mantayna Xamaraa ka jogaa.
@lamanahaqarnigaxamdiiyoyac1279
@lamanahaqarnigaxamdiiyoyac1279 2 жыл бұрын
Masha alah gafote rakamkisa iso tur
@maxamednuur9134
@maxamednuur9134 Жыл бұрын
cabdi nur ba majoge
@suwaysjama9155
@suwaysjama9155 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍masha allaah wlleyl❤️❤️👍❤️❤️
@nuraabdilahi9573
@nuraabdilahi9573 Жыл бұрын
Waan.ku kacsanahy,gaafoote.waayo.nagamuuxishoon.karbaash.buu wadaa
@abdullahidrogba3166
@abdullahidrogba3166 Жыл бұрын
Dhaantadaa wali Ma so baxday igu caawi hadaan ogtahay Dayaxeey nuurka shoow ka so daarataa Ma daruurtii cirkiyo doog kaliil so baxaa Thanks
@mahamoudismail8174
@mahamoudismail8174 Жыл бұрын
Hadaad soo hesho ila soo socodsii mahadsanid wll
@mohamedcabdisalaan1523
@mohamedcabdisalaan1523 3 жыл бұрын
Marka dhaantadu dhamato maxay gabdhuhu layacan Kulahaa 😃 Eegapa way yacaan nio anaga dhantadi miyiga tune 😄
@cabdiaxmed5955
@cabdiaxmed5955 Жыл бұрын
Muxyodiin
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Shekada muxyadin okle anigay igu dhacday haben ayan badiyaha tagay wa xili roob ah dhulku wa Barwaqo marki xoolaha la so xareyay lacano listay cashaynay ayan dhawaq dhanto ma qalay way yacen dhalin yaradi rerka ana wan racay sidi dhantada lo tumayay anigana mel is kaga tagna ilen aad uma aqano dhantade kkkk markay dhamaysten ayu Nin walba gabdh ged la hos galay si u ushukansado aniga lama haysto waxan is arkay kaligay anigo mel tagan sa gabar iyo will mesha isla fadhiya iska agfadhistay ilen rerki kuma laban kare libaax ayan ka cabsanayaye😅❤✌🏼
@user-zk6nl1gg9c
@user-zk6nl1gg9c 9 ай бұрын
😅😅 daka wad dibtay
@qansadhabarey3742
@qansadhabarey3742 2 жыл бұрын
Aad basn ucanbaraynay garrote mana hishiinkano ninjas wayo musan soreeban inaba
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 3 жыл бұрын
Masha alah masha alah walahay wa faji
@noorabdi5559
@noorabdi5559 3 жыл бұрын
Masha Allah muhudin Shahid xore usoco
@faaraxgawaanofficial9903
@faaraxgawaanofficial9903 2 жыл бұрын
Hh libax mahen waxaa kadiday waa shimbiro
@qadiijocabdi2732
@qadiijocabdi2732 3 жыл бұрын
masha allah wllo qaliya horay usocda
@nimcanwaliali9878
@nimcanwaliali9878 3 жыл бұрын
Sheekooyinka noocan ah ee fanaaninta nooso badiya
@abdiadennn
@abdiadennn 2 жыл бұрын
GAAFOOTE my brother
@maidainasheikh3622
@maidainasheikh3622 2 жыл бұрын
Mxaaad hurdi maba noolide kulahaa gaafote
@xamdimaxamed1968
@xamdimaxamed1968 2 жыл бұрын
Masha alah huno gafoote rakmkisa iso dir
@abdiazizibrahim5667
@abdiazizibrahim5667 2 жыл бұрын
Kkkkkk kafoote awoowga LA Kari ku lahaa 🤣🤣🤣
@maxamedcabdi8706
@maxamedcabdi8706 2 жыл бұрын
Sheeko Aan ka hely
@hodanabdi9891
@hodanabdi9891 2 жыл бұрын
MAsha alaah Mii asuus qaliya🧑‍🤝‍🧑🧑‍🤝‍🧑👭👭👬👬🚐🚐❤️❤️💍💞💯🥀🌹🌺🙋🌷🙋
@aniisaanuush9722
@aniisaanuush9722 Жыл бұрын
❤️❤️💔💔💔
@maxamednuur9134
@maxamednuur9134 Жыл бұрын
legaend
@deeqyare940
@deeqyare940 3 жыл бұрын
