SHIMAALI OO GUURSADAY MARISA KARBONE, ASAGA & ODAY CABDULLE MAXAA KALA QABSADAY

  Рет қаралды 272,383

MAANSAN

MAANSAN

Күн бұрын

★ MAANSAN TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 286
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 4 жыл бұрын
Maasha Allah oday vabdulle iyo shimaali Axmed shimaali guuleysta
@abdalladubow8127
@abdalladubow8127 2 жыл бұрын
Silhimaali iyo odey Abdulle maasha Allah aad iyo aadbaan ooga heley fanaanka hadii uu kudarsado farsamo ilaahay mooyee qof kale umabaahna. Allah aamin aduunyo iyo aakharaba Kuma qado.
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 4 жыл бұрын
Shimaali ahmed shimaali fanaankeena reer maansan ha la igu salaamo please abdinoor kulmiye from Cape town
@purplerose8007
@purplerose8007 3 жыл бұрын
waa idiin salaamay shimaali iyo oday cabdule caafimaadaan idiin rajeeyay
@baramabaro4590
@baramabaro4590 3 жыл бұрын
Odey cabdule waxaa nagelisey xusuus dheer masha Allah sxb key shimaali ayaa kula joogo
@istarcawad2132
@istarcawad2132 4 жыл бұрын
Masha Allah oday cabdulle iyo Shimali axmed aad baan uteraaaa runtii cimrigoda Allah rajiiyo
@mhdinero9658
@mhdinero9658 4 жыл бұрын
Shimaali Waa fanaan heeso macaan qaaday nooloow, Mahadsanid. Tiyaatarkii waa diyaar 2020is Soomaaliya waa cusub tahay MAANTA.
@toughnut3972
@toughnut3972 4 жыл бұрын
Shimaali axmed shimaali & Odey cabdulle Allah cimri dheer ha idin siiyo fanaaninta dadkan ugu jeclahaa tihiine
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 4 жыл бұрын
Masha allaaah shamali iyo oday cabdule waa laba qof oon aad utageero illahoow idin xafid aamiin 🙋💕❤
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa alaah
@kahmed6034
@kahmed6034 4 жыл бұрын
Aamiin yaa alah
@famousking447channel5
@famousking447channel5 2 жыл бұрын
Mashallah dad wa daadkii hore shimali heeshisa wa dhageesa hada dhaaho maba ka daalo nolow legend ✊🏾✊🏾👏🏾👏🏾💙💙💙
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Shimaali iyo O'Day Abdulle are legend
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 4 жыл бұрын
Masha Allah cimidheer Iyo cibado suunan allha idinsiiyo aamiin yaarabi
@amiinabdulkadir7844
@amiinabdulkadir7844 4 жыл бұрын
Masha allah shimaali axmed shimaali iyo oday cabdulle lafa hore koxdi iftin Bari samaad cimri dheer iyo cafimaad
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
alla dadkii hore san isku jecleen ilaahoow isku jecleysii umada somalida somali meel walbaa ayaan ku dhiban nahay
@qarashqataato8868
@qarashqataato8868 4 жыл бұрын
Waayo waayo shimali iyo cabdule dad culus
@joemohammed4269
@joemohammed4269 4 жыл бұрын
al fanan shimali axmed ..like you
@ahmedqadar1763
@ahmedqadar1763 4 жыл бұрын
Shimaali Ahmed Shimaali waa legend soomaliyeed
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 жыл бұрын
Raga culus👏👏👏👍⚘👌🌷
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Masha allaha lawa qof o qaliya alla isin xafido abayasha fanka ❤️❤️❤️
@dauddahir4170
@dauddahir4170 7 ай бұрын
Allow cimri dheer iyo cafamaad wada sii
@aminamahamoud589
@aminamahamoud589 4 жыл бұрын
ManshAllaah tabarakalaah alla wan jeclahay heesaha bilaa musiga marka reer manasan noga sooduuba shimali heestii gabar kusano madow
@amiradiamond891
@amiradiamond891 4 жыл бұрын
Shimaali axmed shimaali jecliyaa naxariistisa wllhi waa adoon alle OO dhab ah mansha Allah 😘😘😘😘💯💯💯💯
@amanaahmed8405
@amanaahmed8405 3 жыл бұрын
Sheekh Abdulle salaan sare sxbsare
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 4 жыл бұрын
Dad kaan baryo ku waashey may hal abuur la imaadaan lagu jeclaado. 2.2 K like ayuu helay 4 hours 👏👏👏👏👏👍👍👍👍
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 4 жыл бұрын
macha Allah dadki hore wa is jecelyihiin fanaaniinta sidoo kale kuwa hadda joogana waa is caayaan yaahuu
@wilobh1063
@wilobh1063 4 жыл бұрын
Alloow noo xafid yaarabi shamaali iyo cabdule mashaa allaah
@abdikariinqorane8162
@abdikariinqorane8162 4 жыл бұрын
Shimaali ilaahay ha ku barkeeyo meherad aad furatay wllo waxaan kugula talin in aad hargaysana qayb nooga furtid reer hargaysi way fan jecelyihiin insha Allah waanu ku sugaynaa
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Dadkii la yaqiiney guuleysta.
@shiimasaeed8463
@shiimasaeed8463 4 жыл бұрын
Masha Allh . Insha Allh waa kheyraysaa🤞🏼🤞🏼🤞🏼❤️❤️❤️
@kakalampard7628
@kakalampard7628 4 жыл бұрын
Sida xushmada io wanaaga isku jecashihiin somalia allh isku jecleesiyo
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 4 жыл бұрын
Aamiin sxb
@kahmed6034
@kahmed6034 4 жыл бұрын
Shimaali iyo oday abdille iyo marisa waa sex aad fanak iyo bulshada qiimo ku leh cimri dhee oo ceeb laan ah iyo caafimaad tam ah ayaan ale u waydineena insha allah
@yusragabow
@yusragabow 4 жыл бұрын
Kaka Lampard asxaabta isoo booqda subscrib like igu dhiiragaliya thanks
@hiboomer1496
@hiboomer1496 4 жыл бұрын
Shimaalis waankusalaamay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
This is very sad walaahi
@mohamedjaiir747
@mohamedjaiir747 4 жыл бұрын
Wlhi shimaali wa qof miskiin ah oo dacad ah oo qalbi furan allah ku xafido
@Suldaan7
@Suldaan7 4 жыл бұрын
2lagend cabdule iyo shimaali 🤴🤴
@saciidaden2108
@saciidaden2108 4 жыл бұрын
Shimaali waa fanaan caanah runtii
@shukriali3621
@shukriali3621 4 жыл бұрын
Oday Cabdulle & shimaali 2 legend ❤️🙏
@maryamayusuf5494
@maryamayusuf5494 4 жыл бұрын
Maasha Allah Rabi hakuu barakeeyo Dukaankaaga Irsaqada Waasic Allah hakaaga dhigo
@fardowsabashiir9415
@fardowsabashiir9415 4 жыл бұрын
Maansan horay usocda ❤️❤️❤️❤️ Full respect
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 4 жыл бұрын
Fardosa BS99 walaal SBSCRIBE IGU CAAWI WAA IGA CODSI
@qamarahmed1897
@qamarahmed1897 4 жыл бұрын
Asc
@jabbavicofficiall4610
@jabbavicofficiall4610 4 жыл бұрын
@@qamarahmed1897 abaayo SBACRIBE igu caawi waa iga codsi
@fardowsabashiir9415
@fardowsabashiir9415 4 жыл бұрын
jabbavic offical wan ku saaray walal qali 😍😘
@fardowsabashiir9415
@fardowsabashiir9415 4 жыл бұрын
Qamar Ahmed Wcs xabibti
@inageele
@inageele 4 жыл бұрын
Inoo ilahay janada geeyo hooyada Subscriber ii saar mahad sanid
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 4 жыл бұрын
Isar adgna wkusara
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 4 жыл бұрын
adne hooyada janada Alle ha ka waraabiyo
@naimastar9366
@naimastar9366 4 жыл бұрын
Wan ku saray subscribe adna iisaar
@hindaahmed3663
@hindaahmed3663 3 жыл бұрын
Cabdale waa aan Ku taageeraa
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 3 жыл бұрын
Aamin
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Shimaali waanku salaamey adiga iyo oday abdulle
@mariza101_
@mariza101_ 4 жыл бұрын
Iyaah duq Cabdulle waaba shidan yahay nice car 🚗 wooow
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 4 жыл бұрын
LAFA HORE AYAA MAANTAY KULMAY EE SOO DHOWAADA.
