Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
@richpro2 ай бұрын
I Appreciate Your Video 🔥
@munirobsiye2 ай бұрын
Thank u brodda 🫡
@CabdiraxmaanFaysal-r9e2 ай бұрын
Inader muniiraw ilaahay baan ku dhaariyee abwaan sayidka barakaysan soo qabo
@garyaqandaakir2 ай бұрын
WahWah mar 3 dexad iyo Boqorka Jacylka Apwaan Axmed Xaraf Waalhi marka laga Run shegayo Apwaan ka sanafadi u dabeyay isaga usareyay waba jacaylki oo qof Apwaan wanka Ahmed xaraf 👑👑👑
@cabdiraxiincali93702 ай бұрын
walal soo badi abwaan axmed xaraf lagama xiiso dhacayo isaga iyo abwaan weedhsame❤️❤️❤️
@farxiyasaalax91972 ай бұрын
axmed xaraf Abwaan aan inbadan heesihisa dhegeystay lam the first supporter
@xamsecismaan80672 ай бұрын
Abwaan Axmed xaraf wa nin inta badan heesihiisu iyo maansooyinkiisu u badan qisooyin dhaba
@Abdirahma882 ай бұрын
Heesahi ugu danbeeyay bishan isaga laha Best poet hala ziyo the year
@yuusufaxmed54252 ай бұрын
#22:58 waxan u fasirtay single ma ihi qof baan wada socona oo qorshe guur wadnaa ilaahy si kheyr hakugu dhameeyo abwaane
muniir school today baan wada dhigan jirnay baskii mustafana wwaan wada raaci jirnay saxiib malaysia kaa soo salamayaa
@Wareer_gooye2 ай бұрын
The legend muneir ❤
@abdirahmanzurach5003Ай бұрын
Heesta Saaxiib ee ay qaadan Anshax iyo ninkii kalaan ilaawe heestaas qisadiisa barnaamijka danbe waydii❤
@naanaayare18142 ай бұрын
Abwaanka umada somaliyede abwaan ahmed xaraf❤❤❤
@NajahAbthi2 ай бұрын
Thanks proh codsigii wn no tixgalisay❤🎉
@XARAGAALA2 ай бұрын
Abwaan sayidka barakeysan soo qabo,
@KorneylShabeel2 ай бұрын
Legend Axmed Xaraf 👑
@XasanNinadag-dk7el2 ай бұрын
Munir opsiye pest legend❤
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd2 ай бұрын
Next clrisaaq xasiliye ❤
@siyaadolyrics12002 ай бұрын
Abwaan Sayid Barakeysan So Qabo Plse
@Sirta_nolosha_72 ай бұрын
Heesahan aad soo bandhigaysaa tobannaan jeer ayey jajaban yihiin axmed xarafow e, miyaanad sooba tafatirin? Labada heesood ee hore waxaad ku bilowday badda "baar-caddaha, dhowr meeris markaad ku waddayna waxaad u gashay "jiifto". Laaxin ayaana kaa galay, ee tatatirka wixii dambe ha ka soo ilaabin.😅 Wa'billaahi tawfiiq.
@BureqamohamedАй бұрын
AbwaNkan wa Jclhy ❤😢
@CaliMuxumed-g8w2 ай бұрын
Abwaan aHmed HaraF very and very support you
@MahadMataan-d7u2 ай бұрын
Abwwan sayidka barakaysan ama abwaan dab jacayl
@Cawoizmail23832 ай бұрын
Podcast Kuso Qabo Abdala jamaaal❤
@nasteexoahmed6463Ай бұрын
Ilhow hablaha i laali❤
@Dawladhajji2 ай бұрын
Cabdikariin cali shaah inTa igu RaaCsan ✌
@rahiimahaji89692 ай бұрын
Abwaanka inaan qiso la wadaago jeclahay haddii aan helo meelaan Kala xiriiro 😢
@apdilaahirajuu36112 ай бұрын
Next dhabjacayl ples
@Team_27-A2 ай бұрын
Muniir obsiye waan ku wata taliye
@citytechsolation2 ай бұрын
ZHP GULETH RAYGAL SOO QABO NEXT MEET
@shaqalleh2 ай бұрын
Abwaaan sayidka barakaysan sooo qabo zxp
@Mohamedgafdiid2 ай бұрын
Dadka doqomadaa ayuunba jacayl ka sheekeeya
@MoogeDeex2 ай бұрын
Abwan axmad xaraf ala ha ku xiftiyo. Adban ku tagera
@zfwnoffical2 ай бұрын
Abwaan axmed xaraf boqolaal jeyr hada so qawatid mln lagama xiiso dhacaayo waa abwaanka kaliya booga dhacay xisbiyada mucaashaqeynta oo aan aniga xubin ka ahay aad baan ugu jira nahay heesa hiisa kuwi hore io kuwaan danbaba abwnka kuwiiza xitaa mala awaalka eh waa daawo caadiya
@maxamedyuusuf23562 ай бұрын
Wlhy ninkan wanwata anba❤
@AbaazzYare2 ай бұрын
Next cabdiraxman qoslaaye
@hamzenafaz81932 ай бұрын
Hadiii ugo jiray hada waan ka go ayaaa
@yuusufaxmed54252 ай бұрын
abwaan axmad xaraf wa nin dhalinyaro muuhibo leh aad baana u xiiseya
@FataxFatax-m8r2 ай бұрын
Muniiroow caajiska inaga dhaaf Ooo daadal😂
@TimmiSG2562 ай бұрын
❤❤❤❤🎉Mashlh
@HamdaHussein-b9e2 ай бұрын
Ma axmed xanafba la dhaha😊
@armyman57512 ай бұрын
Ahmed xaraf❤
@SakariyecaskaAhmeth2 ай бұрын
War Munirow Abwaan Bashee Boogeye isooqabo now
@MayumiAhmed7 күн бұрын
Maxamed shilke sooqabo please
@user-ov6ly8od2f2 ай бұрын
𝐬𝐚𝐲𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐳𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐩𝐨 𝐳𝐱𝐩
@4SSTUDIOCAWAYSKAXIDIGAHA2 ай бұрын
Ahmed xaraf
@NajmaAxmed-vb3lx2 ай бұрын
Hore usoco munir ❤
@XamdiBilaan-nm7dl2 ай бұрын
Walhi imnika bey ihaysataa malaawlka😢😢😢
@zfwnoffical2 ай бұрын
Manirow zxp anigo afka mucaashaqiinta ku had laayo waxa dalbaneynaa abwnkena meel aan ugu hagaagno xisbiga wax badanaa ka dhax guuxaayo zxp adigaa ku wakiilane anwnka meel nugu hag
wll munirow Mark aad barnamij nooso gudbinayso calanka gacanta kujira iska soo saar ileen reer somaliland oo kaliya ku daawan mayan somali oo dhan ba ku dawanaysa markaaga kale iska sido calanka lkin cida ha is xejin inta barnaamijka noo wado waa iga talo uun wll mhdsnid
@SAYIDMOSAFIR2 ай бұрын
Dhib nooceeya ayay kugu haysaa wll adiga.
@yuusufaxmed54252 ай бұрын
@@SAYIDMOSAFIR wax dhiba kuma qabo balse madama barnaamij somali wada gaaraya aad so gudbinaysid ood rabtid in somali oo dhan raas casayr ila raas kambooni laga daawado wa inaad cid gaaara ama maamul aadan is xigsiin oo qof dhex dhexaada noqota
@MuxayadiinYuusuf2 ай бұрын
@@yuusufaxmed5425 maamulka aad sheegaysa waa maxay adeer ninkasta dowladadiisa ayuu wax ku yahay ee indhaha cuqdad ka qabtaaa