M.n Muqalada nocana nosobadiya Jig jiga tv plz magad sanid🥰
@rahmaahmed2690
@rahmaahmed2690 2 жыл бұрын
Nin sigtay manola🤣🤣
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 жыл бұрын
Mnsha allh wllhy wad igaqoslisay
@fardowsamahamed9187
@fardowsamahamed9187 3 жыл бұрын
GAbdhuhu marka ay ciyaaraha Kaladuwan ciyaararn Way yaacan waxalooyaqan Xagar jiidh
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mohamedatteye2260
@mohamedatteye2260 2 жыл бұрын
Wixiii baad fahamsan tahau
@xaajimuseinaxassanaden1519
@xaajimuseinaxassanaden1519 2 жыл бұрын
What a voice 2 legends ogaden 🇬🇲🩸📍
@jagnejannajaqe2601
@jagnejannajaqe2601 3 жыл бұрын
Ar bahaladan cml ayaa xiisalee soo badiya 👏
@khadrauk
@khadrauk 3 жыл бұрын
Manshallah Ruugcada ayaa ishelaya👍👍👍
@CeyduruusMacalincabdi
@CeyduruusMacalincabdi Күн бұрын
Lajan wee yeh kaleexu cabdi nuur
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Abdi Nuur Huuno dhaanto ayaan kaa sugeenaa usoo wajap naagtii Ayrush aheyd
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Yuutuup furta huuno
@daahirshiiqmadoobe8634
@daahirshiiqmadoobe8634 3 жыл бұрын
Mida kale mar kale ragaan hala soo celiyo oo haka sheekeeyaan sideey bahashu ugu soo bilaaabatay ilaa hadda
@asmasamiriye2292
@asmasamiriye2292 3 жыл бұрын
Masha Allh muxiyadiin hhhh sheeko xususuleh
@askaas
@askaas 2 жыл бұрын
Waaaaaw nio habluhu waaba kuu dhantayn jireen a miyaa
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Shukaansi goormaad bilooday muxiyadiin
@mohamedabdi414
@mohamedabdi414 3 жыл бұрын
Muxuyadiin Shahid viva
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Wll
@mrnice8808
@mrnice8808 3 жыл бұрын
Mumuyadiin iyo gaafote waa laba laba livaax lkn moowqifkii hore marki dib lo eego bal Hal iyo labo dhaanto yinkoodi hore
@nimcanwaliali9878
@nimcanwaliali9878 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdihaliimabdi6901
@abdihaliimabdi6901 3 жыл бұрын
MN sha allh
@maryanmaxamed8202
@maryanmaxamed8202 3 жыл бұрын
Jigjigam.a
@abdiqadirahmed6101
@abdiqadirahmed6101 3 жыл бұрын
Gaafoote cunsur waali ah baa ku jirta ayaan is idhi
@maryanmaxamed8202
@maryanmaxamed8202 3 жыл бұрын
Manshaiiih
@sadomohamud7007
@sadomohamud7007 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@shugrixaaji379
@shugrixaaji379 2 жыл бұрын
Abdinuur gafoote xogaa dag dag baa kamuqda sheekadana wuudhab qinayaa Adeer isdaji 🤣🤣🤣🤣
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Wa suufi
@tafsiirainaaxmeddige7694
@tafsiirainaaxmeddige7694 3 жыл бұрын
Mansha allah
@mohavic1132
@mohavic1132 3 жыл бұрын
Mansha alah
@BtnOysu
@BtnOysu 3 жыл бұрын
Labo dhaanto yahan
@MxmuudMusdf-et3ue
@MxmuudMusdf-et3ue Жыл бұрын
Geesiyal yad tihin
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 3 жыл бұрын
War gaafoote fulaysanaa
@xuseenaxmed3713
@xuseenaxmed3713 8 ай бұрын
M.a abwaaniita waay kala daran yihiin lkn hala soo baday dhaantooyinka nuucaan ah ????????
