No video

shirib iyo guuroow.flv

  Рет қаралды 203,741

Saida💕🎀

Saida💕🎀

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@nimcoweydoow2518
@nimcoweydoow2518 4 жыл бұрын
Alow abgal noo dayo somalia ku dhan ma jirto suugal taariiqbeh
@MrSact1012
@MrSact1012 13 жыл бұрын
dhaqankeenu waa dhaqan qaali ah . suugaanteenu waa midda u sarreysa addunka oo dhan.
@sineeyofficial143
@sineeyofficial143 3 жыл бұрын
0815
@maryanigal3349
@maryanigal3349 2 жыл бұрын
Maasha allaah abgaal cismaan dadwanaaga jecel waa gobtii soomaali
@wadanisomtv7579
@wadanisomtv7579 4 жыл бұрын
Mana caafimaadan qabiil niman cizeeyahe ! Mar hore ow sheegay abwaaanku kheyr alaha siiye
@abshircabdi3506
@abshircabdi3506 3 жыл бұрын
illahow hana Abwaan tirin mar kastaba hadaan Abgaal nahay abwaaniin waa naso maren lkn hada xoga Abwaaniin cusub ayaa loo baahanyahay maadaama kuwii hore wax jooga yaryihiin
@amcise1164
@amcise1164 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto abwaan carabow maxamed axmed
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 3 жыл бұрын
Aamiin Walallo Waa Aabehey Janadda Alle Ha,geeyo
@siidcalimohamed8681
@siidcalimohamed8681 Жыл бұрын
@@liibaancaraboow9861 allaha unaxaristo comintigaa aqriyay janadi allaha ugu bishaareeyo abwaanka🥺🥺🥺 aniga xitaa aabahey ayaan ku arkay wuu dhintay dhamaantod allaha uwada na xariisto aamin yaa rabbi🤲🤲🤲🤲
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 Жыл бұрын
@@siidcalimohamed8681 Aduunkan marta ayaan Kuwada Nahay Rabbi Intii Muslim ah Naxariistiisa hasiiyo Eebow Rag Badan Ok aan Aqaano Oo Hadane Marxuumiin ah ayaa iiga Muuqdo Meesha sida Lshin indha huur iyo rag kalo badan
@DhibiyoDheef
@DhibiyoDheef 11 жыл бұрын
Cumar Binu Qadaab iyo Sidii Cali Binu Abuu Daalib (RC), Hadaan Wiilal Caaboon la helin Ceymo Jirimeyso,Casharada Quraanka iyo Hadaan Diinta laga caagin, Cirka inow da`aa waa hubaal Cudurna Guuraahe, Caqliguna Talshee Caadilnimo Uunka (dadka) lagu Ceynsho, Ayaamahaanse Ceeb faaftay (qabiil) aa nagu cusbooneyde, Intaan Caro ilaahey na qaban Mugoo Nabada soo Ceynsha, Soomaali Ceebtaadu Curato diimoone,
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 Жыл бұрын
Waa ximad shiribkan ilaahey ha unaxariisto waanin waxbadan og
@hussenkoore9097
@hussenkoore9097 8 жыл бұрын
masha Allah carabow dhere waa murti tarida gashay guroow gan
@alihusein4113
@alihusein4113 2 жыл бұрын
Ilahey janada haka waraabiyo abwaanka Carabow m Ahmed
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Hidahena iyo dhaqan kena besha abgal lagu yaqan waye ❤❤❤❤
@daudmualimdaudmualim7730
@daudmualimdaudmualim7730 2 жыл бұрын
Masha allh WAA gaby taariiq ah runtii
@SaladMacalin
@SaladMacalin 3 ай бұрын
dhaqan waa dhowrid❤
@Abdalla_252
@Abdalla_252 3 жыл бұрын
Abwaankaan magaciisa iyo xiliga uu tiriyey guurowgaan iyo waliba goobta. Yaa wax ka yaqaano.
@maahirali6434
@maahirali6434 3 жыл бұрын
1992 xiligi ali mahdi waye wana ceel baraf
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 3 жыл бұрын
Abwaan ka Magaciisa Waxaa ladhahaa Abwaan Caraboow Maxamed Axmed Wuxuuna Tiriyay Gabeygaan 1992 Xiligii Loogu Magac Daray Badgalka Ama Xiligii Cali Mahdi Maxamed Goobtuna Waa Liido Afaafka Hore Ee Badda Alle Ha,unaxariisto Abwaanka Wuxuu Geeriyoodag 9/4/2021 Afar bil ayuu Aasanyahay Aniga Owlaadiisa ayaan Kamid ahay Sidaas ayaan Taariikhda Kuugu Soo Gudbiyay ileen Wuxii Taariikh Soo Maray Mid Mid ayaan U,aqaan Oo Wuu iiga Sheykeyn Jiray Allow Janatul Farfowso Ugu Bushaaree Aabehey Abwaan Caraboow Maxamed
@DhibiyoDheef
@DhibiyoDheef 11 жыл бұрын
Maasha Allah, Runtii Shiribkaan & Guuroowga waxaa ku jirto Xikmad Cajiib ah, oo Sheegeyso Sida Nabada iyo Colaada ay intaba Faa`iido iyo Khasaaro ugu leeyihiin Umadeena Soomaali, si dadka kale oo walaalaheen ay u fahmaan Murtida iyo Xikmada kujirto ayaan Hoos ugu soo qoray iyadoo Qoraal ah, Waxaan Leeyahan Waa Mahadsan Tihiin Abwaaniinta Shiribkaan Tirisay iyo weliba Qofka soo galiyay KZbin, Maanta Soomaali waa u Baahan tahay wax Nabad iyo Wnaag ugu yeero.. Intaan Caro Ilahey na qaban hee....
@DhibiyoDheef
@DhibiyoDheef 11 жыл бұрын
Soomaali ceebteedu waa curato Diimoone, Inqilaabki leybeeriya iyo Cuduradey Keentay, Soomaali kama ceymatee Ha is Canaantaane, Is Cafiya Colaadiina waa Ciifo Doqomeede, Is Cafiya intaan Caano Ruxun Ciir ka dhaliheyno, Is Cafiya Waxaan leysla Cunin Calaf ma yeeshaane, is Cafiya Cadaab & Janaad mid u cad-ceediine, Maanta Cishriin iyo Sanad Cashara(31sano) Calankii Nuuraayay, In Cadaab la saarahu waa Ciribtirkeynaahe, Intaan Caro Ilaahey na qaban Nabada soo Ceynsha, Hooboow . Cilaamo Yaan la Saarin
@abdiqafarsaidamir56
@abdiqafarsaidamir56 6 жыл бұрын
thanks
@dahirmatan530
@dahirmatan530 5 жыл бұрын
21 sano not 31
@user-hr9vi2pm4g
@user-hr9vi2pm4g Жыл бұрын
Calankan sidi caad galbed cilaman yaan lasarin ciid in la fahmo wa muhiim
@sayidka.6122
@sayidka.6122 9 ай бұрын
Guurow aad usaameyn badan oo ay kamuuqato dal iyo diin jacayl. Fiicnaa leheydaa hadi wax laga maqlaayo dadka ilaahey caqliga dheeraadka ah siiyay
@jamacade1459
@jamacade1459 10 жыл бұрын
Afkaaga allaha noo rumeeyo
@ruquyocadow4210
@ruquyocadow4210 4 жыл бұрын
Masha Allha magacis agwanka
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 3 жыл бұрын
Abwaan Caraboow Maxamed axmed Wuxuu Geeriyooday 9/4/2021 Maanta Waxaa Laga Joogaa Afar 4bil Waana Aabahey alle Ha,unaxaristo Aamiin Aamiin
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 11 ай бұрын
@@liibaancaraboow9861 Aamiin yaa RABBI
@sayidka.6122
@sayidka.6122 10 ай бұрын
​@@liibaancaraboow9861allah ha'unaxariisto, anaga dhan ayuu naga dhintay, Gabayadiisi mawada heysaa mase ii sheegi kartaa meel aan kawada heli karo?
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aabwaan carabow
@abuuyabaana2720
@abuuyabaana2720 3 жыл бұрын
Cilama yaan lasaarin ciid Maxaa kuxigo Qofkii iga roon ha iisheeego
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 3 жыл бұрын
Cilaaman yaan Lasaarin Ciid Calan Sidii Caad Galbeed Marka Sida Leysugu Aadi ayaa Ah Calankaan Sidii Caad Galbeed Cilaaman Yaan Lasaariin Ciid Abwaan Faarax oo Dhalinyaro Ah Weey Midka Gabeyga Tirinaayo Waa Aabaheey Abwaan Caraboow Oo Geeriyooday 9/4/2021 Maanta Ayaa Waxaa Laga Joogaa Afar 4bil
@karaamakaarama92
@karaamakaarama92 26 күн бұрын
ALLA UNAXARISTO 😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Sax waye ma cafimado qof qabo cudur qabil
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
In calanka somaliyed cil la kala jexmo e cadan na kala qeybiyo cidiba Mel aday somali cebtena wa curato dined xaqiqdi dad din cusub la yimid kale waye fisirka
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Calankena la kala qeybiyay cil u kala datay somali cebtena wa curato dined xaqiqdi
@MrSact1012
@MrSact1012 13 жыл бұрын