@yusragabow
@yusragabow 4 жыл бұрын
mohamood ibrahim asxaabta isoo booqda subscrib like igu dhiiragaliya thanks
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
Labo Halyeey ❤❤❤⭐🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@walalozil4746
@walalozil4746 4 жыл бұрын
Maansan Keep gonig Two legand aa is helay Alfanan shimaal And oday cabdule
@yusragabow
@yusragabow 4 жыл бұрын
Cabdi Cade official asxaabta isoo booqda subscrib like igu dhiiragaliya thanks
@walalozil4746
@walalozil4746 4 жыл бұрын
@@yusragabow Waku saaray wana Ku so boqday
@yusragabow
@yusragabow 4 жыл бұрын
Cabdi Cade official thanks walaaal
@abaayosusu6125
@abaayosusu6125 4 жыл бұрын
Oday abdulle iyo shimali👏👏🙏👑 Mashallah
@abdirisakmohamud1694
@abdirisakmohamud1694 4 жыл бұрын
Asc shimaali axmed shimaali iyo odey cabdule salaan kabacdi reg culus oo ishelay aniga waxaan kuguxasuustaa mr shimaali rafaad iyo raaxo iyo sadmaleh sariigleey oon waligey hilmaamey ayadoo aytahey galeb soonqaad walina waandhageystaa heesahaada hadey tahey kuwii hore ama kuwii dhexe for thanks all ustaad shimaali axmed
@lynieh7538
@lynieh7538 4 жыл бұрын
Oday Cabdule afkuleble ayaa tahay lagu dhahay Anigane isoo duceey :)
@HabibHabib-wk8ws
@HabibHabib-wk8ws 4 жыл бұрын
I.from. uk
@banadirhey3011
@banadirhey3011 4 жыл бұрын
Shamaali odaye cabdule marisa karboni axamed sharif kiiler o marisa abehed ku matalaye shoowgas wa xasuus kamida wagi baaraya samaadki reer mansan faadala shamali lanbar lagal xaariro kuso qoora dhamantin farxad baadan ayan idiin raajeye muqdishoye maxan ku xiisaye umaad iska faaraxasan waqti walba cadawa alaha idiinka qabto amiin somaliyo dhaan ilaaheye farxad alaha siiyo cadawgan alaha ka qaabto amin 🇸🇴❤️🇬🇧🙏
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Well come Muqdisho Shimaali
@hani8826
@hani8826 4 жыл бұрын
Asc shimali iyo oday cabdule saa isu jeceshihiin rabbi ha idin jeclado becsharadana alle hakuu nuursho yaa rabbi
@dahabarooble2844
@dahabarooble2844 4 жыл бұрын
Maasha Allah . Ducada Allah aqbalo Aamiin
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 4 жыл бұрын
Waayo ayey isla soo mareen
@bezani
@bezani 4 жыл бұрын
Mashallah two great legends...
@y2jthediscoboy872
@y2jthediscoboy872 4 жыл бұрын
Woooow legends is heleen Zidane iyo canavaro
@dibiiledibiile168
@dibiiledibiile168 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi amiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 4 жыл бұрын
Masha allah rag culus ayaa is celay. Ahmed shamale ilahay dugaanka haku barageeyo. Amiin
@salada7222
@salada7222 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore 👍
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Illaahay somali Qalbigooda isu soo jeedi Qaran Nimo wax dhaama majiraan
@br.adeshvermaa7035
@br.adeshvermaa7035 4 жыл бұрын
ameen ILLAHOW KAA AQBAL
@waaciyechannel8748
@waaciyechannel8748 4 жыл бұрын
Barashada video editing iyo photoshop halkaas ka baro oo KZbin ku qor GARAADSO
@ashaluul1969
@ashaluul1969 4 жыл бұрын
Scw fanaaniin qaaliya ayaad tahiin oo dadka Soomaliyeed dhexdooda qiimo iyo qaayaba ku leh Waana saaray supscriibe yaa diidi kara !
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Maashallaah ducada allaha aqbalo aamiin aamiin yaa allaah😍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hodanomar7358
@hodanomar7358 4 жыл бұрын
Mnshlah labo qofoo sumcad iyo wanaagle baa ishelay ilaahayow somalida wanaaga tus.
@abdirahimabdullahi4624
@abdirahimabdullahi4624 4 жыл бұрын
2 legend oday cabdulle iyo Shimali ahmed shimaali aduunyada idinma ciisho aakhiro halki rooneed alaah idinka yeelo duca oday cabdulle maqbuul alah ka dhigo
@fatima-vt2eh
@fatima-vt2eh 4 жыл бұрын
Masha Allah allaha idin xafdiyo amiiin scw
@hyassin4276
@hyassin4276 4 жыл бұрын
Amiin Allow barake harqanka shimaali iyo harqanada muslinku leeyihiin wbt
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Harqaanada gaaladane iyagana u ducee
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 4 жыл бұрын
Waw Odey cabdule noolaw
@boolobadrolka9065
@boolobadrolka9065 4 жыл бұрын
Waaaaaaw dadki hore ah shiib iska dheh slm laahi labadin
@shariifashiekh329
@shariifashiekh329 4 жыл бұрын
shimaaali axmed shimaali youtube haloo furo fanaankeeena qaran
@canabaasbare2662
@canabaasbare2662 4 жыл бұрын
Ilaah ku mahdi kaa bixiyay fanka🎸🎻🎶🎵 ee ha u shalaaynin
@mhdinero9658
@mhdinero9658 4 жыл бұрын
hhhh Oday Cabdulle waa mahadsan tahay 1000%
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 4 жыл бұрын
Shimali Axmed shimali lyo Oday cabdulle ❤️❤️❤️❤️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirashidelmi2438
@abdirashidelmi2438 4 жыл бұрын
Masha allah rug cadaa fanka somaliyed tariikh la tilmami ku lahaa ayad ahayden waliba waxa aheyden A-teamka bugna wa ka qori kartan dhacdoyinki ad so wada mudaten iyo tariikhdini fanka inta hadda ad noshihiin buggas dhaxal uga dhiga jiilka dambe iyo sida ay dawlanimadii an heysaney ay noga dhuntey
@mahadow1
@mahadow1 4 жыл бұрын
Boohaan allow u saar
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 4 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@salaadhadaafowxusen2827
@salaadhadaafowxusen2827 4 жыл бұрын
Woow shamaali vs oday cabdulle noolaada
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Oday cabdila hes my fave comedy
@seeraarabdullahi2497
@seeraarabdullahi2497 4 жыл бұрын
Masha Allaah Lafo hore oo is helay
@qallimoalin6426
@qallimoalin6426 4 жыл бұрын
RAG CUL CULSAA I HELAY ALLAHA IDIN DARAJEEYO ADUUN IYO AAKHIRABA AMIIN YAARABI
@aminaahmed9101
@aminaahmed9101 4 жыл бұрын
Asc mansha allah wllo shumaali waan kugu dhiirigalinayaa shaqadaad xalasha ah hayso midkalena haku doorsan dowladana woxoodu waa dulim iyo musq miidhan ha udhawaan heesahn iska yaree toobd baku banan intaad cafimaad qabto waayo Alle waa qafura raxiim manta adigaa ka nasiib badan fanankii dhintay isgoo ku dhex jiray fanka wllo oo wllo waxan ahya walaashada muslima oo ku lajeclatay inaad ku dhimatidi musilnimo khaasa alle hakugu simo insha allah hankuu barkeeyo bisniska ubadka oorida dhamaan cimrga cafimaadka insha allah cafis banka dalnayaa hadada idhibsatid oday cabdulow adna sidookale waan ku ducaynayaa ee gadhsi farinta shumali form hargeysa in jecilyaa dadkay gow by
@f.n6491
@f.n6491 4 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah walaalo isjecel oo hadda ishelay lafihii hore
@shaymasaleh189
@shaymasaleh189 4 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 4 жыл бұрын
100 % walalad tihiin Masha’Allaah illaahay ha idin xafido Amiin 🤲❤️❤️❤️❤️
@bobo3403
@bobo3403 4 жыл бұрын
Asc Shimaali Tailor Xamar intu kaga yaala?
@saladomar8670
@saladomar8670 4 жыл бұрын
Shimani ahmed aad ayaan ku salama mudane
@solostgen3862
@solostgen3862 4 жыл бұрын
Heesta waa jeclahay 🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️🧚‍♀️😃
@raxmoruuxi845
@raxmoruuxi845 4 жыл бұрын
Masha allha 🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍
@emonshops4460
@emonshops4460 4 жыл бұрын
Maasha allaha 👌👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Bursaliid nimaan beeso hayn Beled haduu joogo KAMA baahi beele ishuu Balac la siiyaaye hoooooooooooy
@mariza101_
@mariza101_ 4 жыл бұрын
Rageedii Asal maya aan ku saxee sxb waa bursaliid nimaan beeso qabin $$€€€££ kama Bahi belee ishow Balac ku siiyaaa 👀 😂
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Aar Shimaali iigeeya
@drbaatiofficials9484
@drbaatiofficials9484 4 жыл бұрын
Qofka ilahay jecel subscribe ha isaarto
@deeqaluulaaaden3870
@deeqaluulaaaden3870 4 жыл бұрын
Amiin Ya Allaah 🤲❤️❤️❤️❤️
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
💕Shimaali Axmed Shimaal🤴🏾
@amaarabduleoffechal4712
@amaarabduleoffechal4712 4 жыл бұрын
Seri A lacibin aa is heshay mariisa hurdo ima hayso
@raniwaraja5369
@raniwaraja5369 3 жыл бұрын
Mashalh
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Waa la isu soo noqqon wixii nool aduunyada...wlgi ragaaana isu soo laabanaaya isma lahaun. Wuxu waa aduunyee . Ruuxba waaya sii joog
@baramabaro4590
@baramabaro4590 3 жыл бұрын
Fadlan asxaabtii hore noo soo geli iyo taariikhdooda sida c/qaadir cismaan calasow iyo dhamaan azxaabtii waaberi waad kumahadsan tahay kanaalkaan
@mrsjama3542
@mrsjama3542 4 жыл бұрын
Ragaan oo kale rag wasyo arsg ah ilaah ha noo xafido waa macaliin
@abaasmahamud6067
@abaasmahamud6067 4 жыл бұрын
Ninmian waa weyn aa meesha igu ha leen masha Allah
@ifka8884
@ifka8884 4 жыл бұрын
Dad horaa is helay 👌👍
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYB CUSUB-07- 10- 2020.
7:00
Somali National Television
Рет қаралды 100 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 204 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 50 МЛН
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYB CUSUB 29 09 2020
9:11
Somali National Television
Рет қаралды 305 М.
Jawaan iyo soraan
10:02
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 344 М.
Sheekadii Magaalo joog-xumo: Oday Cabdulle iyo xirnaanshaha waddooyinka Muqdisho
15:46
Somali National Television
Рет қаралды 221 М.
Shimaali Heesta Safiyo with Lyrics
7:54
Waasan Media
Рет қаралды 7 М.
MAGAALO XUMO JOOG ABAHAA IYO ODAY CABDULLE 2022
14:20
DANQARAN
Рет қаралды 32 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 204 М.