mansha allh waa buug qiima badna thankis Dr xasan qorane
@abdikadir-Jamaame2 жыл бұрын
Masha allaah ustaad wax badan kaa faaiday Alle haku barakeeyo
@ahmedabdulkadirhassan66322 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@daahirabdi41822 жыл бұрын
Asc Ustaad aad ayaad u mahadsan tahay wll waxaan ahay macalin dhiga Taariikhda waxaan KZbinka ama buug aan ka waayay Taariikh ka hadasha wisaayadii soomaaliya (الوصاية في الصومال) 1950_ 1960 waxaan kaa codsanayaa inaad ka soo hadasho. Iisoo jawaab. Mahadsanid.
@mahamudh69832 жыл бұрын
Siyaasad cad oynu raacno iyada haba inagu sheegin hadii sidan lagu sii socdana waloynan rajo muqanin
Anga ahaan waxan tagersanahy inan qadanay latin wayo annga wxn nahay somali wax ma wadaagno arab waxa kaliya naga dhaxeya diinta afsomaliga waxaa la,shegaa inu ka fac weyn yahay arabiga so xalad walba aan ku jirno gaalada io arabta waxba isma dhamaan all of them they against us as somali people Waxa jira xog qarsoon somalida ogeyn ah in somaliga meel ksta u jogo cadow laga dhigto waane oghy xalad ksta ku jirno marna arab madaxena hoos uma geneyno waane mhdsn thy Barre