Shirka Beesha Warsangeli Waxaanu u soo jeedinayna inay ka Soo Saaran Nabad Galyo, Ceerigaabana Waanu

  Рет қаралды 25,418

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 183
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 17 күн бұрын
Masha allaah illaahay hadin dhowooro ku dadaala nabada
@Md-waagub
@Md-waagub 17 күн бұрын
Waa guurma markii dadkee iskuu madhay oo kalaa qaxaay ilahay haa kaa laa qaboojeyo amiin
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 17 күн бұрын
Allah kale qaboojiyo
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 17 күн бұрын
Gefkana waa la arki jiray garawahona waa sed wayn Anigu waan taagery hadalkoda From ssc Alahyow noo heshisii hartiyo isaaq Alahyow noo heahisi hub wayn tayada
@ahmedmahamed-pv4sy
@ahmedmahamed-pv4sy 17 күн бұрын
Naa noo dhig magaca laxyahay yaa adiga kula hadlayaa warsangeli bay la hadlayaane
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 17 күн бұрын
Aamin from burco
@ahashi7828
@ahashi7828 17 күн бұрын
Maasha Allah Salaadiinta reer sheekh ISAAQ Illaahay ha dhawro Aamiin ya rabi somaaliyeey nabad Viva Somaaliland
@IstaahilToon
@IstaahilToon 17 күн бұрын
This is amazing ❤ 7:55
@Cabdi.casiis.Maxamed
@Cabdi.casiis.Maxamed 15 күн бұрын
Ogaada dad yahoo qofkastaayi wuxuu gaystay kelidii laga xisabin kelidii qabrigii yaraa lagalayaa Allahihii abuurtayna hor istaagayaa markaaa ninkastow aday ku jirtaa intaad noshahay waxad ka shaqaynayso. Walahi wax Kosta ood sameysay waa wax cad oo laguna soo hordhigi doono ee waxad doonto sii sameee. Qofwaloow
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 17 күн бұрын
Kuwan inlalaayo ayaa kuhaboon. Ictisaam weeye SOMALILAND hosasi ku ah.
@CabdiQani-x6h
@CabdiQani-x6h 17 күн бұрын
Adigu fulay baad tahay dagal iyo nabad toona waxba Kuma taraysid anaa ceerigaabo haysana huwanti aad samaysay ee kusoo eryatay anaga kasaarnay cerigabo
@JawahirAdamdirir
@JawahirAdamdirir 17 күн бұрын
Aqliga illaah ha ku so celiyo colaad sokeye faido malahan
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 17 күн бұрын
❤Dad nabad ku hurda oo carruur iyo dumar kadaycnnayn yaanay idiin tallin soo dhawaada warsangali iyo wallaalahayaga kalleba
@Cajabo
@Cajabo 17 күн бұрын
Alaaha waxanu waydisana Abni wal iimaan nabad Alaahoma aslex datal muslimiin Aamiiin yaarabi
@medahmed8191
@medahmed8191 17 күн бұрын
Aamiin illaahaw nabad ka dhexrid Aamiin
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 17 күн бұрын
Soo dhawaada warsan galliyoow inamo quruxbadan iyo dhalliyoro uma hayno xabaallagu gurro
@IstaahilToon
@IstaahilToon 17 күн бұрын
I love this 4:47 mashallah
@abusa3adS
@abusa3adS 17 күн бұрын
Hadalka odayaasaha iima cuntamin, xagaad qaladka aad inoo saarteen, yaa gardarnaa yaa balaayo dabada ka waday,
@MohamedMohamed-os1kl
@MohamedMohamed-os1kl 14 күн бұрын
Taas marka lawada fadhiisto ayaa laga wada hadli lkn Nabadu waa u mihiim soomali meelay joogtoba
@IstaahilToon
@IstaahilToon 17 күн бұрын
11:22 absolutely.. Sincerely we are sorry mistakes happen. ❤ 12:39
@ZamzamAbdallah-r2n
@ZamzamAbdallah-r2n 17 күн бұрын
Waa sedaa Nabadbaa Naas lanuugo leh waa dad is dhalay ha hesheeyaan Suldan mada Somaliand oo Cadagude u horeyo waa Niman raga Allah ha edin daayo
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 17 күн бұрын
Maa Shaa Allah. Isaaqu waa gob gobi dhashay.
@CabdiQadiir-r6x
@CabdiQadiir-r6x 17 күн бұрын
Mansha allah Insha allah nabad
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 17 күн бұрын
Kuwan Ya wadanka Kaqabata Inalilahu Wa ina ilahi rajicuun
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y 10 күн бұрын
Ictisaam
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 17 күн бұрын
Waa Salaadiintii Waddani, Magaciina Iyo Mugtiina Alle Bi’i, War Waxan Dhidiga Ah Ha La Iska Qabto
@CabdiQani-x6h
@CabdiQani-x6h 17 күн бұрын
Muuse ordaye ayaa dhadiga anagu waanaga ceerigabo difaacnay adiguna waadigii huwanta kusoo dayay wadanka
@nimonimco3063
@nimonimco3063 17 күн бұрын
Odayaasha hadii aan Madaxa laga toogan. Cidiba heshiin mayso. Odayashiina qabsada. Reer walba odayashisah geed haku xidho. Baasna mariya😭
@Doitnow4
@Doitnow4 17 күн бұрын
Wllo ma ogtahay in ilaahay kuu abuuray inaad ilahay oo keliya aad caabudo kuumuu abuurin qabyaalad iyo xad gudub qof Muslim ahna dhiigiisu waa kaa xaaraan ilahay inagama dhigo kuwa dhiiga Muslimka ah kufarxa
@AadanMahamuud
@AadanMahamuud 17 күн бұрын
Iidoor isaguunbaa nabad doona miyaa horta😊
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 17 күн бұрын
Somalilaner dhulkisa ilaahi nabad iyo khayr❤
@kayseduale1771
@kayseduale1771 17 күн бұрын
Kuwan way caday in ay u shaqeeyaan cid dawlada Iyo jiritaanka Somaliland ka soo horjeeda, kuwa nabad raba iyo oday dhaqameed maaha Waa basaasiin iyo rag xoolo ku soo qaaday in wadanka la dumiyo Waxaa fiican in madaxwaynuhu iyaga gacanmaris ku sameeyo oo dhan isaga leexiyo Hadii kale dalka way dhiibayaan
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 17 күн бұрын
Xaqiiq lkn waa inaan iska qabanaa haddaynu shacabka nahay.
@Dophill260
@Dophill260 17 күн бұрын
Maxuu ina caydiid sheegayey waataa... waxa inay yidhaahdaan ceergaabo intiinaan idisiinaynaa ee calankiina ka taagta😮😮😮
@IstaahilToon
@IstaahilToon 17 күн бұрын
Absolutely peace, love , respect , brotherhood. 8:58 I love my suldan He’s so emotionally intelligent ❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 17 күн бұрын
Waan fahanay Nabada aad Warsangeli ugu baaqdeen SSC Khaatumo colaad waxaad tidhaahdeen Warsangeli waan wada dhalanay Dhulbahante bay wada dhasheen deegaankayaga ku wada hadli mayno
@GuledHashi-lp7pf
@GuledHashi-lp7pf 14 күн бұрын
Dee bosaso qabo walal dhibatada inaga daa hadad nabadaa diidaay dee ciid nabadaa ku haysaa ma jiirto. Markaa iskaba guur oo kuwaa ad wadaa dhalateen u taag meshaan dadka nabada rabaa ee waax isku ah ayaa dagayaa somaliland.
