Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad ad wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Kaligeed-Amiirad7 ай бұрын
Guuul kacaaanka 🇮🇷 iran ❤❤🎉
@mukhtaarciise25857 ай бұрын
Ma kuwa asxaabta lacnada
@Rgarwaax7 ай бұрын
Waa wax la yaab leh iran 🇮🇷 waa quwad caalami ah
@SimbaLoves-yn3kh7 ай бұрын
Soo dhawow zxp ital media🎉🎉🎉🎉
@naciimacareef71997 ай бұрын
Mahadsanid itaal media ❤
@SuhaybCabdi-ku3re7 ай бұрын
Sxp plz so badi siyaasada wan jeclahay video plz so badi
@ShiineAwiye7 ай бұрын
Waan kugu taagersanahay
@liibaanxuusen55727 ай бұрын
❤our channel
@mukhtaarciise25857 ай бұрын
Waxaad kasoo hadashaa 3 da ciidan ee Shiinaha ee kala ah : People's Liberation Army , People's Armed Police iyo Chinese Militia
@Somaliairdrop17 ай бұрын
War bixin qurxoon ❤
@CaamirCali-b9v7 ай бұрын
Comment ga 1aad😂😂😂
@cabdininwanaagsan38277 ай бұрын
Barnaamijka ka soo Samee REPUBLIC OF SOMALILAND HORN OF AFRICA PEACE FULL AND MILITERY POWER ❤ 18 MAY
@abdulrahmanmohammed327 ай бұрын
Xoolahayaw nag aamus wax dhinta the
@amirabukar29137 ай бұрын
😂😂
@mohazat50097 ай бұрын
😂😂
@Cabdilaahicumar-y3b4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdulrahmanmohammed327 ай бұрын
Ilaada ka canka iyo Argagaxisada wa isku mid iiran wa Argagaxisada ugu went ee aduunka waxan qaba in la weraro wayo malaha mabaadi lagu kalsoonan Karo wayo Muslim Io galba dhib ayay ku tahay
@cabdiraxmaanbiiwaaye88557 ай бұрын
Hhh orodo yahuda futada udhaq xamas ya kalmeeya wamadada muslimka oad shegayso somaha kuwa israel dhalfaha ujaqaya
@abdulrahmanmohammed327 ай бұрын
@@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 aniga waxan diidanahay dhiiga bila micnaha loo dadinayo oo jihaadna aheyn rasuulkena csw so inama dhihin bad badiya umada sida haweynka caruurta io kuwa waxa gala aniga maba aaminsani wax jihaad la dhaho oo waqtigan jira qof waliba dantiisa ayuu u digaalama io fikrada qaldan umada halaga dayo jihaadka saxda wa kan umada lagu bad badiyo ee ma ahan umad dhaxdeda in lagu dagaalamo isreal iyo xamas waxpa isma dhaman