No video

SHOKING STORY! XAASKIISI MARKAY ISTIDHI MARXUUNKA AAS WAXAABA SOO QARXAY NOLOSHA KALE EE NINKEEDU..

  Рет қаралды 38,307

AJ & Fadna

AJ & Fadna

Күн бұрын

www.youtube.co...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 108
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Bismilahi raxmaani raxiim ilaheyo musiibo xun hanagu ridin
@ashahassanabdi06
@ashahassanabdi06 Ай бұрын
Shekoyinka sidan oo kale iinooso dheeree fadna shekoyinka dhadher inshallaah ♥️♥️♥️
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Ай бұрын
Subxanallaah tan musiibo ayaa qoorta u gashay allaha naga qabto qof Saas no qiyaana
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 Ай бұрын
We love your stories telling fadna keep going 🎉
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 Ай бұрын
Si wacan bad u so tabisa sheekoyinka dadka qaar ban necebahay siday wax uga sheekeyan maantaba way macaneyaan lkn adigu markana sheekada wad guda gasha 👏
@Aalamualkium
@Aalamualkium Ай бұрын
@@kawsaraidid5196 haa walhi ma aragtay markiba horay ka bilwadaa dadka qaar waqti dheer xita salanta kudahan malayacni
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Plz sheekoyinkada 1 hour ha qaatado hadeey doonto aat aya ugu faraxsanahay wayo qof si wcn oo xiisaleh usoo jeediso aya tahay mnsha Allah. Plz shekadan meshey ku dambeyaso nala soo socodsii❤
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 28 күн бұрын
Well done thanks fadna beautiful family allah bless you all
@bellaabdibile5503
@bellaabdibile5503 Ай бұрын
I like long videos I don’t like two parts.
@kimtiana641
@kimtiana641 Ай бұрын
Same🙌🏾
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
@cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 Ай бұрын
Aad iyo aad baan kuu taageera wlhi wlaal qaali farxad ku noolaw
@ukhtilucky91
@ukhtilucky91 Ай бұрын
Manshallah tabarakallah allahuma bariik fiik ♥️. Beautiful fatma welcome back .team qiso
@fardusali9432
@fardusali9432 Ай бұрын
Manshalaah. Ilaahay ha ku barakeeyo aamiin aamiin
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Salaan sare habo seetihiin waa idincelahay wonderful family
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
salaan qaali habo alx nimco ayaanu kujirnaa mash'allah. sharaf igu nooloow habo
@ashahassanabdi06
@ashahassanabdi06 Ай бұрын
Welcome back dear fadna we missed you so much 😍♥️
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 Ай бұрын
😢😢😢 sheeko waalan waye ninku dhib badnaaya
@jamilanor653
@jamilanor653 Ай бұрын
Waa cid wada mooryaana, emma waa lagu imtixaney uun ban dhihi karaa😢😢
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Ай бұрын
Masha Allah walal waanu kuu xiisnay❤
@maimunamohammed222
@maimunamohammed222 Ай бұрын
Mashaa Allah ❤ I love your story, please make a story about lemn sissay. He is all over youtube and is famous and has written many books. Thank you
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Ай бұрын
Fadumo Habaryar Salaan gobeed Waa Sheeko wacan Allah haku Xifdiyo Adiga iyo Reer kaaga Wacan
@hamdihassan2854
@hamdihassan2854 Ай бұрын
Ogu danbeen fadna way soo laabatay welcome darling
@sahrahasan1980
@sahrahasan1980 Ай бұрын
Shekadii abad ugu ficneyd ayad manta ka shekeysay masha allah soo badi abayo❤❤❤❤
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
Faadumo qurux❤
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 Ай бұрын
Fadna xbbti waan ku taageera adiga iyo qoyskaagaba alle ha xafido Burco ayaan kasoo salaamaya
@Hanimohamed143Abbi
@Hanimohamed143Abbi Ай бұрын
Abyo fadna wan ku xiisnay waqti badan ba ku sugeynay alle ha ku xifdiyo adiga iyo familkada❤
@nadifamohamed9397
@nadifamohamed9397 Ай бұрын
Horay u soco
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Ай бұрын
Fadna qurux oo qisooyin fiicin noo bilaamay❤
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Ай бұрын
Qayaanadii ayaa gariga larogtay madheero sidaa kudaa video yada hakala jarin
@FathiyaYusuf-co3gb
@FathiyaYusuf-co3gb Ай бұрын
Welcome back ❤
@user-dq2gs1pv1k
@user-dq2gs1pv1k Ай бұрын
XAAAADIR fadna From Hargaysa Hore U Soco Qalbiyeey❤
@Zalmaanhussein
@Zalmaanhussein Ай бұрын
Soo Laabasho wacan❤👸🏼
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@manasufi3421
@manasufi3421 Ай бұрын
Well come back sister
@amiraomar2765
@amiraomar2765 Ай бұрын
Fadna inoo soo badi qisooyin kiiii❤❤❤
@WhiteOreotastic
@WhiteOreotastic Ай бұрын
I loved the story and no it's not long. I say make longer videos ❤
@SamiraAwilomar
@SamiraAwilomar Ай бұрын
Masha alah waad quruxbadnaatay fadna ❤
@steven1200
@steven1200 Ай бұрын
First comment good to be active 🎉
@SowdaHasaan
@SowdaHasaan Ай бұрын
Aduunka dhib kama dhamaado ALLAHA na asturo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey
@Lamineyamal11985
@Lamineyamal11985 Ай бұрын
Wan ku xisay abaayo ❤
@user-zh8zl8gv4g
@user-zh8zl8gv4g Ай бұрын
So dhametir
@hodanhussin792
@hodanhussin792 Ай бұрын
Sheekeeyinkagu waa good wll mana dheera lkn qisooyinku waxay ku dhamaanayan sifiican usoo ogow una sharax hada ninkani miyuu dhintay mise fake bay ahayd
@nazrazead
@nazrazead Ай бұрын
Keep going wlloh mcn
@sahraxuseen822
@sahraxuseen822 Ай бұрын
Inta nuxurka leh baad ka wadaa
@qaaliaxmad1025
@qaaliaxmad1025 Ай бұрын
asc aaku salino nabigeena❤❤ صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 Ай бұрын
@@qaaliaxmad1025 scw
@shajmaahmed3731
@shajmaahmed3731 Ай бұрын
Sheekoyink dhaadher ayaban anigu ka hela waayo dhagahan❤gashta wanku shaqeeya
@aminaosmanab9292
@aminaosmanab9292 Ай бұрын
Thank you sis❤
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 Ай бұрын
Walee sheeko aan caadi aheyn subxaanallah
@143ladan
@143ladan Ай бұрын
Waa dhimoo ceeb reeb midanookale
@SalmaMohamed-op3mo
@SalmaMohamed-op3mo Ай бұрын
Gabdha hore nasiib xuma daaacad 😢bay ahyd miskiin 😢
@Awood100
@Awood100 Ай бұрын
Magaca noo sheeg aan daawano 🫡🫡
@nimcomohamed1846
@nimcomohamed1846 Ай бұрын
Walhi wa musiibo naagtas waxaso dhan ku dhacayan ban ka naxaya😮
@foozia426
@foozia426 28 күн бұрын
Subxaanalaah
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o Ай бұрын
Waa qiso dhacday qalbigana taabaneyso
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Ай бұрын
Miskiinta waxba helay😢 Video sidaa u daa qli
@fahimafardaale7002
@fahimafardaale7002 Ай бұрын
Please tell us what happened to him jay slater
@mariastories8851
@mariastories8851 Ай бұрын
Laaxowla wala quwatay ilaa bilaah 😅😅😅waa dhib wlhi
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Qabta Danbe ee qiyaamad wuxuba uga egyahay Nimanka Somalida inbadan oo kamida waxakusobaxa naago iyo ciyaal markay dhintaan oo dhaxal raadisa ninku qiyaamay naxdin maleh Cadaabkii alle idingee
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
😂😂😂😂. Nimanka Soomaalida tuugonimo iyo khiyaano ayaa looga taag layahay.
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Hodaneey
@Hodaneey Ай бұрын
Mahadsanid walal ❤❤ fadna,qaaliyay xaadir 😊
@user-tq8yo9qp5j
@user-tq8yo9qp5j 26 күн бұрын
😮😢😢😢
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Ай бұрын
Fatima xbbti hanaga tagin mardanbe ❤❤🎉🎉
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
WAA KUSALAMEY WELCOME. LEEYAHEY WAA BAXSANEESAA. FADNA SIDEE NAYEESHEY NOO JOOG. HATAFIN❤❤❤❤
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😊😊 Haye mardanbe iguma Ogid inshaallah 😘
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
@@AJFADNA Mahadsanid
@sumayamohamed4491
@sumayamohamed4491 Ай бұрын
Inadeer wan ku tabnay intii aad maqnad ❤
@nyg1162
@nyg1162 Ай бұрын
👍🏾❤️
@NawalFaisal-rg5hp
@NawalFaisal-rg5hp 29 күн бұрын
Maskiin lkn dhimashdisa ku nafisi laha ani😂🙄
@MmMm-jp8yu
@MmMm-jp8yu 28 күн бұрын
😢😢😢😢
@ilhanmohamed1458
@ilhanmohamed1458 Ай бұрын
Miss you xppti😊
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Ай бұрын
Xaqa naagti hora kaso baxay habaara ku dhacay waraq gubatay alle ka dhig dheh ninkii naagtisa qayaano saasa u dambeso we uso sabartay kawaran uf dheh
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Ай бұрын
Wcs xppti ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Soo noqod wcn sis wa ku xiisnay
@abadirofle3860
@abadirofle3860 Ай бұрын
Waxa la yidha inta ugu xasasisaan
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
macaanto ho dhow isoo qabo
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahadsanid
@asmaali7582
@asmaali7582 Ай бұрын
Wlalo in ay dheer yihin baa ila fiican marmarna hadey gaaban thy sheekadu Waa caadi isku Dher dar Insha Alah Mahadsanid 🥰
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Ай бұрын
Fadna Aj salaan huuno
@naseemabdullahi9843
@naseemabdullahi9843 Ай бұрын
Alx hafuu ba si xun u dhintay😅😅
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Wcs 🤝fadna
@user-qf2kl6bb6h
@user-qf2kl6bb6h Ай бұрын
Waxabaa kudhacay xaaska kowaad
@kaahalive3505
@kaahalive3505 Ай бұрын
❤️❤️❤️❤️
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 Ай бұрын
Hadii waxa kaso kordhan noso duub
@ayannitta
@ayannitta Ай бұрын
❤❤❤
@Deeqoadann
@Deeqoadann Ай бұрын
Maadaw caakhli malleh
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Ай бұрын
Cristronaaldo 37 wu ka weyhay maxa lo farisinwayay 😂😂
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
Qof gaal ah marxuun lama dhaho
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
😂😂😂 videogaba maad daawan. Waayo hadii aad daawan leheed waxaad ogaan leheed inuu muslimay oo geeriyoday sagoo muslim ah
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
@@AJFADNA waan dawaday ilaa dhamasd dan kale inuu muslim yahay ilaahay baa naga og rag ama haween badan baa aygoon diinda ujeedo ama qasab looga dhigo oo ah hadad irabdid ii muslim ku islaama ayagoon dacad ka ahyn waan wada saawaday kuli walaal
@FF-by6ci
@FF-by6ci Ай бұрын
Ilahey aa abuuray sida adiga laguu abuuray, ama muslim ha ahaado ama yuu ahaan xaga Ilahey waa iskumid, qofkuu rabuu janada galinaya. Ma adaa Ilaah ah.
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Ай бұрын
@@FF-by6ci waxaas dal dalaysid ma fahmin marxuun lama oraan karo qof aan muslim nimo diisu sax ahyn ani jano iyo cadaab kama hadlin
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Ай бұрын
Ninkasi jini ashahatay ayu ninkas ilahay hawnaxariiste jinku xata waxas maseyo hada jinigu oo yaban Aya halkan fadhiya😮
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Keep going soo badi
@nejmaomer9273
@nejmaomer9273 Ай бұрын
😍
@Zehaa007
@Zehaa007 Ай бұрын
Miskiina😮😮wtf
@habonsaed4047
@habonsaed4047 Ай бұрын
alla maanta videogo cusuban kusoo hagaagay😂
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h Ай бұрын
O may tirahdo ana dilay habarta ninka dhashayna intey mel ku balamiso futada dhuxul karkareyso oga shubto
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Mooryaan waaxid😂😂😂😂😂 waxaad dishaan unbaad taqaanaan.
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 Ай бұрын
TIME LINE ISKA SAX HA ODHAN MARXUUN ISAGU MA MUSLIMBAA
@AJFADNA
@AJFADNA Ай бұрын
haa waa muslim ninku
@nasroali8220
@nasroali8220 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Кто убил СССР: называем поименно
54:09
НО.Медиа из России
Рет қаралды 43 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 16 МЛН
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Xogmaal Media
Рет қаралды 107 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 102 М.
khalid naag kale ayuu guursaday!
9:41
AJ & Fadna
Рет қаралды 51 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН