Mashallah Sheekh dhiinta xiil ayaa kaa saaran kuna soco waxaa wada qeyr badaan waan ku taagersanahay Alaha kuu gargaaro, waxaa timaaday waqtii loo baahnaaa
@osmanyonkaofficial57242 жыл бұрын
الله يحفظك
@libanbile26132 жыл бұрын
Sheikh waa mahadsanyanay fursada uu siiyay TV ga ujeedadiisa si fiican baan ufahmey ilahay haku xafido akhii
@samiyusuf94402 жыл бұрын
Sheekh jazakallahu kheyr add baan kuugu farxay adigoo kale Allah hanoobadiyo. Runta lamajeclo somali inkaar bey qabtaa ee Sheekh iskasamir
@wadani76952 жыл бұрын
Sheekha waa sheekh fiican runta ayuu ka hadlaayaa
@axmedsaciid24812 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@cabdicasiisfaysal4122 жыл бұрын
sheekha meelaha kale ayaan ka daawan jirey waan tageersanaa hadana si ka badan sidii hore ayaan tageersanahey waa mufakir iyo mudakir somaali illaey usoo direy wax badan oo laga gaabiyeyna ku dadaaley fulintooda sheekha illahey ha barakeeyo
@cabdilaahichanel86352 жыл бұрын
maansha allah sheekh caafimaad qaaba iga dheh
@zammyali30472 жыл бұрын
Sheekh mashaa allaah
@budbudofficialfilms162 жыл бұрын
Sheikh shantay waa sax saxan yahay hore u soco howshana alle hakuu fududeeyo
@adeshkhanhussein29612 жыл бұрын
Wlhi i wonder with human being ! They always want to ignore what Allah and his messenger said ....Mashaalah sheik your much more correct bcz don't care about what people saying you about that is non of your business......continue with more
@hilaalbinelhemudy63022 жыл бұрын
Wlhi sheikha has a point lkn aniga wariyahaan ayaaba qaati kataaganahay.....wuuquursanayaa sheikha suaalo qaabdaran oo uu kuduruyaana wuuweydinaa dulliga
Dib u daawo daqiiqada saddexad dhamadkeda (riix tiradan @3:41) wuxu u kala qaybiyay culimada 3 qaybood hal ka mid ah kaliya ayaa quraanka alle ku sheegay labada kale meshay ka imaadeen wa iska fahmi kartaa sxb. Cid walba sheekh halagu tilmaamo 2022
@zammyali30472 жыл бұрын
Sheekh waa saxan yahay mashaa allaah
@munomowliid55302 жыл бұрын
masha allah shekh Allah haku xafido
@mustafibrahim40342 жыл бұрын
Waa runtiss shiiqa wadanka waa la baabinayaa walaalyaal indhaha kala fura 🇸🇴🙏🤲
@mohamedarabibrahim76852 жыл бұрын
Mansha alleh Alleh haku xafido Aamiin Aamiin ya rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@fatumaabdullahi61002 жыл бұрын
Wale wagesi Allah kubarakeyo keep going
@taclimtechnology2 жыл бұрын
Sheekhu shaqo wacanbu haya marhadu niyadiisu tahay dadkan wax usheeg una istaag wuuba isxilqamay
@abdaleMedia68302 жыл бұрын
SHEEKHAN LEGEND WAAYE 👍👍🥰💯
@nuurabshir12572 жыл бұрын
Runta rabbi ba nagu jecel sheikha xaqa iyo runta ayu ka hadlay
Qabiilkeeeygaaa Dhisi lahaaay, Waaa talaabada Koobaaad, Ar Soomaliyaaaaa
@saadiyaibrahim18322 жыл бұрын
Shiiqa waa run hadalkiisa
@zulufarahfarah41752 жыл бұрын
Mashallah Walahi waxaa inoo so baxay sheekh ka hadlaayo xaaqa
@mariammohamed63892 жыл бұрын
Sheekh shantay xafidullaah
@siman87112 жыл бұрын
Sheekha kheer allaha siiyo masha allah wariyaha mxaa hadalka sixun ugu weydiineysaa
@hayatmuze41392 жыл бұрын
Wallaahay waa runtii
@hayatmuze41392 жыл бұрын
Cadowga allaha kaa qabto cimrigaa ha raago Aamiin aamiin aamiin
@zubeyrsaahilsaahil60252 жыл бұрын
Maasha allah ninkaano kumanaan diinta ubaahan
@adamabdallah66582 жыл бұрын
M.a
@xiinfinin2 жыл бұрын
Sheekh shantaay waa fiican tahay laakiinse al shabaaab muxuu uuga hadli waayey mise yaan la i waydiin buu yiri. Ciyaal weero waxaa Ka dil badan alshabaaab. Su aashas hala waydiiyo. ????❌❌❌❌
Mnsha allah sheekh jzakallah khayr howl fiican baad wadaa ilaahay hakula garab galo
@deeqoali21312 жыл бұрын
War wilyahoy maxaad ka wadaa OO aad igu qaloocinee hadalka shiikha wax sax ayuu ka hadalaay mar walbo meel kale ayaa u lexinee. Xaq waa xaq ee illaahey ka baq weereka jooji