Nin yahow,culumada,ha Islamka,aflagadayn,diinta,aad,haysato,masugna,qaabka,aad,uaflagadaynayso,culumada,khayrsheegta,iyo,xaqa,inaad,aflagadayso,waxaana,aminsanahay,inaad,nin khaldan,tahay,ama,kuwa,shiicada,noqday,ama,galoobay,waayo,hadba,tusale,galo,ayaad,sooqadan,xadiisiyo,sugan iyo,ayaad,midna,madaliilsanaysid,taas,ayaa,cadaynaysa,nin,shaydaan qaatay,oo been ale ah inaad tahay
Shiica waa difaaci &suufiyana waa difaaci sh shibli waa ceyni sidaas miyaad cadaalada u taqaanaa?
@hudaabdullah3447Ай бұрын
War Illeen maanta dhan wuxuu leeyahay gaal wuxuu yiri miyaa daliil kuu ah
@Faraj_ArАй бұрын
HADA MA DIIN AYAA KA HADLAYSAA AMA PHILOSOPH ILEYN DADKAA SOO QAADATAY DIIN SHAQA KUMA LAHANEE IBNU XAJAR ALHAYTHAM WAA SUUFI QUBUURI THOMAS IYO JAMES ADAA YAQAAN WAXAY YAHIIN
@hudaabdullah3447Ай бұрын
markii hore sheetdaan wuxuu kuusawiray in aad shiicada cayso hadana sheydaanki wuxu kuusawiray in aad shekh shibli caysid Allow naga qabo sheydaanka
DOQOKAN BERI HORE INUU DHINTAY AYAAN MOODAAYAY, WALI WUU NOOL YAHAY. KALIYA WUU CIRAYAETAY...... TOLOW MUSHAHARKII MIYAA LAGU YAREEYAY , STRESS AYAA KU FURMAY.....
@luulmohamudАй бұрын
Qof laguma gaaleeyo ilaa cadeyn dhab ah waafaqasan quraanka sunada N C S W Sh shiblu nin aqoon aqlaaq iyo iimaan nooga muuqdaan weeye Allah na uu jecleysiiyay dad tira badan taabacaan ku qanacsan mar kaliya eeg macnaha ku jira in Haduu Allah adoon kiisa jeclaado wuxuu u yeeraa malakul Jibriil dhahaa jeclow adoonkaa ban jeclaaday wuxu isagana o geysiiyaa malaaikta kadib jaceylkii adoonkaa waxa la soodhiga dhulka laga yaabee in aadan aqoonin inuu wax ku siiya dhaafee misana aad jelcaato mar qudha eeg bulshada sidaad ku tahay commentga yar ee laguu soo qiray un eeg hadan dan l Hadan Dan lagaa gelin wixii laguu sheegi karo laguu sheegay si toos iyo si dadba ba ma hareysid miyaa at least aduunkan ma eegeysid miyaa waxa ka socda gabagabada ah Allah yahdik
@@hafsaali4297 wallahi nasiibdaro ka xun majirto in uu qofka fikirin wax ku qaadanin waanada misana isla sii quman shukran wakashey si aad ah ban ula socday xiligaa iyo kolkii danbe ee uu lahaa cafis sheekh Shibli
@shiinemoalin7650Ай бұрын
Somaaliyeey cadaalada haka tagina shiikh shibili beentiisa mid laqarin karo maahan qof kasto waa arki karyaa oo KZbin ka ayeey dhax taal cabdi xafiid M jamac ayaana soo bandhigay shiikhana gafkaas iyo beentaas meel ow uga towbad keenay ma arkin hadey jirtana waa jeclaan lahaay bulshada in taan arkin loo soo bandhigo ileen qofka waa gafi karyaa oo waa insaan daciif eh
@fouzianuura2327Ай бұрын
Sax wll, lakin somali bdan waa sheikh caabud iyagoo arkaya xumaantiisa iyo beenahaas uusan marna ka laaban😢😢 in Ilaahy loo siman yahy baa ka maqan, Sheikh iyo shariif toona Alle agtiis wax kuuma qaban karaan 😢😢 Sheikh ha raacine Ilaahaa raac weeye muhiimadu.
@juleybiibmidganyare6057Ай бұрын
Ka soo qaad in u qaldana sheekh shibli marka qaladkaaas awgiiis miyaaan waxa juhdi u baxshay ku ilaawaa oo waliba ku qaataaa MANHAJKA GAALNIMADA KU DHISAN EE ASXAAABTA LA CAYNAYO 😂?
@ahmedabdi2180Ай бұрын
Kan waa la yaqaanaa
@abdullahimohamud-t6uАй бұрын
أولا اعلمو أن هذا الرجل الشيعى وليس من الصوفية ولكنه يريد أن يلتبس أنه من القادرية
William James daliilka looga baahday oo laga helay kutubbadiisa ee laga waayay Kitaabka iyo Sunnada kuwaasi ma aha Kitaabka ALLAAH Sunnadii Rasuulka صلى الله عليه وسلم laakiin waxaa Manhajkaasi ku caan ah kuwa Diinlaawayaasha ee Diinta ka been sheega Nacalad baa ku taalla kuwaasi buunbuuninaya gaalada iyo kuŵa cadowga ku ah Islaamka waa kuwa ilbaxnimo u haysta daliishiga hadallada kuwa aan Diinta ku shaqada lahayn . Hadda midkaan wuxuu ka hadlaya wax uu faaiidaynayaa ma jiraan xataa afkii soomaaliga ayaa dhibaya qaf ayuu leeyahay iyo qafka war.wax baro beenta iyo jahliga dadka diinta ha uga dhigin
@mohamedabdulle9031Ай бұрын
Arooy qofne ha ku sheegin doqon sheeco muslim maahan Adiga isa sheeg
Mise waxbaa uqarsoon oo nimankaan waxay niyadda kala jiraan Zahyuuniyadda iyo wakiiladooda maamula boqortooyooyinka bari ee jaziiratal carab
@hudaabdullah3447Ай бұрын
Chanelkaan eey kuqorantahau Alfikri muxuu yahay
@alihajiali9690Ай бұрын
Si aan dadnimo,akhlaaq,iyo cilmi lahyn bad u hadlysaa,lkn wxd ddb socotaa fshilkii culumadu ku dhex fariisiyeen ,hada bl ddk u sheeg shiicda aad hada baratay
@rskxaАй бұрын
Joojya is cayrsiga, cilmi diin hadaa leedihiin ka hadla quraanka Alle, iska daaya wax nin waa hore yiri.
@batunmohamud1238Ай бұрын
Muxuu is tustus ku can baxay allaah utoobad keen
@hallad598Ай бұрын
Ninkani ma Shiicibaa? Oo Iiraan markay sunniyiinta Suuriya boqolaal kun ka dilaysay waad aamusneyd ee maxaa hadda ku soo kiciyey? Shiicada waxaa ugu badan ithnaa cashariyada iyaguna waa qown dhunsan.
@BarodiirMadaxeeyАй бұрын
Nabiga CSW waxa la waydiiyay fulay jihaadka ka haray jano magalaa wuu galaa ayuu yiri waxa la waydiiyay beenaale jano ma galaa wuxuu yirii nabiga CSW riixeeda ma arko janada waa ehlu naar
@fadhegutaale2300Ай бұрын
Waa sax
@MohamedSharif-bn3rrАй бұрын
Kan waa shiici, mulxid, ah oo diinlaawe. Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho ninyahow
@xamsekayse6Ай бұрын
War waa shiici waa la fah may
@tj-mi2ixАй бұрын
WARYAA WAAYO WILLIAM JAMES MA SAXAABI BAA QABAXAALAAHU WAAJHIGA SHIICO ERASLI KU AH CAYDA HOOYADEEN CAAISHA AYAAD TAHAY XAARAZN DOOFAARA AYAAD TAHAY
@nugaal012Ай бұрын
Adiga yaa wax ku waydiinaya.
@husseinsheikh8269Ай бұрын
❤
@ahmedaliwe1148Ай бұрын
جزآك الله خيرا الله يحفظك ويزيدك علما
@tj-mi2ixАй бұрын
Jasaakalaahu qayran maxaa ah ma cyda saxaabada nabigeena suubanaa scw iyo xasaaskiisaa walaahi yeel ama diid ninka banaysta cayda saxaabada iyi umahaatul mu minaad waa gaal
@mohamedguleid5330Ай бұрын
Kuwani culimo maaha lkn waa calooshood u shaqaystayaal dalal carbeed ka soo qaata qandaraas sida sacuudiga oo ay ka taliyaan yuhuud ingiriis keenay maraykana wardiye ka yahay waa reer binuqurayda waana cadawga koowaad ee islaamka
@BashirmaalimAbdullАй бұрын
Caqlii kumajiro waxukahadlayane aqon umaloho kaan
@SaciidcabdullahiRoobleАй бұрын
War kani mashiicibaa war nadhaaf qashin ayaa rahay
@saidahmed3524Ай бұрын
Waay wadaada soomaalidu ay isugu talax tagaan ma qof wada saxan ayaa jira maxaase asluub hadalka ka habaarey? Waan yaabanahey !!!!!!!!!
