maasha allah walaahi sheekh kama dhargo casharadaada waxa aan ka faideyso Allaha ku xafido sheekh cabdirahmaan Baaraka Allah bro💕👍
@faysalmohamed50024 жыл бұрын
❤❤❤😍😍😍😍👍🏼👍🏼👏👏👍🏼
@dra.mdirir17043 жыл бұрын
sheekh bashiir aad baan u jeclahay sideen u heli karaa tafsiirkiisa oo dhammaystiran
@rahiidrahka88622 ай бұрын
Tolow shiikha tafsiirkiiso dhamayistran xaga laga heli kara cidi haysa hayla wadagto wayo khayirka inaynu isu faafino nebigeeni aya ina faray alla habarakeeyo cidi ila wadagata