Shiikh Shantaay oo Showga Fisqiga ah ee Socdaal iyo soo dhaweyntii Sharma Boy kala hadlay Umadda,.

  Рет қаралды 23,369

Sheekh Salaad Maxamuud Shiikh Shantaay

Sheekh Salaad Maxamuud Shiikh Shantaay

Күн бұрын

Shiikh Shantaay oo Showga Fisqiga ah ee Socdaal iyo soo dhaweyntii Sharma Boy kala hadlay Umadda,.

Пікірлер: 241
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Wax u sheeg laakiin ha caayin socdaal allah buu danbi ka galay allah waa danbi dhaafe naxariis badan laakin socdaal baad dulminaysaa allah ka baq
@ashalul565
@ashalul565 2 жыл бұрын
Ilaahow inta dhunsan soo hanuuni, Ilaahow inta xumaha wada naga qabo, Ilaahow inta sharta iyo shaydaanimada wada naga qabo, Ilaahow khaatumada khayr hanoogu khatimo. Aduunkaan waa maalmo, Aakhiraa lagu waarin.
@muktaarahmed7280
@muktaarahmed7280 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@xazzanabdi7087
@xazzanabdi7087 2 жыл бұрын
Shiikh shantaay wax fiican baad wadaa horay u soco
@abumuscaab
@abumuscaab 2 жыл бұрын
Sheekh shantaay guul ❤️
@abbdullahimuhamed372
@abbdullahimuhamed372 2 жыл бұрын
Jazallakahu qeyr sheekh Allah haku xafido
@mohafaarah1422
@mohafaarah1422 2 жыл бұрын
Sh shantaay fans kaaga waa soo bandhigtay maanta
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 2 жыл бұрын
Masha'Allah. Sheikh shantaay . Keep going bro.
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 жыл бұрын
Sheekh mahadsanid
@museridwaan4597
@museridwaan4597 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi la raajicuun Shantay xishoo ee wax u sheeg dulqaadna lahow
@othmansayid2
@othmansayid2 2 жыл бұрын
Mashallah barakallah sheikh
@abdicaziz99
@abdicaziz99 2 жыл бұрын
Sheikh shantay legend weeye
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu 2 жыл бұрын
The legend I Salut you from namibia
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Жыл бұрын
Masha alaah keep goin sh.
@farduuscabdilaahi8902
@farduuscabdilaahi8902 2 жыл бұрын
maasha allaah
@fardowsa55
@fardowsa55 2 жыл бұрын
Masha’Allah sheikh
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Mshallaah tabaarakallaah Rabi ha inagu sugo xaqa . Wa Jzklh kheiran jaza ❤️💯❤️
@yaxyenaano6653
@yaxyenaano6653 2 жыл бұрын
sheekh jasaaka-laah
@samiraabdi7465
@samiraabdi7465 2 жыл бұрын
Illahey masiibo kugu rid doqonyhy sheekhna matihidee abuuristi allah ayaad waxkashegysa
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الله
@mubaarikjammacmuuse9657
@mubaarikjammacmuuse9657 2 жыл бұрын
Manshallaah
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 2 жыл бұрын
Horta sida ku socotid waa wax fiican lkn abuurista ilaahey wax hka sheegin tan kale reaction masjidka ka daa Hall la tag
@axmedakram8058
@axmedakram8058 2 жыл бұрын
Sheeqow abuurka ALLE dadka haku caayin
@fadumoahmed1624
@fadumoahmed1624 2 жыл бұрын
Walaahay run bad shegtay war dadoo illhy kacabsada war illhy unoqoda subxanalaaah 😭
@huseinomar8637
@huseinomar8637 2 жыл бұрын
Abuurista allah qofna haku cayn pls
@AliAdanOmarchannel
@AliAdanOmarchannel 2 жыл бұрын
Masha allah
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Sheekh Shantaay waa Run Sheeg Ilaah haku Xifdiyo Somalida Qeyrma Allaha Tuso
@shukri218
@shukri218 2 жыл бұрын
😂😂😂 Wallahi funny weeye sheikhan Maasha allah
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Runtu waxay kula tahy funny,‼️ naag Fcn
@shukri218
@shukri218 2 жыл бұрын
@@I.F.J Ma run ayaa funny ah ayaan ku dhahay
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
@@shukri218 barashada AF somaliga
@shukri218
@shukri218 2 жыл бұрын
@@I.F.J hee
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Maxaa run ah inuu wadad daka waaniyo mise inuu abuurista allaah kucaayo subxana laah
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 2 жыл бұрын
Mnshalaah shirkhena Waxan ka mid ahay dhalinyarada Finland qurbaha ka tageero alah ku xafido
@ibrahimyussuf4162
@ibrahimyussuf4162 2 жыл бұрын
Wakas uusogaliyey dadkii ubahnaa inuu tusiyo horey usoco sheqow
@habiboarale5770
@habiboarale5770 2 жыл бұрын
Jizaakalaahu khayr shiiq shantaay
@I.F.J
@I.F.J 2 жыл бұрын
Wacdiga noo siii wad sheekh Alle haka abalsiiyo Allahna hayna tooosiyo ,, aaaamiiin aaaamiiin 🤲🤲🤲
@abdirahiimbulbul410
@abdirahiimbulbul410 2 жыл бұрын
Sh shantaay horay usoco
@aliismail1343
@aliismail1343 2 жыл бұрын
M.a
@mohamedkerow6115
@mohamedkerow6115 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 💗💓💯
@Waqaal
@Waqaal 2 жыл бұрын
Shantayoow alle ka baq ma sidana shiikh ku sheganeesa ina alle aburtiisa cayso alle ka baq qof daaci ah dadka ma cayo aburta alle ma cayo
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
SHEEKH SHANTAY WLL QALI WAA RUUNTA EE RUUNTA UUSHEEG WLL QALI FARIID WIIXIINOL BAAKUNOLEYA NOLOW INTAY NOLOSHUJIRTO IINSHA AALLAH AAMEEEM YARABII WAXAN KADAWADA AUSTRALIA WLL QALI THANKS BROTHER
@shakurabdi4363
@shakurabdi4363 2 жыл бұрын
Masha allah ilahay ha ku xafido sheekh
@shaaruukhanchannel6629
@shaaruukhanchannel6629 2 жыл бұрын
Sheikh shantaay dhabida hooyadaa was
@abdillahikhuruj1213
@abdillahikhuruj1213 2 жыл бұрын
Asc sheekh dadka si dagan ugu nasteexe adiga oo qofna aflagdaynay waxa laha yaaba inuu ilahay dad badan dartaa ku soo hadeeyo lkn adigoo jacayl u muujinaya ixtiramaya waayo dadka ilahay baa karaameeyay adigana u daji khair allaha ku siiyo hadii ad i dhibsato i saamax wll
@farxaannuur7010
@farxaannuur7010 2 жыл бұрын
Alla.haku.caafiyo
@noonecan6282
@noonecan6282 2 жыл бұрын
Alla hooyadeey aaway🤣🤣🤣🤣
@munisha163
@munisha163 2 жыл бұрын
Jasakalahu qeeral jasaa
@AlmadBaking
@AlmadBaking 2 жыл бұрын
Yahuu
@mimoqulux9198
@mimoqulux9198 2 жыл бұрын
Sheikh shantaayoow xaqaan kugu taageera keep keep going
@hassanali4821
@hassanali4821 2 жыл бұрын
Runtaa. Weeye. Shiekh. Allaha. Ku. Ka barakeeyo. Xilwaynbaa. Noo haysaa
@wardaubaxa5138
@wardaubaxa5138 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهصل-خ7ص
@لاالهالااللهمحمدرسولاللهصل-خ7ص 2 жыл бұрын
الله اكبر ماشاءالله تبارك الله الله يعطيك 👂
@laylafarxaan3646
@laylafarxaan3646 2 жыл бұрын
manshallah sheekh
@user-os7uj7uf1v
@user-os7uj7uf1v Жыл бұрын
Socdaal weYrshe xuux Nin gubtaY dhafoorkii ayeYdii aYaa arag dhaama naftanoo ku caaYeYsaan soo daawadoo qosol naftuun baan iga bixin BaabajeYna wuxuu idhi inuu kufayaa la moodaa naftan cawar iYo laangadhe midna kama badbaadaYo
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 2 жыл бұрын
Masha allah shiikh shantaay
@amiindheeman5798
@amiindheeman5798 2 жыл бұрын
Insha Allaah nugumo oogtid in aan Aadno shaqaalaha socdaal
@kinghanad5591
@kinghanad5591 2 жыл бұрын
2 june waa lasoodhafey see cml shantaay
@ayaanmahad9054
@ayaanmahad9054 2 жыл бұрын
2july uu kawadaa
@shakiraali
@shakiraali 2 жыл бұрын
Asc wr wbrk sheekh aad iyo aad ayaan ku tageera ruunti Sababto ah culimadi wax aay manta ka gabiyeen ayaad habeen iyo malin u tagantahay lakin caayda ma ficno sumcadad sheekhnimo ayeey dileysaa special qofka wax u ilahey ku abuuray in aad ka caysid weyba ka sii darantahay Jzkl kheer
@abdihakimmohamed5894
@abdihakimmohamed5894 2 жыл бұрын
Sheekh tiktog furo
@mohaagi4318
@mohaagi4318 2 жыл бұрын
Ilaahey kuma barakeeyo hadii nolasha banaanka taalo masjidka dhaxdiisa aa keenty Ma ogid xadiithka nabiga scw oo ahaa إنما بنيت المسا جد لما بنيت لها Masjidka wixi loo dhisay aa loo dhisay Ee lo ma dhisin faqisi iyo wixi lamida Nio jooji waxaa wado rabi kacabso
@abdeckrashford
@abdeckrashford 2 жыл бұрын
Shantaaay niiin jiraaa
@nasiimchannel5247
@nasiimchannel5247 2 жыл бұрын
Shiikhow indhahisa alle aa saas u sameysty iska daa wax lee u sheeg illhey ha so hanuniyo
@nincabsanwajimaleh6913
@nincabsanwajimaleh6913 2 жыл бұрын
Masaajidkaan waa la yaabay magiciis majidka reactionka maa la dhahaa
@sumkpop282
@sumkpop282 2 жыл бұрын
Masha allh shiikh
@abdirahmaanofficialchannel4424
@abdirahmaanofficialchannel4424 2 жыл бұрын
intee kaga Talaa Diinta islamka ah in Qof Muslim ah La Caayo Hadane Ruux Wadaad sheeganaayo Uu u Gafo Ruux Muslim Ah Walipa si Cad || Dinteenu Nasteexo So Ma Aheyn😰😰
@abdullahidahir3348
@abdullahidahir3348 2 жыл бұрын
Ishiss maxakarabtaa
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
اللهم اني اسالك حسنول الخاتمه اللهم ارزقني تواب نسحة قبل ما موت اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم امين امين امين يارب العالمين
@drismailabdalla4185
@drismailabdalla4185 2 жыл бұрын
Wax u sheek Lakin hacaayin sheekh
@raashkapoy9371
@raashkapoy9371 2 жыл бұрын
Ilaahey kacabso sheikh shatay socdal inaad weersho kutilmamto waa laga fiicanyahy
@halimaomar3892
@halimaomar3892 2 жыл бұрын
Shantaay haceenin socdaal ilah ayaa abuurtay abuurta alle waxbo hakasheegin allah ayaa laxisabtamayo adiga inaa dadka waniso ayaa social media ha utimid lakiin si qaldan ayaa wax ugu sheegee
@jibrilhussein9842
@jibrilhussein9842 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 2 жыл бұрын
si degan u wacdi oo masajidka qaylad ka daa uga dig shaqo fiicn bad haysaa is deji wll ani wa ku tageersanahay
@abdirahmaanofficialchannel4424
@abdirahmaanofficialchannel4424 2 жыл бұрын
intee kaga Talaa Diinta islamka ah in Qof Muslim ah La Caayo Hadane Ruux Wadaad sheeganaayo Uu u Gafo Ruux Muslim Ah Walipa si Cad || Dinteenu Nasteexo So Ma Aheyn😰😰
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 жыл бұрын
Masha Allah shiikho shantaay xaqa kugu jeclhy
@abdirahmaanofficialchannel4424
@abdirahmaanofficialchannel4424 2 жыл бұрын
intee kaga Talaa Diinta islamka ah in Qof Muslim ah La Caayo Hadane Ruux Wadaad sheeganaayo Uu u Gafo Ruux Muslim Ah Walipa si Cad || Dinteenu Nasteexo So Ma Aheyn😰😰
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 жыл бұрын
@@abdirahmaanofficialchannel4424 ha caayo hado rabo ase u taala lkn ilaahe woxo dhahay qolka dhagesta wixi ka anfacana ka qaado intiisa fcn Sida okale shiikh kaliya gafafkisa ha firin wala sixi kara lkn mushtamacaan halabaayo qabasho raba in shiikh iyo caamo u istaagan wadan muslim sheeganeena gabdheheena titok qawanyihin mln walbo ilaahe la casiiya intaas maka xanaqdan maka gubataan why markay culumada xanaqaan is xakameyn wayaan insaan qalad ka dhaacy waye inta la daba galo lo dhaha diinta wa naseexo marka ilaahe la casiina maka xumataan Runti Somali hada nhy runta wana dhibee isma ceeshano Waxa arke dad Queen qawan diin leheen ku dhahayo wkau jeclhy Bal maxa lagu jeclaade Waxa arke dad cilmi o ilaaahe la dagaale tageeera why Waxa arke dad nimanki nabiga caaye tageera qabiil ku racaa why malaga xumaado mala gaarsiyo diinta naseexda ma tageeronimada lagala noqdo runti aaad ugu xumhy ina ku dhaganhy dad qalad yar gala aaana waxba u arkin dadka ilaaahe caasiina weliba xumaanta la jahra Ilaahe ma jecla dadka xumaanta so mujiya
@habiboarale5770
@habiboarale5770 2 жыл бұрын
Alaah haku garabgalo
@abdiqaadirmaxamedcumar8753
@abdiqaadirmaxamedcumar8753 2 жыл бұрын
diinta islaamka ma banaynin in qof Muslim ah lacaayo bataatan banaynin ee alle ka baq hadii qofka aad wax usheegaysid si dagan ugu sheeg adoo aflagaadaynin wll
@mssnasra3221
@mssnasra3221 2 жыл бұрын
Dhag dhag
@cadesaciid7712
@cadesaciid7712 2 жыл бұрын
M.allh
@ExMafia
@ExMafia 2 жыл бұрын
Kkkkk kan sheeydaan waaye sheikh maahan yahuu views raadis waaye
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Istaaq furulaah ninyohow illahey kacabso iinta ilaahey qofka uyeelo laguma caayo waaku tageerijiray lakiin maantaan kaaharay saan dadka laguma wacdiyo adigoo qofkaad wax usheegeysid caaynaya subxana laah
@zakiyasen8744
@zakiyasen8744 2 жыл бұрын
Shiiikhayga waxaa jiro hoteelo fisqi ah waan ku baryaa gacanta ku fiiq ooo dadka u iftiimi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@niiko830
@niiko830 2 жыл бұрын
Shikh shantay cadi ma ahan amu caba
@Xurmah_officail
@Xurmah_officail 2 жыл бұрын
Subxnallah shiqan maxa ka qaldan 😱 kuli wada wacdi ama iska daa yaa allah 😭
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 2 жыл бұрын
subxaanalaah
@cawodhaladmasciided4793
@cawodhaladmasciided4793 2 жыл бұрын
maasajid lagu tukanayo muuqalka ku so darsane maka yeelayno ee dadka u nasteexey duluyahow
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Shiikh abuurta allah maxaad wax uga sheegaysaa yaa kaa cafinaya cayda
@cabdishiiiq5581
@cabdishiiiq5581 2 жыл бұрын
Bismilah kan shiiq miyaaa socdal alle ayaa sidan u samye adina alle ayaa sidan ka dhigay marka dinbiga iska dhaf qofka waani lkn caayda jooji ama banaanka is keen reaction toos bixi sida dadka kale diinta ha ku ganbay ama si wanagsan u sheg diinta
@jaamacmaxamed6024
@jaamacmaxamed6024 2 жыл бұрын
Shiqow habar ugudar kuwa fasahadka wada nin iyo nagba haday jojin wayan fasahadka bulshada ay kuwadan
@farhiyahassan5678
@farhiyahassan5678 2 жыл бұрын
Socdal weershe xuux🤣🤣🤣
@iptisamosman2711
@iptisamosman2711 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Luckymahamed5191
@Luckymahamed5191 2 жыл бұрын
shiiq shantay qof balwad leh kwrn
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 2 жыл бұрын
Diinta ciyaarta kadaa sxp
@naimahassan4148
@naimahassan4148 2 жыл бұрын
Qofka Alle siduu u aburay hadaba caysay ka sabray . Sh adiga ka caalimsan kaana aqoon badan baa na dhalay waxa na sobaray lkn sidaanan maha diinta ee waa nastexo umada ha ugafin . Muna muhiim waxa aay shegesay runa
@ibnuabbas6559
@ibnuabbas6559 2 жыл бұрын
shekh shantaay waan ku taageraa lkn kuguma raacsani in aad aad ceyso socdaal fisqi ba hawadee lkn in aad wershi xuux dhahdo abuurista rabi baad wax ka sheegeysaa
@abshirismail2000
@abshirismail2000 2 жыл бұрын
Wll wershi xuux mxuu kawathaa
@ibnuabbas6559
@ibnuabbas6559 2 жыл бұрын
@@abshirismail2000 wershi waxaan umaleynaa inuu IL awiran ka wado
@suceybabdirahman1270
@suceybabdirahman1270 2 жыл бұрын
Taliye wajexoox 😅😅😅😅sheekh misjed rikashin washeko kali🤔🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 2 жыл бұрын
SHIILH KU SOCO WAA KUWADANAA WALAAHEY UMADAA KUU BAAHAN
@fadnadualeh6421
@fadnadualeh6421 2 жыл бұрын
Alla sheekh shantaayooow umadeena ma tihid yaad isha u yareeysey 😂😂😂😂
@igsomalia1537
@igsomalia1537 2 жыл бұрын
Allah haku faduudeeyo oo ajir hakaa siiyo lkn maqluuq Allah wax haga sheegin
@abdirahmaanofficialchannel4424
@abdirahmaanofficialchannel4424 2 жыл бұрын
intee kaga Talaa Diinta islamka ah in Qof Muslim ah La Caayo Hadane Ruux Wadaad sheeganaayo Uu u Gafo Ruux Muslim Ah Walipa si Cad || Dinteenu Nasteexo So Ma Aheyn😰😰
@maariyoxasancade7202
@maariyoxasancade7202 2 жыл бұрын
Manta dadka fiirsaayo intuu ka keenay 😂😂😂😂
@mo-yj2rf
@mo-yj2rf 2 жыл бұрын
Oo was a sheikh runa. Waxaan moodayay ciyaalka xaafad oo sheikh iska dhigaaya.
@museridwaan4597
@museridwaan4597 2 жыл бұрын
Sheeq ilaah Ka cabso koley waa igu Qalad Inaan sheekh Ku dhaho uu mista ilaah wax ha Ka sheegin jooji cayda waligryn ma arag sheeq cay tamaaya adoio kale itaqilaahi
@abdullahidahir3348
@abdullahidahir3348 2 жыл бұрын
Weersha waqalad sheikhow yaacaykudhahay
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 2 жыл бұрын
Waalagu wasaa shuubadii kudhashey was eeyaaw eeygu dhaley hooyadaa was shartmuutaa kudhashey khaniiskii kudhaley was hooyadaa was dadka masaakiinta ah kaleexo wlhi dad ayaa ku teshanoysaa lkn Mar dhow waalagu waayn doonaa I.a khaniis khaniis dhaley walaashaa was waraa dadka masaakiinta ah kaleexo shiikh matihidee hooyadaa was qoomaluudkii kudhaley was
@bishaarocabdi2698
@bishaarocabdi2698 2 жыл бұрын
Sheekh shaydan
@ibraahimcabdi5767
@ibraahimcabdi5767 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk shiiQa energy xoogleh baaku jira
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 2 жыл бұрын
Meel ka fariiso umada Edeb iyo akhlaaq toona malihide diinta waa kaa Naqaan waana kaa jecelnahay adiguna wax nooga sheegi mayside
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 2 жыл бұрын
Kani sheekh mahan ninkaa weyn ee dhalinytaa ku mashquulsan kuwan dhageysnaayo wakhti ayuu ka luminaya Waar wakhtigu waa qalai ninka iska daa waa shaydaan waashay
@hooyofaadumo4002
@hooyofaadumo4002 2 жыл бұрын
Hadad sogashy social media adeer sidan lgugumatagerto🤣🤣
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 4,5 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 72 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
KALAMAAN 19 SEPTEMBER 2024
12:15
KALAMAAN
Рет қаралды 2,8 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA LUBNAAN | DAGAAL IRAN V ISRA
19:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Sheekh Shantaay oo soo bandhigay dhaqan-xumada aan weli la arag ee lagu faafiyo Tiktok
16:40
Sheekh Salaad Maxamuud Shiikh Shantaay
Рет қаралды 12 М.
WARKA SUBAX EE KNN 19 09 2024
14:24
KNN
Рет қаралды 4,4 М.
Sheekh Shantaay "Janaraal Hambaqsade haddii uu wiil hoog haysto waxaan u haynaa wiil halaag"
15:48
Sheekh Salaad Maxamuud Shiikh Shantaay
Рет қаралды 8 М.