Sheikh xasan Dahir aweys oo ka Sheekeyay Taariikhda Sheikh Maxamed Macalin (AUN)

  Рет қаралды 65,928

Qaanso Media

Qaanso Media

Күн бұрын

★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
SUBSCRIBE SAAR WALAAL

Пікірлер: 87
@abdirahmanmoalim6761
@abdirahmanmoalim6761 4 жыл бұрын
Sh.maxamed macalin xasan alaah kheer igu jaaziyo iyo culumada muslimiinta dhamaaan. Intii dhimatey Alaaah unaxariisto intii noolna dambigood Alaah udhaafo. Sheekh xasanoow kheer alaah kugu jaasiyo.
@fadumosaid6873
@fadumosaid6873 4 жыл бұрын
Jazzakumullah khayr adiga iyo asagaba sheikh mahmed , Allaha ugu naxariisto mugdiga uu Naga bixiyay ,fardow al acla Allaha idinku siiyo
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 5 жыл бұрын
Maxamad daahir awees waa dhaqtarkeygi ilaahey ha u naxariisto wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan oo ikhlaas badnaa
@axmednuurcabdisalam4075
@axmednuurcabdisalam4075 3 жыл бұрын
Kilibkani waa Dersi aad ugu muhiim ah Taarriikhdeenna
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 4 жыл бұрын
Sh maxamed maclin xusan waa nin xawaadle ah
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 3 жыл бұрын
Ninkii ka horeeyay ayaa dir ahaa. Garadaasee
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 4 жыл бұрын
Illaahey how naxariisto sheekh maxamed macalin xasan
@yasiromer9056
@yasiromer9056 5 жыл бұрын
sh xasan masha allah wa claim muslix ilaheey cimri deer iyo cibado wanagsan asiyo
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 5 жыл бұрын
Maasha allah xasan daahir aways laakiin dawladuhu waxay rabaan in ay tastuur lagu dhaqmo keensadaan kii rabbina waa ladiiday marka ha ku wareerin
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Adeer xassan daahir waxaa fahmikarah qof aduun ka la socda qofkale wallaahi waa cay tamaayaa
@namiup0274
@namiup0274 6 ай бұрын
Marja aad wax sheegaysid ku hadal qiimo leh oo ku salaysan diinta hadii aad culmine leedahay hadii aad fadhi kudirir u timid iska aamus xir afkaaga😮
@kiiinyarexasan1327
@kiiinyarexasan1327 4 жыл бұрын
Shiekh Maxamed Macalin waxba Hasheegan Labo wado oo aan isku dhawayn aa kala marteen. Taariikhdana dib uma qori kartaan
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Xaqiiq wahaabiyo iyo maxamed macalin shaqo iskuma lahan😂
@ayanmohamed6473
@ayanmohamed6473 5 жыл бұрын
Halkaan ka fiirsada tafsiirka Sh Maxaned Macalin: kzbin.info/door/DOXDgViLM0rl3u-gv7EQ-g
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashallah
@namiup0274
@namiup0274 6 ай бұрын
Culimada looma gafo Il uu qaldamay baa dhici karta oo uu iloobay endiguer ka fiirso Maria aad hadlaysid اللهم احسنت خلقيه واحسن خلقية
@AliMadoobe
@AliMadoobe 4 жыл бұрын
I have listen to the first hour and it is interesting and safe to watch. Much better than Shk. Xassaan interpretation.
@abdulahiosman8054
@abdulahiosman8054 4 жыл бұрын
Cida diin leh ee diini qabato ayaa diin laga dhagaystaa.Xasan Daahir Aways oo caadaystay daadinta dhiiga Muslimiinta Soomaaliyeed,ilaa haddana aan ka toobad keenin waxba yaanu Sh Maxamed Macalin noo sheegin ma istaahilno in la dhagayste.Sheekhaana yaanu wasakhayn wuxu rabaa in uu dhaho isku koox baan ahayn.Yaahuu
@abdihassan9239
@abdihassan9239 4 жыл бұрын
Sheikh Xassan,,,,ka waran TABLIIQA,,,Kitaabka ay akhristaan ma saxbaa...
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Haa saaxib
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 4 жыл бұрын
Xasanooow intaadan dhiman ka toobad fikirka qaldan ugana dig dhalin yarada fikirka qaldan ilashayna haku waafajiyo inaad ka harto fikirka qaldan
@hanadaxmed6785
@hanadaxmed6785 3 жыл бұрын
Sheekha dhalashadiisa been buu ka sheegay oo wuxuu yiri 1906 ayuu dhashay lkn aniga waxaan afiiksa ka maqlay sheeq maxamad macalin wareysi uu BBC siiyay wuxuu yiri waxaan dhashay 1936 waxaana ku dhashay gobalka baay
@sadamhussein8733
@sadamhussein8733 5 жыл бұрын
Mashalah
@abdiabshir6101
@abdiabshir6101 5 жыл бұрын
Xasan daahir awees markaan maqlo waxaan soo qaxii loogu magac daray qaxii x.dahir.2 Milayan dhimasho kumanaan bal noo macnee sababtaas hadii kale ninkastaa hayska halo
@ibraahimcunaaye3905
@ibraahimcunaaye3905 4 жыл бұрын
Bax
@yonishassan4131
@yonishassan4131 5 жыл бұрын
Waka xumahay Xassanow Adigoo Cadamada Sheikh Mohammed macalin Ka aamusi kari waayay misna shaqsiyadaadoo caadifi Ah awgeed aad uquuri weyday saameentiisi Shaqsiyan iyo inuu 8 jir isagoo Ah udhoofa dhamaan dalka Somalia Si uu diinta ubarto Culumadii Dhinac kadhinac illaa sheik Ali jowhar Kasoo dhigtay ee goostay inuu Azhar tago oo alle kadhigay Nin Shahaado ilaa buugiisii PHD da Qoro, oo Somali Ah, Erayga aad igu dishay een Kugu tufay waaa ta'thiirka hebel oo Masaari ayaa lahaa. Quranka Ayuu afkeenii inoogu fasira mucjisada qurankana Koley aadmi kama salgaaro balse inti Lafasiray Ayuu isagoon cidna Sharax carabi Ah kadoonin afkeeni kufasiray Somali oo dhanna Saameeyay, Shaqsiyadada Dagdaga ku dhisneyd ayaad dalkii kaga qeyb gashay dumintiisii, Waxaad leedahay quraanka iyo bal sidi loogu dabaqi Lahaaa siyaasada ayaan Kabaranay sheik Qudub, oo ma quraanka ayaa ilaaa heerkaan dalkeena geeeyay, mise carab u nacamleyskaaga. Hadaad tathiirka toos uga heli leheed ah.mohamed Moalim heerkaan adiga maadan joogteen burburkaana kama qeeb ahaateen. Plz qabriga hakaaga nasto sheikha seef laboood Adiga camal Ah kama dhageeesan karo inuuu Saameeynti Sheikha Ee dalkaan Kuyeeshay Carab unisbeeeyo, sheikha haduu Tafsiir Kii akhriyey saameentu Waaa quraanka wayo quraankaa Mucjis Ah, tankale sheikhu Cilmiga Asaaska u ah saameenta uu ku yeeshay Ummadan wuxuu ka dhexlay 8 jir ilaa uu Azhar tagaayay Culumadii suufida ahaaa eee diinta Somalida ulaf dhabar ahaaa Ayaa usabab Ah.
@yonishassan4131
@yonishassan4131 5 жыл бұрын
Sheikh Maxamed macalin caqliga alle udhaliyay ayuu isagooo Culumadii dariiqo kasta ha ahaadaane Kadhameeyay inti eey yaqaaneen, ilaaa uu si formal Ah ugu takhasuso Diinti, Majisteeraagiisa wuxuu ku diyaariyay Caqiidad iyo saameenta Shaqsiga iyo bulsadu eey ku leedahay. Wuxuu ahaa nin og iimaanka iyo kalaamka alle Loo mari karo horunarka bulshada, caqligaaga Alshabaab noqo kugu yiri isna Lixyameeyadi ayuu bulshada iyo wanaageeda Kutakasusaayay. Somaliyey Aan kabarano Dhaqanka Ah in laisla shaqeeyo ama wax lakala barto inagooo kala fikir Ah.
@hananabokor4260
@hananabokor4260 4 жыл бұрын
ilaahay ha uu naxariisto qabrigana ha uu waasiciyo Sheikh Mohamed macalin wuxuu ahaa Ahlul cilmi ilaahay umada somaliyeed uu soo diray,Sheikh Hasan waxay ahayd inuu runta ka hadlo iyo halka uu ku wado dacniga Sheikha, laakiin adiga waxaa laga qori doono iyo somali waxay kaa dhaxleen, aad baan uga murugooday hadalkaa Sheikh Hasan, ilaahay qabrigiisa ha uu nuuro
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Yonis Hassan saameynta iimaanka ee qofka iyo bulshada waxay aheyd phd-di isaga diyaarinta buugga ku jira Siyaad Barre xiray!
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 4 жыл бұрын
Wax alaale iyo wax laga fahmayo ma jiro marba merba meel buu kuboodaya maskaxdiisaan fa dhido Ninkan iclaaj buu ubaahanyahey
@unknownuknown6533
@unknownuknown6533 4 жыл бұрын
Ceeb
@abdulkadirshukri705
@abdulkadirshukri705 4 жыл бұрын
Yaa ilaahee yaqaano oo ninkaan naga aamusiiya
@khalud1272
@khalud1272 3 жыл бұрын
Lacnad haku dhacdo xasan daahir iyo waxow amaano.
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Acuudu bilaah 😂 Isdaji wahaabiyow hanagu qarxine😂
@yonishassan4131
@yonishassan4131 5 жыл бұрын
Wlh Xasanow nin nin iska dhigaa ayaad eheed, wixi sheeko Carab aad aqrisatay Ayaad rabtay inaad fuliso.
@cabdicasiisjaamac6156
@cabdicasiisjaamac6156 4 жыл бұрын
Meesha sh Muxmed Mclm uxerytsty maxaad cilmiga ugu raadsan weydey?
@ahmedisse7641
@ahmedisse7641 4 жыл бұрын
Tuug dilaa ah weeye Xasan Dahir
@PGOLDEN
@PGOLDEN 3 жыл бұрын
@41.40, this is the book (kalamullah.com/Books/The%20America%20I%20have%20seen.pdf) Maasha Allah, wax aqrisku waaaaa indhahoo kuu furma......OOOWLIYA ALLAAAY WAAD DAYN KOLKAAD WAX AQRISAAA, WAA ADIGA IYO ALLAH......YAQEEEN, IKHLAAS, TAQWO, ISLAAX, IIMAAN EVERYTHING WAA QUR'AAAANKA AQRINTIISA...............KHALAAAAS
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 5 жыл бұрын
jalaaleynka waa kitaab tafsiir aad loo soo koobey aad ufican waxaa qorey labo sheeq lakala dhoho jalaaudiin siyuudhi iyo jalaludiin almaxali
@cabdicabdule2778
@cabdicabdule2778 4 жыл бұрын
Waa isku qastay hal hal ugu hadal
@xasandaahir2598
@xasandaahir2598 5 жыл бұрын
Sheekh manoo sheegi karaa usuulu khawaarij noo sheeg usuushooda.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk war kadaa shaydaan isma sheege
@samdoonsufyaan4889
@samdoonsufyaan4889 3 жыл бұрын
Is hagaaji qoraalka
@niyaaladem
@niyaaladem 5 жыл бұрын
Maasha'ALLAAH
@chadjohnny328
@chadjohnny328 3 жыл бұрын
InstaBlaster.
@alitoosane151
@alitoosane151 3 жыл бұрын
sh maxamed macalin xasan waxuu ahaa ashcari weyn
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 3 жыл бұрын
Ilaahay iyo rasuulkiisuu aaminsanaa
@cabdicasiisjaamac6156
@cabdicasiisjaamac6156 4 жыл бұрын
Shiikha Taarikhdiisa ha Marin habaabin...
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Nikaan hadda mowduuca uu ka hadlayo muxuu yahay!? waa nin iska gebi-dhacleynaya. Marka aad wax sheegeyso waa in aad lahaataa waxa loo yaqaanno “ mowduuciyah- موضوعية” haddii lagaa waayo qofka ku dhageysanaya waa uu kugu wareerayaa.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Wahaabi gebi dhaclays waa u caado
@xasandaahir2598
@xasandaahir2598 5 жыл бұрын
Sheekh Mano sheegi kartaa usulu khawaarij.
@yasinhassan8992
@yasinhassan8992 5 жыл бұрын
Asaga waye
@aadanbaari2343
@aadanbaari2343 3 жыл бұрын
Waa run isagaaba kuugu filan
@alih8948
@alih8948 5 жыл бұрын
Waa taariikh dhalinta yari umaah need
@kadrakarie2411
@kadrakarie2411 5 жыл бұрын
Kuwa kaaduubayaa codka ha dheereeyaan cilmi wanaagsan ayaad dadka u sheegaysaa
@sukeynaj.5251
@sukeynaj.5251 5 жыл бұрын
Sheekhan taariikh badan buu hayaa inuu buugaag ka qoraa fiican
@yasinhassan8992
@yasinhassan8992 5 жыл бұрын
Wax uu qoro mahaayo, waa isku dardarsanyahy marba moowduuc ayuu kahadlaaa bal sifcn udhageeyso hadalkiisa
@qaradsalad3842
@qaradsalad3842 5 жыл бұрын
shariif cabdi nuur ma hilmaantay weli kuma arag adigoo marna warkiisa soo qaadayee
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Mowduuca uu ka hadlayo hadda muxuu yahay !? Waa nin marba meel iska saaranayo mana lahan waxaa la yiraahdo mowduuciyah ( موضوعية)
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Yasin Hassan waad ila aragtay, mowduuc sida loogu koobnaado ayaa maqan!
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 жыл бұрын
@@qaradsalad3842 maseer maka haya shiiq maxmed maclin xasan caalim weyn u ahaa
@mahdibarre3739
@mahdibarre3739 4 жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣😆😆😀
@NoorAli-rx7gq
@NoorAli-rx7gq 5 жыл бұрын
No sheekey shiiq
@abbassheikhmahamoud544
@abbassheikhmahamoud544 3 жыл бұрын
ههه
@smw3415
@smw3415 5 жыл бұрын
Ninkan In max kamad lasoo saaro waaye si loo xukumo maaha In wax laga dhageesto
@murayadahmed7114
@murayadahmed7114 5 жыл бұрын
Cudurka waalida ayaa soomaalida ku batay cilmi iyo ciyaar kalma yaqaa naan,waxa walba waxay kadhigen haladilo iyo hala dagaalo
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Minoos@gmail.com Mataan hhhhhhhhh mowduuca uu ka hadlayo nin la fahmi kara xitaa maaha
@hasanmohamed1186
@hasanmohamed1186 4 жыл бұрын
Ka xishood culimada islaamka
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@abdirahmanmukhtar5710 Sidaas ha odhan waayo adigu dad wakiil kama tihid. Anigu maan-fahmin dheh. Laakiin ha odhan waxba lagama fahmi karo .
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 3 жыл бұрын
@@inaclaahi3526 goormee ayaan dhahay dad ayaan wakiil ka ahay ?
@yunussalah3587
@yunussalah3587 4 жыл бұрын
Sheikhow ma iska fikirto arrintaadi iyo sii deentaadi aawi maxay tahay baashaalkaan cid aad wax u sheegeyso ma jiraan ama fikir oo kitaabo noo alif ikhwaan wax fitna aan ahayn manoo keenin
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 жыл бұрын
Waa sagaashan jir kadaaba wixii aad qarxisay kashalay yaa khaain
@xasandaahir2598
@xasandaahir2598 5 жыл бұрын
Adiga maxaad kitaab u qori weysay, maxaa kugu dhacay adeer.
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 2 жыл бұрын
Ar wahaabiyo kheyr daranaa ninkaa weyn ,لاحول ولا قوة إلا بالله
@abdimahamed7954
@abdimahamed7954 4 жыл бұрын
ninkaan hada xabsi muu ku jiraa waaba sii faafinaa fikirka waalan ee xabsiga loo geeyay
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Dad qanciya u keen
@cabdulahicabdikarim8010
@cabdulahicabdikarim8010 2 жыл бұрын
war suufiyo intaa necebtahaan ku necbahay
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Adi mad hada ku dhaqantis
@abdiabshir6101
@abdiabshir6101 5 жыл бұрын
Waxaa kadaran kuwa qabiilka kutageera
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 4 жыл бұрын
Hhhhh xasan wali ma dad baa dhagaysta
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Salad wax kuu diday mahani wax ksle shek
Tafsiirka Sh Maxamed Macalin Xasan, 18Alkahf, 92-106
1:00:04
Addacwa
Рет қаралды 3,9 М.
Xasan Daahir Aweys Oo Weerar afka ah Ku Qaaday Al Shabaab
53:56
GAROWE ONLINE
Рет қаралды 14 М.
REAL OR CAKE? (Part 9) #shorts
00:23
PANDA BOI
Рет қаралды 80 МЛН
String Competition for iPhone! 😱
00:37
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
1%🪫vs 100%🔋
00:36
Аришнев
Рет қаралды 3,3 МЛН
Обхитрили!
00:43
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
Tafsiirka Sh Maxamed Macalin Xasan, 10Yuunus 42-58
58:10
Addacwa
Рет қаралды 12 М.
Wareysi weriye Dalmar la yeeshay Sh. Maxamed Macallin 1994
43:21
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 1,1 М.
REAL OR CAKE? (Part 9) #shorts
00:23
PANDA BOI
Рет қаралды 80 МЛН