Somali goormay aar gudasho & is dilka ka baxayaan, muuqaalkan waxa Laga yaaba inuu wacyi gelin uga jeedo lkn waxay muujinaysaa mentality-ga somalida iyo sida weli jiilka cusub ay wixii hore uga fekarayaan, adduunku dib uma eego taariikhaha xun oo soo mara, Somali lee lahayaa cid tagtada isku mashquuliya oo timaadada moogan.