SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 10

  Рет қаралды 390,812

FAM TV

FAM TV

Күн бұрын

Muuqaal cusub iyo bahda FAM TV.

Пікірлер: 243
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Жыл бұрын
Inta jecel maalin wallbo in laso galiyo laba xaasle like saara maahir apdi waan kuku raacsanahay pro
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back again guys keep going guys
@sharmaboi8988
@sharmaboi8988 Жыл бұрын
Shapka 💔💔💔💔
@ridwoxasan9712
@ridwoxasan9712 Жыл бұрын
Haa wall
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Filinka yaa la socda 😂❤
@saharamohamedsaharamohamed
@saharamohamedsaharamohamed Жыл бұрын
Ani lee waye
@sabrinaalmooni9742
@sabrinaalmooni9742 Жыл бұрын
🤣🤣hal galab 8 qeyb ku dhameye shale le bilawe cawane wa inla socda😝shata❣️👋
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@sabrinaalmooni9742 WALALO SUBSCRIBE IISAAR PLEASE 👍
@degmocumer1673
@degmocumer1673 Жыл бұрын
Ani lee
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
ANI KAN FLIM WUU DHAAFAY
@Mr_koronto
@Mr_koronto Жыл бұрын
MaaLin Baad HeLi Doontaa QoF udhiGma Dhamaan Wixii Aad WaYday noLosHaadoo dhan MaaLin QuruX Badan SaxipayL🙏
@jajatube3234
@jajatube3234 Жыл бұрын
I’m Oromo KZbinr from Ethiopia 🇪🇹 dire dawa I love my Somali brothers and sisters
@ahmadsayid7249
@ahmadsayid7249 Жыл бұрын
Long live brother
@bahjabilan2350
@bahjabilan2350 Жыл бұрын
Dire dawa my city well came our brothers oromo❤️❤️❤️
@nesara4047
@nesara4047 Жыл бұрын
Somali people are such passionate beautiful people MashAllah and Ethiopian some of the best people I have known.
@nesara4047
@nesara4047 Жыл бұрын
The traditional Islamic way of life is so beautiful MashAllah, following the Dunya mainstream liberal ways of the west is not good my friends. Alhamdulillah
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
We love u to prUH❤
@cilmixikmaawiofficial5272
@cilmixikmaawiofficial5272 Жыл бұрын
Shutter 😂habenka An Ku dawanin Habeen ima ahan 😂hhh legend
@saeedbashiir6707
@saeedbashiir6707 Жыл бұрын
Shaata caadi ma ahn wllhi Qofkasto wuu ka jafaa😂😂😂 Yaxbul cml aan iska dhigaa kulahaa😂😂😂
@abdifatahahmed6822
@abdifatahahmed6822 Жыл бұрын
Yaxbul baan noqon kulaha shataaaa legend😂😂
@maahirapdi_____1759
@maahirapdi_____1759 Жыл бұрын
Maalin dhaafka kadaya wllyal malin walba part soogaliya wa iga codsi hada awodan
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Жыл бұрын
Kugu raacay codsigaga pro maahir
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@suldaanxasanwadani4672 WALAL SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@yasminmowlid831
@yasminmowlid831 Жыл бұрын
Dalgalki HG iyo AB saan ku bilowday funny tahay😆😄🤣😂
@kamilohassanmohamuud4011
@kamilohassanmohamuud4011 Жыл бұрын
dagaalkii hg io AB saano kubilowday waa qoslay walaahi 😂😂😂
@AbdiShakir
@AbdiShakir Жыл бұрын
Wlhi this filim deserves the filim of the year. And shutter should be given the award for actor
@qararawiofficial6232
@qararawiofficial6232 Жыл бұрын
Hadaynu isku caqli nahay gurigan maan wada jognen kulaha 😃👍 shutter is not 🚫 easy
@siidcumarmuqtaar3862
@siidcumarmuqtaar3862 Жыл бұрын
Waryaa seetihiin 😂😂 war lasoo dhaqsada qeebaha kale qisada wey macaansanoyaa qareer inteysan igu noqon ✌
@luulamohamed4836
@luulamohamed4836 Жыл бұрын
Walhy caadi mah Dad sidiinoo kale ah social media lagama helayo wllhy
@maidoshine1312
@maidoshine1312 Жыл бұрын
woow film iga dheh
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Best jiliin filimkaan gadaal gadaal u daawanooyaa 12 kala qabsaday 11 hada xalqada 10 marooyaa 😂😂😂
@maidoshine1312
@maidoshine1312 Жыл бұрын
ma,adaawa caadiya😁😁🤣🤣🤣
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@maryanshoodhe611
@maryanshoodhe611 Жыл бұрын
Amiin yaa Allah Iinshllha dhamanteen
@abdirahmanshube1
@abdirahmanshube1 Жыл бұрын
Wlhi billahi tollahi funny 🤣 baa tihiin
@Adnoharuun99
@Adnoharuun99 Жыл бұрын
Illhy ban ka galy nin sas dhan bakhyl u ah😂subxan allh😊
@rayanabdirashid884
@rayanabdirashid884 Жыл бұрын
Ruwayadan Xigmad baa ku jirtah wllhi👍👍
@dahirali78
@dahirali78 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh walashada jogte sekudhale kulaha Arkana😁🤣🤣🤣🤣🤣
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Waxaan diidanahay inaa guryaha gubo kulahaa 😂😂😂😂markii cunto so kari layiri 😂
@sundus.mohamed382
@sundus.mohamed382 Жыл бұрын
Waa kaxiraa kulaha war shutur funyy gabarta hanaga xiirin zakin dheh😂😂
@faisalhersi5681
@faisalhersi5681 Жыл бұрын
Hhhhh the moment ay tiri cunto no so kari hhhh odaga wa si jestay wuxu ogyhy inu xabad kale haysto nin laba xidigle ah miya la dhaha cunto so kari
@hassanahmedeid9539
@hassanahmedeid9539 Жыл бұрын
17:01😂😂😂😂 dagalki 🆎 & HG sidaanoo ku bilawday 😅😅😅😅
@ansaarhassan5339
@ansaarhassan5339 Жыл бұрын
Manooli
@qalpixabxab4687
@qalpixabxab4687 Жыл бұрын
Haben wacan wana kujecelYahaY taas lasoco legend shaaTa😂
@cabdixaafid8214
@cabdixaafid8214 Жыл бұрын
fam tv 💯 best actors ✅
@abdineymarsanto5369
@abdineymarsanto5369 Жыл бұрын
12 sano jirta haleygu daro😂😂🤣
@calinuurcabdirashiid1978
@calinuurcabdirashiid1978 Жыл бұрын
Safar wcn kulahaa 😂😂😂
@kariwan2482
@kariwan2482 Жыл бұрын
Filin xasaasi meshan kaaocda wlhi😄😁😁
@abokormohamed6096
@abokormohamed6096 Жыл бұрын
Keep going legend 😂😂
@sakicumar23
@sakicumar23 Жыл бұрын
Kulaha majeerteen wye wx wlpa wy ka suuroobaan😅
@waanomedia1
@waanomedia1 Жыл бұрын
Habeen dhaaka naga daaya please habeen walba part soo galiya
@maidoshine1312
@maidoshine1312 Жыл бұрын
woow film iga dheh😚
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 Жыл бұрын
Shutter kulaha dagalki abgaal iyo habar gidir sidon ku bilawday😁
@ayanabduahi3011
@ayanabduahi3011 Жыл бұрын
Wilkaa wanagawashen gabdow😀😀😀
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 Жыл бұрын
Xalimo lugo bastoyin waa nala feeray leeyihiin rags kibir ula imaan🤣🤣
@samsamdhuhul8591
@samsamdhuhul8591 Жыл бұрын
Asc so daaye hee sidaan idiin sugayay waan dalee
@badriaawad8699
@badriaawad8699 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk the one and only Shutter diyaaar🤣💯👑💞✌️
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Shiine culey eleven u sheeg 😂😂😂
@zadkey21
@zadkey21 Жыл бұрын
shata baahi ku dileen labadaan😂
@yashkeyow
@yashkeyow Жыл бұрын
Fam tv 📺 best KZbin
@qalbitaajir5577
@qalbitaajir5577 Жыл бұрын
Kan uu rafaadhe dexdhuu kabahe labo xaslle😁😁😁