@Saydika101
@Saydika101 17 күн бұрын
IIDOOR OO NABADGALYO KA HADLAYA CEERIGAABO WAA DAGAAL MA HURTO IIDOORKA WAA LAGA SAARAYAA GOBOLKA SANAAG OO DHAN INSHA'ALAAH
@Global.Nature1
@Global.Nature1 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@GuledHashi-lp7pf
@GuledHashi-lp7pf 14 күн бұрын
Riiyo adiiga un yaa laga sariin un dabadaa xiijiso 😂 imika ba ma joogtid ayaar u fadhiso oo nabada qaado intaay goori goor tahay
@abdikade4218
@abdikade4218 17 күн бұрын
Khaladka 30 sano kabadan aad qaban waydeen. Miyaa hada qabanaysan dad kula leh magalada oo aad rabto Inaad dawlad aad adu wadato kula ahaado aadan xila. Siin mayar iyo badhasaab ciidan boolis intaba aad isku koobtay ninka 30 sano indhaha kadawabayay walahi waa nasab hadana aad rabtaan inay nabad kugula joogan oo aad mdaxa ka sii ahaato waa aqli xumo
@abushaaficiabdiraxman637
@abushaaficiabdiraxman637 17 күн бұрын
In aad qaadato qalad aadan lahayn Waa goba nimo heer sare ah
@CabdiqaadirMohamed-m3v
@CabdiqaadirMohamed-m3v 17 күн бұрын
Ilaahey haaqbolo amiin
@zeinabyasin
@zeinabyasin 17 күн бұрын
Ilaahay ha aqbalo nabadaas
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 күн бұрын
Horta saw inaa is waydiisaan maha warsangali yaa qaxiyay ilahay nadaban aad la ordaysaaan yaa xumeeyay saw in tay inayagu hos hoos uguureen guryihii rag hubaysan oo kuwuu magalada dabka saaray ah kagamay tagin adeer kibirka oo loo sacabo tumay wuxuu kunoqday xanuun ay meel ay joogaanba waayaan oo damac uu galo ay ceerigabo ku qataan
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g 17 күн бұрын
ILLAHAY Umadda reer Somaliland idinka qabay ee qaranka ha hoosaasinina wajigiin gubaye
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 17 күн бұрын
Nabadu way fiican tahay marka hore hadii laysla fahmo wanaag iyo in aan dhiig muslim dadaadan Ayaan idin rajaynayna
@nabeellu
@nabeellu 17 күн бұрын
Mash’Allah
@Nimcaan2023
@Nimcaan2023 17 күн бұрын
Masha allah guul kuara
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 күн бұрын
DAROODKA REER SOMALILAND WAXAA WAALAYA DAROODKA KOONFUR IYO SHUFTDA CAMAR KA TALISAA CHINE QADAR IYAGUNA.MEESHA KAMA MAQANAA IYO JABUUTI MASAR ERITRIA
@IsmailKahin
@IsmailKahin 17 күн бұрын
Waar gal dagaal u jawaaba nin u jawaaba miyaa la waayey buur madow oo qudha ayaa u jawaabay 💚 💚 💚 💚 💚
@ismailascar4629
@ismailascar4629 17 күн бұрын
Waa baaq waqtigiisii dhaafay
@faysalali1845
@faysalali1845 17 күн бұрын
.war yaa ilaahay yaqaano baalaayo waalaga hortagaaye miyaalaga dabatagaa matkii waxani dhacaayey maxaad uuga qaban weydeen war reerka isaaq xageebeey u socdaan nabada marka hore ayeey fiicantahay inaad ilaalisaan maqha markaad wax xumeusaan inaad hadana tidhaahdaan nabad nabad dhibta iyo cabsida hada kuu muuqataa markii hore maxay idiiku muu1an weeydey
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 күн бұрын
Markii hore dhibka yaa bilaabay?is waydii isaaq mise daarood yaa ku qaxiyay saw hoos umaysaan qaxin guryhiina rag hubaysan si aad magalada u qabsataan lkn baa diiday dadkiina waad galafateen lkn gaajahrr
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 17 күн бұрын
WAAR. DADKA. KADAYAA OSASIGA
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 17 күн бұрын
SULDAAN KHADAR SULDAAN XUSEEN OO HALKAN IIGA MUUQDA WAAN SALAAAAAAMAYA
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 17 күн бұрын
Qaawantu bishu markay hortooda timid ayay kabash kabashlaysaa nabadii idinkaa ceeldheer ku riday taad doonayseena waanu idinla qaadanay ee numberka xejista
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 17 күн бұрын
WA SIDA NABAD NABAD WA HADI ADDOONAY SAN HADI KALE WAXAD JECLATAN BANU ANAGU NA IDIN SIIN
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 күн бұрын
ISAAQOW IXTISAMKA IYO GUDOGA GARXAJIS EE WADANI YAAN LA IDIN HOOSAASIN HIWANTA MAAMUSHA RAGAN WAA AF WAX VUNEY XISHOOD
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 17 күн бұрын
Odayaasha beesha reer Isaxaaq ee nabada ku baaqaya, wey ogaayeen markii maleeshiyaadkoodu ay abaanulayeen dagaalka lagu qaxinayey maatada iyo carruurta Warsangeli. Maxay markaas wax uga qaban waayeen?
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 17 күн бұрын
Walalayaal waxaanu ka xun nahay qaxii ka dhacey iyo shaqaaqadi markeynu leenahay ma innaga qaxiney aaw iyagu dhibaatada dhacdey masuul kamey aheyn oo looma taag wayin, magaaladeeni ba laynoogu hanjabey oo la yidhi anagaa leh,innagoo laynoo tashadey oo duulaan laynagu yahay ayeynu nabad ka beryeynaa
@saciidguuled2398
@saciidguuled2398 17 күн бұрын
Ummada sharafteeda iyadoo waxaas OO Dhibaato inagu dhacay aan yaan niyada ha ka dilina
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 17 күн бұрын
Muuse Biixi Somaliland wuxuu u yiqiin inta Sacad Muuse dego waxan ku talinayaa in Muuse Biixi indhihii oo shan ah la tuso in Sacad Muuse minority ka yihiin Somaliland
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 17 күн бұрын
Cudurka ku haya Allaah kaama bogsiiyo Meesha maba taalo sacad muuse iyo reer hebel kale Adeer anagu somaliland bn naqaanaa ee ma naqaano reer hebel From cidaan reerka aad sheegtay aan ahayn
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 17 күн бұрын
Cudurbaa kuhaya
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 17 күн бұрын
Ictisaam ayaa dalka haysata waar is xoreeya reer somalilandow
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 17 күн бұрын
IIMAANBLAAWASHAASHII DAY CADE GUDE IYO SICIID HARGEYSA CLUB KU MARGADE ALLAH IDIN QABAY
@YusufJama-u8n
@YusufJama-u8n 17 күн бұрын
Tuugta waaywayn ixtisaam
@CaliCabdulaahi-r2k
@CaliCabdulaahi-r2k 17 күн бұрын
MAXAA KU SOO BEEGAY SHIRKA WARSANGELI HADALKAN
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 17 күн бұрын
Ceerigabo kulaaya
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 17 күн бұрын
🤣🤣🤣meeydkoodana iska rogo ku so gura waliba wa aay doofaara inta shacabkooda iyo magaloyinkooda lagu soo duulayo arki maaysid marka huwnta la kabeeyo iyaay sida jiirka muska ka so baxan nacdasha hala laayo
@YussufAbdullahi-h9z
@YussufAbdullahi-h9z 17 күн бұрын
XAALKA YAY SIINAYAAN CEERIGAABO DAGAALKA YAA KA BILAABAY?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 күн бұрын
IXTISAAM WAA IN SHACABKU DHAGAX KU DILAA ILAA GIDUR GUDAHAA
@Galxoor91
@Galxoor91 17 күн бұрын
Warsangali Ceerigabo oo lagu hoos noolyahay Somaliland kuma'imaan karo Dhulbahantana kama soo tagi karo waxa kaliya ee xalku yahay waxaa weeye Ceerigabo oo kala qaybsan lana wada'dagan yahay seese Idoor xalkaas uga'suurobi karaa?? Lagayabee dagaal lagu halaagsamo dabadi inay suurowdo waase wax maanta sahalan in layeelo.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 17 күн бұрын
Hooyadaa kala qaybsanaanta ka was baastar baastar dhalay
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 17 күн бұрын
Tolow kuwan baryootamaya maciraadirtay inaga inama metelaane
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 17 күн бұрын
Waxaa somaliland kadhacaaya idinkaa dhigay ilaahay ha idii ka qabto s/land wardadka ha hoosaanina ixsaaneey labo dawladood kamajirayaan s/land ee hosasada kadaya dadka waatii dacawzlay ookale alash ha idiinka qabto reer sheikh isixaaq
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 17 күн бұрын
Illaahaw dadkayaga hesiis dhedooda dhig noo soo hadee coda cadhootay munaafaqa isku diraya allaah hanaga qabto
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm 17 күн бұрын
Jojiya. Sasabashada. Warden. Geli. Warsengali. Waa. Harti
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 17 күн бұрын
Hartiga somaliland inay yihiin Lama diidana
@HassanJama-q8o
@HassanJama-q8o 17 күн бұрын
Halkan salaadiintii. Reer sheikh isxaaq ayaa Ku dhan waxay lahadlayaan w.sangeli waana qoys kamida harti haday namabu dhabka katahay waa inay harti iyo daarood Ka raadiyaan nabad iyo. walaalimo iyo soomaali dhamaanteedba
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 17 күн бұрын
Anigu warsangali baan ahay xaqiiqatan nabad ayaan la raba gobolka sanaag bal maxay maanta ino taraysa tollayey iyo dhiig wilal soomaliyeed oo iska dhinta walalayaal yeynan isku dhiman ma rabno dhiig maanta soomali uma baahna waqtigii jahliga
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Ssc.iyo.ssp.waa.daalibaanta.kooxda.wadaadada.dib.uxoraynta.somaaliya
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 17 күн бұрын
The icitisaam group is back in 2025 reer somalilandoow👀👀👀
@Abdi-c6k6n
@Abdi-c6k6n 17 күн бұрын
Suldaan SIDIID XAAL U BIXIN SEF GACANTA KA XAQ DARAN EE DISHAY WAA TEE. MA GODOB AAN ISAAQ QABIN BAAD QAADANAYSA MEESHA WAA LAGU DAGAALAMAY EE HA LAGA HESHIIYO
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 17 күн бұрын
Adeerayaal nabadi dhicimayso intaad sheeganaysaan Somaliland nabadu waxakeliya ayku imankarto waa in qoliwaliba dhinaceeda utashato
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 17 күн бұрын
Gari alley taqaan baaqaa nabadeed ee salaadiintaa isaaq soo jeediyeen warsangaliyow la qaado oo nabad baa naas la nuugo lehe colaadi wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 17 күн бұрын
Dhilooynkii dad iyo dalkaba iibsady ayaa meesha ka hadlay waar huwan sawtii aad u fataalayseen ma maanta ayeye walaal kuu noqtay gudcur gude dayuus nacalaa afka futadad ueg ee kugu yaal was waar ilayn ragu waydin qabeen si fiican ul hadla ilYn waydinkii naagohood ahaaye ilayn hadaad is waashaan futooyinkii baa la soo xarxinyaa waa in aad sidA AF FUTOOY WAA INAAG DHUUMTAA SIDA DHILAD
@MahemedBaahad
@MahemedBaahad 17 күн бұрын
WAAR WAA MUUNAAFIIQIIN KUWANII
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 17 күн бұрын
Waa guruubkii buurmadow
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 17 күн бұрын
Kuwan horta yaa dirta, ma dawladay wakiil ka yihiin. Madaxda gobolka Sanaag iyo saraakiisha ciidamada ee gobolka joogaa waa inay wax ka qabtaan.
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 17 күн бұрын
Waa kuwan Tuugtiii Waawaynaaa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 17 күн бұрын
MUNAFIQ ILMO XARAMI ODA YASHA HA CAAYIN waxad nabad ku way day dagal ku hali MAYSid YAAAAAA CAY CIIL KU NOOL 😂
@baasheiidmahamedabdi6632
@baasheiidmahamedabdi6632 17 күн бұрын
Rag baryootamaha oo calaacalaya 😂. Walaahi waa la idinku qoslayaa,😂😂
@HindaAaden
@HindaAaden 17 күн бұрын
Ixtisaan ayaa tihiin tuug yeh 😮
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 күн бұрын
SHAQAZZQADZ DHULBAHNTA DHIG PO GURYHZ QORYO LA SOO GALEY OO DADKII LAAYEY
@ImanAli-mb2gb
@ImanAli-mb2gb 17 күн бұрын
Iskaa daa Nin ragaa Ee naghuna sidaa umaa hadalaan
@عليحسين-ق2ج8ح
@عليحسين-ق2ج8ح 17 күн бұрын
Waa huwanta gudaha oo aan xishood lahayn
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h 17 күн бұрын
Kuwani waa tuug waxey u shaqeeyaan cadowga, Waxey wadaanna waa iney hadana markale u hoohaasiyaan dadkooda cadowga. Waa hoosaasin. Xasuuqii laga geystey dacawaley car xitaa tacsi ha u diraan. Xiniinyaha iney tolkood hoosaasiyaan eyey u Lee yihiin oo ay weliba lacag ku qaataan. Hadaan isaaq iska kiin qaban welee isaaq waa gumoobayaa.
@Xiingalool
@Xiingalool 17 күн бұрын
Ma xishoodayaal
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 17 күн бұрын
Itiqfurulaa hargaysa kalaabb ka waran halkay mardysaa soo gala oo kaalay seexda dharkiina soo doono wallee reer aan ogahay ma guuro kun shir ayaad ku dhacdeene ka hor taga ummada idinkaa is ku dira waa laydin nacay subxaan allaaaaaaaaaa ilaahaw ka qabo ummdda
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Snm.iyo.calancastoona.mashaqaynayso.dalkawaxa.katalindona.xirsi .iyo.dahabshil.iyo.buurmadow..ciidanka.dalibantu.waa.ssp
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 17 күн бұрын
Odayaashaa hala maqlo oo hala adeeco oo yaan laga hor iman, hadii duco iyo barako la doonayo. Oday diid waa nabad diid.
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 17 күн бұрын
NABADA IYO WANAAGA CIDA KU BAAQDA AYUU ILAAHAY LA JIRAA WAANAN TAAGEERSANAHAY IN MARKA HORE WANAAGA LA HOREYSIIYO HADDII LA GARAN WAAYANA XABADU SHAQEYSO
@mustafesulyman
@mustafesulyman 17 күн бұрын
Ictisaam.waxad.maqashaba.iyadaa.dalka.katalisa.ninkii.didayow.dilaac.somalland.baad.kudawakhdeen.mushtamaca.kusoo.biira.wadadaada.dalibanta.somaliya.ee.daarod.hogaaminayo
@Mjfarah114
@Mjfarah114 17 күн бұрын
Isaaq iyo harti wad is dhasheen nabada cid walba ayay dan u tahay xalku waa in aan la isku dowladeen ceergaabana labada daan la kala daganaado si kala madax banaan dadkuna isku socon karaan
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 17 күн бұрын
Alle Idin Doori Kuwani Way Baabi’iyeen Magacii Reer Sheekh Isaaq
@CabdiQani-x6h
@CabdiQani-x6h 17 күн бұрын
May baa bin ee nabadu cidkasta Dan bay utahay ceerigaabana anagaa dagan marabno rabshad iyo dagal hadii ay dagaal doortan waan laqadanaynaa haday nabad doortana way dagananayan
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 17 күн бұрын
Dhiiga iyo dhimashada mayaad jeceeshay illaahay nabada ha soo celiya dagaal wil baa ku dhintee wil kuma dhasho illaahay bogooda burcad hayusu mariiyo nabadu waa qaali
@saeedsaleban646
@saeedsaleban646 17 күн бұрын
Giiroy fudaa i gigleh 😂😂
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 17 күн бұрын
WARKAASI WAA WAR GOBONIMO IYO ISLAAMNIMO. AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSANTIHIIN. SIDAASUU AHAA DHAQANKII SOOMAALIYEED EE AAN GARANAYNAY: ILAAHAY NABAD HA DHEX DHIGO SOOMAALI MEEL AY JOOGTABA.
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 17 күн бұрын
Waxan yaa umada ka qabta inkaari Haku dhacdee
@YasminAhmed-v7y
@YasminAhmed-v7y 17 күн бұрын
Odayaadan halsika jiro baladyadan cumamad ino qatay cabdiwrabe ayaan tebanay
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 17 күн бұрын
Waa laaya haday yimadaan meeye ssb iyo g36 tuugta koofiyad baclayasha ah yaanay agtiina iman
@FIGSPrivé
@FIGSPrivé 17 күн бұрын
Dhaqan naagu cusub weeyi taalow kuuwani 1980 haadi aay ino taalin lahayeen maanta halkeenu joogi laheen
@adansamale5613
@adansamale5613 17 күн бұрын
Kuwa ha layska qabto wa cadow kofiad ino gashaday. Nabad nina dan uma aha. Nabad laa barjayo Nabad maha ixtiisam calol ku shaqayste. Darood isir safain iyo sac la gawraaco ayu ka hadlay kuwan na mindi isu dhiig bay wadan
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 17 күн бұрын
Dhaxaan jalaadaye dheg baan jalaq siin
@awiladen7814
@awiladen7814 17 күн бұрын
Hhhh War Warsangali Saw Harti Ma.aha .Ma.iidor iyo qaranku shegodii iyo jabhada.hooduba ma.waxad ladagalamaysan dhulbahante hhhh maxaad la.calaacalaysan harti iyo isaaq baynu isu haynaye colaad iyo nabad.ba.hhhh oo aanu DAAROOD ISMACIL intisa kale kubaba jirin Dagaalka 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 17 күн бұрын
Somaliland inaga badan
@awiladen7814
@awiladen7814 17 күн бұрын
@cabdalacawilyoohiye3 hhhh maxaa somalinimada idinku diray illeen diinta islam ka iyo somalinimada inaga dhaxaysee🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Thebattleofthehorn
@Thebattleofthehorn 17 күн бұрын
Daantaada ku ekow isku maamul ma nihin.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 күн бұрын
CADE GUDE NINKI BUURTA SHUFTDA AAARI JIREY NABAD MA KA SHEKEYN KARAA
@mohamedkic1090
@mohamedkic1090 17 күн бұрын
Wadani staff l'association bal hadana
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Madax dhaqameed ka hadlay Nabada Ceerigaabo.
6:09
SAAB TV
Рет қаралды 904
Qaabkii Ay U Dhacday Xil Wareejintii Badhasaabka Awdal
12:06
Carrab kaagu  Yaanu Ku Halaagin  Sheekh Dirir
20:48
Baraarug Media
Рет қаралды 12 М.
Muxu Xasan shekh ka Fa'iidaya Carabka loo Xidhay dhoofka Xoolaha?
13:32
Shacabka Hargeysa oo kacsan saaka iyo waxa ku soo kordhay
11:13
Faysal Fifa
Рет қаралды 25 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН