Short Film: Kiis Aan Horey Maxkamad Loo Keenin. Jiil Media.

  Рет қаралды 107,928

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 174
@zapriinapdirizakali7459
@zapriinapdirizakali7459 Жыл бұрын
Tani wa fahamka qaabka maxkamdu ushaqyso thanks 🎉❤😂100k🎉
@g-mineofficial6446
@g-mineofficial6446 Жыл бұрын
Qaladaadka qeybta dambe ayaaba iga gadan😅😅😅😅😅😅
@zuhaanasomali841
@zuhaanasomali841 Жыл бұрын
M.a inladaawado Wuu Uqalmaan Wlhi Coming soon 100k Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 ❤😊
@Drs__mehra
@Drs__mehra Жыл бұрын
Jiil media 100k coming soon I.a 🎉
@Naieturre
@Naieturre Жыл бұрын
Si loo ogaado inuu orgigu waxaraha dhalay DNA test hala qaado😂
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 Жыл бұрын
In ladaawado wuu uqalmaa wlhi ❤🎉
@mohailkacase1
@mohailkacase1 Жыл бұрын
Jiil media waan idinku fanaaa❤
@ECmam3nown
@ECmam3nown Жыл бұрын
Walaahi Jiil meadia waa meesha kaliya aan jeclahy in aan daawado keep going guys
@abdirahmanalimohamed2832
@abdirahmanalimohamed2832 Жыл бұрын
Cashar dhameystiran,oo si xirfadeysan loo soo gudbiyay, Horay u socda.
@SucdiAbdullahi-oy9es
@SucdiAbdullahi-oy9es 5 ай бұрын
Waa qosol wax_barasho😂😮😊
@gololshe
@gololshe Жыл бұрын
M.a Faaido bdn ayaa igu jirte dawasha flimka yar thanks hore usocda🙏🙏
@sabiriinmaxamed-zk4mi
@sabiriinmaxamed-zk4mi Жыл бұрын
Team gaab hadaanahay xaqaa rabna😂😂
@xaliimoxalimoyarey1109
@xaliimoxalimoyarey1109 Жыл бұрын
Xaloo dhan sugayy finally 😭❤😂
@cumarqalombi
@cumarqalombi Жыл бұрын
Waaw masha allah ❤ walhi jiilkani hindidii qaaqaawaneed waynaga horwareejiyeen keep going jiil media 😮
@HamdaAbdirashidali
@HamdaAbdirashidali 11 ай бұрын
Wallhi warun
@sadamancam1635
@sadamancam1635 Жыл бұрын
Jiil media wan idin wata
@anisomohudiinanisomohudiin431
@anisomohudiinanisomohudiin431 11 ай бұрын
Mahaaa ku yawa fadhiyaaa wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁
@ayuubali3982
@ayuubali3982 Жыл бұрын
Kashan maxa waye😂😂😂😂😂😂😂😂😂jiilmedi 😅😅😅😅😅
@faadumomuumin9085
@faadumomuumin9085 Жыл бұрын
Mansha allah dhalinyaro maskax badan waan idiin duceeyaa hor u socda
@hamdiahmed7405
@hamdiahmed7405 Жыл бұрын
Kuwaan wanba iska jeclahy ilaahy amarkis
@HaythamMaxamed
@HaythamMaxamed Жыл бұрын
Nagawaala
@NaaNa356
@NaaNa356 5 ай бұрын
Garsoore😂😂😂 Mudane garsoore😂😂😂
@AbdiFatahHarago
@AbdiFatahHarago Жыл бұрын
Xiisaha kaliya ee idiin qabo you tube ayaan idin kaga daba imaaday
@aliabdi2436
@aliabdi2436 Жыл бұрын
Wow dhalanyaradan is not easy keep going 😂❤
@xasnoxasno8314
@xasnoxasno8314 Жыл бұрын
Surhhruebebtnrkk7tb3 nsekriy492hri
@Suweys-x4f
@Suweys-x4f Жыл бұрын
Nosoobadiya filmaanta noocaano kale❤😊
@hidaayodaahirmaxamuud4177
@hidaayodaahirmaxamuud4177 Жыл бұрын
Hhhh haa wllhi sax hore loo ma ,arag kiisgaN😂😂😂
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Жыл бұрын
Jiil mdyo aniga kuligiin wan idinka da, weynhy hadana maskaxdeyda xadkediiii wad dhaafsiseen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 Жыл бұрын
Qosol waa fahamne qaabka ay u shaqeeyso maxkamadda iyo erayada la adeegsado, Abuukaate daadsane adoo daadsan gabadha gaabinteeda ka hadlee😂
@LiibaanXaajidiiriye
@LiibaanXaajidiiriye Жыл бұрын
Jiil meda is not easy 😂😂😂😂❤❤❤❤
@ayuuuuuuush
@ayuuuuuuush Жыл бұрын
Funny baa thiin keep going ilaa 1milliom❤
@naturerelaxationpronrp9725
@naturerelaxationpronrp9725 Жыл бұрын
Walahi qosol iguma harin ar sided iga rabtaa jiil,M foodada aad igu wadaan iga daaya yaqay
@Faaladafilimada
@Faaladafilimada Жыл бұрын
Woow dad aan ku faano 🎉🎉🎉🎉
@KIM_ZANIYA1
@KIM_ZANIYA1 Жыл бұрын
My fav KZbinrs aya ka mid tahay sister🎉
@Faaladafilimada
@Faaladafilimada Жыл бұрын
@@KIM_ZANIYA1 thanks
@KIM_ZANIYA1
@KIM_ZANIYA1 Жыл бұрын
@@Faaladafilimada ada Naga muteystay abaayo
@zayidomarabdihassan611
@zayidomarabdihassan611 Жыл бұрын
Jah youtobarad aan taageero 😂❤
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
War filmkan hala fahmoh yaan layska daawanine😂
@muna607
@muna607 Жыл бұрын
Ma nooli 😂😂😂😂😂😂 istaqrifuallh
@kaabaali565
@kaabaali565 8 ай бұрын
😂 lugta iga xidha kuye wlhi waa qasol midhan
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 Жыл бұрын
jiilasheyda waa nii salaamay
@hidaayomuxudiin1864
@hidaayomuxudiin1864 Жыл бұрын
Abuukate duudaye iyo abuukate daadsane 😂😂😂
@iiza-gl4zu
@iiza-gl4zu 10 ай бұрын
😂😂😂kal aa la wataa😂😅😅😅
@hafsaahmed9901
@hafsaahmed9901 Жыл бұрын
Mahadsanidiin maxkamad waxba gama garanen 😂
@muna607
@muna607 Жыл бұрын
Wlhi waa waxa jira waxani ey ka had layaan dhaliyardan
@nadifocali3781
@nadifocali3781 11 ай бұрын
Team jiil media maxaa idinkugu tilmaamnaa
@BEAUTy_10889
@BEAUTy_10889 Жыл бұрын
Wow👏👏 hormar wacan (JIIL MEDIA)
@shamsosalaad6052
@shamsosalaad6052 Жыл бұрын
wallee waa nawaasheen😂😂😂😂😂
@iiza-gl4zu
@iiza-gl4zu 10 ай бұрын
❤❤wowowo m.a❤ jiil media ❤ you make me happy ❤ keep going
@SamiiraShaalac
@SamiiraShaalac Жыл бұрын
Ana doraa leyga kufsaday😂max kamada usocdaa cadalad ay rabtaa doradeyda😂😂
@xinoabdisalaan
@xinoabdisalaan Жыл бұрын
🙄🤣
@SamiiraShaalac
@SamiiraShaalac Жыл бұрын
@@xinoabdisalaan diiqaaga max kamada laga rabaa😂😂
@hodanmooge7788
@hodanmooge7788 7 ай бұрын
Wllhy masha Allah jiilayal cajiib ah good job
@iiza-gl4zu
@iiza-gl4zu 10 ай бұрын
Mudne karsoolo oo kal wato😂😂
@caashomohamed8109
@caashomohamed8109 6 ай бұрын
1000🎉674yte
@baarka
@baarka Жыл бұрын
Ay teamkayga waa idintaageeraa❤❤❤🫶🫶🫶🫶🫀🫀💕💕😊
@mahaddayax724
@mahaddayax724 Жыл бұрын
Waxan idinka codsana inaad waqtigiina iyo waqtigenaba aad ku bixisan wax faa ido noogu jirto malayacniga naga dhaafa marka
@Darkasuugaanta166
@Darkasuugaanta166 Жыл бұрын
Dhalinyaradan 1m uqalmaaan keep going
@dima1997y
@dima1997y 4 ай бұрын
repoterka another level weye😂❤
@cabduqadirmaxamuud
@cabduqadirmaxamuud 11 ай бұрын
O
@AmiinaAbdisamed
@AmiinaAbdisamed 7 ай бұрын
Noo soo badi🎉
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 6 ай бұрын
Good job
@caishaabuukar
@caishaabuukar Жыл бұрын
Waw m.a talent ledihiin soo badiya waan ubaahanhy
@fosiyayasin-r9h
@fosiyayasin-r9h Жыл бұрын
muqaalkii ugu dheraa🤣🤣🤣🤣🤣
@Nawaal-p3n
@Nawaal-p3n Жыл бұрын
WA LAAHI waa iga qosliyeen 😅😅😅😅
@AmalFarah-gw7ic
@AmalFarah-gw7ic Жыл бұрын
Kkk keep going maxkamada sharafta leh
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 Жыл бұрын
Film kani maaha entertainment ee waa film xog buuxda kaasiinaya qaab dhismeedka ama habka ay maxkamaduhu u shaqeeyan. Good job dhalinyaro
@iiza-gl4zu
@iiza-gl4zu 10 ай бұрын
😂😂😂korsoore dhuuni😂ah xalku in Al cuno waxaraha meey😂noqtey😂😂😂
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 4 ай бұрын
Horay usocda ❤❤
@NadaAbdulahi-dv1dh
@NadaAbdulahi-dv1dh Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 dad walaana waa tageeraa timkana
@HamdaAbdirashidali
@HamdaAbdirashidali 11 ай бұрын
Acudiga
@FadumoQasim
@FadumoQasim Жыл бұрын
Inta aan fiirsaday haddana ku ceshtay please noo soo badiya
@caaishacabdulahi
@caaishacabdulahi Жыл бұрын
اسغفرالله😅😅😅😂😂
@najmaabdia7833
@najmaabdia7833 Жыл бұрын
Ma nooli😂😂😂😂
@khaalidxaashi-dw4bg
@khaalidxaashi-dw4bg 7 ай бұрын
Anaa og😂😂
@SundusSundus-zj1xb
@SundusSundus-zj1xb 2 ай бұрын
Mahagaagalay
@XaawocabdimaxamedCabdi
@XaawocabdimaxamedCabdi Жыл бұрын
Nasir roble Writer Camera man Editor Actor
@zamzamaxmad4432
@zamzamaxmad4432 Жыл бұрын
Masha alaah
@fowziyaosman8490
@fowziyaosman8490 Жыл бұрын
Masha alah cadde nurka waa idin wataa keep going
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Fadlan Riyahiina Haysta 😂 Orginada Haka Waalina
@noface6981
@noface6981 Жыл бұрын
😢😂😂😂😂😂100k hampalyo❤🎉
@MaxamadAbukar-o8q
@MaxamadAbukar-o8q 8 ай бұрын
Doradaa Iga....Cosho..dagal..bilawgis..wye😂😂
@cabdishakuurdhunkaal-fi4je
@cabdishakuurdhunkaal-fi4je Жыл бұрын
Hambalyo 100k team ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Waa kids waalan miyaa? Sheekada u jeedo kale ku jirta
@RayaanXuseen-w5v
@RayaanXuseen-w5v 17 сағат бұрын
Ana dacwa ahay orgaca dariskayga ridayda ha layga qabto😢😂
@salmadaudhabane6734
@salmadaudhabane6734 Жыл бұрын
Walee waan idin wataa
@maxamedamiin1505
@maxamedamiin1505 9 ай бұрын
Alla hoyo ma nooli Jiil media
@mrgagsfree2726
@mrgagsfree2726 Жыл бұрын
Congratulations 🎉🎉for 100k subscribers
@DoshAli-zb2yt
@DoshAli-zb2yt Жыл бұрын
Jiil media wa ni wata wllhi😂😂
@hanefa283
@hanefa283 7 ай бұрын
Dadka xamar joogo kaalay kadhaadhici hee maxkamad iyo garsoor iyo qaadi iyo wax kamid ah😢😢😢😢
@MaxamedMukhtaarMaxamed
@MaxamedMukhtaarMaxamed Жыл бұрын
hhhhhhh wallahi fany tihiin hhh
@SafaBoss-ps2fb
@SafaBoss-ps2fb 2 ай бұрын
Hahhhhhhhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂
@samiiracabdi2454
@samiiracabdi2454 11 ай бұрын
qosolbadnaaqaraabobeel😂😂😂😂😂😂
@miskicali4862
@miskicali4862 Жыл бұрын
Mudane garsoore 😂 iga dheh
@JabaankurusJabaankurush
@JabaankurusJabaankurush 6 ай бұрын
Naagta orgay ga leh waa anigaa leh
@hanifaarax-nr7kt
@hanifaarax-nr7kt 7 күн бұрын
Jiil media wan jeclahy wlhi 😂😂
@iimaancabdullahi
@iimaancabdullahi Жыл бұрын
No so badiya please 🙏 😢
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 Жыл бұрын
waabarnaamij fiican
@KIM_ZANIYA1
@KIM_ZANIYA1 Жыл бұрын
100k comming soon🎉❤
@fatimaabdi2702
@fatimaabdi2702 Жыл бұрын
Jiila media waa nii wataah ❤😂
@AishaGeesey
@AishaGeesey 6 ай бұрын
Ala kasha😅idishay
@fadxidhoolayare7796
@fadxidhoolayare7796 Жыл бұрын
Coming soon 100k 😂😂😂❤❤❤❤
@Nuuramoha-z9u
@Nuuramoha-z9u 7 ай бұрын
Ala kasha idishay
@Hani-v9j
@Hani-v9j Ай бұрын
Soomali kama xiishoon 😁🤣
@sundusali8376
@sundusali8376 Жыл бұрын
CASE MALIN DHAWEY MAXAKAMADA IGU YIMU WUXUU AHAA GABAR NIN KA QATAY LACAG DEYN AH OO AHYD 3 DOLAR WAN KU WARERAY SAN SAMEY WEYLL LEDAHAY ANIGA NINKA HALAISO XIRO
@hidaayomaxamad465
@hidaayomaxamad465 Жыл бұрын
Hambalyo 100k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 Жыл бұрын
Plz ino so bada filimadan shotka ah 😂😂😂😂😂😂
@MaxamedMuxumed-io5dq
@MaxamedMuxumed-io5dq Жыл бұрын
Cuntadadu dhadhan maleh xayasisikii bad soo copysey 😂❤
@QARDHAAS
@QARDHAAS Жыл бұрын
Waxaa ilowdeen arinta lawyer ka Marka uu eedeysane dambi cad galay uu difaacayo / indhacadeys micnaha. 😅
@wllaamawllaama3287
@wllaamawllaama3287 Жыл бұрын
Kkkk alla ku wanaaa😂😂
@بهجه-د1ي
@بهجه-د1ي 7 ай бұрын
M.a😂😂😂😂
@Iqlsomar
@Iqlsomar Жыл бұрын
Waxa dhan waraysi ka dhigteen..😂maxkamad mad no sharxesan 😂away film kii asugaynay .bilawgii wu shidnaa.lkn wayar kabac di.waku dhesheyn.waxay ahataba keep going dhamantiina ❤
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 55 МЛН
🇸🇴🤣shactiro +qayaano |👹💀💯emotional 💀
3:35
Bulsho editor🇸🇴
Рет қаралды 3 М.
Qosol || Hadu Carab kena Qalbigena Ahan Laha || Abdihaliim Ali
8:02
Abdihaliim Ali
Рет қаралды 1 МЛН