Shirkada Tiens iyo wixi lamid ah Xukunkeeda?? || Sh. Maxamed Mustacid

  Рет қаралды 10,778

Nuur Al Ummah نور الأمة

Nuur Al Ummah نور الأمة

Күн бұрын

Asalaamu Aleykum , Walaalayaal Waxaan idinka Codsanaynaa in aad nagala qeybqaadataan Fidinta Diinta Islaamka idinka oo muuqalada Aan Soo digno: 📩 SHAREGAREEYSAN
Sidokale Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan Subscribegreey Si aad u hesho wixii cusub
Jazaakumullahu Kheyran.
_________________________________________________________
Nagalaso Xiriir ⬇️
🔵Gmail: nuuralummah@gmail.com
🔵Facebook: / nuuralummah.org
🔵Twitter: nu...
🔵KZbin: / @nuuralummah
🔵Instagram: ...
🔵Telegram: t.me/nuuralummah
_______________________________________________
Channel Nuur Al Ummah waxaa uu ka shaqeeyaa faafinta Diinta islaamka, waxaa uu dadka ka saxaa qaladaadka ku dhaca Caqiidada, waxaa uu dadka baraa dhabbaha dadkii ku hormaray kheyrka.

Пікірлер: 28
@abaadirjamanuur6122
@abaadirjamanuur6122 Жыл бұрын
Anigaa kashaqeya wax xarana iyo wax riba ah kuma arag dadka xoolahoodana laguma cuno mesha qofaan shaqaysana cidi wax masiiso dawadeeda anigaa ku caafimaaday shirkada tiens dad aniga ila midana way ku cafimadeen dadbadana waan gaarsiin donaa ayagana si ay ugu caafimaadaan inshaa allaah daawadeedu waa herbal lagubo Dhaqatiirta oodil kaheli maysid Anagaa kudaalnaye hospitalada Meel kasta shahaadoyin cadaynayaa inay xalaal tahy ayaan hayaa Dadka iyo culimada sibay wax ufahmeen lkn sidaa ma aha Alle xaqqa.hana waafajiyo khaatumadeena khyr alle haku qatimo
@Maryanhassan-nt6my
@Maryanhassan-nt6my Жыл бұрын
Wllo cabdirxmaan I sii labarkaga
@Nolosha23
@Nolosha23 11 ай бұрын
Indha adeega Iska daa tiens malahan mushaar cayiman ee wax laga hadlaayo fahan hunguri yuu ku qaadin
@kinglipato7
@kinglipato7 10 ай бұрын
culimada ha horboodin cuqubo qabe
@abdinoor6199
@abdinoor6199 2 күн бұрын
Inalilahi waa inaa ilahi rajicun Allah y raxma qabriga alle hakucafiyo sheikh mustacid
@HassanJeylani-bg3sz
@HassanJeylani-bg3sz 11 ай бұрын
Meeqa qodob oo in laga.hadlaa mudan ninkaan dadka dadka dala..muxuu uga hadli wayay dadka faqsiga.hotelada ku hayo.ka.hadal. tan waa macaash.xumana.ma.ahan
@daudabdi3175
@daudabdi3175 Жыл бұрын
Mar daw ayan rawe inan kubiro.Alxm .Nuur Al ummah shaqa fican aya haysiin mar walba bulshada cilmiga saas ugarsiya .hor mar wacan I.a
@fardosahussein3534
@fardosahussein3534 Жыл бұрын
Sheekh waxaad sheegeyso kolka hore soo ogoow
@fardosahussein3534
@fardosahussein3534 Жыл бұрын
Rag kaa cilmi badan ayaa tiens ka fidyooday aduunka islaamka ugu waaweyn sida Indonesia Malaysia baakistan
@daudabdi3175
@daudabdi3175 Жыл бұрын
Walashy culuma badan ayan arkee o arinkan kahadlen. Shirkada tiens shaqada ay wadan in ay haraam taxaay
@daudabdi3175
@daudabdi3175 Жыл бұрын
Somalida tiens uwaweyn arinkan Maysan kahadliin. Marka hadalka culumada wa sax
@hanaqueen7254
@hanaqueen7254 Жыл бұрын
Aniga qatir kataganahay kuwa ushaqeyo qalqaladoda wana dida ilahow shartoda umada. Ka qabo
@tienssomalia2023
@tienssomalia2023 Жыл бұрын
Hadalka wadaadkan waxad Moodaa inuusan fahm fiican kaba haysan shirkada tiens habka ay u shaqeyso ee marin habaabinta bulashada halaga daayo kaaalaya aan idin la wadaagne xogta saxda inteydan fatwa soo satin wax kasta meelo badan baa laga eegaa seef la boodnimada halaga daayo bulshada
@AbdiwahabSheikahmed
@AbdiwahabSheikahmed 10 ай бұрын
Shekh sawada wx kamashegin wxtr kedee sida loo shaqynayo ayuu kahdalay see wx ufahmay qofku
@mohamedmuhyidin869
@mohamedmuhyidin869 10 ай бұрын
Waxaa halkaa ka cad in aadan tiens xogteda aadan haynin narka waxan kugu talin lahaa in xarumaheda shirkada tiens booqatid xigna kaso heshay
@OsmanGurey
@OsmanGurey 8 ай бұрын
Tiens Waaa shirkad laga shaqeysto ee ma ahan shirkad lacag iska bixiso
@ummumaryanmomam1045
@ummumaryanmomam1045 Жыл бұрын
Haa qamaarku waa waxladhigto waxkuukordho Adigana dadkeen wax hakuukordho alxamdulillaah hadaamba ogaadey inaankubiiraanrabay
@khadarliver1736
@khadarliver1736 3 ай бұрын
Ummu maryan marka kobad sheikh wuu kumahadsan yahay jawabtisa balse aniga waxan maqrati ka ahay shirkada Tiens sida kushaqeyso in xalal tahay wayo aqonbadan ayan uleyahay lkn shirkadahan kale aqon umalihi oo waxbo kama shegi karo
@ZackMark-i2k
@ZackMark-i2k 3 ай бұрын
​@@khadarliver1736 lacag miya lugusosiye 😂😂 tuug munafiq aya tahay
@khadarliver1736
@khadarliver1736 3 ай бұрын
@@ZackMark-i2k sxb marka kowad adigan hada ila hadlayo shirkadan aqon inte ah aya uledahay wayo aniga shurudeheda ayan aqana wasida Alle swt igu ogyahay lacagna iskama siso dadka ee dadal iyo juhdi weyn ayey karabta adiga an Alabta shirkadana iibin lacag malihid aqon uyelo waxa inta aadan kahadlin kadibna culumada uu sheeg sida shirkadu kushaqeysah oo saxda ah kadibna hakusheken waxa xaran kuboqotay marka waa jojin karta lkn sxb aniga maxan dihi laha dadku wax hahubsaden inta eysan xalal ama xaran eysan dihin wayo xaranta oo xalal wayo ladaho islamka aya loga baxa aqoon buxda uu yeelo waxa marka kahadleyso waa mahadsan tahay aniga kuma cayayo cayda ii ceysana Alla kala xisabtami
@abdirizakgass6445
@abdirizakgass6445 Жыл бұрын
inad sifcn uso ogatoo kadhb kahadasho maficnoo
@OsmanGurey
@OsmanGurey 8 ай бұрын
Habal aa dhahay inaad ka dhamaatan aayad iyo xadith keen sheikow tiens meel lacag lagu Cuna ma ahane
@mkm7074
@mkm7074 3 ай бұрын
Waa khamaarka oo kale sidoo kale waa khiyaano Qofba qof dhididkiisa cunaya Mushaarku maaha mid cayiman
@tienssomalia2023
@tienssomalia2023 Жыл бұрын
One life iyo tiens isku shaqo ma aha isku system na ma aha
@jichopevu3550
@jichopevu3550 Жыл бұрын
Tiens in islamic is not allowed stop gambling with people
@haniahmed1332
@haniahmed1332 Жыл бұрын
jizaakallaah
@FahimAnimals
@FahimAnimals Жыл бұрын
Hadad cilmi baratay cilmigaaga maad noosheegtid adiga dadka kle noosoo warinayeee
@Khadija-ek9ow
@Khadija-ek9ow 2 күн бұрын
Hada udinte Illaahay unaxristo
DAAWO Sheekh Mustacid oo Jawaab Kulul Siiyay Jamaal Sh Xussen oo ugafey Culimadi ubaxdey dacwada
20:09
Aaska Allah ha u Naxariistee Sheekh Mustacid iyo Sh Bashir oo Kalmad Kajeediyey
11:29
Nuur Al Ummah نور الأمة
Рет қаралды 28 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 42 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН
Barnaamijka Wanaaga Ummada || “Dulmiga” X-6aad┇Sh. Maxamed Mustacid
27:07
Nuur Al Ummah نور الأمة
Рет қаралды 590
Xunkunka sii iibinta alaabta adigoo la wareegin Sh Dirir
6:20
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 6 М.
Sheekh Khaashici Oo Sharaxaya Wajibaadka Cumrada.
55:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 15 М.
Khudbah✔Xukunka Shirkada Teins✔ Sh Xasan Khayre Dirir
24:10
Umah Media
Рет қаралды 4,9 М.
CIMRADA QAABKA SAXDA AH EE LOO GUTO  ᴴᴰ┇► SHEEKH MAXAMUD SHIBLE
18:22
Taqwada Ilaahey (SWT) || Sheekh Almis - Sheekh Yaxye
1:09:09
Markaz Quba
Рет қаралды 173 М.
sh shibli su'aal tiens
8:30
asmacii
Рет қаралды 316
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН