Shiine Culay oo neef nolosha ku qabtay kuna cunay

  Рет қаралды 34,142

Shiine Culay

Shiine Culay

Күн бұрын

Neef weli nolosha ma ku qabatay oo isagoo kuu jeeda oo madaxii wata nolosha ma ku cuntay, waa casumaad heer sare ah oo uu ii sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid.

Пікірлер: 80
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 ай бұрын
Walaal aqro komantigaaga maxaad ulajeedaa sheene coleeyaa
@Gobsan_hajji
@Gobsan_hajji 3 ай бұрын
Ku saliya xbbkena scw❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmansiad1711
@abdirahmansiad1711 3 ай бұрын
Ma ogtahay in dad badan oo reer Galmudug ah caawa gaajo la seexanaayaan, berrina aan hubin inay Quraac heli doonaan, waxaa habbooneeyd in aad si private ah u qadeysaan
@abdallagurhan1971
@abdallagurhan1971 3 ай бұрын
Sxb waan kugu taageersanahay hadalkaas
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 3 ай бұрын
Hooooolihiii umada
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
agreed 😢😢😢 Galmudug Khaatumo saay isu jecel yihin 😢 isu jeclada 😊 Somali dhiiga kacara OO isjecleeda Somali refugee xaaqoda siiya OO ogada oromo ethiopianan somalia jooga in nabad galyo uso doonto. Respect siiya
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Galmudug walaaloba❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
@@abdirahmansiad1711 SHIINA MOORYAAN IYO KUWA CASUUMEY DAD DAMIIR AY GALMUDUG IYO SOOMAALIBA KAGA FIKIRAAN LEH MAAHA
@The_Observer0000
@The_Observer0000 3 ай бұрын
Walaalayaal Alle Ka baqa oo fasahaadka inta leeg inaka daaya. Waxaan Jira dad aan quraacan oo aan qadeenin. Haku tiiq tiiqsanina dadka masaakinta ah.
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 ай бұрын
Maashaa Allah Abti Hana Wa Shifa.😋😋😋
@MohamudMahdi
@MohamudMahdi 2 ай бұрын
It's deeply troubling to see videos where individuals are showing off amidst the severe crisis in Somalia; while so many are struggling with starvation and hardship, it’s crucial to be mindful and empathetic.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 ай бұрын
Absolutely 💯
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 3 ай бұрын
Subhanallaah allaahu akbar. Please itaqillaah..amalaayiin somaali ah ayaa gaajo iyo daawo la.aan udhimanaya dhankasta...please shiine culay.iyo kan madaxweyne kuxigeenka sheeganaya..please shame on you all of you
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99
@Nuurtowambe999Nuurtowambe99 3 ай бұрын
Masha Allaah 💯🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴💯🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴💯🇸🇴🙏🙏🙏
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 3 ай бұрын
Masha Allah shiinoow gacmo geel jir hoosaa loo dhaqaa garo dulucda ujeedada
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 3 ай бұрын
Walaga fiicanyahay in galmudug ama somalia 🇸🇴 lagu gaajoonayo aw neef geela shine bahane ku qasaariyo ma quruxbadna
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 3 ай бұрын
Canshurti masakinta laga so qaday ayay ku takri falayin 😔
@abdallagurhan1971
@abdallagurhan1971 3 ай бұрын
Masaakiinta canshuurtoodii ayaa lagugu casuumay soomaali walaahi dad xun baa hohaamiya aaway wadankoodii
@SacdiyaAdan-qu9lp
@SacdiyaAdan-qu9lp 3 ай бұрын
1m tigtog oo ciyal walba iyo qof walboo shalay imaday iska garey mad adoo can can dhalaya xaflad u sameynee no youtub waa u qalmaa lkn tigtog waa macna belay
@mohamedfarah7972
@mohamedfarah7972 3 ай бұрын
Sheekadij carabta ina soo gashay ,is tus nimo
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
DEE DAD GACAL AH MOORYAAN KASOO WADA JEEDA AMA KUWADA ABTIRDAFA❤😂
@Maarshaal102
@Maarshaal102 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 in nafar bariis ah laguu keenaad eegaysay xaaji neefka iska eeg.
@kawsarsalah8830
@kawsarsalah8830 2 ай бұрын
Warsengeli wixii nool cun cidka🐫 dooney😂❤👑🇧🇸
@herssowadan5988
@herssowadan5988 3 ай бұрын
Kaptan ayuub aya kubixiyay shine bahane
@qassima317
@qassima317 3 ай бұрын
Lacagtii shacaabka lahaa baa lagu bumayaa lkn qiyaamo wax baa jiraa kusoco
@MariyanMaxamad
@MariyanMaxamad 2 ай бұрын
Illeen nimanka lacagta haysta calooshooda waa baaf soomaaliyey days waa wareey 😅😅😅😅😅😅😅
@Beru700
@Beru700 2 ай бұрын
Siyaasiyiinta somalidu uma qalman xataa in ay nooladan 2 minutes. Because dhiiga shacabka ayay cabaan
@AhmedAdow-h2q
@AhmedAdow-h2q 2 ай бұрын
Mashaallah shine but he invited you in somalia ❤❤
@sundushasan6867
@sundushasan6867 3 ай бұрын
Xolo waa kan oo kale
@SaidBirre
@SaidBirre 3 ай бұрын
Ninkam neefka ku casumay asagu dadkiisa maxuu u qabtay baahibiyo silic iyo colaad bay kusugan yahiine maxuu uqabtayna
@Wadani924
@Wadani924 3 ай бұрын
Ninkaas madaxda la kulmaaya baa Dahir alasow rabaa in uu gabadh "open relationship" ku jirta (Hafsa Queen) hor wado. Lol
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
Nacas dahir dahab ka har asagaba waa madax nin allaah wax siyey
@nasriina12345
@nasriina12345 3 ай бұрын
Ala maxaa nin doqana u yaqanaan nin wangsan 😂😂
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 3 ай бұрын
Oo neefka lama qalin miyaa maxaa waaye sidaan neefka sidiisa miyaad dabka ku saarten waa yaabe soo ma aheen in neefka la qalo madaxiisa sidiisa ayuuba ugu yaala maxay tahay waa la yaab weye
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Ninkani Dadkiisa Baahi ayey u baqtinayan Ciidna reer galmudug baahi ayey u baqtinayan asagana masaakinta canshuurtooda kenya ku baashalaya
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Shiine bahane 😅😅😅
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Waryaa Reer Gaza baahi ay u dhimanan
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 3 ай бұрын
Odaygu sidi carabta ayuu noqday sheekadisuba cuntay noqtay😂
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 3 ай бұрын
Waa hantihii dadka uu masulka uyahy, masulkan dadkii uu masula uahaa. Colaad io waxrasho la.aan, baa babi isay, Realty somalia is the black market in Africa,
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Kistu wey hadal badantahay ma is tiraahdeen?
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Ninkani ilko yar Mareexam oo dadkiisa kubaqtinayan caabudwaaq ayaa Hotel 5000$ kenya ka daganyahey dibjirkani shiine coley ku martiqaadiya
@Ayuushali-p9c
@Ayuushali-p9c 3 ай бұрын
Su al madxada somalia maxay Nairobi ka wada joogaan
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 3 ай бұрын
Adiga macsuumadaadu macuntuunbaa yaab waxaad sooduubtaa waacunta uun hadaad debada qabato iyo hadiikaleba waxaagu waacunto insoori qaaday waa nin serfiqaaday
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
GALMUDUG AYEYDAA AYAA KASOO JEEDDAA SOW MAAHA,ILLEYN HABARGIDIR AYAAD HOOS KA TAHAY,INA'ADEERTAA OO YARNA WAAD KUFSATAY MARKAAD ASKARIGA PINTLAND KA AHAYD❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Mxad sheegtay
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 ай бұрын
Warsangali wax nool ba cun. Awrki cirkana cid u diray! Warsangali hu haybta u yahay iyo horor Waraabaa leh Sayed Mohammad Abdalle Hassan
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 3 ай бұрын
Kkkkk waad iga qoslisay caan caan dhalay
@11naa44
@11naa44 3 ай бұрын
😂😂😂😂 wa xagee
@HousseinAboubaker-pw4ff
@HousseinAboubaker-pw4ff 3 ай бұрын
Soomaali sabool iyo sagar midna uuma fiicno
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 3 ай бұрын
Kkkkkkkk shiino tan waacasuumaada aan caadi ahayn
@cabdiqaali143
@cabdiqaali143 3 ай бұрын
Shiine coleey waxaad uneeysaa xoolaha umada soomaaliyeed
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 ай бұрын
Maakhir dawladda dhan aad adduunka ku baridaan hal qado ayey ka haysaa
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 ай бұрын
Shiine waxani waxani qaab daro ma carab ayaad noqoty waligaa cunto maad cunin miyaa Maxa kaa qaldan
@cawoali6544
@cawoali6544 3 ай бұрын
Kan waa tuugsi iyo gaajadii. Oo qof ah
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 ай бұрын
xolo xaraaan cuunty o dad masakinaa lagasoqady masakinti masulka laga ahanaa kabahanyihin
@Nur958
@Nur958 3 ай бұрын
Xoola uuna lahayn uu kusiiyay alla maxaa dad uu matalo maanta gaajo kuseexanayaan maxaa maalin la isla xisaabtami
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 ай бұрын
That thing looks gross walahi🤮🤮
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Shinoh gajoh kkk
@cambemaxamed8547
@cambemaxamed8547 3 ай бұрын
waxani Aaman way dhaftee ma nefka ka,dhex hadlayaa shinow😂😂
@Allahiswiththeoppressed
@Allahiswiththeoppressed 2 ай бұрын
😂😂😂
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
Waar waxyaabahan oo kale lama soo duubi duli baatahay
@abshirhussein7987
@abshirhussein7987 2 ай бұрын
Shame on you 45 jira caruura iska dhigayo ilaah caruura ha laga dhigin shame on you shiino caajo nac nac waqti wax ku baro wax ku qabaso shame on you
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 3 ай бұрын
Oo ninyahaw maxaa jira yaa lagu mooday?
@ahmedamir1780
@ahmedamir1780 3 ай бұрын
Xoolihii umada dhibaataysan &agoomaha ayaad kucunaysaan kiiniya
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂shine culey nin wax garada
@kamaalkiimo3675
@kamaalkiimo3675 3 ай бұрын
وين الفخذ ما شفت
@aadancumarkhaliif1710
@aadancumarkhaliif1710 3 ай бұрын
@odayjama1829
@odayjama1829 2 ай бұрын
Waxu muusan nasab ahayn
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 3 ай бұрын
557k ayaa kugu xiran Lakin video 21k ku daawadey waayo baahane😂 been laguguma bixin dad Somali oo baahan aa jiro weliba hada meesha Adi ka timid laga yaabe dad wax cunaan haysan adna istus tus iyo faan aa meelkasta la taagan tahay, ceeb war doqon aa tahee dadka ka xishoo
@SaynabKhadar-ki6np
@SaynabKhadar-ki6np 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@AbdullahYussuf-x8x
@AbdullahYussuf-x8x 3 ай бұрын
Beeb neaba
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Reer Galmudug Ninkani waa iney dilaan waayo lacagtii shacabka reer galmudug ka baqtinayan oo lacagtoodii lagu baashaalayo oo Dibjirka Shiine Coley ku casumayan
@nucmannucman-wc6ji
@nucmannucman-wc6ji 3 ай бұрын
Gal mudug xata can shuur ma bixiyan
@nasriina12345
@nasriina12345 3 ай бұрын
Adigana ma waxaa tahay habar iljeex 😂😂😂😂😂
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 3 ай бұрын
Kkkkķ
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 85 М.
NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY
21:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 57 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 121 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 74 М.
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 42 М.
Sababta Dahir Alasow u mucaaraday Madaxweyne Xasan, Qaybtii labaad
10:35