Dood Culus --- Kishiki Vs Idaawaqaca Maxaad Ka fahanteen Dood Cilmiyeedkan?
@laylavalentine5697 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@ahmedhussein44646 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE maxaa laga fahmayaa nin aanan wax sida loo wareysto aqoonin ayaad meesha soo dhigteen oo iska jilbeysan
@abdiwaliabdalla75536 жыл бұрын
shaikha jawaabihiisii maxaa meesha looga bixiyay , oo su'aalaha kaliyah loo muujiyay hadeysan khiyaano meesha ku jirin .wareysi meeshan iigama muuqdo aniga, ee su'aalo jawaabahoodii lajaray aan ujeedaa , waxaan wax ku xukminkarnaa inaan labada dhinac dhageysanno , haldhinac kaliyah waxba kuma xukmin karno sorry.
@cabdiqanikaraaf98266 жыл бұрын
Ninka wax waraysanayaa waa reer baadiye mana yaqaan sida wax loo waraysto
@engasad51034 жыл бұрын
Waxan ka fahanay wariyahan lacag aya lasoo siiyay kaliyah ictizam aya so dirsaday
@Cabdinorsomali5 ай бұрын
Wariyaha qoraal uu waraaq kuso qortay ayuunbaa u muuqda ee shiiq hadalkiisa maba kusocdo mana la socdo MashaAllah waxan aad u amaanaya qaabka wanaagsan uu shiiqa su,aalaha ugu jawabay uguna muujiye furfurnaan halka wariyaha uu muujiye waji cabuusnimo
@akamsharif6 жыл бұрын
MashaAllaah. ... Wlhi shaikh kishki sharaf uu leeyahay Allah haku sharfo sheequnaa sidaad ugu sabartay ood ugu dulqaadatay waxaan dhaadhaanka jaahilka ah in uu kugu kor socdo ✌✌ Isaga aa rabo kawaran in uu danbi ku rido sidii nin ka aqoon badan uff balaayo af cad
@nazraahmed28816 жыл бұрын
What makes me confused is the guy who’s asked questions the Shiikh it seems to me he’s not fair about the questions cause he’s side of the other Shiikh subhanalah but Shiikh kishki is really intelligent and very knowledge Shiikh mashaallah
@engasad51034 жыл бұрын
Iam so confused wlhi he repeat questions and he is other side shekh shiple
@hassanmohamed54723 жыл бұрын
Kishk is not sheik but satan who misguides the ignorant
@akamsharif3 жыл бұрын
@@hassanmohamed5472 how?
@yusufhussein43643 жыл бұрын
Ani wxan arka caalim iyo jaahil doodayo hadan caqligayga ku miisaamo
@mohamedmuktar24553 жыл бұрын
Wlh waa runtaa
@Somabilbooks7 жыл бұрын
WARIYAHU WAA Ducuf ah oo waliba meelbuu kaga dhacay wareysiga Damiirka Wariyiha Waxaanu Moodaa Inuu dagaal aan dhamaad lahayn Macal wuu ilaabay inuu Ninkan waraysanay isagu Yahay Wariye , Mida kale waraysiga waxana iiga muuqatay kishki kalsooni isagoo og ninkani inuu weerar yahay Hadana Kama Jiidhan Waxase la yaabay Kishku Sida uu Jaanis u siyyay Noocan Wariyahinmada meel kaga dhacay aniga ma Aqaan Kisku iyo Kan lakin ciilkii i qabtay waligay ma ilaabiyo nacalaaa.... Meel ayuu kaga dhacay Suxufinimada Nacalaaaa...Ciil ilaan looma dhinto war xataa hadalka kama sugayo ...waa wareysiga igu kalifay inaad taageero Kiska kalsoonidiisa inaanu dambiydani loo sameynayo waanay waxba ka jiran...bal kan eeg waraysanaya badownimada ka muuqada iyo ninka uu warysanyo ciil iga qabtay ninkaasi idaa waqaca Habeen dhan maan seexan bal ninka wuu warsyan ya wariye ayuu sheeganayaa bal eeg....waana ogyahay kishkia hadana kama jiidhidh....VIVA KISHKA NACALAA MUNAAFAQA AAD TAHAY KU YAAL IDAA WAQACA IYO NOOCIISABA
@اتقىاللهحيثماكنتالحمدللهعلىنعم7 жыл бұрын
M Faratoon Tech_ShiilTM *Faysal c Waraabe Iyo duur Maxaa dhexmaray? Hadalkaa adiga kaamaanan filayn Ustaad
@Somabilbooks7 жыл бұрын
اتقى الله حيث ما كنت الحمد لله على نعمة الإسلام war Kani qaabka Wareysiga ayui meel kaga dhacay qaa ducuf liita inuu qofka wakhti sioiyo ayey ahayd
@Wiyeeryare7 жыл бұрын
suaalahu waa diini maaha wax fikir iyo waxay ila tahay kuyimaaday, suaala sifiican u dhegayso waa qaybo waaweyn oo diinta si dhab ah uga hadlaaya, Wariyuhu wuu ku saxsanyahay qof kastoo islaam ahina sidaas ayuu u weydiin lahaa ileen isgaa Diinta ku dheel-dheelay kishku, soo dhegayso hadaladiisii hore raadi inadeer lkn adigu ha degdegin
@Somabilbooks7 жыл бұрын
waan ogahay wllo Wuu Kishku wuu galay ama ka soo qaad inuu Gaf galay lakin Binu,aadamu shaqooyin ayuu kala leeyahay,Mihnada sharafta inuu ka qaado maha,tusaale ahaan hadii aad waraysanayso Yuhuudi,oo aad u sheegto inaad wariye tahay,lagama tago Balanta iyo waxaad qof ku sheegattay markaa adiguna so baro wllo Muhnada saxaafada iyo suxufiga,.........uf meel ayuu kaga dhacay noocan diin lagu dheel dheelay kana ka sida uu illaahay been uguu sheegtay inuu saxafi yahay hadana meel kaga dhacay mihnadii umada iyo islaamkaba anigu kishkiy hooyadii toona ma aqaan iyo isag wllo midna
@Wiyeeryare7 жыл бұрын
Sax waa si fiican anigu ilaa 2012kii saxaafada waan kudhex jiray inkastoo dhanka qoraalka aan u badanahay, lkn doodan goobta kasocotaa maaha wariye iyo sheekh is wareysanaaya lkn waa laba qof oo ka doodaya arimo kishka lugu dhaleeceeyey, weriye nimada aynu banaanka iska dhigno
@Abdikaaf3 жыл бұрын
Maashaallaah illaah ha barakiyo Sheikh Abdulkadir Kishki runti wa caalim oo isku darsaday aqoon iyo ixtiraam
@CiiseHaaji765-zl2yn11 ай бұрын
Umda laha ka qabto kishki iyo kwa la mid ah
@Naagnool1248 ай бұрын
@@CiiseHaaji765-zl2ynumadda alle ha idinka qabto idinka
@mussaahmed20496 ай бұрын
Shiikh kishki waa shiikh culimada dhan ee somalida sheegta haday isu timaado aysan waxba ka qaadi karin, waa shiikh akhlaaq iyo diin ahaan u dhisan, waa shiikh maadi iyo cilmiba ka dhisan, waana nin ilaahay yaqaan oo aan bini aadam raali gelinayn ee ilaahay raali geliya, ilaahay haku xifdiyo shiikh kishki.
@ibnhassaan56744 жыл бұрын
Munaafaqnimada hanagala tago kishki waxyaabaha aan ku aragnay waa wax la yaab leh, nin sheekhnimo sheeganaya hadana happy merry christmas soo qoraya, oo happy easters soo qoraya kolley waa wax lala yaabo!!! Ninka muslimka dhabta ahi marnaba maogolo inuu Ilaahay wax aan u cuntumin ku sheego, happy chrismas waa shirki 2019kii baa ugu dambeysaye waa sidiisii wali. Af macaan iyo gaalada aan soo dhaweysano huuhaadaas waa munaafaqnimo.qofka xaqa ku taagani marnaba ma ogolaado in diinta lagu been abuurto. Allow xafid oo barakee Ragga xaqa ku taagan Sheekh Maxamuud shible iyo kuwa lamidka ah.
Waraysigan wariyuhu dhex kama aha Sheekh Umal maaha Rasuul anigu ninkan Kishku diinta si fiican buu u bartay waraysigan iyo kuwo kale oon daawaday taageere ayaan u noqday
yaa alaaah somaliyeey halees jiro meeshii music lagu baneeye warkale ma jiro
@abdifitaxmohamud58935 жыл бұрын
IDAA WAQACA HA MIYIR KICIN ISDAJI
@abdifitaxmohamud58935 жыл бұрын
IDAA WAQACA , WAA NIN FIICAN WUUSE QALDAMAY ALLAHA CAFIYO
@ahmedhussein44646 жыл бұрын
Aniga hadii sheikh kishki ahaan lahaaa kan su'aal maba ka dhageysteen
@mohamedibrahim25677 жыл бұрын
wariyaha waa in uu dhax dhaxaad ahaado kan labada shiilkh ayuu u kala hiilinayaa .
@affarokurz14865 жыл бұрын
Maansha Allah walaahi respect cusub ayaan u yeeshay, sheikh Kishke, kan mar hore ayaan ceyni lahaa, waxaan weriye ma ahan,
@yoolahsoftwereborama8086 жыл бұрын
Wariyaha dhex dhexad mahan meelbu ka buka mida kale sheikh si cad ayu jawabta u dhiibaya lkn wariyuhu dooda wuu kuso celinaya wuuna ku adkeenaya wariyiyaha sheikha meel ayuu oga dhacay wuu in uu raali galiya
@amiindheeg4487 жыл бұрын
kishki wallaahi waad lunsantay allaah ha ku hanuuniyo haddii aan allaah kula doonin hanuunna allaah dadka muslimka ah hakaa qabto waad iska qoslaysaa waxaad ku hadlaysana waa wax laga yaqyaqsoodo oo aan afka qof muslim ah ka soo bixi karin
Ifrah Qalbi ....wll kan shiekh hakusheegin wa sheytaan
@qamarsharif15954 жыл бұрын
Aniga waxan uarka in ninkan wariyaha ah ruunta kacararayo suasha hata uweydiyo in laga jawabo madonayo. Asaga iyo sheeqdisa waa wadha benalayal munafaqinta wale kishki ilahay dulmi nabaray beenta nagurogten shibli iyo followerkisa ilahay nasri usosaray
@nimcofarax43974 жыл бұрын
Weriye maxad qaladka kugu wacan sheekh shibli wa qalsa
@Wiyeeryare7 жыл бұрын
Culimo badan baa ka hadashay ninkan kishka layidhaah, Illahay ha u toobad keeno oo hakusoo noqodo diinteena macaan isaamka
@xaajicezco56745 жыл бұрын
Fikrada shiicada ayaad faafinaysaa
@MO.SHARIIF.GAMERZ4 жыл бұрын
Uuf qof walbo wariye wariye muxuu ugu jira
@barecisman47796 жыл бұрын
allaheen nacladiisa ha fuusho kuweena islaamka sheeganaya ee arimaha diinteena faalo daacadi ku jirin sheegaya
@TheMohadam6 жыл бұрын
Amina Muse shaki badan ey qabta!. Kishka wa nin ad u khaldan 100%. Maxa cusub o u keeni karaa Kishka oo culimadii hore in sheegin!? Kishka wuxuu sheegta Inu yahay Ashcari, Sunni, Lakin wuxuu beeniya saxiixnimadda Axaadiithta Bukhari iyo Muslim. Kishka wuxuu beeniya Ijmaac oo ka mid ah tiirar daliilka Ahlu Sunna. Kishka Wuxi isticmaala caqliga , oo xadiiska hadii ka hor imaado caqliga Inu beeniya sixadiisa!. Kishka Wuxi soo koobiyeyaa Cadnaan Ibrahim 100%. Kishka Wuxi wax ka sheega asxaabta, sids Abu Hurayra, Ashia, Mucaawiya..etc. Cadnaan Ibrahim ma Wuxu og yahay, wax culimadii hore ay ogeyn?. Cadnaan Ibrahim ma laha taqasus Ku saabsan culuumta sharciga!
@tufahhassan28257 жыл бұрын
Sheekh ma aha kishki waa shaydhaan diinta ladagaala sheekh shibli ujeedadiisu ma aha in uu kan la doodo umana qalmo qof sheekh shibli la hadlo laakiin sheekh shibli ujeedadiisu waxaa weeye in uu dadka islaamka ah ucadeeyo been abuurka ninkan khaainul diinka ah iyo difaacida diinta islaamka ilaahay sheekh shibli ajir iyo xasanaad haka siiyo kan iyo inta lamidka ahna ilaahay umada haka qabto
@qooryarestudio6 жыл бұрын
waraysi edebaysan ma ahan waxba kama fahmin idaa waqaca uma carbisnid qaabka dadka loowaraysto
@hamsearnav12584 жыл бұрын
Eyl films and vlogs adu ma in ca isha lacayad rali katahay
@atgxhgdkd43605 жыл бұрын
walahi wax laga xumaado waxa ah dadkii somaliyeed oo diiintu waxay xaratimesay aaa aqoon mida kale hadi qof sualasho waydiyo waxa lo arka inu qabiil ahan u dufaacayo qofkuna hadii u wareesanayo masalo kasta ha waydiyo wa dhaqan wariye lagu yaqano
War wariye maahan kan waxi aad waydiisay ninka usug haka jwbo maxaa udhax galeesaa inaad wax noo cadeesid ayaa rabtaa mana naga dawa geeneesid war maba aadan gaarin heer wax laguvwareesto anagaba waan dhaliilsanahay lkn qofka usugo waxwo nooma cado
@kidstoysfactory98886 жыл бұрын
ileen ninkan idaajaa la leeyahay waaba tanag inuu intaan ka roon yahay baan moodi jiray, shiekh kishki waa ila saxan yahay aniga
@omarmohamed-ol1dg6 жыл бұрын
Shiikh kishki alaha ku barakeeyo dooda waa ku guulaystay aqoon dulqaad
@kepahazard75875 жыл бұрын
kan ma sheikh ku ah xasbunallah
@djilkacase6 жыл бұрын
Somaliyeey sh.umal iyo sh. shibili maaha rasuul, sh. kishki asaga naftigiis diinta waa bartay. ee sh. hala dhageysto. waa ila sax san yahay. mideedakale islaam-ka maaha salaf. ee diinta hala barto.
@MohamedAli-ku2eo6 жыл бұрын
Sax dadba u hesto ninki ka hor imado umul iyo shibili inu waxba aqaanin somalida haye raac wye
@abdimuse79116 жыл бұрын
Kishki waa beenaale bilaa cilmi ah, umal iyo shibili waa culumadeena DR Waa Lunsan tahay adeey kuutaal bada gal
@macluumaaddaahsoonmacluuma78986 жыл бұрын
Ma ninka nabiga iyo umahaatul mu, amaniika iyo nabiga caayay baa la dhageysan wale inaan kurka ka jari hadaan arko gaalka
@shukrisheikahmed88465 жыл бұрын
Dadka qaar wariyinimada iyo suaalaha uu aqrinayo waa osaga darsameen boorka wariye qaldan kirish horay usoco ha ujoojinin
@bilehga-al44777 жыл бұрын
Wariyahan waa nin u doodaya shibili sheekha maba fahmi karo jawaabta uu bixinaaya meel cidla ah ayuu ku doodayaa .
@omarjamaabdilahi92047 жыл бұрын
Walllhi kishki wariyaha waa ka badiyay
@engasad51034 жыл бұрын
Maka towbad kenaysa kulaha bukhari aya dhaliishay allow jaahilsana kuwan bukhari iyo muslim maahaym nabiyo waxat ahayen culimo dadaashay oo kitubtoda wa laga helaya axadis dacif ah nin kulaso taagan maan dhaliilin wxna man ceebeyn ayaad leedahay maka towbad kenysa Culimada somalida horseedka u ah waxay jecelyihin ki aqoon ayahn ah ama sheekhi soo kaca inay isku cizbi noqdan hadi kale wa gaal
@yusufhussein43643 жыл бұрын
Sheekh kishki inta aan ka ogahay waa sheekh fiican wariyahana wuu dagalamayaa
@munaismail52165 жыл бұрын
Wariyahaan waa jahil, this is not how to interview someone, his flip flopping, asking same questions over and over . The so call journalist not even waiting for the complete answer he seemed emotional. Walahi I respect this Sheikh his calm, humble & confident.🙏👏👏to Sheikh Kishki.
@moonsun85004 жыл бұрын
muna ismail , he is cool sheikh , i really love him very much , he always advocate girls right and women dignity more than any sheikh i have seen , walaal this interview i consider gift for sheikh kishki and muslims who are openminded people , this interview really prove that wahabism and their friends are not smart , just they are cruel and nasty people ,
@mohamedibrahim25677 жыл бұрын
akhlaaqiyaadka jahliga idaawaqaca oo weruya ah ku hadaaqayo. 1)weli shiikh kashki uguma yeerin, kishki ayuu ku yeerayey. 2)ninkan idaawaqaca su,aalahiisa suaal kama soo dhex bixin karo. 3)sidee nin jaahil ah aqoonyahay ah (azhari) ula doodi karaa. 4)wuxuu idaawaqaca ku doodayaa shibili ayaa yiri, shibili ninka beenta ka sheegay gabdhaha london ku nool. 5)su,aalaha lacag miyuu kusoo qaatay waa iga su,aala?
Kishki nin islaam dhab ah ma ahan wa nin xalaaleyey heesta alle swt WA uu xarantinime yey
@engasad51034 жыл бұрын
Kan baneeyay in dadka muqdisho lagu laayo ay banaantahy aysan danbi ahayn so sheekh kuma ahan adeer hees maxay tahy subaxanlh ba so dhahysa maka dhaaran karta xuman hees sino iyo been oo ka daranba hees
@saleebanbyjama68503 жыл бұрын
Waxaasey wariye ku sheegayaan, wuu iska cabaadayaa, waa weel madhan. Waar ninka waxaad garaneyso weydii hadba meel ha isku qaadi
War dhagaystay Wareysigaan sheekha Xoga Hadal Mid kafiicani jiro waa yiri lakin shibili isagaa kayaqaan diinta
@kepahazard75875 жыл бұрын
ninkan ma shibli ka cilmi bdn xasbunallah .. waxad utagaraysa heyso ubaneyay lkn ogow Allah aya xarimay
@kowsarblack80106 жыл бұрын
📻📻👍👍
@musenoor37515 жыл бұрын
Thank you
@ibnhassaan56744 жыл бұрын
Walee kishkiyoow shartaada Allaaha naga hayo,qof gaalada wanaag ku sheegaya hadaad aragto far baa ku godan. Sheekh shible waxuu ka hadlayo waa wax xaq ah oo cajiib ah kuli waan daawady, dadkaan soomaalida ee dhowrka sano kahor commentska bixiyay oo wariyaha wax ka sheegayana hasoo daawadaan waxyaabaha uu kishki ka hadlayo🙅♂️
@casimamedia60946 жыл бұрын
NINKAANI KISHKI LADHAHAAYO MALAWAAYAY NIN KA ASTURO FIDNADA UMADA O KUWADO KAN XALKISA HADUU HALKAA MARAYO WAA NIN DIINTA KABAXAY CAALAMU ISLAAMI HALAQABTO HALAGU FARASUUBSADO
@abdulrahmanbashir83847 жыл бұрын
shekh ma ahan kan wa shaydan alle umada ha ka qabto wado xun ayu hayaaa waa caqli raac wuu is cajabiyay
@saidgiroud26807 жыл бұрын
Ilaahoow aana nin kuu keesan waa maheriyaa kulaha
@saedhassan45676 жыл бұрын
NINKAN WARAYSAANAYA MAAAHA QOF WANAAGSAN AMA KU FIICAN WARAYSI QOF QIYAARA QAWLKA ILAAHAY AYUU KA LEEYAHAY WAAD KA BAYDHAY WADADA XAQA DAANYEER WAAAXID SHEEKHA KA BAYDH
@muntazissa68376 жыл бұрын
sheekh shibil wuu kahaldan yahay haduu sidas ku yidhi waayo isaga maha ka wax galeeya ama wax muslimiya ninkan wax wayn oo xumana kama arko muu u nasteexeeyo qof hada aragto hadalaya maad iska galayn manad xata ka fekerin inu washay in wax ka khaldameen miyad iska gaalanaysaa shaydnka wa sinbiririxinkara qofka lakin cay xaq uguma laha shekh shibil ninkan wax xumana kama arag arinta cashisha ee uu leeyahay lamaga guursan iyado yar wa khalad waayo raga aduunka dhan baa guursan jiray hada gaaldii baba tidhi ha la guuursado inta la aryahay
@musenoor37515 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 kanan wariye ma ahan waa nin mas kax kale ku shaqeenaayo san. Ma lagu. Midoowi karo