Shilkii Abid Ugu Khatarsanaa Oo Ka Dhacay Gebilay Iyo Dad Ku Dhintay

  Рет қаралды 22,756

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Shilkii Abid Ugu Khatarsanaa Oo Ka Dhacay Gebilay Iyo Dad Ku Dhintay
#bulshotv
Bulsho TV - Apps on Google Play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos BulshoTv - stream.iqbroad...
Come to follow Bulsho Television 24 hours News Update Channel
/ bulshotelevision
/ realbulshotv
bulshotv.net
All right reserved
Subscribe Bulsho Tv News on KZbin: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 24
@hassana.g.mirreh1281
@hassana.g.mirreh1281 4 жыл бұрын
Inaa lilahi wa ina Ilayhi rajicuun Ilahay inti ku dhimateyna how naxariisto inta dhawaca ah na how Boogo dhayo Allahu ma amiin
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 жыл бұрын
Waddadii waa la cusboonaysiiyey, wax orodka baabuurta xaddidayaana ma jiro sida kamarooyin, booliis qalabaysan oon musuq ragaadin, ama waddada meelo badan laga sameeyo askari jiifa. Taraafikadu waa ta ugu musuq badan dalka, uguna aqoon daran oo maya yaqaanaan shaqadooda. Waa kaa taliyihii u sarreeyey taraafikada Gabiley nuxurkii hadalkiisu noqday kanna baruu ka yimid, kana galbeed.
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 4 жыл бұрын
Waxaasaa nahaysta kana bari kana galbed intaas uun yaqaanaan. Majihada ayaa labaray mise wixii sababay iyadoo qadarka ladhaafayn.
@mahadsaniddj6390
@mahadsaniddj6390 4 жыл бұрын
Kamarado waa loo baahanyahay laakiin askariga jiifa No.
@mri.dahmed519
@mri.dahmed519 4 жыл бұрын
Alle ha naxaristo
@hindanuur6901
@hindanuur6901 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisito
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 4 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto intii ku naf weyday.
@zalahudinck7212
@zalahudinck7212 4 жыл бұрын
Alle Ha u naxarizTo
@dheman1418
@dheman1418 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa shil naxdin badan
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso dadkaa
@muhyadincabdi1390
@muhyadincabdi1390 4 жыл бұрын
ALLA HA UNAXARIISTO
@cabdixasan409
@cabdixasan409 4 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto wadayaasha baabuurtana masuuliyad ayaalagarabaa
@umalkhayrcabdi7710
@umalkhayrcabdi7710 3 жыл бұрын
Ax ax ax yaa alah
@abdirahmanali7483
@abdirahmanali7483 4 жыл бұрын
Xasbiyallah!!!
@adansaid961
@adansaid961 4 жыл бұрын
Ciidanka.wadooyinka..somaliland.waxay.qabtaan.ma.aqoono.iney.wadooyinka.roondo.ku.maraan.meelo.ugu.dhuuntan.baaburta.xawaraha.ku.socda.ganaaxan
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 4 жыл бұрын
Dad aan license laheyn iyo wado la aan ayaaam sabab u ah
@hamdamuuse6515
@hamdamuuse6515 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@gouledadan8952
@gouledadan8952 4 жыл бұрын
😭😭😭
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Waar naga hordhaqaaqa balaayo idin jiidhaye wadooyinkan calaamado usameeya xawaarahana dhima oo la socda sarkhaamiintan aad moodo inay marathon kujiraan 90kaba
@adansaid961
@adansaid961 4 жыл бұрын
Kkkk.war.niyow.wadooyinkaa.wali.ma.martay.walahay.naftaada.bad.baqeysaa.xawarahay.ku.socdaan
@mahadsaniddj6390
@mahadsaniddj6390 4 жыл бұрын
@@adansaid961 kamarado ,trafiko raadaro wata oo roondo sameeya iyo road signalisation baa loo baahanyahay
@adansaid961
@adansaid961 4 жыл бұрын
Ciidanka.wadooyinka.calaamka.la.jaanqada.dakhli.baa.dawlda.uga.soo.xaroon.lahaa.ganaaxa.wadayasha.xawaaraha.ku.ordaya.kuwa.moobilka.ku.hadlaya.kuwa.qayilaya
Dooxa Dacar-budhuq oo qaaday Gaadhi Siday Jaad iyo Muuqaal laga duubay
14:18
Shil Sababay Dhimashada Saddex Qof oo ka Dhacay Hargeysa.
4:44
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 43 М.
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
Dhalinyaro xalay shil gaadhi ku geeryooday oo Hargeysa lagu Aasay.
4:49