@maryanmaxamed8202
@maryanmaxamed8202 3 жыл бұрын
Mashaallah
@user-jy3jk8ln8n
@user-jy3jk8ln8n 9 ай бұрын
Rag culus mnsha allaaah ❤❤❤❤❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah
@AFAGAALO
@AFAGAALO 3 жыл бұрын
War. Soo kii ONLF udhaan tayn jiray ma aha Gaafote. Kankale soo shaahid kii cabdi ilay ma aha. 😂😁 waa calaamad wamaagsan
@cabdixakiincali6962
@cabdixakiincali6962 2 жыл бұрын
Sheko hore lama arag nimankan
@hamsehariir5003
@hamsehariir5003 8 ай бұрын
Ragg culus is helay
@mohamedmuhumed7424
@mohamedmuhumed7424 3 жыл бұрын
Ala ragedi wa is helay lkn dhanka dumarka
@musegelle6156
@musegelle6156 3 жыл бұрын
liyuu police ab waano ah
@macalingarada.m.g6590
@macalingarada.m.g6590 3 жыл бұрын
Gaaaf baa ladhahaa
@mohamedaden2083
@mohamedaden2083 2 жыл бұрын
War muxyadinow waxad waydisa gafoote sheekadii dhaxmartay isaga iyo raha
@RoblehIbrahim-l2z
@RoblehIbrahim-l2z 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 3 жыл бұрын
Rag culus
@user-qj8nj2fi4y
@user-qj8nj2fi4y 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@FaizaAli-gz9lu
@FaizaAli-gz9lu 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@dharkeyngeenyo992
@dharkeyngeenyo992 2 жыл бұрын
Awoowgaa lakari kkkk
@hodancalixaaji6754
@hodancalixaaji6754 2 жыл бұрын
M.a
@hamsehariir5003
@hamsehariir5003 8 ай бұрын
Hhhhhh cabdi nuurow gabdhah maada midhah udhiibtay
@hhi9525
@hhi9525 3 жыл бұрын
Cigal shiidaad inankisi sowmatihid Shahid
@abdihaliimabdi6901
@abdihaliimabdi6901 3 жыл бұрын
abwaab muxiyadiin
@abdihaliimabdi6901
@abdihaliimabdi6901 3 жыл бұрын
Shaaahid
@xamdicabdiraxmaan9534
@xamdicabdiraxmaan9534 3 жыл бұрын
Codka aad ugaban
@MohamedMohamed-sk4gm
@MohamedMohamed-sk4gm 3 жыл бұрын
Ala.ala.ala.ragaba.is.helay.wayo.wayo
@maxamedyariisow6483
@maxamedyariisow6483 Жыл бұрын
Cv😊
@deeqomaxamuud4619
@deeqomaxamuud4619 2 жыл бұрын
You
@tafsiirainaaxmeddige7694
@tafsiirainaaxmeddige7694 3 жыл бұрын
🐪🐪🐪🐪🐤🐦🐧
@maxamedyariisow6483
@maxamedyariisow6483 Жыл бұрын
Hhh
@user-mt3mn1ix2s
@user-mt3mn1ix2s Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALI DHAANTO VS ANWAR TOOTI IYO MUXYADIIN SHAAHID NAIROBI SHOW
14:32
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 38 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 53 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 16 МЛН
Riwaydii tuugada part two
11:24
Shakiib Production
Рет қаралды 143 М.
Waraysiga Abwaan Muxiyadiin Shaahid iyo Muuqaalo Cusub
5:28
Jigjiga TV
Рет қаралды 43 М.
MUXIYADIIN SHAAHID IYO IDIL AYRUUSH DHAANTO IYO KAFTAN
9:50
Jigjiga TV
Рет қаралды 917 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 38 МЛН