caqligiin yey gelin colaad laga heshiin waayo, culumaaudiinka hadaan caaqil taliheynin haddii aan ciroolaha marnaba loo cod dhiganeynin .
@foodcade4183
@foodcade4183 4 жыл бұрын
Masha alaah
@ciisecazadiin9807
@ciisecazadiin9807 Жыл бұрын
M,a lashin badar macune. Iyi asxabtiisa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Siyasi naga xun mahe dadkena dowlad ku nol waye
@abdulkarimmahmud9642
@abdulkarimmahmud9642 8 жыл бұрын
masha allah
@user-eo4xb7xq9o
@user-eo4xb7xq9o 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Barbarta gashaman hidaha iyo dhaqan kena besha abgal lagu yaqan waye
@abdiwaliomar4444
@abdiwaliomar4444 9 жыл бұрын
Waaaw waxaas aa imaraayo
@xuseenmaaxaayxuseenmaaxaay310
@xuseenmaaxaayxuseenmaaxaay310 2 жыл бұрын
Ok
@idalahow
@idalahow 4 жыл бұрын
العراق و الكويت.......
@abdullahmohamed7672
@abdullahmohamed7672 7 жыл бұрын
gobanimo way cada haye ficilkiihalagudaro
@hussenkoore9097
@hussenkoore9097 8 жыл бұрын
Lakin tariiqda oow ahaay iyo mesha ow ahaay yayaqaan shiribkaan
@siciidxaashi3179
@siciidxaashi3179 7 жыл бұрын
ibraahin jimaale magaca Laashin carabow gobta muqdisho shirarki dib u heshiisiintii beelihi ku dagalamay muqdisho ee walalaha ahaa wana la is cafiyay khayr allaha siiyo laashin carabow waxa igu danbeysay asago ku nool muqdisho mahadsanid
@abditaahnuur6316
@abditaahnuur6316 Жыл бұрын
Muqdisho waaye Badgalii ugu dambeeyay 1993.
@CushiticSomalianMale
@CushiticSomalianMale 14 жыл бұрын
the Truest and purest of the ancient decendants of Kemet/Kemetians are indeed us = Somalian-Cushitic-Puntites of Somalia/Puntland... hate it or luv it... the truth is 2 obviouss
@ahmedmohamed-tg7gc
@ahmedmohamed-tg7gc 7 жыл бұрын
waaw
@nsteexoibrahim6648
@nsteexoibrahim6648 2 жыл бұрын
A
@ciyaalkaxafada8323
@ciyaalkaxafada8323 7 жыл бұрын
asxaabey yaaa iga roon waxaa raba guurow dardaaran ah abwaanka magaciisa iga maqan lkn hore udhagestay qofki iga roon ha isoo diro mahadsanid
@MuxudiinMuxudiin-od9if
@MuxudiinMuxudiin-od9if 6 жыл бұрын
Ciyaalka Xafada sxiib waxa layiraa abwaan carabow maxamed axmed xasan gaduud axmed maxamed gaab maxamud cumar madow cigale sugwaay aadan......
@hassanmahamed786
@hassanmahamed786 5 жыл бұрын
Carabow mahamed axmed ayaa ladhaha
@deqah
@deqah 3 жыл бұрын
@@MuxudiinMuxudiin-od9if Waadba u abtirisee Mansha Allaah
@liibaancaraboow9861
@liibaancaraboow9861 3 жыл бұрын
@@MuxudiinMuxudiin-od9if Sxb Sida Aad U,taqaan Caadu .aaha lkn Wax Wuuba Kuu yahay Maxuu Kuu yahay aniga Waa Aabahey Liibaan Carabooow ayaa ley Dhaha
@balcadboy1101
@balcadboy1101 8 жыл бұрын
maashaa allah
shirib iyo guuroow
10:01
Saida💕🎀
Рет қаралды 246 М.
Badgal 1993 - Qeybtii 4aad.flv
7:03
Xildhiban Publications
Рет қаралды 82 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 24 МЛН
MAXAMED GACAL XAAYOOW - GABAY ANA MA HURTADEYDA LAHA WEY ISMAAN GARAN
7:08
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 78 М.
abwaan cabdulle raage taraawiil
1:00:01
CAADLE MEDIA
Рет қаралды 44 М.
Maxamed Gacal Xaayow Ahun l Guuroow l Gabay l Cilmi Saynis
5:24
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
Oday Cabdulle oo ka qosolsiiyey Madaxweyne Axmed Madoobe
1:09
Shaakiile Media
Рет қаралды 25 М.
shirib abgal7.wmv
14:09
abdifitaah hasan
Рет қаралды 102 М.
shirib iyo guuroow
10:01
Saida💕🎀
Рет қаралды 110 М.
Abwaan cabdulle raage taraawiil aun gabagii aadam cirroole
15:36
MALAAYIIN MEDIA
Рет қаралды 83 М.