@hafsaali4297Ай бұрын
Qoraalkaaga kafiirso. Wadaado isma heystaan. Sheekh Shibli waxuu kahadlay Dulmiga lagu hayo Masjidul Aqsaa iyo reer Falastiin iyo in Shiico aysan difaacinne aysan shaqo kulahayn Difaaca Masjidul Aqsaa. Kishki ayaa Caynaya Sheekh Shibli meel uu kalaqaadayna lama oga aan ka ahayn Shiico waa fiican yihiin ee saas u ogow. Marka Kishki waa gardaran yahay.
@canjeeljeenyoar5707Ай бұрын
Foolxumada aduunka waxaa kuu dheer cadaabka alle
@mohamedguleid5330Ай бұрын
Shabili waxba haka dhegaysan waa biidhi qaate sacuudiga lacag ka qaata sheekh maaha lkn waa shaydaan aragti gaaban lkn shiico waa rag waa kuwa u dhimanaya reer falastiin lkn sacuudigu kuwa ka taliya waa yuhuudii reer binuqurayda waana cadawga koowaad wahaabi ayaa ah argagixisada iyo kuwa maalgeliya
@hafsaali4297Ай бұрын
علبك ما تستحق من الله. Caradaada udhimo. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo. Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do. Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin. حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
@maxamedxadhigle3975Ай бұрын
khaniisiintiina waxay ka hadleen diin sida kan waa kii lahaa waa banaan tahay in dumarka dabada laga fuulo
@sadaka.idiris7752Ай бұрын
Leonardo da shibli😂
@tj-mi2ixАй бұрын
kzbin.info/www/bejne/pZbJXpScqNV4aJosi=v8d5di6bNz21hHJy Ka waran salaad ku sheegaan lagu lacnado saxaabada nabigeena suubanaa maku raali noqon mise ninkaan kashki oo xaarkaaan salaad ku sheegabla aminsan baad lla mid tahay
@MaxamedColoow-t4xАй бұрын
Waxaa tahay gaal nurtad ah
@AliSicidАй бұрын
Adigu mashiicaa tahay
@realityreality8301Ай бұрын
Kan maxaa ka qaldan! War Shibile inuu kasoo jawaabi waayey sheekadii HIV da waan ognahay ee adiga maxaa ku dabadgigay maad Iska dhaaftid, Mr Shiici!
@joqombeАй бұрын
Ninkaan fadlan igu shubo waaye marna kaniisadaha ayaa iibsada marna shiico calooshiis u shaqayste waa dhexdaan ah inaa tooba keentay ayaan u malaynaayay hadana meeshii baa ka bilawday dhillo toobad keenkeedu waa laba beri ninbaa yiri wayna kaa muuqataa koleey ciddii kugu qaldanto ayaa ayaan daran inti ku garanayso waa ku yaqaanaaan wejiyadaada badan
@mohamedguleid5330Ай бұрын
Shibili sheekh maaha lkn waa shaydaan sakada sacuudiga soo qaata waxba haka qorina wahaabi waa argagixisada ku maal geliya
@hafsaali4297Ай бұрын
عليك ما تستحق من الله. Caradaada udhimo. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo. Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do. Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin. حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
@salaneyfarhan2848Ай бұрын
Sheekh waxaad kanhadashay hadal dhab ah shibli waa saad usheegtay waa beenaale caadaustay in I soomalda been usheego ayagan kuma bararugsano
@tj-mi2ixАй бұрын
kzbin.info/www/bejne/pZbJXpScqNV4aJosi=v8d5di6bNz21hHJy Walaal ma ku raali tahay cayda saxaabada iyo I salaad ku sheegaan lagu naclado abuubakar cusmaan cumar hooyadeen caaisha ilaahay baan kugu dhaarshee arag oo dhageyso iina soo jawaab ninkaan qabiixaa oo la midka ah kuwaan shiicadaa oo ku fogaaday cayda saxaabada diintaantaan u soo halgamtay miyaad la jirtaa
عليك ما تستحق من الله. Caradaada udhimo. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn. Inta neceb Caradooda Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku dilo. Sheekhyadda Diintan islaamka ah ayey Umadda soo gaarsiiyeen waa Dhaxalkii Nabiga Salallaahu calayhi wasallam. Culumadda waxaa neceb inta Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa neceb. Culumadda waxaa caaya oo meel walba been iyo warxumo iyo Danni xun lataagan inta jecel in ☪️ 🕋 🕌 Islaamnimaddu ay baaba'do. Ilaahow Rabbiyoow Raxmaanow nooga filnoow inta Culumadda dhibeysa ee caytinta lataagan. Umadana aan hal aayad oo Kitaabkaaga kujirta aan bareynin. حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢
@fadhegutaale2300Ай бұрын
aa
@fouzianuura2327Ай бұрын
Sax shibile been buu ku caan baxy, wax caan lagu noqdo iyadaa u xun😢 lakin towbadu wey u furan tahy hadusan gacmaha dhiig ku wadan.