@aazioapdirihman8805
@aazioapdirihman8805 Жыл бұрын
Waxaas wayka suurtowdaa waa majeerteene😂😂😂
@ubaxabdullahi2277
@ubaxabdullahi2277 Жыл бұрын
😂😂
@ayaanmoh2966
@ayaanmoh2966 Жыл бұрын
Aar maalin walba ha soo galinina ee wiigii hal mar soo galiya wasakhyay ha maqlina hadalka labada naanaab inta igu raacsan like ii saara
@restorerestore8168
@restorerestore8168 Жыл бұрын
My friend family
@abdinasirhusseinaden7993
@abdinasirhusseinaden7993 Жыл бұрын
Walaalka maanjo kila waaye waxuu iso xasuusiye Rio iyo jobo kulaha legend 😁😁
@caaisho0012
@caaisho0012 Жыл бұрын
Walaahi cadi ma aha shataa jilinkisa waa kahelay
@bisharkhaliif6385
@bisharkhaliif6385 Жыл бұрын
Shataa & umu ahzaab wllhi waan idin tageraa
@apdihkimmoha2924
@apdihkimmoha2924 Жыл бұрын
Wlashaaa shaqadhan ku ncy kulahaa😂😂😂
@umuakram2229
@umuakram2229 Жыл бұрын
Filimka gadaal gadaal ban u dawanayaa 28kaso bilabay
@shukriita4206
@shukriita4206 Жыл бұрын
Wlh cwa waa raftay waa wada qosol miran😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@edabsansedahooyaded3530
@edabsansedahooyaded3530 Жыл бұрын
Wah maxaa uhaystan noh 😩🥵
@War_Qabad
@War_Qabad Жыл бұрын
Maxay Tahay Rufiyaan nimada Lala ordaayo 😂
@mdeaq
@mdeaq Жыл бұрын
Lawa haslee lagend
@aliyoquruh4151
@aliyoquruh4151 Жыл бұрын
Mxa noga hesatin waxa 😭😭😂❤️
@fartuunxusenliig2693
@fartuunxusenliig2693 Жыл бұрын
asc
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Gym ayay bilaabeen kulahaa 😂😂😂😂
@maidaabdalla1252
@maidaabdalla1252 Жыл бұрын
i am dead😂😂😂😂😂
@Imaan74
@Imaan74 Жыл бұрын
Dagaalkii abgal io habargidir saaan uu ku bilowday 😂😂😂
@mbenzema5939
@mbenzema5939 Жыл бұрын
Naagtaadii io ninkaagi an isku arkay shataaa ninkaan seedinmada woo soo dhaafay 🤣🤣
@nazmaahmed8938
@nazmaahmed8938 Жыл бұрын
Kulahaa armay igubtaa waa majeerteene 😂
@restorerestore8168
@restorerestore8168 Жыл бұрын
Ma fahmin
@maymuunabdullahi4084
@maymuunabdullahi4084 Жыл бұрын
Washamsi miyaa diyaar utihiin horta wxa waba sogaliseene maaad nodeysan mxa uxiraneysiin team washamsi be ready hdaa saan wax kbadiliweydan ciilaa ngu dishen 😬🤕
@aazioapdirihman8805
@aazioapdirihman8805 Жыл бұрын
Naa doqonyhy washamsibaa dhagta ka maqashe orod daneeso
@maymuunabdullahi4084
@maymuunabdullahi4084 Жыл бұрын
@@aazioapdirihman8805 naa mxaa kuhaya adi oo kugubaya meelan lagaga yeerin waa taagnan jirtee urtayahy
@axmed.xassan.246
@axmed.xassan.246 Жыл бұрын
11:46 ha"iga daba harto😃😂😂
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 Жыл бұрын
Alla shaata qosol😂😂😂😂😁😁😁😁😁
@muunasacad1294
@muunasacad1294 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk is
@yassinmousse8471
@yassinmousse8471 Жыл бұрын
Walaashaa joogtaa sidee u dhali kulahaa 😂😂😂 shutter
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Жыл бұрын
Hadan rufiyanimo wadno, waan la sooronaa waan la xaragoona. Kkkkk kicked me
@iizabeelaiscooking3148
@iizabeelaiscooking3148 Жыл бұрын
Kkkkkkk yaxbul kulahaa kkkk shtaaaaa keeping libaax
@spmodel2776
@spmodel2776 Жыл бұрын
GafuurKa taaG😂
@amishahmed7132
@amishahmed7132 Жыл бұрын
Hehehehe wale liban Burale somaahan wadnaha ayu gawada goyey
@maxamedcabdimayow5235
@maxamedcabdimayow5235 Жыл бұрын
Shutter xabatsowdada intee u roontahy la dhahay
@أممنال-ن4ط
@أممنال-ن4ط Жыл бұрын
Rufyanimo nocan aha hhhhhh ala Khan dhib badana blz soogaleya Malin. Walbo
@nasra5899
@nasra5899 Жыл бұрын
Celi gacantaada lagu gooye kulahaa AR tanaaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
Getting addicted
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 Жыл бұрын
Nabad wadan paa laga wyy hhh
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Жыл бұрын
Point ii qabo alla tan war jecelaH 😞😂😂😂
@abdiaziz5213
@abdiaziz5213 Жыл бұрын
Shater xook ayaa lagugu hystaa aqli yelo🤣
@NalkaQuen
@NalkaQuen 6 ай бұрын
Hhhhhhhh 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣
@marwomuxumedcabdi763
@marwomuxumedcabdi763 Жыл бұрын
See tihiin😂😂
@abdibasidcabdiqani2946
@abdibasidcabdiqani2946 Жыл бұрын
Guud
@ibrahimmaxmed3383
@ibrahimmaxmed3383 Жыл бұрын
Shataa war aniga wad iwalwysaa sxb
@abdirahimabdi7547
@abdirahimabdi7547 Жыл бұрын
Dibmalx safe journey 😂😂
@faisal.british
@faisal.british Жыл бұрын
Yahbul kulaha 😂😂😂✌️✌️
@hamseomer4277
@hamseomer4277 Жыл бұрын
soo dhaqso
@barwaqoabdi1710
@barwaqoabdi1710 Жыл бұрын
Gorme gabsate time table key qabsatay kulaha 😂😂😂
@Nursalah2
@Nursalah2 Жыл бұрын
😂😂😂😂 afkaa ma amusaayo kulahaa
@naciimoclaahi8582
@naciimoclaahi8582 Жыл бұрын
Minyarada walasheed joogta se kudhaleey 😂😂🤣🤣🤣
@muktarafarah9067
@muktarafarah9067 Жыл бұрын
Shutter laba xaasle legend, bilcanta labad walashed wow! manshallah, waxaba kadaran codkeda marka ay hadleso.
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
2:00 😂😂😂😂😂rufiyaanimo loo labisanayo loo suuronayo wlaahi kuwan wey naga waaaleen😂😂😂😂
@zakariyeofficial3256
@zakariyeofficial3256 Жыл бұрын
Gabarta yare ok
@omarofficial24
@omarofficial24 Жыл бұрын
2023 uma socdi 2022 joogaa kulaa shata Dagalka hg iyo ab didan ku bilowdat😉😅😅😅😅😃😃
@abdallahassan7845
@abdallahassan7845 Жыл бұрын
Bruh really said yaxbul noqonaa 😅😅😅😅 😂😂😂
@deqaali741
@deqaali741 Жыл бұрын
Shataa islaan kale raadso islaamahan kadhax bax waku wareeriyeen🤣🤣🤣
@deeqowjaay
@deeqowjaay 8 ай бұрын
Фйу гшзу мыщцщ жбтм эждл хуке ❤️‍🩹❤️‍🩹
@xajiraalpijiijaabumunye142
@xajiraalpijiijaabumunye142 Жыл бұрын
11 part 11
@hakiimhikam1468
@hakiimhikam1468 Жыл бұрын
Qof kaliye iga qosliye 😂
@Maxamadmuxudiin-v6t
@Maxamadmuxudiin-v6t 8 ай бұрын
War odag hagxanajin😂😂😂
@deeqaomar8403
@deeqaomar8403 Жыл бұрын
I can't wait nola so dhaqsada
@naimasaid3793
@naimasaid3793 Жыл бұрын
Dagalki abgaal iyo habargidir saanu ku bilowday kulahaa🤣🤣
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 12
28:04
FAM TV
Рет қаралды 770 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Ruwayad cusub WAALI jeceyl part '1'
20:01
Somal media
Рет қаралды 579 М.
Funny videos Abwanka mandera
7:31
Kikey Noor
Рет қаралды 6 М.
SHORT FILM | SHUTTER OO SAFAR GALAY
12:29
FAM TV
Рет қаралды 21 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 19
22:43
FAM TV
Рет қаралды 308 М.
FULL SOMALI MOVIE | IFUR WARYAA Season 2
1:05:59
FAM TV
Рет қаралды 35 М.
Cuqubo Jaceyl Part 7 Film Cusub 2019
18:48
So News
Рет қаралды 346 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 11
25:40
FAM TV
Рет қаралды 618 М.